Тёмный

Xogta Itobiya oo ku fishilantay Heshiiskii Turkiga, & Erdugan oo fasaxay marakiibtii & Hubkii badda 

Suldaanka TV.
Подписаться 394 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

28 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@FowsiyaAbdulla-pv3jn
@FowsiyaAbdulla-pv3jn Месяц назад
Viva turkey
@user-eq1tq4it1l
@user-eq1tq4it1l Месяц назад
Asc sxb Adaa tv iyo warbaahinta jogta maxaad sxb cod shacab iyo mid qaranba ku bahisa xasan kalsooni kumaqabne inuu dalka kadaayo bahdilka iyo 1977 siyaadbare markii layidhi kiniya siyaad maxaadkayeeli 7 Dal oykujitay kiniya waxaan udiri haweenka iyo caruurta dflka mawaxaaynoqotay gobaal hoostaga nayroobi sxb takadadhe takalana kursiga midawga Africa yuuna kufsan ishakuhaya waa talo loo Ayidoono asc wllo ❤❤❤
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Месяц назад
💝🌴 الله أكبر 🌸 الله أكبر 🌸 الله أكبر🌴💝 🌴 اللهم أنصر و أعز إخواننا المجاهدين الأبطال ف♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸 فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️ ربي يقويهم و يكون معهم 🌸 اللهم نستودعك إخواننا في غزة العزة ... والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في أنحاء العالم جميعاً ... يا رب يا كريم يا حي يا قيوم ندعوك باسمك العظيم _الأعظم أن تحفظ شعبها و أرضها و جواها و بحرها، لله الأمر من قبل،و من بعد لطفك بعبادك يا ذا الجلال و الإكرام 💝🌴 اللهم لك الحمد 🌸 و إليك المشتكى 🌸 🌸 وأنت المستعان🌴💝 💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يارب العالمين عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكر الذاكرون 🌸 🌸 و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@soraya.a7956
@soraya.a7956 Месяц назад
Hadii aad raga Soomaaliyeed isbahdisheen intaad qabiil iskuugu maqneydeen siyaasi kusheeg baqti ah ee calooshiis u shaqeyste aad taageer taan ee idinka guurtay dignitygii Ethiopia waa idin bahdilee maadama aad wax dareen ah laheyn gabdhahii Soomaaliyeed na dhaxda ayey kakala jabeen maadama aysan heysan rag wax garta
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn Месяц назад
Ha
@MariamAd22
@MariamAd22 Месяц назад
Dhaman umada Somaliyed wa ineey karotagan damaca Ethiopia iyo qaar somalida hoorbodayah oo jajusenta ah oo an qardooneen
@FowsiyaAbdulla-pv3jn
@FowsiyaAbdulla-pv3jn Месяц назад
No friend yes intredt
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Месяц назад
Gurguurte iyo wannaag kala dheer
@calibare1641
@calibare1641 Месяц назад
Ma aaminsani inuujiro heshiis kadhexayya somaali iyoturkey kaasooku aadanillaalinta bada somaaliya maaha waxcad shaki baakajira weyn
@abdullahimohamud3035
@abdullahimohamud3035 Месяц назад
turkigu waxisa waamada daalo waxba inomaha yaan
@abdirizakanyah7484
@abdirizakanyah7484 Месяц назад
Arinka Ka Jira Dollow WA mid xaqiq ah, maxa yelay Ethiopian Ka waxay heystan ilaha daqalaha sida airport Ka, bundada mamulkana waxay Kala gostan canshuraha laga qaada qanacsatada iyo baaburta halkas kuso daga midasna Caadi ma saarna
@QaliSharif
@QaliSharif Месяц назад
Maku samayn karta horto maya ma dhici karto turkey kaftanka afrikanka ma yaqaano guul ban rajaynaya itobiya laf cad bay toobin ku haya dawladaha ka xanaqayo ma dalkay nala leeyihiin kolay hadii heshiisyo hore lala galay xanaq waa ka imankar nin ka xoog wayna horta buu xanaqa marka saxiixyo hore hadii la galay waa layna gil gilayan
@FowsiyaAbdulla-pv3jn
@FowsiyaAbdulla-pv3jn Месяц назад
Thank yoh Ankra for your decision against the enemy whk want tk take over our country
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Месяц назад
Gedo xasan waxaa uu dayacay markii uu ciidankii xuduuda waardinayey uu si qabyaalaysteen u soo qaaday geeyeyna nuur midgood isagoo nacayb qabiileed uu ka muuqdo.
@MariamAd22
@MariamAd22 Месяц назад
Reer Geedo xassan ma godoomiin ee iyaaga iis godoomiyay ayaa isdaycay oo isuu dhiibay Ethiopianka iyo Kenyantiga iyo argaxiisada iyaago kuxumaynaya xassan iyo hogankiisa oo ay iistune ineey waqtiiga ka dhuumiyan xassan iyo hogaamintiis
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад
Adeer macaane turkigu waa walaal soomaaliyeed oo isu xilqaamay 1534di inaan somaliya itoobiya marnaba eeysan itoobiya ka adkaan wax wel wel ahna kama qabto somaliya wax qabadka turkiga inoow somali dhabar jebin ku sameeyana lagama yaabo alx
@calibare1641
@calibare1641 Месяц назад
Xasansh qayaaladiisa xun baaisliiloogadhisay guryadhaadheer haday hahawiye joojiyaanxamar anukaale wey dhismaysaa waxayuu noogakhudbayn wada shisheyye xamarlagelinlahaa balageliyay neyroobi xumaan taxasanshiikh iyoqabyaladahawiyeiyomusuqa loogacararay mugdisho
@mohamudyahya5409
@mohamudyahya5409 Месяц назад
Heshiiska Turkiga iyo Somalia wax ka jiro malahan,waa been.
@user-bt6jk9ne1z
@user-bt6jk9ne1z Месяц назад
dalim aad tahay matihid wariye runta sheega beeeenlow
@QaliSharif
@QaliSharif Месяц назад
Hadu baryay in ay ciidamadisu sii jogan marka wati la laha shilin ma haystane ma shacabkay xage xaganayan hala saro intan la ogolaan in ay sii joogan
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Oromo gol wxa rabta bada somali riyo xata ku ma ar kesid amaxaro tigrey ka carar adiga oromo xon hada so ado wa logo laya bon oromo wa na qana sida lo dagalo
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Месяц назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Suldaanka beenta kkkkkkkkkkkkk
@zamzamhassan9394
@zamzamhassan9394 Месяц назад
Bisinka war adiga ma waar bad akharineysa mise waad shekeynesa wax badan ba khaldan ee iska sax
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Месяц назад
War waa been turki difaacaya bad ma jiro. W.dowlaha cali balacad ayaaba ka hadlay inuu turkiga isku beddelay waan idin heshiisinayaa idinka iyo ethiopia. Maxaa beenta shacabka somaaöiyeed loogu daldalayaa beenaaleyaal .turki bad difaacayo ma jiree somalia ethiopia ha iska celiso.
Далее
Guess The Drawing! ✍️✨🧐 #shortsart
00:14
Просмотров 3 млн
Кто понял тот понял
00:24
Просмотров 325 тыс.
Open Letter to President Ruto: Time Is Running Out
21:58
Waar Dag Dag Ah
20:08
Просмотров 2,7 тыс.
Guess The Drawing! ✍️✨🧐 #shortsart
00:14
Просмотров 3 млн