Тёмный

XOG: Geelle Oo Iclaamiyey Dagaal Laba Weji Leh Oo Uu Somaliland Ku Soo Qaado & Wararkii U Dambeeyay 

Arabsiyo News
Подписаться 164 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

XOG: Geelle Oo Iclaamiyey Dagaal Laba Weji Leh Oo Uu Somaliland Ku Soo Qaado & Wararkii U Dambeeyay
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 13 дней назад
Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@khadarciidle1706
@khadarciidle1706 13 дней назад
Jabuuti somaliland waxba kama qaadi karto
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 13 дней назад
Sxb wax badanbay reer somaliland dibindaabyada iyo cadaawadda nacaybka xanbaarsan ee lagu hayo iska indha tirayeen una dul'qaadanayeen,, laakiin haday reer somaliland samafalka iyo wanaagga ilaahay ku mannaystay iyo nabad jacaylka ay Aaminsan yihiin ku nabad gali waayaan sadexda wallee iyo billee way la dagaallamayaan cadawgooda waanay ka takhalusi doonaan oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 13 дней назад
Waxba naga qaadi maayaan insha allaah
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 13 дней назад
Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 13 дней назад
Insha alaa ilaahay ayaa Djibouti ku filan wakafaaa bilaahi wakiiil
@aliadanahmed9025
@aliadanahmed9025 13 дней назад
Guul Somaliland ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😊
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 13 дней назад
Guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 13 дней назад
INSHA ALLAHA ASAAGA GURGESE BEELYO UUGU SOO GEELYSE
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 13 дней назад
Geellaha jabuuti iyo waxan uu la socdaba ee xasan duuflaha xamar iyo xasharaadkan cashar baa loo dhigayaa dhowaan heshiiskiina wuu dhacayaa insha allah canfartiina fariisimo ayaa laga siinayaa somaliland guul forever insha allah allaahumaa aamiin
@aminahassan4566
@aminahassan4566 13 дней назад
Labadaba waa ku filanahay Difaaceeda
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 13 дней назад
Ilaahayow cadowga naga qabo Reer Somalilandnow isku dubnada hadad donaysan guul ❤
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 13 дней назад
Waxba naga qaadimaayan cadawga somaliland alle ayaa nagaqabanaaye❤🎉
@AbdilaahiSidiq
@AbdilaahiSidiq 13 дней назад
Cadawgaaga oo bataa waa guushaada.jiritaanka somaliland aan meel uga soo wada jeedsano dhalinyaro somaliland waa dhaxalkeenii aan difaacano dhulkeen iyo wadankeenaba intaan waxa ina dhex yaala meel dhigno
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 13 дней назад
Waa inuu hada cagta mariyaa laascaanood
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md 13 дней назад
Xuduudka somaliland guriga uu galo ina geele 10 km ayuu xuduudka u jira markaasu doonaya inu wax abaabulo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 13 дней назад
Hal madfac baa ku filan Jabuuti isna Jabhaduu leeyahayn ku kacsan itobiya erteriya waxaba waa la col shul iyo shuf bad la kebisay oo degtay bay noqon jabuuti waar meesha yaa ku noolaa baa la odhan
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 13 дней назад
DHULKEENA WAA LOO TASHADEE AAN TASHANO FADHIGA HALAGA KACO WAXAA SOO NOQOTAY HADHAAGII FAQASH
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 13 дней назад
Isagay kunogon😂😂😂😂😂😂
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 12 дней назад
Marfucalqalam weye dankalifan
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 13 дней назад
Kolbamid hauyedho😂😂😂😂😂
@fahiimae7336
@fahiimae7336 13 дней назад
Somalidu waxay tidhaah sidi sidi daada mooye dhul u dhacaaga hubso. Wixii Somaliland dhib la raba ilaahay ayaa iyaga ku celin insha Allah. Guul iyo gobanimo Somaliland 💚🤍❤️
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 13 дней назад
Waxaa cajiiba ineynaan ogeyn colaada.intaa leeg ee geele ama.jabuuti inoo heysay
@ahmedalin
@ahmedalin 13 дней назад
IRIRSAMALE--LAFTANAGA-OROMO-AMXARO. MAANTANA WAA CAFAR. SANADKAN DHAMADIISA WAA SOMALIWEYN.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 13 дней назад
Geele dagaalka isagaa u itaal daran
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 12 дней назад
Somaliland guuuuul iyo goobani mo
@Fessi_happy
@Fessi_happy 13 дней назад
WALIGINBA COLAAD BU KUWADAY REER SOMALILAND ISAGA IYO ADEERKIIBA MR XASAN GULLED EE REER SOMALILAND BA ISKA INDHATIRAYAY. SII AY DAWLADOODU. UKOOBOCDO.
@Adler308
@Adler308 13 дней назад
Beeshii dhexe godkoogii ayay biyo ugu galeen 😂
@ApdirahmaanMaxamed-u3r
@ApdirahmaanMaxamed-u3r 13 дней назад
Dumar ayay Iska celin wayeen ee ma ragbay Iska celin
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 13 дней назад
Suuriya iyo wararka kale iska daaya shaqadiina mahee ka hadala dadkan wadanka ku soo duulay ee raba in la baabiiyo dad Hore loo Xasuuqay ee hadana Somali u soo heshiisay ka hadla war cadna ka keenee
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 13 дней назад
Geele hanagu raagine fadlan soo degdeg aynu is aragnee
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 13 дней назад
Somaliland way hurudaa sidii Lascanood. Ha looga faaiidaysto Jabuuti waa walalaheen ok suga
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 13 дней назад
Muuse waa ninka sland ceebeeyay intuu cadawga u naagaynayay ayuu dalkii bahdilay inkaari haku dhacdo
@roodacawad13
@roodacawad13 13 дней назад
Guusha somalilandwey gaadhay xageed tagi ximaar
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 13 дней назад
Geele inag waxab inag dhibi mayso ee iskaga is galafanyaa 😂
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 13 дней назад
SOMALILAND GUUUUUUUUUUL ILAAHAY WAXI SHARA AH ILAAHAY HA INAGA QABTO
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 13 дней назад
Waar.ka huwanta haysta ha ugu yeedhina Firdhiye ee ugu yeedh Firdhade farakha
@shabeel7467
@shabeel7467 13 дней назад
Mujrim ka Turkigu isagaa dagaal ka billabay oo Faacish taageeray waxa iyana taageertay Qatar
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 13 дней назад
Waa goorma heshiis ku miyaa la karkarinayaa culusaa wuxu waar Naga daaya beenta
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 13 дней назад
MARKI GUUMESTE FRANCES KAA KACAYE XOOLAHE IYO DHIIGE ISAAQA BUU LAA GEESHYE
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 13 дней назад
Somaliland Albaabka Law-yacado hasoo xidho hana laga digtoonaado deegaanada galbeedka Somaliland gaar ahaan xuduuda jabouti iyo Somaliland u dhaxaysa. Somaliland hanoolaato
@NOREDIN666
@NOREDIN666 13 дней назад
Allaah cadowga Somaliland ha jebiyo. Gacanta Somaliland dagaal culus ha u diyaar garoowdo.
@marwoali6189
@marwoali6189 13 дней назад
WAY JABI DOONAAN MIDH MA QAADI KARAAN.
@Hanaa_MuslimaYemen
@Hanaa_MuslimaYemen 13 дней назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-~~~~: ~:~¡~¡~¡~;....................،...،.،،
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 13 дней назад
THIS IS SCAM BE CAREFUL GUYZ. EVERYBODY FORWARD THOS TO THE POLICE THE POLICE WILL IDENTIFIED THE COMPUTER ADDRESS AND THE ORIGINATOR
@Janno190
@Janno190 13 дней назад
Geele horor way wadataa had quraarad ayaa dhex fadhidaaye joog waxa kugu filan biyaha iyo kasha oo Ethiopia kaa xidho iyo Somaliland oo ku weewarta iyo jabhadaha canfar iyo ereteriya oo ku holcinaya
@marwoali6189
@marwoali6189 13 дней назад
BEEN BAY ISUGU SHEEKEEYEEN.
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 13 дней назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ZEhp-qk5krE.htmlsi=sVNKi9SBd42ur2gf dood culus fiqi vs faysaysal cili waraabe
Далее
СПАЛИЛА МАМЕ СТАРШУЮ СЕСТРУ
00:23
СПАЛИЛА МАМЕ СТАРШУЮ СЕСТРУ
00:23