Тёмный

Xogaha Laga Qariyey Xaalada Madaxweyne Geelle Iyo Xeelada Lagu Seexiyey Shacabka Jabuuti 

Arabsiyo News
Подписаться 174 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Xogaha Laga Qariyey Xaalada Madaxweyne Geelle Iyo Xeelada Lagu Seexiyey Shacabka Jabuuti
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 14 часов назад
Waar walllo dowlada kula tali in ay diyaarado iibsato intaad jabuuti ka hakdlayso please somaliland fadhiga haka kacdo waa lagu soosocdaaye xukuumada dhiiri galiya oo ciidanka cirka samaysta dheh bilaa calayk malin walba warbaad keentaan warkaasi ahmiyad malaha umanaha dadka dan walhii
@khadarshiikh6003
@khadarshiikh6003 14 часов назад
SL guul insha Allah ♥️🤍💚
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 14 часов назад
Somaliland arimaheeda dawladii soo faragelisa wey eedaan waayo somaliland waxey jeceshahay iney jaarkeeda iyo caalamka nabad iyo wanaag kula noolaato somaliland iyo itoobiya guul forever insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 13 часов назад
Adigaa beenale ahoo mesha cawri iyo habaar la fadhiyee geela waka kasoo degay jabuuti
@abdiobsiehnouria5250
@abdiobsiehnouria5250 14 часов назад
Ismail diidow dilac wa run
@rashidmire2648
@rashidmire2648 14 часов назад
WAAR HEEGO ADEER MIYAAY WAALATAY,CID WALBA WAY LA COLOWDEY WAARJ8BUUTI HEEGOOY AFAA KU NOOLE KA XISHOOD OO HABAARKA KA JOOGI MADAXWEYNAHA,WAAR MA OROMUUN BAAD HEEGOOY DHABTA KAGA FADHIYI ILEEYN UMADII KALE LACOL9WDEYE.
@BuulCaws
@BuulCaws 13 часов назад
Shut the hell up.
@caashamuminmumin6372
@caashamuminmumin6372 14 часов назад
ManshAhall guul for prensident Ismeil InshAhall bon sente❤❤❤.
@Bareh607
@Bareh607 13 часов назад
Muuse judaan aya isagoo nool dhintay Geele ilahay kasokow isaga aya dad nigadhigay lkn waydan ogayn oo dad noqon maysan
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 12 часов назад
Cuqdadayste shidhaab muuse geesi nolow
@NurRoble
@NurRoble 4 часа назад
Geele keesiga somaliyeed caafimaad ayaan kuu rajayneenaa hadan koofurta nahay guuleeyso.waqooyiga oo meeydkaaga kufaraxsan iyo ethoopia ha jabeen inshaa ilaah😂😂😂😂😂😂😂😂
@nimcaanaxmed3917
@nimcaanaxmed3917 9 минут назад
waa dhibaato inaad lacolowdo hogaamiye islaama ilaa inaad kusheegto heer dhimasho oo beena
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 4 часа назад
ISMAIL CUMAR GEELE. GEERIDUUSU. WAA. GUUSHA. REER. SOMALILAND. HALOO. BADIYO. HABAARKA.
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 13 часов назад
The black out for not seeing MW IOG coming out from the plane carrying him from France hangs a big question mark ❣️‼️???. Looks like IOG doomsday bunkers iwm.
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 14 часов назад
Haye sucudigaba ku daraya liska Argagixisada mujahidinta islamka Subxanallah, xisblh gudaheda ha Iska sifayso basasinta labada noca
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 3 часа назад
Allow caafimaad taama sii aamin aamin aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
@matkourinhiliyeh7590
@matkourinhiliyeh7590 4 часа назад
Beenaalee jabuuti waa naabaad, madaxwaynee Guelleh waa cafimad qaba allaha dayee.
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 13 часов назад
Waar nin weyn oo weriye ah oo dalkiisii jooga oo ku koray waxna ku bartay ayaad tahay hadana saacad kasta warka aad soo gudbineyso kelmedo khaldan ayaa ku jira naxwa ahaan iyo.kelmed ahaanba. Afkiinii hooyo bal iska saxa ilay waxani waa ceebe. Mida kale luuqadaha kalena si wacan uuguma hadli.kartaan oo uuma barataan. Shame on you
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 13 часов назад
Nous ne voyons pas un visionnaire comme lui
@deedee8934
@deedee8934 12 часов назад
Un visionnaire ou un dictateur???
@allahbawayn
@allahbawayn 13 часов назад
Alle ha caafiyo geele jabuutina rer somaliland shicib iyo bayacmushtar ka ugu badaniba waa iidoor
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 13 часов назад
Xaalada caafimaad ee madaxweynaha oo bulshada cabsi ku (abuuray) ayaad tiri waana khalad waxaa sax ah. Xaalada caafimaad ee madaxwenaha oo bulshada cabsi ku (abuurtay)
@SaadAwaleh-x7g
@SaadAwaleh-x7g 9 часов назад
Waar wax badan baad war dhaantaan ee wawtigiisa qofna dhaafi maayo dhammaan teenna waan wada dhiman doonaa lkn wali mw iaaciil cumar wali waa uu noolyahay inkasta oo dad badani jecelyihiin inuu horay kadhinto ma, aqaan waxa ay ka raag sanayaan allaha cimriga u dheereeye
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 14 часов назад
GEERIDA WAA HALKEEDA LAKIIN JILIB LA QALEY MAXAA LOO QARINYAA XANUUNKA KA WEYN JILBKA
@samiakheyre762
@samiakheyre762 14 часов назад
Wa nool yahay anaa so arkaaya
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 14 часов назад
Lol
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 13 часов назад
Xukuumada oo ka (hadasha) ayaad tiri waa khalad waxaa sax ah xukuumada oo ka (hadashay).
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 13 часов назад
The guy next to him photo ain't reassuring too.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 12 часов назад
Ilaaaahow ismaaaciil cumar shaaafi aamiin aaamiin aamiin
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 13 часов назад
IOG photo ain't reassuring.
@Mustafaabdillahi-m3d
@Mustafaabdillahi-m3d 11 часов назад
Que le bon dieu soit qu´avec vous amin pour tous jours
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 13 часов назад
Nous ne voyons.pas un visionnaire comme iog
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d 5 часов назад
Beenaale Beenaale jooji beenata il est revenu sain sauf
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 14 часов назад
𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐲𝐨
@saadadawa621
@saadadawa621 10 часов назад
Bennes iyo balayo badana war ussss benaleh
@moussaeleyeh105
@moussaeleyeh105 12 часов назад
Iog
@MohamedYussuf-w3e
@MohamedYussuf-w3e 14 часов назад
Dawada kaliya ee ukubosan karo waa MOU oo laganoqdo
@MAILMAFIA
@MAILMAFIA 13 часов назад
"President Guelleh's recent health issues, including high blood pressure, seem to stem from the immense pressure he's been under due to recent geopolitical events. His attempts to disrupt the agreement between Somaliland and Ethiopia, by spending millions, have likely contributed to his health decline. The economic future of Djibouti, heavily reliant on its port's use by Ethiopia, is now uncertain with Ethiopia's interest in Somaliland's Berbera Port. This shift poses a significant threat to Djibouti's economy, which may be a contributing factor to President Guelleh's current condition."
Далее
Barno
00:22
Просмотров 720 тыс.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Просмотров 23 млн
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
Barno
00:22
Просмотров 720 тыс.