Тёмный
No video :(

Xogihii udanbeeyey Qasrigii Axmed karash ee Degmada Xudun oo Ciidanka Qaranka jsl .. 

Maal Tv
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад
Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ karaash wllhi isaga oo Maxbuus a laso qaban doona Hadii uu fadhiisan wayo
@mddinho3650
@mddinho3650 2 месяца назад
Maal Tv hore uu soco InshAllah. Guul iyo gobanimo Somaliland ❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪
@MarwaQuasim
@MarwaQuasim 2 месяца назад
Guuuul Somaliland
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 месяца назад
Somaliland guul inshaallaah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 2 месяца назад
Ceerigabo ragii laha ba jooga guul somaaliland ❤️
@roodacawad13
@roodacawad13 2 месяца назад
Somaliland guuul isha allaah calanku mid dhacaya maaha isha allaah
@SomalilandHargeisa-of5ng
@SomalilandHargeisa-of5ng 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 2 месяца назад
Geesi qaren 🎉
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 месяца назад
Guul Somaliland
@fardousadan9298
@fardousadan9298 2 месяца назад
Guul iyo gobanimo somaliland
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 месяца назад
Geesi qaran
@mohamedhussien9271
@mohamedhussien9271 2 месяца назад
Soo soco siraadeey waxbaa baal aha iga kacay2 ayaa idinku dhici doono War jooga reer waalanow
@dulmar9139
@dulmar9139 2 месяца назад
Guul somaliland insha Allah
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 месяца назад
❤❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤c.q.y.d.mujahid 😂😂garadlawe haiskabaacaac😂yidhi😂
@januarySl2024
@januarySl2024 2 месяца назад
Madaaficdan, taangiyadan iyo BM tan 18 May indhuhu ku daalaan, maxaa lagu qabanayaa marka tuulada Fuqufuliye sanad dhan Huwan Daruud iyo argagixisadoodu Reer Ceerigaabo uga hanjebayaan !
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад
Abwaan 13guri 5kamida buuse abokorbay kakiraysteen waxay kuleeyihiin 7guri intaana reer sh isaxaaqbaa iibsanayee haguuraan
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 2 месяца назад
Kkkkk
@user-ex3yh4no1m
@user-ex3yh4no1m 2 месяца назад
SSC khaatumo stet anagu madhaarno ee waan rumaynaa hadagdegina
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 2 месяца назад
Kkkkkkkk casuumaad xabad ah baa laguu fidiyee maxaad labaqaysaa eedbada lagiijinaysaa
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 2 месяца назад
Ku xisaabtan xabad danbe hadii ay bilaabanto 100km na ha u jirtee guryahaa dib u arki maysid karaash trash haloo geeyo hadalkaa😂😂😂😂😂
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 месяца назад
😂😂
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 месяца назад
Mar hadaad maqasho daarood leh meeshaa waa la wada leeyahay meeshaa maleh waayo meel daarood leeyahay lama wada dego
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 месяца назад
Kan yari meelahaa Yurubta ayuu joogaa wuu iska hadlaa aduun war uma hayo wax gabayga tiriyay national ma oga
@roodacawad13
@roodacawad13 2 месяца назад
Tuuga tuurta leh hala qabto shirish
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 месяца назад
Cimriga uu ku jiro ee uu Calan baan meel ka taagayaa uu leeyahay soo qabta Karaash wuu dhuumalaysanayaa
@guleedciise4497
@guleedciise4497 2 месяца назад
Afqashuushle ma ku dhuusaysaa qasriga axmed
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 2 месяца назад
waxayi iska jeclaadeen amaku riyoodaan meel ayi calan dameer kataagaan waar dhulaka dadka iska lah miyidaan arkiin waar hasluminina dhulbahantoow inta shaqlaka gaabani u jiro sheeg hadad garato
@user-un8xo9rg5z
@user-un8xo9rg5z 2 месяца назад
Gabaygodii Cali dhuux may dafireen klkkkkkkkkkkķkkkkk waa naago
@burhanahmed7198
@burhanahmed7198 2 месяца назад
Adeer Ceerigaabo waa Gaalkacayo waa la qeybsan. Ku farax ama ka nax.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад
Abwaan nin aabihii iyo adeerkii beenaale yahay adigu ma runbaad kasugaysaa miyaanu garaad gala khamriga ahayn kiilahaa 26juun xoriyad laqaatay majirto isagoo waraaq lagu buufiyay 26juun hortaagan 😅😅 ee lahaa xoriayadana xamarbaa horqaadatay waakaa adeerkii maah maahbaa odhan jirtay beeni waa nacfi daarood waadhab waayeelkooduba runta masheego
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 2 месяца назад
Odaygan afka qaloocsane Faankii yo faataabakh miyuu wadaa ceerigaabo Cidna Naga celin karto miiskiimow midhadha muuse ismaaciilna been yaysan kugu sheekayn
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 2 месяца назад
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 2 месяца назад
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@maxamudabdullah8819
@maxamudabdullah8819 2 месяца назад
Waanu idiin dawanayna idinka iyo idoor kina jaba
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 2 месяца назад
Beenale beenaale
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 2 месяца назад
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
Далее
Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti
19:27
Просмотров 428 тыс.