Тёмный

Xogta Hogamiyaha Awdal State Oo Hub & Ciidan ka Helay Gelle, Is-barbardhiga Awoodda Milatariga 

Suldaanka TV.
Подписаться 404 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

27 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@user-ll9ek3jh8d
@user-ll9ek3jh8d Месяц назад
Qadiyadaaba dhacday, Nabigu NNKH wuxuu yidhi ummadayda kama mid aha Beeeenaluhu. SUBXAANALAH
@Sarta100
@Sarta100 Месяц назад
Muuse waa xabashi ayo orromo waa in laga xoreeyaa oo soomaalida waqooyi u dhaqaaqaan muuse sey ugu tuuraan xukunka baadilka ah ee ku fadhiyo kursi waqtigiisa dhamaday uu raba inuu iska joogo weligii villa hargaysa muuse biixi iyo kooxdiisa.
@Abdirashiid-g2z
@Abdirashiid-g2z 29 дней назад
Welcome president state of awdal cali baxar abti gabiley ku soo dhawoow ❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 29 дней назад
SHACABKA AWDAL, WA IN AAD BANAANBAX SAMEYSAAN, IMAATINKA GUDDOMIYAHA KA HOR , DADNIMO MUUJIYA RAG IYO DUMAR, LAASCANOOD 7 BILOOD AYU MUUSE MASIIXI UU XASUUQAYAY, MAANTANA WEY GUULEYSTEEN.
@Sarta100
@Sarta100 Месяц назад
Siyaasiyiin ayaa ka dambeeya sida Rayla odinga iyo kenyata iyo kuwa kale ruto ayay rabaan inay ridaan oo odinga madaxweyne noqdo.fawdo iyo dsgaal ayuu hois kawadaan mucaaradka haduu ruto gacan bir ah isaga qaban wey afganbiyaan. .
@AssadDago
@AssadDago Месяц назад
Dad iyo awod ,hub badni waxba ma taran e wadna wax tara . Somali dagal lagu ma cabsi gali karo .😅😅😅😅. Ok 👍.
@Abdirashiid-g2z
@Abdirashiid-g2z 29 дней назад
Welcome president state of awdal cali baxar abti gabiley ku soo dhawoow
@SaadiqCabdi-cl3dz
@SaadiqCabdi-cl3dz 29 дней назад
Cidamada dowlada waxaa ka xoog badan Shabaab😂😂😂😂 guul
@ashasalah2835
@ashasalah2835 29 дней назад
NACAS YAHAOOW....JOOJI ISBARBAR DHIGGA, SOMALIA NIYAD IYO GEESINIMO DHAXAL AH AYAAN XABASHI UGA ADKAAN JIRNAY, HADDANA UGA ADKAAN DOONNA, INSHA ALLAH.
@user-it1pe9ew3l
@user-it1pe9ew3l 24 дня назад
Itoobiya Wan Iska Dhicinaynaa Hubka Waxa Nasiinaya Turki Marar Yamen Ama Tagaya Ayanka Rabnaa
@raafxero527
@raafxero527 29 дней назад
Dad kaaga nabad Bay ku noolyiin. Dagaal uma tag heeyno, iyo qaxoonti.😢
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 29 дней назад
Warkakaca soomaaliyey
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Месяц назад
Hhhhhhhhh hhhhhhhhh War waa beenalihii !!
@Cabdiraxiinmuusecumar
@Cabdiraxiinmuusecumar Месяц назад
waanu fahansanahay eesoosoco madaxweyne
@HassenMuhumed-ze3pz
@HassenMuhumed-ze3pz Месяц назад
Saxib kareb inta somali galbed
@user-it1pe9ew3l
@user-it1pe9ew3l 24 дня назад
Dagaal ma Ddhacayo Bada Si Sahlan Ayay Ku Wadanayaan Wayo Anagoii aya La Hoos Ordaya Wada Hadal Ayan Ogolahay
@ashasalah2835
@ashasalah2835 29 дней назад
WARYA....JOOJI JAAJUSNIMADA IYO NITAD JABINTA SOMALIA, AMXAAR QALLEYLKA AYA LAGU CUNAYA.
@cirsankayeer7464
@cirsankayeer7464 Месяц назад
Awdal stete guul inshaa allah
@Caliyuusuf-rh9nw
@Caliyuusuf-rh9nw Месяц назад
Been weeyi taasiithobiya nguma cabsiikartid sxb Anaga waxaakudagaaleenaa caqiido keenadhintay waxaa urajeeneyna janno koodana Cadaab
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 29 дней назад
War ninkaan dhagaysta waxuu rabuu ku hadlaa ilaa soomaaliya ciidanku xagee ujoogaa iyo hubku
@raafxero527
@raafxero527 29 дней назад
Dhaqaala ha ka waraan.?
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 Месяц назад
Reer awdal soomali iyagaa ugu liita waa qabiilka kaliya ee kaboqaadka u ah qabiil la mid ah oo horumarkii iyo dhaqalihii lagala dagalamay dhulkodiina la iibshay, laascanod quruxda iyo horumarka ka muuqda markay snm-ta iska saaren ee ay maamul ay iska leeyihiin iyagu
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 29 дней назад
War bal waxaan dhagaysta soomaali qabiil bay keedahaye ma ciidan bay leeyihiin
@jirde1
@jirde1 Месяц назад
War ha nagu dirin yug yamayugan waxba mesha kuma hayno
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Месяц назад
War ninkaan ha leeyska qabto waa jaajuus ethiopian. Sirta ciidanka dhan ayuu kashifaa.
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 29 дней назад
Awadal dan gaara buu ka leeyahay ismaaciil cumar geele laascaano buu taageeri lahaa laakiin waxuu rabaa inuu isku diro oo nabada ka qaado ha la ogaado waxa ismaaciil rabo
@nightmarebutittrandahmeedr7296
@nightmarebutittrandahmeedr7296 29 дней назад
Macaal.gabilay.ayaanu.kugusoo.dhawaynaynaa
@shamisali4599
@shamisali4599 29 дней назад
😂😂Ethiopia ayado diyarado tangiyo wadato dowlad somaliya lasocte waxba ka qaadi wayen 😂shacab mesha kasaray hadere bur bureen Oromo bis yihiin miyaa udahena 😂
@aliomar4175
@aliomar4175 Месяц назад
12 000 000😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад
war soomalilnd 💚🤍❤️ cidina dagaal kuma cabsi galiso soo socda siraadey soomalilnd iyo soomaliya dagaal toosa Ha dhex Maro ilaa jabuuti 🇩🇯 waxba naga qaadi Mayan
@1Horyaal
@1Horyaal 25 дней назад
Awdal statt for ever.guul ama geeri Somali meel uga hadhi mayno
@lifeisThink2
@lifeisThink2 Месяц назад
Ina dhilo beenale
@hawoali120
@hawoali120 Месяц назад
War ma itoobiya ayaad maxad been ushegesa
@Abdirashiid-g2z
@Abdirashiid-g2z 29 дней назад
Welcome president state of awdal cali baxar abti gabiley ku soo dhawoow
Далее
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48
🎙СТРИМ на 4 МИЛЛИОНА🍋
3:12:45
Просмотров 1,3 млн
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48