Тёмный

Xog Sirdoonka Kenya oo Nisa la wadaagay Xildhibano Sirdoonka Itobiya la shiray,Mucaradkii oo Kenya. 

Suldaanka TV.
Подписаться 397 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 112   
@YusurDeeqa
@YusurDeeqa 7 дней назад
XILDHIBANDAS WAA IN LADILAA SABABTO AH SITA DOWLADA AYEEY BIXIYEN.
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 6 дней назад
WAA JAWAASIIS KULIGOOD.HALA TOOGTO.
@mohamoudabdulle4756
@mohamoudabdulle4756 7 дней назад
Waa jawasiis waa in la dilo ninmankii safiirka Cadowga EThiopia
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 7 дней назад
Xildhibaanadaa waa qaainu wadaniyiine maxkamad halasoo taago.
@elmihassan7950
@elmihassan7950 7 дней назад
Asc xildhibaanada waxay masalaan dowlada haddii ay sameeyaanqaran dumis waa in si deg ah xasaanada looga qaado lana xiro tuugadaa
@osmanmusa5572
@osmanmusa5572 7 дней назад
Walalayal kuwas ma aha xildibaya watugu waxanaqa inalamaxkamathiya oonaluguxuma diltogasha ih shugran
@Sarta100
@Sarta100 7 дней назад
Xildhibaano oo cadaw ah aya juia la shaqeeya waa in la xirxiraa waa qaainul wadaniyiin kuwaa oo ku jira baarlamaanka ayagasna u jaajuusa itobiya iyo alshabasb.
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 7 дней назад
Mantay wa ficantahay wadanka wada leynahay waxad noqota warye muwadin ah
@mohamedqoobfaras2758
@mohamedqoobfaras2758 6 дней назад
Waa Dhiig Yacabyal Ummada Horay U Xasuuqay .
@ArrowJubase
@ArrowJubase 7 дней назад
7:46 Qiyana Qaran wa in lamaxkamadeeya
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 7 дней назад
Asc Suldhaanka TV Xildhibaanada Safaarada Ethiopia ee Kenya tagay waa in xasaanada lagaqado Lana xidho Waayo Qaran dumis .
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 7 дней назад
Kuligood waa basaasiin waana kawada simanyihiin,including maamul goboleedyada
@djaferissie1150
@djaferissie1150 7 дней назад
Waa basaasiin lasafanayaa cadawgaa waa dambiilayaan....
@osmanmusa5572
@osmanmusa5572 7 дней назад
Walalaheyow kuwas cidnamama thlan haluga xukuma diltogasha ih
@user-wo6hp1yk7g
@user-wo6hp1yk7g 7 дней назад
Waa in xasaanada laga qaado maxkamadana lasaaro waa khaa inu wadan
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 7 дней назад
Xildhibanadaa xukunkodu waa dil hadii cadalad jirto waayo khaayin wadani nin xildhibana oo wadan kale u adeegaya
@mohamedqoobfaras2758
@mohamedqoobfaras2758 6 дней назад
Waa Horgele Yahuud Ah..Waxay Mudan Dil Toogsho
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k 7 дней назад
Xildhibanka waa noqon kara aragti ka duwan laakin sirdonka ethoipia ayan shir laqadanaya waa qalad
@ibrahimfiqi4578
@ibrahimfiqi4578 7 дней назад
Waa in laxiraa muddo dheer
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k 7 дней назад
Waa in xasaanada lagala laabta
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 7 дней назад
❤❤❤❤waaxaasad waxy agamareen wadaninimadiii
@osmanmusa5572
@osmanmusa5572 7 дней назад
Hidibanahas watugu caloshod ushaqesiyalih waxanaqaba inamaxkamad lalatigsatha oonlaxera
@user-qi2dy9ym9e
@user-qi2dy9ym9e 6 дней назад
Mucaaradku ha guuleeysto
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 7 дней назад
Waakhayaano Qaran Waana Inlamaxkamadeeyo??
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 7 дней назад
XILDHIBAAMADAASI WAA KHAA'INUL WADAN. WAA IN MAXKAMAD LA SAARO, GOLAHANA LAGA SAARO. Marka horeba waxay ahaayeen basaasiin la soo diray, oo la dhexgashaday baarlamaanka.
@cadecalasoowcariif1257
@cadecalasoowcariif1257 6 дней назад
Asc. Itoobiya Niki wada ama raba waa itoobiyaan
@user-wo6hp1yk7g
@user-wo6hp1yk7g 7 дней назад
Xilfhibasnadsn toogasho hadaan lagufulonaynin halayska aamuso
@JimaleAnsar
@JimaleAnsar 7 дней назад
Halaga qado xasanada kadib hala xero
@AbdukaderM
@AbdukaderM 7 дней назад
Waa in laso xiraa oo maxkamada laso istaajiya waayo waxay qaranka ku yihiin caqabad iyo hanaanka dowladnimo✊️⚓️👁
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 6 дней назад
Waa sheeko waalan, iyo ujeeddo gaar ah. Kuwii Uhuru Kenyatta Gutoonooyinka u xirayey Soow hadda ma joogaan Villa Somalia! Waana waxa muuqda ee kaliya la hayo !
@Fadumahassan-ux6lz
@Fadumahassan-ux6lz 7 дней назад
Ha la is ka qab to beesha mareexaan iyonajeerteen waa cadawga beelweynta hawiye
@abdulkadirmusa675
@abdulkadirmusa675 7 дней назад
Kuwaasi waa basaasiin waa inlaxirxiro
@user-qi2dy9ym9e
@user-qi2dy9ym9e 6 дней назад
In lala shiro ma ahan qalad waa sharci isku sirta uu kaa raadinaayo inaad ka raadiso ileen waan ognahay itopia waa cadow soomaaliyeed marka aad ogaato sirtiisa waad ka guuleeysan kartaa
@user-lu8fm6wo7p
@user-lu8fm6wo7p 7 дней назад
Waa qandumis
@abdideria18
@abdideria18 6 дней назад
(Sxb) xildhibaanadaas caddeynta loo hayo oo lagu daray dhaartii ay waddanka u dhaarteen, waa in lagu maxkamadeeyo, kadib markii xasaanada laga qaado, inta kalena waa loogu qoos goyn lahha. Aaaaaàah, aaàaàaah
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 6 дней назад
Waa musiibo somali kuhabsatay dadkan xil maaha waa wada jaajuus iyo Al shabaab
@gashassanali4807
@gashassanali4807 7 дней назад
Waxay ku kaceen qayaano qaran
@shariffabdinassir3671
@shariffabdinassir3671 7 дней назад
May maqabo ee download ayaa rabto in xildhibanada ku ugaarsadaan
@user-tk7og1ds6j
@user-tk7og1ds6j 6 дней назад
Waa xaab cashiir uu dhikaaaaa oo decretoo uu soosaraa
@RashidmouminhousseinWizarache
@RashidmouminhousseinWizarache 6 дней назад
Waa ina laa xidho 4 tabaa
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 7 дней назад
Faraho & Sheiif Meysan cambarey Dulaanka Atobiya Balwaakuwa Shaqsdaas Qabanaaya Ayagaadirey Xildhibanadaas??
@hadaafowcc5373
@hadaafowcc5373 7 дней назад
Sxb Gamadiid waxaafiicnaanlaheyd inrayigaaga aad cabirto lkn Ra,yi nin kuusoodhiibay sharafdarro maahinoo.
@user-xf7px3us2h
@user-xf7px3us2h 6 дней назад
ASC waa nasiib daro in maanta Xilibaan somaliyed cadow u adeega 😢 Laakin dowlada shaqadeda haqabsato
@calixuseen4324
@calixuseen4324 6 дней назад
Asc madaxwne khaayin ah iyo xildhbaano khayiniin ah waa isku mid
@ArarsehDjidheh
@ArarsehDjidheh 6 дней назад
Xiildhibanadaa xiilkaa halagaa xaayuubiyoo maaxkabaadnaa halageeyo
@abdulkadirgulled
@abdulkadirgulled 6 дней назад
Suldaanka. Qaabil baad ku diifaaceesa. Balse haddi aan mar kale ku dhiigeeso isheeg. Beentada qaabil diifaaha. Laakin. Waxa jiira maa tiihiid Qaashaan batahaye. Dhiiqa luugaha laaguu gaaliyaye
@feysalkhalif8366
@feysalkhalif8366 6 дней назад
Kuwaan xildhibano maaha waa jawaaziiz u shaqeeya Ethiopia xildhibaanadan Hala baaro dhaq dhaqaaqoda
@MadamedAxmed-bw9xs
@MadamedAxmed-bw9xs 6 дней назад
Waa kuwa I door ee basaas ah walba wajiile
@ahamedsheekh4275
@ahamedsheekh4275 6 дней назад
Intay waxaas wataan dawladnimo ha sugin
@AbdirahmanHurre-vt8dr
@AbdirahmanHurre-vt8dr 6 дней назад
Hala waraysto waxaa cadaatay inay sirta. Wadan kana. Ay gubbinjireen waxkasta shirkaha hala waraysto markay sheeran a halagoogoyo ayaan leeyay
@harig-shillgroup6837
@harig-shillgroup6837 6 дней назад
Kuwaas ma mudna in la dhaho Xildhibaano. Kuwaas waa dabadhilifyo waana in laga xayuubiyo xilka iyo maxmiyadaba. Kadibna waa in la tarxiilo amba la khaarijiyo. NISA hawsheeda ha qabsato.
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 6 дней назад
Hade run noqoto waa jaasuu cadow ah oo haysta Xasaanad in la qaada isla markas lo taxaaba xaabsi oo iyaga laga radiya sirta ee bixiiyen markasna la diila ee waa cadow ku soo dulay qaranka Somalia
@cabdiqadiriya4718
@cabdiqadiriya4718 6 дней назад
cidkasta oo itobiyan ka la shaqeeya waa shabaab oo kale
@Husseinibrahimhusseinyare
@Husseinibrahimhusseinyare 6 дней назад
Waa munaafaq waa wayn
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 7 дней назад
Dowlada waa iney tiilaato cad cad ay ka qaado
@cabdiqadiriya4718
@cabdiqadiriya4718 6 дней назад
Xildhibanada somali ee la shaqeeya itobiyan ka waxay mudan yihiin in ladilo
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud 6 дней назад
nolosha halaku aaso
@ShafeecAdeen
@ShafeecAdeen 6 дней назад
Xilka halaga qado kuwas
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 6 дней назад
Xildhibaan.gamadiid.wuxuusheegay.oo.dhan.waarun.tani.lamadhihikaro.waa.dawlad ee.magackalehaloobixiyo
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 6 дней назад
waa in ladilaa afartaba !!!
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 7 дней назад
Kuwaqeeylaya Waakuwalashiraya Shisheyahay??
@ibrahimrascidabdulfattah258
@ibrahimrascidabdulfattah258 6 дней назад
Xildhibaanadaas waa in Xasaanada laga xajuubiyo xabsigane loo taxaabo.
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 7 дней назад
Waa Qarandumis ha laciqaabo.
@shahidcali2926
@shahidcali2926 6 дней назад
Maa jeelka ladhigo
@faraxcabdullahi1581
@faraxcabdullahi1581 7 дней назад
Suldaankoow waxaad socotaba mawaxaad maraysaa inaad ninkii mucaaradaba aad tiraahdaan ithoobiya ayuu u jaajuusayay war isceebsada waliba u ogolaada mucaaradnimada xildhibaanka beenloow baadtahay faaladaadu waaqaawantantahay
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 6 дней назад
Ha wanna lakinwinxasanad winlaqada
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 7 дней назад
Haye, taas miyey keentey
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 6 дней назад
Qaain wadan hala xiro
@AbdiRooble-o5x
@AbdiRooble-o5x 6 дней назад
Waa in la daldalo guugada
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 6 дней назад
Cadaado dare maaha e waa khaain waddan.Waa in too loo toogtaa..
@xasanbare6078
@xasanbare6078 7 дней назад
Ma rumeysani arintaas inay dhacday.
@hanitawane9886
@hanitawane9886 7 дней назад
Wadankan xukun malatiri ayu ku fcnyhy inlagu soroga Somali meel uron majiro
@AxmedYusuf-k3f
@AxmedYusuf-k3f 6 дней назад
😊aa
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 6 дней назад
nisa way khaldantay waxay ahayd markii la ogaaday in hoos loo khaarajiyo, sirdoon ku ma aha inuu soo bandhigo, siraha khatarta qaranka ku qaranka si hoose ayaa loo khaarajiyaa !!!
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 6 дней назад
Haa way jiraan waana kooxdii farmaajo oo xabashida ubasaasta waa kuwii muwaadiniinta ka iibsan jiray xabashida !!!???
@baxarsheekhcabdi1428
@baxarsheekhcabdi1428 7 дней назад
Kuwasi aarmay kasii ahaadan kusi golaha xldh
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 7 дней назад
Waa jaahiliin sana wadani ahayn
@SharifAbdinur
@SharifAbdinur 7 дней назад
Csm waxay muteysanayaan xarik
@maxamedcabdi5459
@maxamedcabdi5459 6 дней назад
Tiirka hala so taago warkale mesha mayaalo
@user-wq8qs2he6v
@user-wq8qs2he6v 6 дней назад
Haahalaciqaabo
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 6 дней назад
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@caligidhow4712
@caligidhow4712 6 дней назад
Qaa imul wadan kaafiriin ah canaasiir illaah ka fogaaday waa na in ladaldalo insha allaah
@MuhamadSharif-li6nl
@MuhamadSharif-li6nl 6 дней назад
Suldanka tifii wa benaale wa tuug
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 7 дней назад
Adeer filinkas waa fahamney, waa sheekadii damujadiid iney nabaan dadka ka aragti duwan, iyaga oo xabaalihii iyo hantidii dalka gatey, shacabku waa bartey beentii lagu diley xildhiban Aamino iyo ikraan oo maryaha madaxa ay ku xirteen xasan sh iyo saaxibadiis.wbt
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 6 дней назад
waa run waa farmaajo kooxdiisii oo ithopiaanka ahaayeen ee dhihi jireen ithopia walaalo ayaan nahay 😂😂😂😂 waana qaaimiin
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 6 дней назад
Been Hadad Shegeysid Mid Ruun Uu Ega LA sheega Gormey Sirdonka Itopia Galmudug Tageen Galmudug Waa Meesha kaliya Ee Xamar So Labeysa Oo Cadeysay Iney itopia Danaheda Laga fushan Kariin Cadeyayna Iney Dowlada fadaralka Garab Tagan Yiihiin Siida Uu Cadeyay Hogamiyahoda Qoor Qoor Galmudug Haku Been Abuuran
@CabdirisaaqCali-qf5dj
@CabdirisaaqCali-qf5dj 7 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 6 дней назад
Beenaale yaa wax u sheegeysaa marka hore afsoomaali soo baro.
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 7 дней назад
❤❤❤❤
@abdiabdi9643
@abdiabdi9643 6 дней назад
Tug tuug dhalay baa tahay oo beenaale ah
@user-ed2wv1uz3t
@user-ed2wv1uz3t 7 дней назад
Sidee dawladda waraaqaheeda aad u helikartaa?
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax 7 дней назад
Waxas waa ben wana wax laso abaabulay oo larabo in dhigodda lagu banesanayo ee runta hala shego ok
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 7 дней назад
Yaa CADEYNAYA???
@saharlacusmaan2690
@saharlacusmaan2690 7 дней назад
Waxaaß waa laguu soo dhiibay gabadha waà aroos oo waa maßhquul Inta kalena Xamar eey joogàa Aflagaddada joogi
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo 7 дней назад
Waxaa dhici karta in laga been abuuranayo oo kooxda damujidiid mucaaradka danbiyo aysan galin inay dusha kasaaraan war yaan lagu dag dagin xasan iyo kooxdiisu fashilkoodii bay rabaan inay indhaha shacabka iyo barlamaanka is ka jeediyaane
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 7 дней назад
Balaayo ku dhageysatay
@abdirizaqfarah7270
@abdirizaqfarah7270 7 дней назад
Xasan baa itoobiya lajira
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 7 дней назад
JAJUS WEYN ADIGA AYAA AH MORYAN KAL KAL
@khadraessa1265
@khadraessa1265 7 дней назад
Maxaa loo afduubtay Xil Dhib San Qaran
@khadraessa1265
@khadraessa1265 7 дней назад
Qaran ma jirto beenaale . Waa marmarsiiyo kkkkkk
@HasanBile-gu3zp
@HasanBile-gu3zp 7 дней назад
You are telling us your hatred for peace and life and what else you are telling us is that you are a private person, your hatred for peace and life is the people of Somalia.
Далее
100❤️
00:18
Просмотров 1,7 млн
The UK Election Results Explained
8:17
Просмотров 1,2 млн
100❤️
00:18
Просмотров 1,7 млн