Тёмный

Xildhibaan Cabdisamad "Madaxweynaha xilkiisa ayaan dib u Eegis ku sameynaynaa" 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 22 дня назад
xildhimaanadi oo soo toosay wadanki oo ololaya oo xasan kugalgashay
@xusencusman7219
@xusencusman7219 22 дня назад
❤❤❤wow😊😊😊
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 21 день назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SakiHashi
@SakiHashi 22 дня назад
hsssn sheikh xilka hala qaado waayo dalka wuxu ku jiraa meel xun
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 22 дня назад
It's to late, because Xasan Sheikh was not eligible for head state of Somalia. That was disastrous at the beginning.
@fadumaali4556
@fadumaali4556 22 дня назад
Xafido laaha mudane dalxoreye xafudu
@Gmaaad
@Gmaaad 22 дня назад
Dalxaraasha adeerka tuug waaye waxba qabiil haku taageerin😅😅😅😅
@muuminibrahim
@muuminibrahim 22 дня назад
​@@Gmaaadhhh futada kaleef dheh xasan tuuk
@moboss8444
@moboss8444 22 дня назад
First like and comment
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 22 дня назад
Eedaha iyo dhibaatooyinka ay sameeyeen xasan sheekh iyo raysal wasaaraha iyo xukuumada
@samiryeelo143samiryeelo2
@samiryeelo143samiryeelo2 22 дня назад
Kalimantan maraxa halagaraaco nijaasta
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 22 дня назад
Muuse nabad galiyaaaa
@cabdiraxmaanaxmed1625
@cabdiraxmaanaxmed1625 21 день назад
Dowlada federaalka waxba kama galin dagaalada kasocda gobolada waayo dowlad goboleedyo ayay leeyihiin ma lays nabaa
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 22 дня назад
War hadaan shacabka nahay waan diidnay mooshin iyo dana qaasa oo nalaku beer laxawsado waana ka ilbaxnay waayo dowlad xun aya inoo dhaanta dowlad la'aan
@Hassancade9905
@Hassancade9905 22 дня назад
Yuu matalaa odeygaan Waa waqtigii ay umada dhibijireen doqon
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 21 день назад
Waa in mooshin laga keentaan somali hadaad tihii
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 21 день назад
KUWA DIIDAN DALKEENA HORMRKIISA MA AHAN SOMLI AH SAX.NAGA QABQABTA SIDAAD U QABQBTEEN CIYAAL TIKTOK
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 21 день назад
DADKA DABDA KU DHEGEN SOMLIYA OO XUMAANTS WADO KU .HADLO AFKEENA SOMLIYEED MA AHAN SOMALI AH SAX
@ubahahmed1648
@ubahahmed1648 22 дня назад
Ceebkale maad uweeyseen qamuuro lafaagay waxaan aheey maweeyseen
@Ladanabdii
@Ladanabdii 22 дня назад
Wxu qabtay sheeg
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 22 дня назад
war gorma dalka badbadineysan dhibta shaley inika u sabab aha farmajo markad kaqaden ilahey aya ini xisabin
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 22 дня назад
Ayaga doorty qofka ay kaqaylinayaan. Tuugo isbahysaty weye
@salebanomar76
@salebanomar76 22 дня назад
😂😂😂MAR UMADII BABA EEN MUSUQ MASUQ BILILIQO DHUL BOOB HADA MIYAA SOO BARARUGTEEN HADUU IDIN XASUQAA MADAX JABIS SANBALOLSHE IYO XASSAN SHEIKH IS JIROOY YAA MORYAN ILAH KA FURATAY😂😂🎉
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 22 дня назад
Xasan mayd canshuure waa in dalka laga qabtaa
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 22 дня назад
Oo yaad ka badbaadinaysaan?. Wuxuu rabaa inuu anna na kiciyo. Jooji riwaayadda. Ninkaan qiyaas ujeedadiisu.
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 22 дня назад
3 mar copy and paste yaaaaaaaaa haaa dhacay heee
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 22 дня назад
meelkasta wadanku wuu kaqiiqaya oo xasan sheekh qabyo ninkeda dhameystira wuu kadhabeeyay oo qabyaalad iyo dagaalo soo keeye ba qarxay
@abdifataaxcali7889
@abdifataaxcali7889 19 дней назад
Markale madaxweena farmajo
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 22 дня назад
Alxmdulilaah idinkuba hadaad isku qirteen kuwii ugu tayda xumaa inaad tihiin .hadii aad wax tareysaan dalka badbaadi hadii hadalkiin uu yahayn hanal afgarto oo boosas gurgo iyo shaqooyin rabi ayaa idinka jaasayn doona aakhiro iyo aduun
@AmalMohamud-u7l
@AmalMohamud-u7l 22 дня назад
Ishiisa lagt arkaa u shiira lagu tumaa.....laaluus low idinka maqaadan Hassan sheikh waa idinka matajinaa ee daaya calaacalka😂😂😂😂
@abdinasirfidow3156
@abdinasirfidow3156 21 день назад
Waabeentiin hungurigiina ayaad badbaadsaneysaan markad heshaana geda cad ayad udhaceysaan caada qaatayaal
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 20 дней назад
Itoobiya ayaa idinka dhex qeylineysa ducufayahay araga xun🤮🤮
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn 22 дня назад
Sharkiina ALLAHA naga qabto
@worldtour236
@worldtour236 22 дня назад
Xildhibaankan dad iyo dal wax u qaban maayo ee wuxuu rabaa lacag aad u badan. "SABABTA" Odayaasha xildhibaanada ugu waaweyn fadhigii hore markii laga hadlayay wax ka badalka dastuurka waa ogayn wixii ay ku hadlayeen. xiligii codaynta waa aragnay halka ay gacmaha taagayeen
@warisroobo1759
@warisroobo1759 21 день назад
Beenaale farmaajo markuu joogey,qaraxyada iyo afduubka waa tuu caadi ka ahaa,yaa ka dhex hadlaayo naftaan.xaafada if iyo Aakhiro soow qabuuro ma,ahayn,shacabku dhib iyo odey lacag soo qaatey inuu barakiciyo diideene,odey nabad gall.
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 22 дня назад
Oo yaad ka badbaadinaysaan?. Wuxuu rabaa inuu anna na kiciyo. Jooji riwaayadda. Ninkaan qiyaas ujeedadiisu.
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 22 дня назад
Oo yaad ka badbaadinaysaan?. Wuxuu rabaa inuu anna na kiciyo. Jooji riwaayadda. Ninkaan qiyaas ujeedadiisu.
Далее
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 324 тыс.
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,4 млн
Harris slams Trump at her first presidential rally
17:25
How Paris Pulled Off One Of The Cheapest Olympics
12:25
When A Gang Leader Confronted Muhammad Ali
11:43
Просмотров 3,9 млн