Тёмный

Muuqaal Cajiib ah iyo Cududda Ciidamada qalabka sida oo soo bandhigay Hub iyo Gaadiid cusub . 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 156 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 441   
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 3 месяца назад
Guuleestay Ciidankii aan ku seexanoow guul inshaa allaah
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 3 месяца назад
Kkkkkk... ciidanka Ethiopia ee jooga bay bakool gedo ha ilaawin 😂
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 месяца назад
​@@wolloseniors3973 qaraar ayaa ku haya adigo kale waa lagu yaqaan waxa tahay cadawga soomaaliyeed itoobiyo waan isku diyaarinayn ee soo raac adiga jaajus ah soo raac
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 3 месяца назад
amiin
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 месяца назад
@@wolloseniors3973maanta oo kale cuqdada iska ilow wax fiican raadi 😅
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@noorbashow645
@noorbashow645 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@TheironLady-tl8tk
@TheironLady-tl8tk 6 дней назад
Hush❤❤💖
@TheironLady-tl8tk
@TheironLady-tl8tk 6 дней назад
Taga❤❤💖
@TheironLady-tl8tk
@TheironLady-tl8tk 6 дней назад
Woos❤❤💋
@mohacadde8791
@mohacadde8791 3 месяца назад
M.a cadowgeena ha jabo utopia iyo Kenya iyo alshabaab
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 3 месяца назад
Masha Allah guul 💪💪 somali 🇸🇴 hanoolato ❤❤❤❤❤❤❤❤
@____0934
@____0934 3 месяца назад
Mashlalh ilahay nabad ha idinku wado from 🇩🇯
@GoojeCade
@GoojeCade 18 дней назад
Hooyda nabdadu wastay
@amdualeh5802
@amdualeh5802 3 месяца назад
Waxani ciidan habaysan maaha ee macawisleydii baa tuute loo Soo xidhay,waa fashil ku yimid somaliya.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 месяца назад
Kkkkkkkkk
@HamzeAbdilahi-q3j
@HamzeAbdilahi-q3j 3 месяца назад
Ha walhi fashil wayan
@II-vd4ih
@II-vd4ih 3 месяца назад
Cuqdad waad u dhiman kartaa dib loo laaban maayo adiga ciilan inaad dhimaneeyso waan hubaa 😂😂😂
@AliDaar2418
@AliDaar2418 3 месяца назад
Ilahayow wadan keena nabad nooga dhig ❤
@ja007mes5
@ja007mes5 3 месяца назад
From jigjiga. Muqdishu is my capital, guul ❤somalia 🇸🇴 ♥️
@SakarieDucaale-en1zc
@SakarieDucaale-en1zc 3 месяца назад
Ciidamadii Xasan Shiikh😂
@MucaadIssack
@MucaadIssack 3 месяца назад
Intiii somalinimada jacel one like
@abdirashidmohamudcapitano9580
@abdirashidmohamudcapitano9580 3 месяца назад
Amxaro we are ready
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 3 месяца назад
Sow kuwa kula jooga bay bakool iuo gedo...muskin
@Ladanabdii
@Ladanabdii 3 месяца назад
All evil people we ready💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁
@HurdaayeYare
@HurdaayeYare 3 месяца назад
L​@@Ladanabdii
@abdikadirali117
@abdikadirali117 3 месяца назад
GAADIIDKI IYO CIIDAMADII MADAXWEEYNE FARMAAJO UU KAKEENAY QADAR IYO ERITREA....ILMO BILILIQO FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH.....TVGII REER BILILILQO.
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 3 месяца назад
Hogaanka Ethiopia waxa hayaa amxaar ma ahan ee waraa oromo
@YasserAA93
@YasserAA93 3 месяца назад
Qof wax qori Kara waxna fahmay duni 2024 ku nool o wali aminsan qabil iyo tuulo o waliba 20-40 jir u dhaxeya o didan somalinimo waa duli ayaan la dhahaysan dhalinayrow ! Ilma dhabarkina ku jira iyo kuwa nool ka fikira Somali waa Somali . Somali waa Somalia 🇸🇴 From jijiga Somali galbeed
@Ladanabdii
@Ladanabdii 3 месяца назад
✅️✅️💯💯💯🫡🫡🇸🇴❤️🇸🇴
@abukarahmed100
@abukarahmed100 3 месяца назад
Waan kuugu raacsanahay 100%
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
xasan sheekh ba qabiil iyo tuulo aaminsan ee usheeg
@YasserAA93
@YasserAA93 3 месяца назад
@@firdowsmusay-ze9gs ok ! Lakin qabil no ! Aniga jijiga ayaa ka imid 20 Qof I yidha Ethiopian ayaad tahy ama reer hebel ma arag ! Only somali somali ! Qabil iyo tulo tuura ! Somali dhalinteedu ha isku tashato
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
xasan sheekh iyo xamse waxay kadhigen xoriyadi soomaaliya caws an wax dhadhana lahayn waayo reysalwasaare kuxigigeenku midnimadu kaso horjeeda oo weliba ssc kuweeray xasan hortisa iyo reer ssc sida loola dhaqmay ee axsan itoobiyan
@mustafajeiylanymohamedmust7427
@mustafajeiylanymohamedmust7427 3 месяца назад
Asc Hadeer weyaan.Amxaaro.ethiopian.ka.weyka.arargaaxen ciidanka.umada.somaaliyeed ha.is.Raacdo.hana.midowdo.insha alh soomaaliyeey too soo.isku.tiirsada.❤❤❤❤.Guul Buulsho Qaaraan insha alh ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ ﷽﷽﷽﷽﷽۩💚ﷹﷲ✅🤲ﷷﷸ💚ﷺﷺ
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 месяца назад
caadi ayey ulugaynayaan
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад
🤣🤣🤣inkaar qabe waxi afkeega ku jiray iyad iga xaday gorgor iya logu qaatay inyar
@adalmedia4291
@adalmedia4291 3 месяца назад
Kuwani waa kuwii xaafadaha joogay ciidankii alshabaab ayey la joogan kuwani duwanka u sheekanyn jireen.
@laylajuir2420
@laylajuir2420 3 месяца назад
Ascw Mashaallaah Allaha noo Xafiddo Dowladayna Barakaysan Dadkeenna iyo Dalkeenna Somaliyeed Cadawgooda Allaha ka qabto Allahuma Amiin Wbt
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 3 месяца назад
Guulaysts ciidanka qalabkasida
@CabdirashiidMaxamed-xc9on
@CabdirashiidMaxamed-xc9on 3 месяца назад
Somalia hanoolaato from.massage somalilnd
@GoojeCade
@GoojeCade 18 дней назад
Beenta joji hooyda somalland ba wastay faqasha uray sheego waxa thy
@dahirisa1433
@dahirisa1433 3 месяца назад
Ciidanki xasan ayaa baa bi iyay maciidan baa jira music baa meesha yaaala
@africa5466
@africa5466 3 месяца назад
Cidanka laguu shegayo waa dareeska uwato iyo istelka
@mrsomali7
@mrsomali7 3 месяца назад
💥💥💥💥💥💥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@awilmohamed5046
@awilmohamed5046 3 месяца назад
Kuni ma macawisleeydiibaa sham cidan laguma sheegi karo waa kala direes maxa diriis u wayey
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 месяца назад
CIIDAMO LAGU FAANO OO NAAG WAXBA DHAMIN 17 SANO QAWARIJTA SHABAB AYAA DALKA LAGA SAARI WAYEY.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 месяца назад
Nasiib darada ciidamadii qaranka soomaaliyeed Ku dhacday ayay kamitahay waxa socda waxaad moodaa ciidamo dhiboo Ku jira oo talaabada Isla waydaranaaya iyo farmaajo ciidamada quruxdooda waan aragnay
@adeshmuse3025
@adeshmuse3025 3 месяца назад
Waraaaba heelay wlhi😮
@omarharuunomar9739
@omarharuunomar9739 3 месяца назад
Mesha farmajo majoge ee hassan shiiq aya jogo ee dheh mudanae madaxweyne
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 месяца назад
😢😢😢😢😢 maad oydid wax kale ma heydide Ma maanta ayaad noo sheegtay qaad walihii laba shaarlihii shabaabka ahaa dalka tuuladiinii ka joog cawaanow baahan
@omarharuunomar9739
@omarharuunomar9739 3 месяца назад
Rer kopol ina ujawabo wan iskala weynahay so barbar xafadayana sodhigo kabacti sohadal
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 месяца назад
@@omarharuunomar9739 bakool waa gobolada dalka soomaliyed cawaanow ciil u dhimo caqligaad ka liidataa liite kalana woow ku dhalay waayo la heyste ayad tahay
@CabdicasiisMaxamed-x2o
@CabdicasiisMaxamed-x2o 3 месяца назад
Masha allaah waanku farxay ciidankeyga qaranka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 3 месяца назад
Alla hadhowro libaxyada afrika Xabashi dhul kaama soo horeyso Ee waxaa kaa soo horeeyo rag ❤
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад
😅😅😅xabashidu sowta hiiran ila baay iyo bakool joogta oo cashurta ka qaada hooga miskin ma adigo horda iyad so qortay
@Hamdaindho-d5m
@Hamdaindho-d5m 3 месяца назад
Pure somali Alla mxn wiilal heesanaa hadan somali nahay hampalyo from NFD❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MaandeeqCqaadir-t6w
@MaandeeqCqaadir-t6w 3 месяца назад
Masha allah❤
@luulibraahim-g8m
@luulibraahim-g8m 3 месяца назад
kii dalka iyo dadk iyo diinta udadaalayoow mudane madaweeyne
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 3 месяца назад
So embarrassing unfit and old people holding their groin marching in the most unprofessional manner. They just get a paycheck 🤐
@OmarmuktarAhmed-m4t
@OmarmuktarAhmed-m4t 3 месяца назад
Kkkk meshan cidhan majogo
@imranmaailm8110
@imranmaailm8110 3 месяца назад
Kani wariye ma ahan Ciidanqaran meesha kama muuqdo Ee waa hoyooying caruurtoodii Wata Bay dhaheen waa ciidanv Qaran
@amoomar2842
@amoomar2842 3 месяца назад
Hadii ciidan jiro Maxaa keenya , itoobiya iyo amosom Iyo weliba alshabaab keenay Masskiin. Dawlad ku sheeg Xabaalo faqoow ah
@nuraali5514
@nuraali5514 3 месяца назад
Oromoow, meesha ka bax. ❤️🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽❤️
@FY-Editzz
@FY-Editzz 3 месяца назад
Ninka raga libintiisa waa loo qiraa ee XASSAN cimaamadiisa lama qabsan karo..
@Malekmedia24_7
@Malekmedia24_7 3 месяца назад
Militery maahane wax kale in lasoo safo mahayn🇸🇴🦁
@KhadarXasan-bg1ov
@KhadarXasan-bg1ov 3 месяца назад
Ciidan.badilan.ookala.socda..waa.nasiib.daro.somaali.ku.dhacday
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 3 месяца назад
Waa qalad ciidan kala diraysa waa ceeb waa kala dirays
@hassanabdimohamedabdi9735
@hassanabdimohamedabdi9735 3 месяца назад
Sidi hore way dhaman lkn nidam daro ayan arka o an quruxsanayn
@safiashiekhabdullahi5579
@safiashiekhabdullahi5579 3 месяца назад
mashaa Allaah lkn taliye Shub muxuu dhar isku midab ah ugu gelin waayay
@mahadhussein1186
@mahadhussein1186 3 месяца назад
Masha alah guul
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 3 месяца назад
Waxan diyaarad ma aha Naga tak guurguurte Cuqubo Allaha Ku rido Maanta ciidan Xoog badan ayaan lahaan lehayn Hadii uu nagu Soo noqon
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 3 месяца назад
🤮💩nagala tag nac nac shabaab iyo khawaarij baa tahay
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h 3 месяца назад
Maashallah illahay ha. Xoojiyo Codina Somaaliyees🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳❤❤❤
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 3 месяца назад
MashaAllah 😍 😍 😍 😍 😍 Ilahow igeey Muqdisho Anigo nabada dalko nabada yaa rabi ❤❤Somalia 🇸🇴 Somali baa leh 🇸🇴 ❤
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 3 месяца назад
Somaliland somali baa leh
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 3 месяца назад
Walaahi saas ayaan dareemayaa guul soomaaliya
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 3 месяца назад
Masha alah guul somaliyeey tooso ❤
@advyser
@advyser 3 месяца назад
Alshabaab ha ka soo xoreeyaan wadanka haday ciidan jira yihiin
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 3 месяца назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@farhiyoahmad9008
@farhiyoahmad9008 3 месяца назад
Masha Allah Allah idiin xafido ciidanka iyo madax dooda iyo shacabkooda Allah huma ameeeen
@abdishugri6930
@abdishugri6930 3 месяца назад
Maad ilowdeen maraykanku inuu afganistan utababaray 200k oo si adag uhubaysan lkn ay saacado gudahood ku burbureen markuu gaalkii samaystay dhabarka ujeeiyay Dabadhilif guul maleh!!!
@mohamedhassan-jl4zk
@mohamedhassan-jl4zk 3 месяца назад
Cidanka arad ba haysa xasan guguurto
@AbukarMuriidi
@AbukarMuriidi 3 месяца назад
Ciidanka badda daacad kana ahan ayaga aya igu yar kkk
@CumarNuux-v7g
@CumarNuux-v7g 3 месяца назад
MANSHA ALLAH MANSHA ALLAH MANSHA ALLAH ALLE HAYDIN BARAKEEYO KUWO XAQ KU DAGAALAMA DIINTODA ANFACA HAYDINKA DHIGO WALAALIHINA SOOMALIYEEDNA AAN KU JEEDSAN OYDAN IS MADHIN ALLE KUWII KOBCA HORUMAR GAADHA HAYDINKA DHIGO FROM SOMALILAND ❤🎉
@CumarAqli
@CumarAqli 3 месяца назад
WAADFASHILNTEEN WAXAASIMAAHACWEDAN
@AdhanAli-r9f
@AdhanAli-r9f 3 месяца назад
Gull cidanka. Somalidaa
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 месяца назад
HURNIMADA AAN NABAD LAGU HAYSAN WAXAA KA FIICAN GUMEYSI NABAD LEH.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
weli waxa dhegaha soomaaliyed ksii qeylinya reer reer ssc oo badaafiic lagu qaraayo oo kuhayay xasan ba madaxweyne noo ah oo xasan iyo xamse ugu jawaabay joojiya qeylada muusow amniga sug hada wa dad midnimo udhimana marka dhadhan maleh xoriyada soomali sheegeyso
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад
🤣🤣🤣🤣Adeer ma waxad sheegeysa kuwi gurya iyo masjidada korka ka sarna iyago dube ku duminaya ee laha somalilan iya madafic ku qaracday iyanu odhanayna ee laga faramajo iya madax weyne noo aha😂😂😂😂beena waski ku dhalay was somali nimo umaad dagalameyn inkaso xasan sheekh ini cawiyay hadana kaadh beena oo xaarodeysan iyad sidatay iyo adigo tuulo yar somalilan ku leh inad mamul sadexad uu hawiye aad ku tidhadan somaliya sadex mamul iyanu ku leenay iyo sad bursi iyad uu carareysa mantana tuuladi aad lahayden moye ssc beenta ahayd miyad haysan mida kale maxad uu diiden marku xasan yidhi qof iyo cod iya laga yagleelaya somaliya inad minorati tahi iyad ogtin🤣🤣🤣ssc
@MubarikJamac-d7q
@MubarikJamac-d7q 3 месяца назад
Odaygaaas gabani waa dhogori not is you easy
@MubarikJamac-d7q
@MubarikJamac-d7q 3 месяца назад
Ciidamadii muuse suudi yaloxow awey
@Saciidawjamac
@Saciidawjamac 3 месяца назад
❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
ssc khaatumo guul guul guul iyo gobanimo midnimada iyo gobanimada soomaaliyed dad maanta wax ugabay xoriyada reer ssc ba jira oo kufaanikara ee muqdhisho walaga nijad jabay
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 месяца назад
Idinku imikaad xorowdeen oo indhuhu idiin dilaaceen ala xoriyadu macaana anagu 30 qarxis dhex taagnayn
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 месяца назад
Waxani waa mxy allah beerka😂😂😂
@mohammadfarahadam6769
@mohammadfarahadam6769 3 месяца назад
Alla ceeb badanaa iyo ciidan aan burburiney oo afrika ugu sarreeyey
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 3 месяца назад
Wariyaa. Naga. Taga. Waa. Naceebeeyseen. Waxaan. Ahaan. Jirney. Ma. Saanbaa. Hassan. Shiikhoow. Ceeb. ALa. Ha kuugu. Rido. Ciidamadii. Intaa. Laaysey. Nacasyoow. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye
@mustafajeiylanymohamedmust7427
@mustafajeiylanymohamedmust7427 3 месяца назад
❤❤❤🤲🌹🤲 آللـــھمِے🤍🕌صَّلِ🤍🕌وَسُـُلْـم🤍🕌وبارك 🤍🕌عَلے🤍🕌سَيدنِـــا🕌🤍 محمد🤍🕌عَدد🤍🕌مَا ذگرهُ🤍🕌 ألذَاكِرونّ🤍🕌وغَفِلَ🤍🕌عن🤍🕌 ذِكِرهِ🤍🕌ألغَافِلونّ🤍🤍 🕌تسليما🕌كثيرا🤍🕌اللهم صل على سيدنا 🤍🕌وعدد الذاكرين🤍🕌والذاكرآت🤍🕌وذرآت وآلرمال🤍🕌ف لأرض والبحا🕌والجبال🕌ولانهار🤍🤍وعدد مالا يحص عدد🕌و على اله⁦و🤍صحبه🕌 أجمعين ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ 🤲🌹🤲.
@mrabdisalaam2938
@mrabdisalaam2938 3 месяца назад
Waa prank 😂😂😂 hadii ciidan aad leedihiin maxay african idiin ilaaliyaan riwaayad cusub
@Hamdaindho-d5m
@Hamdaindho-d5m 3 месяца назад
Amxaaro inta lagama rabo only pure somali.❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@OglaMohmed
@OglaMohmed 3 месяца назад
Masha Allah guul Somalia hanolaato ciidankena qaranka guuleysta🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 месяца назад
Maanta waa maalin madoow, waa maalintii Somaliland godkaad madoow ku dhacdey. Ilaahey naxariistiisa lagama quusto, In Sha Allah mar dhow beey Somaliland ka xoroobi doonta gumeystaha cusub. Waxa noo soo gurman doonaa walaalaheen Ethiopia, oo na aqoonsan doonaa beri dhow. Viva Somaliland, Viva Ethiopia.
@Ahmedmoeek
@Ahmedmoeek 3 месяца назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁
@najaxahmed867
@najaxahmed867 3 месяца назад
inaaa lilahi dayr dhexdii baa layidhi wareega waar meesha wax kuma haysaan lii shabaab
@AbdullahApshir-gb1wi
@AbdullahApshir-gb1wi 3 месяца назад
Masha Allah somalia Guul ❣️ 💪 👍 ❣️ 💪 👍 ❣️ 💪 👍 ❣️ 💪 👍 ❣️ 💪 👍 ❣️ 💪 👍 ❣️ 💪 👍 ❣️ 💪 👍
@abdulahiabdisamad5555
@abdulahiabdisamad5555 3 месяца назад
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@DaadirArmySom
@DaadirArmySom 3 месяца назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🆙
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 3 месяца назад
ma faqash baa kuwani😊
@qaliniyobuuk
@qaliniyobuuk 3 месяца назад
Hambalyo Cawaale iyo Dadkeyga iyo Dalkeygaba🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🎈🎈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 3 месяца назад
😂😂😂😂😂 xasbunallah
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 3 месяца назад
KUWAAN DUMARKA ITOBIYAN ka XATAA ma iska celin karaaan😂😂😂😂😂😂😂
@MuniraAbdirsaaq
@MuniraAbdirsaaq 3 месяца назад
Allow soomaali mideey oo cadowga kaqabo ❤️🤲🏻
@GoojeCade
@GoojeCade 18 дней назад
Hooyda midnimo was yahuu
@Fays2010
@Fays2010 3 месяца назад
64 sano ka dib 2 helicopter oo duqoobay, iyo 10 neeyo baabuur, 😮😮😮😮😮😮😮😮, sorry waa dhicisowday xornimadi Soomaaliyeed ee 64 sano ka hor. Aan ooynee albaabada noo xira.
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 2 месяца назад
I never seen before like this efter 1990 guuul somaliya 🇸🇴❤️❤️❤️😀
@bongasasa3895
@bongasasa3895 3 месяца назад
Amxaaro, qaldamiin, AS and all who are against US we are ever ready! Never felt this pupped up! Let’s play
@abdirahinhussain7014
@abdirahinhussain7014 3 месяца назад
As has been supported by us . So they prentend that they are enemy
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 месяца назад
@@abdirahinhussain7014 who is us? You mean Reer marqaan the toothless types
@Zolaouais
@Zolaouais 3 месяца назад
I love my home in Somalia. 🏠❤️somalia
@Issechannelyoutube
@Issechannelyoutube 3 месяца назад
Guul i a dalkeyga iyo dadkeyga ilaa cidankeyga somaliyed🇸🇴🥰🫶🏽♥️somaliya allow israaci🤲😭🇸🇴♥️🫶🏽🥰
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 3 месяца назад
Masha allah soomssliya guul💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@Saki-Shammiiri
@Saki-Shammiiri 3 месяца назад
Ciidanka gaardigiisu ma dhamma. Cagta marka ay dhulka ku dhuftaan waxaa la rabay in uu gariiro. Waan jidhidhicooday. Eebboow itus waddankayga oo isku filnaaday Xabasho, AS, iyo Keenyaatina iska saaray. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdikadirali117
@abdikadirali117 3 месяца назад
GAADIIDKI IYO CIIDAMADII MADAXWEEYNE FARMAAJO UU KAKEENAY QADAR IYO ERITREA....ILMO BILILIQO FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH.....TVGII REER BILILILQO.
@AhmedHassan-lx7kl
@AhmedHassan-lx7kl 3 месяца назад
Shalay Ayu madaxwaynaha kenya dhigisa madaxwaynaha USA Biden u kulaha 5000 kun O ciidama IGA Jooga Somalia Si abnigooda u ilaaalino Markas kuwan maxay Qabtan Qiyaasti ?
@AbshirGuun
@AbshirGuun 3 месяца назад
Cadawkeyda umasexdo gacanta qatne gamasugo somaliban ahay.,,,,cilqabow cadabta gal
@ashanor8035
@ashanor8035 3 месяца назад
Maashaa Alaaha guuleyta guuleyta cadawgeen hajabo hajabo aamiiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MuhuboJama-sh6df
@MuhuboJama-sh6df 2 месяца назад
Maanta maanta waa maalin weyne maanta madaxeen banaane maanta I love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul iyo gobonimo viva somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliabdulkaadirmohamed
@aliabdulkaadirmohamed 3 месяца назад
Reer xamarku ilaa weriyashoda waa confuse walhi maalintii 1da luuliyo ee caanka ku ahaud israaca labada gobol. Ayuu leyahay waa malintii talyaniga laga xoroobey hhhh😂😂😂. Maalintii xamar xorowdey waala waayey weli meesha talyanigi baa haysta xoriyadba lama siinin.... bal maalintaa xorowdeen sheega somaliland 26 juun bay xorowdee xoolauohow
@najomuqaal
@najomuqaal 3 месяца назад
Masha.allah allow barake ciidankayga qaranka
@Ibraahim-g3p
@Ibraahim-g3p 3 месяца назад
Geesiyaashii afrika waysoolaabteen
@Adkahaji
@Adkahaji 3 месяца назад
Waxaan bananka Tarbuunka laga rabaaa wax yaroo la soo diyaariyay hanooga dhigin horumar.....mida kale daqiqa 4:00 maxa waaye isku dhaxyaaaca labiska ama dareeska???? Ammar ALLE
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 3 месяца назад
Wamahay maleskani ciidamada lagushegayo termigu madahwene farmajo meshani nurbakabaxaye ubaxba kahuraye Hassan dhiqo tugunima bisaraad kumuqata ciidamada uburburiyay
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 3 месяца назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍Come back please may Allah SWT grant all good forms of life to Somali people everywhere they are 🤞
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 месяца назад
Congratulations to somali army forces alshabab down Eithipia down iyo qaar kaloo badan
@AbdiHussein-un7nz
@AbdiHussein-un7nz 3 месяца назад
Waxa aad moodaa ciidan jabhadeed, askarta wada socota ayaa qaarnaa bilaa hub yihiin, qaarna labiskoodaaba kala duwan iyaga oo iska koox ah. Dhoolatus militari hadaad rabtid daawo 27 June - Djibouti iyo 18 MAY Somaliland.
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
Wlalayaal gulaysta walhi gushinan jeclahay calanka buluga iyo dadkisaba wan jeclahy from somaliland ❤❤❤💯🫂
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 3 месяца назад
Ciidankii Farmaajo dhisay ma intaanaaa ka soo Hadeey Subxaanalaah 😢 Waa Ayaan daro 😂 guurguurte ciidankii waa kugu maqan yahay kor kaaga Alaaha ka shubo Subxaanalaah
@sm.5191
@sm.5191 3 месяца назад
❤🇸🇴♥️Hamblyo❤Guleeysta♥️💪🏿💯Respect❤
@kayhass2510
@kayhass2510 3 месяца назад
Waxan ciidan uma eko 😢 Hassan intuu joogay Ciidanka qaranka waxay isku badaleen ciidan maamul goboleed 😢
Далее
Как открыть багажник?
00:36
Просмотров 12 тыс.
Ereybixinta Ciidanka Xoogga | Darajooyinka CXD
21:38
Warka  Universal Tv 01 10 2024
30:40
Просмотров 2,6 тыс.
Qarankii Soomaaliya
8:02
Просмотров 1,4 млн