Тёмный

Xiriirka ugu fiican aad yeelan karto waa midka aad la leedahay naftaada 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 611
50% 1

somali viral video,somalia,somali,somali shorts,somali tiktok 2024,viral video,somali tiktok 2023,africa viral video,somali mums,somali songs,shorts somali,somali be like,somali comedy,#somalia,viral shorts,somali songs 2021,somali music 2023,somali president,somali president italy,tiktok somali 2023,funny animal videos,comedy videos,italian somali,somali president interview,somali pirates attack,somalia land,italy somalia,#somalilanguage

Опубликовано:

 

10 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@shukrijama4063
@shukrijama4063 24 дня назад
Waan ku salaamay walal Dr. Khadar RU-vid chanalkaaga mudo yar ayaan ku xidhanahay hadana noloshayda wax badan ayaad ka bedeshay. Life is so beautiful when you understand Narcissistic people . Jazakallah khayran walal "noolow sidii Nabi Khadar" ayayday baa odhan jirtay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 24 дня назад
Aamin walaal aad ayee farxad iigu tahay markaan aqriyo message yada noocano kale Nolow walaal salut
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 22 дня назад
Waxa maanta iga nasiib xun qofka aan ku xirneyn Dr khadar abdi Doctor kun iyo kowjeer abaalkaga jano. Saaluut 🫡
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 22 дня назад
Amin walaalo Fadlan u share garey dadk kaa agdhow oon nasiib u yeelan inee heli videoskaan thanks for watching
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 24 дня назад
Kheyr ALLE ha ku siiyo ,hadaadan is jeclayn cid jaceyl ku siin kartaa ma jirto biyo sacabadaada looga dhargaa,is jecloow ha lagu jeclaadee.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 24 дня назад
Aamin walaal thanks for watching
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 22 дня назад
Walal xogaa ingriiska naga yaree ha isku qasin ilahay ha ku barakeeyee
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 22 дня назад
Haye thanks for watching
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 23 дня назад
Waa runtaa walaal jasaa akalaah kheyr aduunyo ayaaba dhamaanin
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 23 дня назад
Haa thanks for watching
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 16 дней назад
Maashaa'Allaah mahadsanid waad noo faa'iideysay Dr. Asxaabta beej kaaga ku cusub ayaan ka mid ahay.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 дней назад
Soo dhowoow thanks for watching
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 16 дней назад
Waan dhawahay bro adaa mudan.
@inisa.ahmett
@inisa.ahmett 22 дня назад
Wllken horey uocì
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 22 дня назад
Thanks for watching
@CabdiraxmaanGeedi
@CabdiraxmaanGeedi 24 дня назад
Aad aad
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 24 дня назад
Waxaan rajeynayaa inaad ka faaido videos ka thanks for watching
@CabdiraxmaanGeedi
@CabdiraxmaanGeedi 24 дня назад
Waa mooduuc fiicna. Ustaaf
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 24 дня назад
@@CabdiraxmaanGeedisalut
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 24 дня назад
Wakuslamay zxb
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 24 дня назад
Waan kaa qaaday musab
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 24 дня назад
Sax waa runtaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 24 дня назад
Thanks for watching
Далее
How to boost brain health and improve your memory
5:32
КТО ЭТО БЫЛ?
25:31
Просмотров 1,1 млн
Лайфхак с колой не рабочий
00:16
Просмотров 463 тыс.
How China Is Remaking Hong Kong in Its Own Image
9:51
Просмотров 321 тыс.
How Britain Became a Poor Country
41:36
Просмотров 908 тыс.