Waa tabtii Dhulbahante WAABERI looga galaaftay Wadani marnaba ma ogola urur ay kulmiye iswataan stay Strong and be careful reer Horseedow ildryl Oo fahma tabcooyinka la inala rabo
QODAX WANAAGA IYO NABADA KU WAD QOF DADKUISA DHIB IYO DAGAAL.KA DHEX WADA MA GUULAYSANYO HIRNS UMA GUULAYSAN INTA NABADA JIRTO NIN WALABA LABA NIN LEGYAHEY KUWAA HANJABAYAA WAA FULEYDA NIN FULEY HANJABA
Waxaa ceeb kugu ah kulmiye ayaan kaambaynar u ahay dadkana waxaan u sheegayaa inay Horseed u codeyaan taasi wax la fahmi karo Maaha, laakin muuse biixi wuxuu ogyahay in aanu dorasho madaxweyne ku guuleysaneyn dabadeedna waa nin urursaday lacag badan inta yaree u hadhay wuu haystaa lacag,
Qodax qadaadwayn, nin mashruuc ka soo qaatay Somalia si uu qaranka somaliland u dhaawaco, gabaad iyo god uu gallana ka helay qashin qubka kulmiye. Maatada iyo waxma-garatadda kula meerayso nacnacdaada.
DULI ALLE KAA DHIG . Waar ciidan may ahayn ee dhalinyaro SACAD muuse ah oo kibir Wada ayay ahayd dawladuna Hal qof wali ma xidhin . Adeer arab maaha dad waxaas loola yimaado ee iska shaqayso adigu , xamarba waad ka shaqaysanaysay