Тёмный

Xog: Itobiya o kaqaracantay dalabka Somalia & Masar ee ciidanka Eritrea 

Dal Jire Tv
Подписаться 400 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q 15 дней назад
Sobadi saxiib guuul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@m.k.7788
@m.k.7788 15 дней назад
Waa Sidaas Aad Sheegtay
@alinoor6515
@alinoor6515 12 дней назад
Guul eriteria ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanjimale7256
@hassanjimale7256 15 дней назад
Soomaaliya, Eriteria iyo Masar waxay ka mideysan yihiin Itoobiya diidnimo. Haddii qaranka Soomaaliyeed maslaxaddiisa ka dhex arkay in Eriteriya waddanka la keeno waanu ku taageereynaa.
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 15 дней назад
Guul iyo Gobonimo somalia 🇸🇴 walee waa loo bogay hugaaminta dalxureeye Madaxweyne HSM iyo raiisul wasaare xamse cabdi barre hugaanka dawlada Dan qaran.. guuleysta
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 15 дней назад
FACEEN YAYNAAN KU JIIFIN EE AAN HESHIINO SOOMAALIYEEY.
@m.k.7788
@m.k.7788 15 дней назад
Xulafada Dadka Soomaaliyeed Ayaa Guuleeysanaayaan, InShaaAllaah
@hibaali4311
@hibaali4311 15 дней назад
Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia baalaha laha ❤❤❤❤Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤Somalia 🇸🇴 ❤
@daudnur9232
@daudnur9232 15 дней назад
Guul iyo Gobonimo Somali 💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedBashiir-h8n
@MohamedBashiir-h8n 15 дней назад
Waxa tahay wariye dalkisa iyo datkisa jecel guul iyo goginimo 1❤
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 15 дней назад
20 Tanka Kun Ee Nabad Ilaalinta Soomaliya Waxaa Katayabadan 1000 Askari Oo Ereteriya Iyo 6000 Kunee Aysoomaliya Usoo Tababareen
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 15 дней назад
Eritariya iyo masar nagama dhexeyso cadowtinimo dhul ama bad laakiin itoobiya axmaaro waa cadowgeena 1aad..
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 15 дней назад
Guul somalia
@m.k.7788
@m.k.7788 15 дней назад
Waanu Guuleeysaneeynaa, InShaaAllaah Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga) Dalka Soomaaliya ✅ Dadka Soomaaliyeed. Dhulka Soomaaliyeed.
@AhmedAhmegurey
@AhmedAhmegurey 15 дней назад
Daljir media the reality media somali investigation
@m.k.7788
@m.k.7788 15 дней назад
Dadka Soomaaliyeed Ahaan, Waa in Aanu La Dagaallamnaa Cadowyadeena Dhaw Ee Deriska Ah iyo Kuweena Kalena Ee Fogba, Hadii Kale Adoonsiga, Si 100% Waa in Aanu UWadar Ogolaanaa iyo in ina La Sii Adoonsado
@sidimani
@sidimani 15 дней назад
Magcyada masuliyinta masar wa badar cabdil caadhi & cabbas kaamil, mahadsanid
@KhadraAdan-x9b
@KhadraAdan-x9b 15 дней назад
Vivo Somalia and Eritrea
@rnoor9763
@rnoor9763 15 дней назад
Tuugada dhulkeena iyo badeena iney xoog kuqaataan rabaan maxaa lagala hadlaa
@CantarBaliile
@CantarBaliile 15 дней назад
Asc.manta warkaga.qaraxobuleyahay.guul.soomaliya.haisracado.hamidoowdo.allAhana.haisusooceliyo.guul.galad jamaca.keenyo.iyo.itoobiya.halabixiyo..waabanalayen
@moogemooge3836
@moogemooge3836 15 дней назад
Dowladda Soomaaliya guul iyo gobanimo ayaan leeyahay
@MohamedYoussuf-f1z
@MohamedYoussuf-f1z 15 дней назад
Jaamacow ereteriya beero aad u waweyn ayey leedahay.
@sacdiyo1233
@sacdiyo1233 15 дней назад
Guul somaliya ❤❤❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪
@XuseenCali-ie7ws
@XuseenCali-ie7ws 15 дней назад
Scwscwscwscwscw
@Abdinoor51
@Abdinoor51 15 дней назад
Soomaali galbeed hadaa tihiin daba dhilif ha u noqonina cadawga soomaaliyed ee soo jireenka ah
@MohamedOsman-n8c
@MohamedOsman-n8c 15 дней назад
Etheopia abiyaa duugey Isagey eersan doontaa
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 15 дней назад
MATAANAHA KALA AH MWEYNE XASAN IYO RWASAARE XAMSA WEEY GUULEEYSTEEN
@nightmarebutittrandahmeedr7296
@nightmarebutittrandahmeedr7296 15 дней назад
Jaamacoou.ma.aqaan.sida.laguula.soo.xidhiidho.xalay.cabaara.12.kii.habeenimo.wagain.arkay.labandoned.gaadhi.oo..ciidan.itoobiyaan.ah.oo.magaalada.hargaysa.kasoo.galaya.xaga.galbeed.meel.ayou.socdiin.mooyi
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 15 дней назад
Ciidamadii ay tababadhay hasoo hubeyso eratherayan gacanta haku heyso hana ka howl galaan somalia atmistaba haka dhigto si itopia ay futada dhulka u dhigto
@CantarBaliile
@CantarBaliile 15 дней назад
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d 15 дней назад
😊
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u 13 дней назад
Yaabayy oo Yabayy Ciidamada Lagu sowado Maxeyy Tahayyy. Somalia Ciidamada Dariska ah batatanba Somali yan lakeenin Somaliya Ma Cidan Somali ah malotaba Baro😪Anigu Ciiil iyo Calool Xumo Ayaaan udhiman donaaaa Hadey Somali midobinnn ooo Cidanka shisheye labixinin😢
@beautiful7152
@beautiful7152 15 дней назад
Victory for Somalia this is what we have been waiting for for so long
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 15 дней назад
33 sano oo Ethiopia 🇪🇹 faragalin qaawan ku haysay jamhuuriyadda Soomaaliya wax aan kala qeeybin isku dir ahaayn kama aanan faaiidin Ethiopian troops must go
@abdulmuhayminbootaan650
@abdulmuhayminbootaan650 14 дней назад
‏‪Nabideena csw waynaantiisa qokii doodkagaliyaa wuu gaaloobay.igagaarsiiya galad
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 15 дней назад
Comments kayga ciidanasa Eritareeyo ayaa leh ciidamo aad u geesi ah oo naanta isja celiyey Abii Axmed. Marka Nasar waxaa ka sii fiican Eritareeyo.
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 15 дней назад
Salam jamac galed dawlada masar eretariya waa laabo dawladeed oo daan u ah garab joogsiga mata bahan tahay somaliya burburin karayo damaca cadowga ethiopia ee dhibta jirta jamacow hassan wakuma si rasmiya ma ufadhida siyasada hassan sheick waax u wanagsan sharaftisa iyo ta wadanka sow imaradki cadowga ethiopia dabada kawaday sow hassan sheick amaar masindono intu Dubaï kaawaco waaxa oo gaarab istaaga haalka kuma burburayan dawlada isgarabtagay sow haalka kuma niiyad jabayan jamacow saxiibka hassan bal meel saar balaan tisaa Dubaïna kala haadal oo deenta imaradka xa hakusheego somaliwen baa bicineysoo
@AxmedMuxumedMagan
@AxmedMuxumedMagan 15 дней назад
Yutubar beenaale ah weeye miyaad dhex fadhiday bada hindiya ka waran bada casna masaari huuro lihi ma imaan karaan.spmaliyana kolba meel ha u cararto.waxanu leenahay waad caga dhigan doontaan iimaansada itoobiya
@MohamedBashiir-h8n
@MohamedBashiir-h8n 15 дней назад
Waxa tahay wariye dalkisa iyo datkisa jecel guul iyo goginimo
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 15 дней назад
DALALKAAN HALOO SHEEGO IN FARA GELINTA XASAN SHEEKH KU WADO GOBOLADA SOOMALIYA IN UU JOOJIYO. WAA ISAGA WAXA DHIBTA WADA. MIDNIMADA UMADA SOOMALIYEED ISAGAAN RABIN. DAWLAHADAAN NA WAA KULA HESHIIS. DHAMAANTOOD WAA CADOWGA SOOMALIYA. MANA AY RABAAN IN SOMAALIA JIRTO. DANTOODAY WATAAN
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 15 дней назад
2badal oo ku gorgortamayo amniga Somalia ma waxad uu aragtaa wax fican Ethiopia oo deriskula ah na waa cadow oo xirir iyo wada shaqeen lama yeelan kartid miyaa midamo dhaga ma hel hadu malag dhawaqayo walee ban masar imaney nin somaliya ama cabaad ama oy
@maxamadAhmed-c8z
@maxamadAhmed-c8z 14 дней назад
Xassan ma xishoode weeye maanta ertareya ayu baryo u ag faristay marki cidanki lo so tababaray u asaga kala firdhiyay oo uu laayey
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 15 дней назад
ANAGU UMA YEERAN MASAR😂. HA GARGAARO WALAALAHOOD FALASTIIN OO CIIDAMO HA U DIRAAN. DAGALKA AY ISKU WADAAN ITOBIYA WAX NAGAMA GELIN. ANAGA YAY NA ISTICMAALIN😂
@Gureey-l6k
@Gureey-l6k 15 дней назад
Somali waxa u Dan ah cidamada eriteri maxa yeelay dowlada eriteri Dan iyo heelo kama laha maamul gobleedyada wa dad aminsan in somali hal yihin
@A3v-w7q
@A3v-w7q 15 дней назад
Ogaden caqli xuma Jamac we la dagalen marka u yeri gumeysi ga iska keciya wa ka oromo amxaar tigre dagal ku jiran
@faah-l2d
@faah-l2d 15 дней назад
cabsida somaliland idinka haysaa waxay idinku kaliiftay in aad marba wadaan kale u dhiibtan wadaankiina maamuulka xamaar waa failed state
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 15 дней назад
kadaab ayagaa sand iyo siyaado lahaa aan soo galno so9maaliya si ay uladagaasho itoobiya kuligiin naga baxa turki ayaa nagu filan dagaal ayey lawareegayaan soomaaliya ma aha malacab aad ku dagaalantaandhalinyaradaan waxaa loowadaa bada cas iney xuuti la dagaalamaan xuuti soomaalilaad kuma soo tuurayaan oo masar 72 saac ayey u qabatey iney baxaan waxay ku sootuureysaa muqdisho
@saynab7503
@saynab7503 15 дней назад
walee aniga waxan layaabay madax wayna heenadhanoowax uusoo saaray ama hanja baad ama wax uuka hadlayo la ar Key nin masar turkay alatariya madax dooda wararkoda iy faa idoyinkena marka la shegay isaga maa lashego muukahadlo asagoo ka hadlaya hanjabay umada somaliyed baraarujinaya shib dragoon miyaa
@luisfangal1437
@luisfangal1437 15 дней назад
Jaamac warkiisu waa cadyahay Soooooomaaalinmo guuleyso
@fifisaid6470
@fifisaid6470 15 дней назад
SIDEE? ERITREA SOO CIIDEEDA MAAHA ITOOBIYA OO KALA TAAGTA OO TAAG DARAAN .?
@abdulmuhayminbootaan650
@abdulmuhayminbootaan650 14 дней назад
Nabiga waynasntiisa qofkii dood galiyaa wuugaaloobay
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q 15 дней назад
Scwscwscw❤
@AhmedAbee-xt4eb
@AhmedAbee-xt4eb 15 дней назад
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abuumucaadadam6196
@abuumucaadadam6196 15 дней назад
Jamacow banwataha kaso slmayaa keep going 🎉
@najeepjabriil5262
@najeepjabriil5262 15 дней назад
Maxey uqaracme mawadanke Nala ledahay xaranta
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 15 дней назад
ILAAHAY HAJEBIYO YUHUUD&WIXII TAAGEERA
@ahmedibraahim262
@ahmedibraahim262 15 дней назад
GUUUUUUUL GUUUUUUUL GUUUUUUL SOMALIA
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 15 дней назад
war hooy cid wax nooqabtey majiraan anagaa wax u qaban jirney ha nadhaafaan kuligood xasan labadiidowladood oo is raadinaayaba kaalaya agteyda ku dagaalama xoogaa mid walbaba hadana wxuu isu keenayaa shiino iyo mareykan markey holacdana wuu ka duuli aduunyada xasanow meeshaad ku dhuumato waan kuugu soogaleynaa
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t 15 дней назад
Jaajuus kaagan yaa warkaaga kujira kkkkkk
@faah-l2d
@faah-l2d 15 дней назад
Ethiopia waa Libaaxaa africa yaan la isku tatabaan waligeed xataa lama guumaysaan insha aalllaaah Ethiopia iyo Somaliland cadowkasta oo ku soo xad gudba way ka guulaysanayaan waligiinba sawiro iska soo qaadaa bal in sawiradu wax idinka celiyaan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 11 дней назад
Karti iyo dadnimo aad adigu wax kuqabsato ama meel ku istaagto malihid hadaaddan gaal addoon unoqon. Awalba idooor dabacayuun baad aheeyddeen bilaa sinji ah.
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed 15 дней назад
DJAMA FAQASH HAA KHIQIÎN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 15 дней назад
Jaamac oday soomaaliyeed
@moustaphaamoudmoussa5188
@moustaphaamoudmoussa5188 14 дней назад
we support Ali
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 15 дней назад
GUUL SOMALIYA
@guleit89
@guleit89 15 дней назад
Jamac galad
@redwolf1552
@redwolf1552 15 дней назад
So
@danabguuled5491
@danabguuled5491 15 дней назад
Ethiopia weligeedba Lagamà Guuleysan, waana Guuleysan jirtay, taakhiirda dib u baadhan Ethiopia iyo masar, Ethiopia weligeedba way garaacin jirtey Masar, Ethiopia geesinimada iyo guushana waa la deris. Nin aad fadhi kaga adagtahay looma sarò kaco, wow yaa ku dhici Kara LIBAAXA Africa, ee all know Who Is Dr Abiy Ahmed, May god bless Ethiopia 👍👍👍👍👍
@abdirahiinjamaal1666
@abdirahiinjamaal1666 15 дней назад
maalin walbo ciid maahan oromo hadhoew marki lagu wasoo qaramada midowe u carar
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 15 дней назад
1977 HAWAASH AYAY CIIDANKA SOMAALIYEED TAGEEN RUUSH IYO CUBA AYAA ETHIOPIA USOO HEELIYAY
@MohamedBashiir-h8n
@MohamedBashiir-h8n 15 дней назад
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed 15 дней назад
RIYO FAQASH,SHEIKO FAQASH.......HAADAD ADIGU DONO IYO HADAAD ADIGU DIDABA,HADAAD MASAR DALBATII IYO ÉRYTHRÉE SO GURMATA.....HADAAD WALI DUSHIBAD,,DAMAC WAA ALKISII.GUSHA WAA HUBAL...SOMALILAND WAA LAQONSANAY.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 15 дней назад
Oromo waxne kama lihiid
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 15 дней назад
Naf la caarigi bay gur gurti masar kolba meel isku qaadyan 😂😂😂
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 15 дней назад
Eriterya masar jibuti turkiga so kaxayso bal waxay qaadan aan argni
@a.j2428
@a.j2428 15 дней назад
ADIGOO AH ?? KU GARANAY INA MUUSE BIIXI LAFTA NAGAA
Далее
Bearwolf - GODZILLA Пародия Beatrise
00:33
Просмотров 359 тыс.