Тёмный

XILDHIBAAN MUSTAF DHUXULOOW OO DHULKA KU JIIDAY XASAN SHEEKH, SIDOO KALE WUXUU KA SHIFAY SIRO BADAN 

Aftahan Production
Подписаться 269 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
kuwaan culimo haku tilmaamin waa mooryaan cali wajiis oomiidhan weeye magaca culimada haawgu yeedhin scb
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Месяц назад
Sidee. Xasan. Sheeq. Dalka loogu Aaminay. 😢😢😢😢
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Месяц назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xildhiban mustaf dhuxuloow wa runtis waxu ka shifay sir badan 1 dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay 1 hantidi umada somaliyad dhulki la boobayo qaburihi meydki dadki dhintay la qufanayo qabiladi leys ku dirayo hubka sharci darada qamriga iyo xashishka ka ganacsada madaxweyna xasan gorgurde familykisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe argixisada madaxtooyada hef damajid wlkn abdulahi balwan madaxweyna xasan gorgurde marku fashil may culumadi shbb dacish oo hogaminayo muqtar robow labadi tuugda sheikh cali wajiis sheikh bashir bu uyaray culumadas oo dhan wa shbb dacish
@abdibelel-xv9vm
@abdibelel-xv9vm Месяц назад
Qeylo Dhuxulow,CCSHAKUUR ,iwm
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Marraawaaxid! Jirridda waa in la jaro, Ninkan dulliga ah dadka iyo dadka laga qabto.
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Месяц назад
Haday Soo Baxday Munaafaqnimo Hawiye Isku Raacay 2020 2022 Maxamadow ka Soo Bax Villa Somalia Farmaajow ka Soo Bax Villa Somalia Waa Taas Jawaabti Argagixisada Fadhisa Villa Somalia
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz Месяц назад
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh
@saidabdi136
@saidabdi136 Месяц назад
Waa la yaaban yahay.
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Месяц назад
Wcs
@abdicasiskasim6168
@abdicasiskasim6168 Месяц назад
Maasha allah reer abtigey hawiye ilaahow haba noqdee kii uuur hooyo iyo aabe nagala dhashey hadduu qarannimada qaabdareeyo hala buufiyo af iyo addinba qarannimaa na deeqdo
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
walaahay wuu lahelay dhuxuloow
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Месяц назад
Mustafa Dhuxulow isaga ayaa ku ka danbeeyey afgembigii dhacey 2022 May 15.
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 Месяц назад
Golaha shacbiga waa inay talaabo Sharci ah qaadaan, hadii Aadan Madoobe uu ka soo hojeedo waa inay Xilka ka qaadaan MOOSHIN.
@user-gj7lr6jk6u
@user-gj7lr6jk6u Месяц назад
Balwaan xasan lagamasugayn hanbalyo puntland uu udiro waxaan kasugnaa dagaal munafaq waa naqaanaa
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Месяц назад
DALKENA, DADKA IYO DIINTENA RAG HOGAAMIYO AYA U BAAHANAHAY ADUUNKA OO DHAN WUU NAGA YABANYAHAY MA NIMCADA ALLE NASIIYEY IYO DHAXALKI AWOOWADEN SOMALIYEEY AYA NALAGU ADOONSAN CADAN IYO CARAB AQLIGA HA SHAQEEYO WLLAYAL
@NasiibMohamed-j4p
@NasiibMohamed-j4p 6 дней назад
😂😂😂😂😂
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Месяц назад
Odaygan.xasan.hala.badho Wuu..xanuunsanayaa.cadi Masha.cilaashka.hala.geeyo Aadal.ested..waxay.u.taagantahay.midnimada.somaliya
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Месяц назад
Dhuxulow kii soo bax laha maaha Farmaajo hada muu wax fahmay mise weli kursiga soo socda ayu diyarsana if kuligod qabyaaladi ku qaadey kuma dhigto dhuxulow xoolo ilaahey aya idinka weyn dhuunta aya dhulka ku wada dhugayen
@amaruabkr8135
@amaruabkr8135 Месяц назад
Doqonka maalaga qaado waaqalad in lagu sheego madaxwen
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz Месяц назад
Cabaadka is ka dhaaf xaqdaro aad ku heshiisen adkayso yaa is gaaray 😂😂
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Месяц назад
DHUXULOOW CARAA HAYSA WASIIR LAMA SIIN 12 UU SHEEGAAYO WAA TUU WASIIR WARFAAFINTA HADA WAA LAHILMAAMEY ISXASUUSIN UU RABAA
@zeynabsalad4918
@zeynabsalad4918 Месяц назад
weel wiyaano ma buuxsamo
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Ubd maxaa loosoo gaabiyey gabadh 40 jir ah yaa guursatey ilmihii laabta ku dishay marka ma gacantiisii yey ku dhimatey dowladii loo dhiibey war odeygu waa zero 👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻o
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Месяц назад
Way fiicnaan lahayd haddii laga dhabeeyo
@SiyadSicid
@SiyadSicid Месяц назад
Dhuxulow barnaamijka Uu war cad balse maxaa udiidaya In mooshin lag keeno xasan karanayo maxeetalaabo u qadilayihiin
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Месяц назад
xasan gurguurte iyo jawaasiista ku xeeran ee qabyaalada uu ku soo xushay waxa laga Nacay arlada iyo samaawaadka oo illaahaybaa qaawiyay oo maryaha ka saaray OKI ogow shaqsiyaad kasta iyo koox kasta oo caadaysta dhagaraha iyo sharka iyo munaafaqada iyo xaaraanta IWM ogow inay mudoyar kadib ku qarqarxayso isla iyaga OKI midakale yaa diidaya oo muran ka keenaya inay xasan gurguurte iyo jawaasiistiisa illaahay qaawiyay oo ay qarqarxeen sharkii iyo dhagarihii iyo xaaraantii iyo munaafaqadii ay u maleegayeen dalka dadka diinta iyo qaranka somaliyed???!!!
@imaansh1590
@imaansh1590 Месяц назад
farmaaje. dulmigii ay ka galeen isku diray
@zeynabsalad4918
@zeynabsalad4918 Месяц назад
qiyaanaa ku soo dhisteen ayadaana idinla gadoontay
@muhanadmustafa87
@muhanadmustafa87 Месяц назад
rer barlamanow idinka ayaa shalay sidan uyelay hadana moshin ayaa ka adag dasturkas wax kajiro malaha madobana daqada katura
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Месяц назад
Odayga.xasan.sh.ma.la.sirxay Ismaaciil.geele..nin.ciyaara Maaha..halkaasuu.somaliya .ka.xukumayaa
@zeynabsalad4918
@zeynabsalad4918 Месяц назад
is eeda idinka qiyaano.meel.ma tagto
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 Месяц назад
Xassan munaafuq wuxuu iska dhaadhiciyay inuu noqdo dictator sidii siyad bare amba ismaciil cumar geele oo weliba fikradaasi ismaciil kadanbeeyo baan aminsanahay laakiin xassan kuma xisaabtamin in somalida maanta xoog loogu talin karo,hadaba waxaan oran karaa waa nin iska riyooday 😂
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 Месяц назад
Dhuxuloow adiga dirty garguurte cabaat waxbo kaso kordhineysid cilla ka khadka xadikle aamuus
Далее
Мама знает где все документы
00:21
DHOOF PART 30
23:41
Просмотров 3,8 тыс.