Тёмный

XASUUSTII AUN CISMAAN GACANLOW QARAAMI " HELEELOY HELEELOOY HELEELOY....ORIGINAL MUSIC KABAN VIOLINE 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 146 тыс.
Просмотров 107 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@abdullahimabdisalan2578
@abdullahimabdisalan2578 Год назад
Miro, xigmad, laxan, luuuq, jiibta, iyo muusik innaba caadi maahan, Intii dhimatay Allaha u naxariisto, xigmad iyo fan kama dambeeynin runtii!
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 месяцев назад
Aamiin aamiin yaa rab
@hanadmohamed78
@hanadmohamed78 2 месяца назад
Jaceyl weyn ayaan jeclahay wadankayga 🇸🇴 dadka soomaaliyeed isoo raaca yaa ila socda in wadanka aan ilaashano
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 месяца назад
Rabbi ha u naxariiso Cisman gacanloow waxaan deris ku aheyn Xamar oo weliba masjid iskula dukan jirnay oo xitaa masjidka waa caawin jiryey..Denbigiisa Rabbi ha daayo...aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 месяца назад
Aamiin aamiin yaa rab
@Daljir143
@Daljir143 3 года назад
Midho iyo Muyuusik ba waa kuwiii hore😭💚
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aad iyo Aad sxb
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Месяц назад
Allaha u naxariisto cismaan gacanlow .
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Год назад
Cajiib aloow unaxriiso gacablow aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 месяцев назад
Aamiin aamiin yaa rab
@iibgeeye2487
@iibgeeye2487 3 года назад
Ilahay ha u naxaristo adero cisman adan xuseen
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
aamiin aamiin yaa rab
@ibrahimdhogor8516
@ibrahimdhogor8516 4 года назад
caleeg caleeg waxasaa qaraami lagaa dhahaa raxmatulaah inta dhimatay abihii qaraamiga legend cisman gacanloow iyo hablaa qaaiga ah eelasubcinaya iyo farshaxaniinta alaabta giitarka dhinacay rabaan ugujiheynaya farsama yaqaaniiin xeeldheer iyo kuwa isku hawlay ee naguso gaarsiiyey aaladan thank.mahaad oodhona eebay usugnaatay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@Ibrahim Dhogor Mahadsanid
@daahirtareeso4014
@daahirtareeso4014 2 года назад
Allow u naxariiso intii dhimatay iyo inta noolba dad waa kaas xalaal ah ax yaa wadani walhi wan qiirooday
@edmondlondon1615
@edmondlondon1615 2 года назад
Subcis aa kkkkkk sey wax kaayihiin sxb
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 года назад
Allaw Unaxariiso intii dhimatey anagana noga daba naxariiso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 месяцев назад
Hees xusid mudan mid ka mid ah Laxamada iyo Luuqaha aan Gaboobayn waa Xasuustii Cismaan Cabdikariin Cismaan Gacanlow Alle yarxama.
@hanadmohamed78
@hanadmohamed78 2 месяца назад
Somaliyeey dhankeenu yaan lasuulinin dhaqnkeena iyo diinteenuba waa inoo muhiim
@jax6277
@jax6277 2 года назад
Beautiful in every sense of the word
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Месяц назад
Eraydii abwaan ismaaciil cagaf
@Easy_way1
@Easy_way1 5 месяцев назад
Kan music Trumpada Heesta isgaaba qadaya, fooori bu ku qaaday top
@shaadiyacismaanmohamed
@shaadiyacismaanmohamed 8 месяцев назад
Apo ilhy hku naxariisto alx hda khatumo wcn ku dhimateyy abahay fanka wu ka baxay asago shikha dhintey wxn jeclan laha in heesihisa ka sartan🙏🥺
@somaligemer1233
@somaligemer1233 7 месяцев назад
Ilaahey ha u naxariisto aabe
@shaadiyacismaanmohamed
@shaadiyacismaanmohamed 7 месяцев назад
Amiin wll​@@somaligemer1233
@Yonis5
@Yonis5 7 месяцев назад
Allah ha u naxariisto wll Aabo
@shaadiyacismaanmohamed
@shaadiyacismaanmohamed 7 месяцев назад
@@Yonis5 amiin wll
@guledabdi4646
@guledabdi4646 5 месяцев назад
maasha alaah waa wax lagu farxo hadalkaagu acmaashu waa gabagabada sida ilaahay kuugu dhameeyo
@CadooYe
@CadooYe 2 месяца назад
Qaraam waakan walee
@Daljir143
@Daljir143 4 года назад
Intii dhimatay AUN🤲 xul beey ahaayeenne❤🙏
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@jax6277
@jax6277 2 года назад
Amin
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 2 года назад
Aamiin ya rabi
@מוחמד45
@מוחמד45 Год назад
😢😢😢😢somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 5 дней назад
Tufaaxa ka taagan toolmoon baa Habeen walba taabo leeyahay
@abdiabdi1639
@abdiabdi1639 3 года назад
Allhaunaxariisto intidhimaty intanolba 2020/11 Novemb/11
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Год назад
Aamiin aamiin yaa rab
@maxamedmaahir7486
@maxamedmaahir7486 9 месяцев назад
Wan kahelay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 9 месяцев назад
Anba waan ka helaa qaraamiga caadi maaha Waa aasaaska Fanka qaraamigu, wuu udub dhiga muusiga iyo codadka qaraamiga Nin bartaa kama xiiso dhaco
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 года назад
Ax Yaa Gacanlow 😔 Wadada loo maruu 😔 Wad YaalaaYe 😔 Wardheer dal wanaagsanaYdaa
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 5 месяцев назад
Sidii Rutub canab raxmadi ku da'daad Ruunay nafta raaxadeed tahay.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Waxan waa lagu dul codeeyay
@abdulkadirbanaana4513
@abdulkadirbanaana4513 4 года назад
Aad & aad Ayaan iga helay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Aad iyo Aad.... bro Thanks
@yusufsharif1112
@yusufsharif1112 5 месяцев назад
Who can write the lyrics of this song?
@talyaanidubai5406
@talyaanidubai5406 Месяц назад
Sidii rutub canab raxmadi ku da'daa ruuneey nafta raaxadeed tahayee
@saidhajinour2271
@saidhajinour2271 Месяц назад
Garoodoo rooble geedihii ka bixiyo mudkeeda ma la mooday gammaan faraseey
@WaffaLii
@WaffaLii 5 месяцев назад
2024😢😢
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 года назад
Axyaaa qaraaaam
@AhmedHassan-bq9zz
@AhmedHassan-bq9zz 2 года назад
Waay
@mohamedayax9048
@mohamedayax9048 Год назад
M.alaah
@AmalMohMoh
@AmalMohMoh 5 месяцев назад
2024❤❤❤
@awiawi2757
@awiawi2757 4 года назад
Waaaw
@yusufsharif1112
@yusufsharif1112 5 месяцев назад
ma soo qori karta lyricska heestaan?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 месяцев назад
Maya Sxb ma soo qoraayo! Waayo soomaali ma tihid miyaa? Isku dey inaad fahanto Inta aanad fahmina waa inta kaa dhiman afsoomaaliga Ee ku dadaal inaad barato
@yusufsharif1112
@yusufsharif1112 5 месяцев назад
@@SOMALIMUSICCULTURE af soomaali waan garana laakin ma hadlikaro. Audioga waa old so i can really understand it
@mhassan0163
@mhassan0163 3 месяца назад
Magaalada Geed Ku yaal Muxibooy Ayaad midabkiisa leedahay. ---------------------------------- Gaaroodi oo Roob leh geedihii ka bixiyo Guudkeeda mala mooday Gammaan Faras ----------------------------------- Qaraamka inay ku qiirooto Aan Qaado Qasiidadeedihii
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 10 месяцев назад
Gacanloow.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 месяцев назад
Aun
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 года назад
Ax Yaa Gacanlow 🤦
@dottut7132
@dottut7132 2 года назад
Qaranka inay ku qiirooto aan qaado qasiidadeeda sidii rutub canab raxmadi ku da'daad ruanay nafta raaxadeed tahaye wadada loo maruu wadyaalaaye wardheer dal wanaagsaneydahaye.
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 Год назад
Qaraamka weeye waarya ina xag jir ,qabiilayste heesa iyo suugaan bedelle inan gumeed ma xishoode.
@dottut7132
@dottut7132 Год назад
@@togdheer-man8588 Iga xishoo hoyada ban dhalinyaro isla ahayn wiilyahaw yar.
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 Год назад
@@dottut7132 kkkkkkkkk. Inantii walaasha ahayd ee fuckinka jaama laaye ee Berbera ku jirtey ee kusoo korisay afkeedii miyad maanta ku hadlaysa. Anigu walaahi waan ku garanaya walaashaana buulkeedii yara markay shaqada bilawday wa adigi daaradda seexan jirey marka walaasha ragu wasayo. Haddaad joojin weydo edeb darrada magacaaga oo sadexan ayaan halka soo dhigayaa.😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@dottut7132
@dottut7132 Год назад
@@togdheer-man8588 Weligayba berbera ma arag ilmayahaw futada qoyan yaanan kaawasine ufta qarso.
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 Год назад
@@dottut7132 dhaqan xumadii walaasha kuguso korisey miyaad maanta golahan ka cadaysatay.Nin laso wasay ayuunba shuqulka yaqaane.😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Далее
Laxanka Wadaag - Cismaan Cabdikariin Gacanlow Aun
9:51
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Dalkii idinkaa qaribay
8:16
Просмотров 148 тыс.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09