Тёмный

Xildh.Cabdoow"Mudane Madaxweyne Itoobiyaanka xukuumadaad ayey ku jiraan oo xilal sare ka hayaane" 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 3,4 тыс.
50% 1

Xildh.Cabdoow"Mudane Madaxweyne Ustaadow Ethiopianka xukuumadaad ayey ku jiraan oo xilal sare ka hayaane kuwa baxaya ma askartaa mise kuwa dowlada ku jira"

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@Bin-Isse
@Bin-Isse 22 дня назад
Masha allah hore u socda xildhibaano sharafleh❤❤❤
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 21 день назад
Guuuuuuuul guuuuuuuul Somalia jabtoo samaatay Alle haydiinku wado❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 21 день назад
Absolutely true 😊
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 22 дня назад
Xiliban macalimow is ilaali dowlad xamar kamajiro waa musuqmasuq
@alesuge9918
@alesuge9918 22 дня назад
Kan oo kale inta la dhaawaco ayaa la dhahaa wax daween Kara malahan waa shisheeye kal kaal dhiira Gali naya shi sheeyaha 😢😢😢😢😢😢
@cabdulqaadirahmed2565
@cabdulqaadirahmed2565 21 день назад
Adeerka xasan dhiiqo ninkii wax ka sheego waa shisheeye kalkaal miyaa xagee jirtay markuu General Gebre u Talinaayay ee Baqtiga kenyatiga usujuudayay Emiratka ciidan ugu sameeyay somalia dhexdeeda ma hada dhalatay 😂
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 22 дня назад
War kan muxuu rabaa. Weli wuxuu u maleeyaa in la joogo xilligii ka ganacsiga Mooshinka. Wax inuu biriyo maahine wax kale umma cada. Waxay diidayaan in doorasho qof iyo cod la ansaxiyo.
@user-tx3mq2zo6h
@user-tx3mq2zo6h 22 дня назад
Dawlad faashil ah
@samirr546
@samirr546 21 день назад
Wacanaa in la hadlo uun oo aan la arag wax qabad lagu farxo!!!!!
@S.TPlayer
@S.TPlayer 22 дня назад
Allah kama baqayan
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 21 день назад
KUWA DIDAN HORMRKA DALKEENA AH QASHINKA.WAA IN NALGA QABTAA.SIDII AAD U QABTEEN CIYALKII TIKTOK
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 22 дня назад
wadanka badbaadiya oo xasan iyo xamse xukunka hala tuuro wa labo nin oo jeebka iskusita oo bur burinta wadanka utaagane
@S.TPlayer
@S.TPlayer 22 дня назад
İnuu dacad ehen warqad aya lugu soqoray
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 22 дня назад
Adiga yaaku😂 dayacay😂 markii eeyku dhaawacaayeen
@cabdulqaadirahmed2565
@cabdulqaadirahmed2565 21 день назад
Adeerka xasan dhiiqo difaac Lacag dowlad ayaa lagu daaweyay adeerka xasan dhiiqo xoolo uu leeyahay lagumu daaweyn Bank somalia lacag laga saaray oo canshuurta dadweynaha ah ayey aheyd
@S.TPlayer
@S.TPlayer 22 дня назад
Laalush qatayal aya tihin
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey 22 дня назад
Kkkkkk
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 22 дня назад
Intaan ma intii wax wayday baa tolow? Wadanka boobka ka socda maahan mid xadigiisa la qiyaasi karo
@GaneyiftiinBoy
@GaneyiftiinBoy 21 день назад
Xakha ayaa so dilacay
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 20 дней назад
Itoobiya ayaa idinka dhex qeylineysa ducufayahay araga xun🤮🤮
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 22 дня назад
War kan muxuu rabaa. Weli wuxuu u maleeyaa in la joogo xilligii ka ganacsiga Mooshinka. Wax inuu biriyo maahine wax kale umma cada. Waxay diidayaan in doorasho qof iyo cod la ansaxiyo.
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 22 дня назад
War kan muxuu rabaa. Weli wuxuu u maleeyaa in la joogo xilligii ka ganacsiga Mooshinka. Wax inuu biriyo maahine wax kale umma cada. Waxay diidayaan in doorasho qof iyo cod la ansaxiyo.
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey 22 дня назад
Kkkkk
Далее
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 2,2 млн
Ronaldinho Gaucho Goals That SHOCKED The World
7:01
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 81 тыс.
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 2,2 млн