Тёмный
No video :(

Deg Deg Trump O Live Loo tooganaaya & Ninki Toogtay O Asagana La Dilay Daawo 

Dulmi Diid
Подписаться 382 тыс.
Просмотров 59 тыс.
50% 1

Deg Deg Trump O Live Loo tooganaaya & Ninki Toogtay O Asagana La Dilay Daawo
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets.com/trade-now/?...
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Опубликовано:

 

12 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 123   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 26 дней назад
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@abdullahimahamud2487
@abdullahimahamud2487 Месяц назад
Cadaabka alle haku fogeeyo
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Месяц назад
InnshaAllah maraykanka masiibo haku rido Allah
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh Месяц назад
Somali guul
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 28 дней назад
allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 Месяц назад
Allah inow fakado ma aheyn allow uu tawafaa odeygan wuu ka sii dhib badan yahay kan hada jooga gaalo allah jebiyo
@najmahussein3502
@najmahussein3502 29 дней назад
الله أكبر ❤ الله أكبر ❤ الله أكبر ❤ الله أكبر ❤ الله أكبر ❤ الله أكبر ❤الله أكبر ❤
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
usa alaaha ku salado masiibo allaha burburiyo
@FaysalHanad-tx4gx
@FaysalHanad-tx4gx Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@user-qf1sy2dx8r
@user-qf1sy2dx8r Месяц назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Месяц назад
Waqti kasta ayaa dagaal sokeeya ka dhici karaa Illaahay ha ka rido meeqo waddan ayuu burburiyey😢
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 29 дней назад
Alaahu Akbar Alaah dile ayaa dhinta wuu badbaday
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Месяц назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 29 дней назад
Alaaha cadaabo oo kama kaco insha Alaah amiin
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Месяц назад
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله تكبيرات
@Jamuux
@Jamuux Месяц назад
Sheikh maxamed afsomaliga aad soo qortay Wuu khaldanyahay, trump oo la toogtay waa isagoo dhintay ama trump was killed English ah, ee trump oo xabad❤ku dhacday ama lagu dhuftay dheh, mahadsanid
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Месяц назад
Maaha wuu saxsan yay, trump was killed = trump waa ladilay weeye. Toogashadu waa marka xabbadda aad la shiishto qofka lawaa amma lahel. Cabbad lagu dhuftay amma kudhacday waa loolama jeedin si uun bay ugu dhacday weeye.
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Месяц назад
Allahu akbar 😂😂😂alla haka dhigo run isaga iyo odayga curyaanka ah alla ha qabto
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 29 дней назад
Allaah ka soo saaray xaqii ay ka galeen reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan shacabka ay laayeen shayadiinta yahuud caawinayey. 🌚. Allaah akber 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲☪️
@QassimMohamed-bb8pm
@QassimMohamed-bb8pm Месяц назад
Walaal Runti hada fakirey arintan thump waa acting waliba waxa lagu dabolaya arinta ama xasuuqa reer Gaza wana ariin logu jediyaay ka hadalka arinta reer Gaza wlhi wax kale maha ilahay ayaa no maqan insha Allah
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 Месяц назад
Ninkaan waa actor si uu election ka u qaato oo qaza xasuuqeeda loo hilmaamo baa loo sameeyay anagana waa daawanaynaa . Ilaahay wixii muslinka kasoo horjeedo ama dhagar la damacsan ha rido..aamiin
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 Месяц назад
Waa cajuus arag xun hala dilo balaayada foosha xun
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Месяц назад
Thanks 🙏👍
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Месяц назад
Wuxuu soomaali ku sheegi jiray ba ku dhacdy
@bisharobashir5999
@bisharobashir5999 29 дней назад
Hhh Haa no safety ba xasuusana😂
@YaxyeMohamed-hg8xq
@YaxyeMohamed-hg8xq 27 дней назад
WAA DHAGTA DACALKA DHEER WEEYE
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
daalamiinta oo dhan umada allaha ka qabto
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Kuwa Dulmiga dadka Ku laayo Allaha dhadhansiiyo.
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 29 дней назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Месяц назад
Allahu akabar ❤❤❤❤❤❤
@Abdikaniabdiabdilahi
@Abdikaniabdiabdilahi Месяц назад
Waar Meesha war In LA Damiyo ayaa la Rabay dhacdooyinka dunnida ka dhacayi si toosa ayay iskugu xidhanyihiin waa lafilaayey 100% qofkii wax fahmaayi we are one village
@Abdikaniabdiabdilahi
@Abdikaniabdiabdilahi Месяц назад
Maraykanka tan ka socotaa waa jilniin Daaha dabadiisa laga maamulaayo
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
Zionist Ka danbeyo
@nestehamohame
@nestehamohame Месяц назад
badan inla toogto aya fican tumna wa nin muslim neceb Ilaheye Ha dumiyo galadan kibirtey
@faraxmuuse9264
@faraxmuuse9264 Месяц назад
Shiikh Dulmi Diid xabadu way ka dheeraysaa guuxeeda ama sanqadheeda, sidaas darteed waa sax sida wax u dhacayaan.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Месяц назад
Qof sniper ah siduu ula waayaa. Waa maxay dhagtay kajeexday? Anigu waa hodhodho ayaan isleeyay.
@faraxmuuse9264
@faraxmuuse9264 29 дней назад
@@NewsFusion24 Sniper maahayn wuxuu ahaa wiil yar oo arday ah oo xanaaqsan, wuuna dedaalay laakiin wuu ku fashilmay isku daygii
@SmilingAquariumFish-zf2vv
@SmilingAquariumFish-zf2vv Месяц назад
Madhintey😮😮 Alxamdulilah ❤❤❤
@HawoMuse-lz5kd
@HawoMuse-lz5kd Месяц назад
Maya wuu dhaawacay 😂
@SmilingAquariumFish-zf2vv
@SmilingAquariumFish-zf2vv Месяц назад
@@HawoMuse-lz5kd waxa ficned meeshi lobadnaa in uu aado
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg Месяц назад
Wow this world 🌎 now comes crazy 😮
@najmahussein3502
@najmahussein3502 Месяц назад
الله اكبر❤
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Месяц назад
Waa. Films. Uu. Ka. Dambeeyay. 😂😂
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Месяц назад
Oo wllo ma,wax aadan hubin baad cinwaan kadhigaysaa??!!!!
@farahsaid6913
@farahsaid6913 Месяц назад
Maraykan waxaas in lagu khaldi karo ilama aha
@Maryam-wc9lm
@Maryam-wc9lm Месяц назад
Ma uusan dhicin xataa wuu gabaday 😂
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 Месяц назад
Hala dilo waa sheydaan Muslims nicib
@user-hx4ug3nc2n
@user-hx4ug3nc2n 29 дней назад
Hal xabaa ka horeesay ama is difaacid oo dhagta u qabsaday
@anabibrahim5934
@anabibrahim5934 Месяц назад
Yaa Allah na badbaadi meshaan cabsi cabsi waaye wlhi his son said trump is doing good but I don’t think he is not
@ahmedomer3363
@ahmedomer3363 Месяц назад
Waaaw Baga alxamdulilah allah mmu dhinto😅
@FeysalNice
@FeysalNice Месяц назад
😂😂😂 waa Riwaayad cadi ah waa wax la isla ogaay mida kale xabad ma aheeyn waxa dhacaya ee waa feek
@Ahmedmahamed99
@Ahmedmahamed99 Месяц назад
Qorshahan isagaa soo abaabulay
@nfls5645
@nfls5645 Месяц назад
Asc ❤
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s Месяц назад
Waxan rajaynayaa in aad natanyaahu naarta ku soo buuqdo Aakhiro insha laah isguu cabaadaya iyo kibirkiisii aduunka
@AftahanAbdi
@AftahanAbdi Месяц назад
Xabada meeshii la rabay market ku dhacado ayaa dhawaaqeda la maqalaa dhawr seken ayay la danbeeyaan
@XildhibaankaXaji
@XildhibaankaXaji Месяц назад
WCS WRR
@MUNIIRYARE257
@MUNIIRYARE257 Месяц назад
Dulmi diid sxb ma laga yabaa in lugu qarinayo xasuuuqii caawa Palestine. Waana FAKE
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
wa film ee lama toogan bal sifiican ufiiriya waayo qof latoogtay dhulku kudhaca
@lebron2346
@lebron2346 Месяц назад
Filim
@mohamefaden847
@mohamefaden847 Месяц назад
Sheekh Qabiilayste
@Aragsan192
@Aragsan192 29 дней назад
Ceeb walal
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 Месяц назад
Xabada ugu horeysa ayaa ku dhacday codkeeduna wuu fogyahay xabadahan aad maqlayso ee danbe booliskaa ridaya oo ku ridaya ninka soo toogtay
@khadaraahmed2343
@khadaraahmed2343 Месяц назад
Xabado runa ma aha
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 Месяц назад
Wadanka yahuud ayuu gacanta ugu dhacay waayo Biden waa nin asaasaqay wax walbana way ka samaystaan bal dalka maraykanka ayagaa hadda meel walba xukuma ma rabaan madaxweyna maskaxdiisu joogto . Waa la dilay ninkii dilay awalba waa will la Soo borogaraamiyay
@anabibrahim5934
@anabibrahim5934 Месяц назад
Xabsiga in uu kaga badbaado ayu rabaa
@sucaadohaajichannal9918
@sucaadohaajichannal9918 Месяц назад
Gaalada Allaha jabsho
@AbdiSheikh83
@AbdiSheikh83 Месяц назад
waad la daahday
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 29 дней назад
Alaaha ciqaabo kuli waa dadkì muslinka burburiyey
@abaskulmiye5232
@abaskulmiye5232 Месяц назад
Falanqeeyaasha wa qaldan yihiin mesha Hollingwood ma ahaa wa sax toogashada
@topmoviescenes8941
@topmoviescenes8941 Месяц назад
Waxan tagtiig cod radis ah waaye dorashada ayu raba in uu cod badan ugu helo
@mainaomar2170
@mainaomar2170 Месяц назад
5:15
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 29 дней назад
Barnaamijyadaadu wey fiicnaan lahaayeen hadaad iska deysid bahalkaan xunee aan waxba laga arkeyn ee gacanta ku haysid, miyaad weydey shaashad intaas ka weyn oo si wacan wax looga arki karo sida laptop ama dhalo kasii wacan. Niyohow sidaan wax ka badel,
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Месяц назад
Maca bay ku tahay Somali 🇸🇴 buu ku dhahay no coverment no police 👮‍♀️ no sefe 😂😂😂😂 what happened to him 😂😂😂😂
@mainaomar2170
@mainaomar2170 Месяц назад
See what happens ?
@khadaraahmed2343
@khadaraahmed2343 Месяц назад
Waa daraamo uu ku tala galay
@MacaLinkajacayLka
@MacaLinkajacayLka Месяц назад
Trump waa garac Waxa Lagu riday xabadba maaha isagaa film ka kadambeeya 😂
@user-sn3xi5ht1o
@user-sn3xi5ht1o Месяц назад
suurta gal miya madax weynaha in laxbadeeyey mareykaka mase xasuuuqi manta Qaza kadhaca dhacay ba looga jeedin dadka
@gacalahmed6858
@gacalahmed6858 Месяц назад
Xabada bam makaydhahdo already bartilmaameedkede waa gaartay
@user-lt4bl6yb6m
@user-lt4bl6yb6m Месяц назад
Waa war wanaagsane odagu ma dhintay
@HawoMuse-lz5kd
@HawoMuse-lz5kd Месяц назад
Maya😂
@hakimahassan2940
@hakimahassan2940 Месяц назад
Looks like pipe gun sounds.
@user-rh5mf6ii8i
@user-rh5mf6ii8i Месяц назад
Hadiii aaan fakiray in indhaha caaalamka laga jeeeeedinaaayo waxiii maaanta ka dhacay Qasa
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l Месяц назад
Trump dhegta ayuu ka dhaawacmay sidii tyson hollyfield dhegta uga qaniinay!
@user-ry6fb2ni9q
@user-ry6fb2ni9q 29 дней назад
Dagàalosukeeyoallawkaridmaraykan😂😂😂
@shukrimaxamed4752
@shukrimaxamed4752 29 дней назад
😂😂😂waa siyaasadaha uu ku dhaqmo midwalboo rabo in ladoorto waa kutalagal
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn Месяц назад
Ma dhintay mise wuu nool yahay Inuu dhinto ayay ahayd waayo falastiin ayuu nuclear Ku dhufan lahaa
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Месяц назад
Laga yaabee waa prank !
@cabdicasiismuuse4297
@cabdicasiismuuse4297 Месяц назад
Sheekhan Rufiyaanimadiisa ayaan aad uga helay. Xanta dhan Wuu soo aruuriyaa.
@SmilingAquariumFish-zf2vv
@SmilingAquariumFish-zf2vv Месяц назад
Ceeb wll afka yuu ku qolocan😢 ka xishood shiikh Maxamed ❤❤❤❤
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim Месяц назад
😂😂😂😂😂😂
@cabdicasiismuuse4297
@cabdicasiismuuse4297 29 дней назад
@@SmilingAquariumFish-zf2vv War ma caynin. Rufiyaan waxaa la dhaha qof wararka xanta ah soo aruuriyo. Marka Shiikha wa rufiyaan fcn
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 Месяц назад
Trump Waa shar mreykan u qarsoon… Waxuu faraya in uu wdanka qalalaso ka Abuuro… waxaa kale la yaabay … in uusan xitaa qaylin.. qof hub ku dhacay oo xanuun mujineyn…yaaab.
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Месяц назад
Sheekh waxaanu kaa qorno noola kaalay mwenye hore oo la toogtay fake ma noqon karto waxa la ogaanay dhiig iskama yimad ee dawladu way baadhi doonta waa in la helaa nabar kii dhiiga keenay
@Ibn.Hadarmuud.
@Ibn.Hadarmuud. Месяц назад
Low quality Hollywood movies 🍿 🎥
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Месяц назад
Afka gooso cakku isaga iyo cirradiisa qassartay
@abdirizakahmed6886
@abdirizakahmed6886 Месяц назад
shiikh maxadhacay so adigii yiri waxaan idin barayaa 15 qaab oo online looga shaqaysto lacag xalaal ah meeye
@XuseencaliMaxamed-pq3mr
@XuseencaliMaxamed-pq3mr Месяц назад
Ino dhintey axeed
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Месяц назад
Isla dawlada American aya ka danbesaa maxa yele Trump ma raban asigne waso tagan yahay
@HappyBocce-go4gn
@HappyBocce-go4gn Месяц назад
Maiga hubtaa
@AbuukarMohamud
@AbuukarMohamud Месяц назад
Nacala dhalay jaliin ayuu wada😂😂😂 wacel
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m Месяц назад
Sheekhii gafuurka waynaa ee isaaqa necbaa nacdali kugu dhacday gafuur wayne
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq Месяц назад
Jaahil yaa kula hadlay maxaase ku keenay halkan. Wajigaga ka fiiri nacladi oo sideda ah adiga ayey kor kaga ahaatay. Jaahil jiran oo jahda ka lunsan baa tahay. 😅😅😅😅😅😅😅😅😅 Hooo citiraaf anigaa ku siiye 😅😅😅😅😅😅😅😅😅 WAR YAA SHEIKHA KA LEEXO
@fathiaahmed5526
@fathiaahmed5526 Месяц назад
In uu bakhtiyo aheed 😂😂😂
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Месяц назад
Hadìi baaritaanka sidaas yahay waxaa dhici karta in arin xayaysiin ay tahay oo rasaastana ay faik tahay oo suuq loogu samaynayo trump.
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z Месяц назад
KUSLIYA NABIGEENA MUXMED SCW SCW SCW SCW SCW
@CabdirashiidMuxumad-mg7lm
@CabdirashiidMuxumad-mg7lm Месяц назад
Masaaraco ciyar moodaa
@ummu3116
@ummu3116 29 дней назад
Waa loojeeda inay riwaayad tahay
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 29 дней назад
Muxuu tartama Baydhan waa yuhuuda duqoobay oo aan socon karin
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Месяц назад
Film😂😂😂😂 trump ka atora ah
@issackbinuibrahim
@issackbinuibrahim Месяц назад
Israil xasuqa ay shaley geysata ay dadka laga jedinaa wa wax dadk ku mashquliya in israil wax ay geysati liga indha sirxadiya dadka socal media is ticmala U S A dhiga arabta way ku farxashaan in sas lo fududeysta arab ayada aya isku dubneen dhacdodi aya laga faideysti falaasin allah ayaa umaqan insha allah gusha xagedi ayay udhabeysa free falastine🇵🇸🇵🇸🇵🇸الله اكبر
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Месяц назад
Trump hadhaawacmo hanunka falastin hadareemo
@user-yi7xx3cn5i
@user-yi7xx3cn5i Месяц назад
He did not got she shoot, that was, fake
@user-oj1cu1ce4l
@user-oj1cu1ce4l Месяц назад
Waxaan is dhahday is fake is something he plan. Cuz that place phenysalvania most are his people specially that side. But Allah knows better is kind like a movie that he was waiting the action
@jawaahircabdi3936
@jawaahircabdi3936 Месяц назад
beydan iyo Donald tramp habaqtiyeen yahuud la jirka odoga asasaqa ee beydan ay rabaan yahuuda waxey raban ayka sameysan karaan marka Donald tramp inkastuu yahuud lajiro hadana wax yabaha qaar inu kadiido alaga yaba asasaqan beydana ay raban dib u jeso ama horey soco hadii la yirah an diden drama xaarka wawada cuntaa lakiin ala dhahay af tirtirashadey is dhertahay marka yahuuda asasaqa beydan aa upon ayagana xabadeyey Donald tramp yahuuda qalqal cabsi iyo argagax allaha kurido adunka ayaga la nasan layahay falastiin Allaha ukalmeyo
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Месяц назад
Fake fake all setup waaye don’t believe
@abshirqadar1967
@abshirqadar1967 Месяц назад
Been Waye wax kama jiran
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Месяц назад
Dhiga it's look like fake
@marwaancapitahnolixle402
@marwaancapitahnolixle402 Месяц назад
Aniga rayigeyga waa been
Далее
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
00:55
НАША НАСЫЩЕННАЯ ПОЕЗДКА В КИТАЙ
1:32:55
Can you do that⁉️ #beauty
00:16
Просмотров 1,4 млн
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
00:55