Тёмный

Xildhibaan Faarax Macallin oo Farmaajo ku tilmaamay fulay Al-Shabaab dalka ka xoreyn waayay. 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@yusufmohamoud1056
@yusufmohamoud1056 2 года назад
Ninkan qabyalisti wayn oo uqdada ku jirto 😅🤣🤣🤣wuuxu iska dhiga ino wadani yahy lkn ma ahn
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 2 года назад
Farmaajo sacab iyo farxad iyo dabaaldeg ayaa lagusoo dhaweeyey markii la doortay, wuxuu xukunka ka degay isagoo wejiga qarsanaya shacabkiisana aan s laba sano Soo dhex isgaanin. Siyaasaddiisiina Gedo anaa leh kusoo ururtay. La mood noqonse weydey!
@axmednuurgeeseey678
@axmednuurgeeseey678 2 года назад
Laba wijile ayaan maqli , Kanse waa toban wajiile . Mar Kasta weji cusub ayuu la yimaadaa , waa khadiijo diiriye , balse maanta waxa uu sheegay waxa uu xaa-rmaajo yahay oo saxa .
@nabibomohamedafrax2818
@nabibomohamedafrax2818 2 года назад
Weeykasp fakatay runta marabin
@axmednuurgeeseey678
@axmednuurgeeseey678 2 года назад
@@nabibomohamedafrax2818 . Waa sida uu warku yahay . maanta ku ma dhaheen fulay ayaad tahay hadduu xaar-maajo ku fadhiyo kursiga .
@seawater5434
@seawater5434 Год назад
Farax macalin legend waxbadan og
@idirisaxmedawcumar6359
@idirisaxmedawcumar6359 11 месяцев назад
Faaraxmacalin waasoomaali dhab ah
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 2 года назад
Beenale Hada Aminsan Tahay Qaranimada Somalia 🇸🇴 Usheeg Kenyan Ka Inad Somali Ka Tirsan Tihiin Ood XOR Tihiin
@farhaanmohammed1542
@farhaanmohammed1542 2 года назад
Colba xasan sh ayaa dalka ka hureeyey AL shabab
@MohamedIbrahim-wq8iv
@MohamedIbrahim-wq8iv Год назад
👍
@abdullahiadown3135
@abdullahiadown3135 Год назад
Farah maalim wa halyey qaran
@maryanmuhudin7774
@maryanmuhudin7774 2 года назад
Warunta gabadha
@hmzeomaar981
@hmzeomaar981 2 года назад
Munaafaq iimaan laawe ah waaye faarax macalin baasder baasder double
@whbjama4524
@whbjama4524 2 года назад
Cajiib! Kuwa waxay ku leeyihiin qabyaaladiiste . Hadii arinku saas yahay maxaad ka odhan laheed qalbi dhagax waliba waa isku cid. Mida kle lasoco wax uurkaga kujira ayaad soo qortay. It means aragti fog malihid sidaas ayaa cabirkagu noqday. Don’t judge anyone with your close minds. Try to be more responsible person think outside the box
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 2 года назад
Wajii u farmajo madaxwaynaha ahaa ugu hadli wayday oo hada kadashiisa ugu hadli wayday
@suleimandaudadan8387
@suleimandaudadan8387 2 года назад
My Gush
@abdisaladdhuhul6144
@abdisaladdhuhul6144 2 года назад
Faraxow illaah ka yaab, ciidamadii la geeyey baardheere waxaa loo geeyey in ahmed madow lagu rido
@abdurahmanmohamed3613
@abdurahmanmohamed3613 Год назад
Farmaajo waa waddani iyo ingiriis iyo ameeriko ayuu ka Amar sugaayey. Waa wax aan is qaadanayn faaraxow!.
@yasinnuur5714
@yasinnuur5714 Год назад
Runta ayuu kahadley.
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 2 года назад
Farmajo waa wadani garab wayey
@noolowchannel6827
@noolowchannel6827 2 года назад
Waa runtii dalka somalia waxa burburinayaa waa reer galbeed u maraykan u horeeyo ma rabaan in al shabaab lala dagaalamo .
@fuadalinks6326
@fuadalinks6326 2 года назад
Gessi gessi dalaay farax maalim dabara Tell em abti 👊🏾
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 года назад
oday tuug ah qaaim beenaale ah 5tii sano lacagtii qaranka laaluush lagu bixiyaay cbb
@libanosoble7171
@libanosoble7171 2 года назад
Xamdi kadiye run ahaantii maadan ilaalinin aqlaaqda laga rabo qofka la wareesanaayo Ninka hortaada fadhiyo waxuu u dhaqmay sidii cayaaayaanka bulshada u hadlaaan adigow ka socdo TV macruuf ah in madaxweynaha wadanka hortaada lagu xadgudbo waa dimiir xumo iyo shaqadaada oo aadan garaneenin maanta ka hor wariya wax garad ah baad eheed lakin maanta Farah macalin sharaftaada iyo shaqadaadaba waa ku cayaaray
@hananoor3590
@hananoor3590 2 года назад
Nin kan waxa modi jirtay nin Somalida jecel lakin maxa sababay dada kii dada kii gasay qabiol manta slaag celinayaan in aw ka horyomaado
@hananoor3590
@hananoor3590 2 года назад
Ahmed madioba waa la co waayo waa reer cabdile
@bossman1024
@bossman1024 2 года назад
Faraxow dadku wuxu KU modayay siyasi lakiin waxad noqotay waxan jirin waxad noqotay nin dhaqalo radiya macada warkagu ujedkaga sheego
@soomalihishiisah9668
@soomalihishiisah9668 2 года назад
Dhagar qabe Farmaajo dalkaan dhib bdn ayu ka geeystay 5tii sano laso dhaafay
@hananoor3590
@hananoor3590 2 года назад
Waa qabooji ninkani
@obsiiyeilkacase4652
@obsiiyeilkacase4652 2 года назад
faarax macalin waa halyayqaran
@abdishine9333
@abdishine9333 2 года назад
Maxaa soomaali kaaga jira
@fjfhffttyuutf7108
@fjfhffttyuutf7108 Год назад
Xawayaan uqdada badan
@yasinhusein9595
@yasinhusein9595 2 года назад
Hhhhhhhhh
@prosl11
@prosl11 2 года назад
Qabyaaliste xun oo cuqdad qaba alaa muxuu beenta yaqaana oo iska dhiga waddani ,kenyati foqol kenyati
@abdishine9333
@abdishine9333 2 года назад
Kkkkkkkkk
@mohamudshukri5868
@mohamudshukri5868 2 года назад
Haka been abuurina waa fuley wadani ah buu yiri ma idinkaa turjumi
@adansantur4677
@adansantur4677 2 года назад
Sharmuuto
@axmednuurgeeseey678
@axmednuurgeeseey678 2 года назад
Waad asiibtay!!!!, waa sida aad sheegtay, meel kale ha u doonin .
@laylajuir2420
@laylajuir2420 2 года назад
Waryaa sharmooto qof Muslim ah aa tiraahdid gabadhada ama nagtada ayaa sharmooto noqonayso. Beer dadood ninkiisa gala beertiisa la gala ee Afkaga edeb u yeel. Aqlaqda baro.Wbt
Далее