Тёмный

Xogta & Xukunka Dhagar qabayaal ka tirsan Argagixisada. 

Somali National Television
Подписаться 741 тыс.
Просмотров 159 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 97   
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 3 года назад
Waa qissas waa in la tooktaa. Guul iyo gobanimo 🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴💙🇸🇴❤🇸🇴💙
@faatiise1582
@faatiise1582 3 года назад
Meeshu ku baqtiyay kulha 😏dofaar😠wuu dhintay muu dhoho waaba muslim qofkuu dilee
@abdiabdulle8629
@abdiabdulle8629 3 года назад
Faati masha alah
@sabyesuugo7333
@sabyesuugo7333 3 года назад
Cadaw u uarkaa iyo gaal jaahilku.islaamnimmadana waxba kamayaqaan.
@mustafabdi1898
@mustafabdi1898 3 года назад
Naftada labaq sxbey hadaa xmr joogto kuwan Allah baa sugaayo qiyaamaha xmr qabiil intuu jiro alshabab madamanayo
@ahmedosmanakhyar6769
@ahmedosmanakhyar6769 3 года назад
Abdulkaadir isse waa wariya banaankiisa ku dhacay💯
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 3 года назад
"Wuu baqtiye aa "qof Muslim ah mama lagutilmaamikaree
@MohamedIbrahim-re4kx
@MohamedIbrahim-re4kx 3 года назад
😭😭😭😭
@yacuubosman7534
@yacuubosman7534 3 года назад
Ku baqtiyay aaaa 😮 subxanallah
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 года назад
QAWARIJTA ARGIGIHISA WECELADA SHABAB DIL AY KU XUKUNTAY MAXKAMADA CIIDAMADA WAA KU MAHADSAN TAHAY W/TOWFIQ.
@nuurcabdi9082
@nuurcabdi9082 3 года назад
Waa farxad ha la dilo labada ba waayo waa Argagixisada alshaab waana dhagar qabyaal dad soomaaliyeed horay usoo dilay
@abdikani8998
@abdikani8998 3 года назад
Shuute shaqo wacan garabkiina alle hagalo
@MohamedIbrahim-re4kx
@MohamedIbrahim-re4kx 3 года назад
Meshu kubaqatiyay kulah jahiil subaxanallah
@thementor.4697
@thementor.4697 3 года назад
Balaayo mxaa lagasoo buuxiyay subxaallah, ilahow argagixisada Al shabaab dalka nooga Saar amiin amiin amiin
@perfume4889
@perfume4889 3 года назад
"Igaarkan jooga dheer balse kor&koonfur aan kala aqoon" 😂😂 Iga gadan wlhi😂😂
@cabdiladhiifmaxamedabuukar7831
@cabdiladhiifmaxamedabuukar7831 3 года назад
🤣🤣🤣
@iamakzeeel734
@iamakzeeel734 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Username-zz9ug
@Username-zz9ug 3 года назад
😂 si xun aa lola dhaqmay maskinkas😂😭
@mohamedabdullahi4507
@mohamedabdullahi4507 3 года назад
Gabay
@bisharahussein179
@bisharahussein179 3 года назад
@@Username-zz9ug maskiin mahan mas ha cunee
@CabdiRaxiimgalbeed
@CabdiRaxiimgalbeed Месяц назад
M.a waay
@ruqiyojacfar1244
@ruqiyojacfar1244 Год назад
Shute guuuuuuulayso insha allah 🙏 ♥ ❤ 💖 💕
@joonmadiinoofficiall9748
@joonmadiinoofficiall9748 3 года назад
Ani waa yaawe dad diliw ma shaqo naqatey allo dadkeyga xaqa tus
@elcapo1937
@elcapo1937 3 года назад
JigNa Hosha ha socoto
@mahadow1
@mahadow1 3 года назад
Mindi ha lugu gawroco qashinka indhaha xun 😡
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 года назад
Tirka halageeyo waxba wakhti yaan lagu lumin,walaweyne baris ayaa kudhimay.
@faayo9942
@faayo9942 3 года назад
Shaqadeyda ku lahaa laaxowla walaa quwata illaa bilaah
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 3 года назад
Inaad dhimatay ayeey ahayd kufriyaal xaasid sanaa scw dee Qof walaa laada u diley hoyada waa
@AbdirisaqTamam
@AbdirisaqTamam Месяц назад
Cumar mujahid😢😢😢
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 3 года назад
Yaan loo Naxariisan Dhagarqabayaasha
@AsadAli-zi2vc
@AsadAli-zi2vc 3 года назад
kula haaa anigo adi kula xisaabtamaayo aa lii so qabtay
@decocade7812
@decocade7812 3 года назад
Xabada calosha ogu dhacday farabadna lee lumaleyna🤣🤣
@skrteltube932
@skrteltube932 3 года назад
Maxaa waaye racfaanka dadkan denbigooda waaba cadyahy be
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 3 года назад
Eelay silic lee lagu yaqan qandho silic dil badane halaa dilo narta allaha galiye
@cabdimacalin2661
@cabdimacalin2661 3 года назад
Miyuu xanuunsanyahy kulahaa anoo cadowga la xisaabtamaya ayaa leysooqabtay
@salmaqurux1650
@salmaqurux1650 3 года назад
DILAAYOO DIL KUU DANBEESO
@cabdiraxman4436
@cabdiraxman4436 3 года назад
Meeshuu kubaqtiyay
@HassanHassan-sf5xd
@HassanHassan-sf5xd 3 года назад
Waa ceelaay jahlil ah
@sabyesuugo7333
@sabyesuugo7333 3 года назад
Yuhuudkaasvayaa xabsiyada lagu korsanayaa. Oo cuno iyo cab .Askariga soomaaliyeed toos bay udilaan
@farxiyoqayari4414
@farxiyoqayari4414 3 года назад
Maxaa
@maslah345
@maslah345 3 года назад
Masiibo idinku dhacday umada wey dhameeyeen dhiigooda ayeybaneysteen sharciga ISLAMKA HALAGU QAADO kuwaan naarta ALLAHA KU WAARSHO DIIN MAYAQAANIIN DADKAAN DAD ISLAMNIMO SHAQO KU LEH MA AHA
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 3 года назад
WAR TIIRKA GEEYA OO DHAAFIYA UMMADA.HABAARQABAHA. CIA,MI6,UNSOM=ALSHABAB.
@cabdiladhiifmaxamedabuukar7831
@cabdiladhiifmaxamedabuukar7831 3 года назад
RAcfan maxa laga wada lkn
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 3 года назад
*Maxkamadan ta ka saraysa ayuu u xukun tagi karaa xukunkanna waa la laalayaa baa loola jeedaa*
@cabdiladhiifmaxamedabuukar7831
@cabdiladhiifmaxamedabuukar7831 3 года назад
@@duuliyekastamtv3017 selo laalaya lkn marba hadu xukunka dhacay o marqati yashana dhanyihin cadeyn kufilana lugu hayo qofka
@ismailaliosman7609
@ismailaliosman7609 3 года назад
lacag ha iska baxsho wye si loo fasaxo kk
@thanososman1500
@thanososman1500 3 года назад
Appeal
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 года назад
Ilaahey idin cadaab qof islaama ayuu leyahy waa baq tiye subxaanllah🤔🤔🤔🤔
@draculaknight
@draculaknight Год назад
dilaa maxaa galay wixii lagudhoho
@larsmartin3314
@larsmartin3314 3 года назад
Waa cajaaib dadka Aan Hawiyaha ahayn uun ma lagu soo qabtaa Alshabaab ahaan! Wuxu xukun ku dhacayba waxay u badan yihiin qaabailka yaryar. Waar meesha wax wayn baa khaldan ee dib ha loogu noqdo! Kaftan weeyaan laakiina tuhun igama madhna
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 года назад
Qabiil alshabaaab ka maqan ma jiro wll dir iyo daarod iyo hawiya waa kuwa jiraan 😴
@larsmartin3314
@larsmartin3314 3 года назад
@@fatushbbe689 Haa waa sax si fiicanna waan uga warqaba in meesha lagu dhan yahay, balse waxan ka hadlayay waa kiiska xukunka makaxamadeed ee dilka ah oo u muuqda in cid gaar ah uun xukunku ku dhaco. Maxkamadaha Soomaliya inta badan waxa ka arrimiya qabaailka qaarkood, taasna waxay horseedi kartaa in wax la is-daba mariyo!
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 года назад
@@larsmartin3314 haday is dabamariyaan ayagaaa ku dhip qaba biri ayeygay ugaarsanyaan elhy xaqa ha tuso
@cabdiraxman4436
@cabdiraxman4436 3 года назад
Waa rag kamida labada qabiil ee ugubadan dowladda hoose kkkk
@saraisse3019
@saraisse3019 3 года назад
belo kula madax dheeratey baqti oo cadabkii gal adiga afsomali xumaa wasaqa
@ac20_54
@ac20_54 2 года назад
😂😂😂😂😂
@hindicusub8996
@hindicusub8996 3 года назад
Mana xasuusto halka uukaga tagay🤣
@لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس
Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya igu caawin kara🙏❤💓
@mrbare8313
@mrbare8313 3 года назад
Caruurta ha dhameynina usameeya dhaqan celin walalyaal
@abdirahmanyussufmohamed697
@abdirahmanyussufmohamed697 3 года назад
Adigana xabada dowlada markay kugu dhacday waa baqtiday nacala afsomaliga baratay ku yaale war waxas oo kale aa somali kuu sheeeganaayo x aan dhihi karin H kulaha waxyahow madaxa guska ah leh
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 года назад
Kuwaan jaahil waaye aqoon diin ah malahan runtii.... Anaga aa lanaga rabaa in aan barno diinta islaamka saxda ah....
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 года назад
Woxogaa lacaga ayaa la siyaa si ay dadka u dilaan diin ma yaqaanaan
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 3 года назад
*ILAAHAY AYAA XAQIIQ-DA OG LKN ANIGA SHAKI AYAA IGALAY, DADKAN IN LAQASBAYO AYAY ILA TAHAY WALIBA NINKA LAMAAD WAAYO MAR HORE WUU DIIDANAA INUU KAMIDYAHAY SHABAAB MAANTANA WUU QORTAY!!!?*
@sabyesuugo7333
@sabyesuugo7333 3 года назад
Madhib bay kugu tahay in cadawgaas söomaaliyeed laqabtay iyagoo Qof dilahaya?
@abdiabaana890
@abdiabaana890 3 года назад
Waxa shakiga ka bexe markee adiga Next kaa dhigaan
@ibrakheir4808
@ibrakheir4808 3 года назад
He is speaking like garre
@taifayaoyao9792
@taifayaoyao9792 3 года назад
He is speaking maay bro
@Yedo25254
@Yedo25254 3 года назад
Farmaajo iyo fahad Yaasin aragnay ninkan wax ka axmaqsan wali ma arag
@abdirahmanabdi9823
@abdirahmanabdi9823 3 года назад
Waryaa aamus dameer yahow dameer ku dhalay nacalad kugu dhacday argagixiso uraysa
@abgey
@abgey 3 года назад
Kuwa u shaqeeyo al shabaab waa. Wada axmaqyaal maxaa yeelay Qof caafimaad qabo ma yeelaayo Qof soo dil for no reason. Marka allaah na asturo
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 3 года назад
Farmajo iyo fahad yasiin waa dad wadankoda ishaqeeyo, adigana qabiil iyo argagaxiso aya ushaqeysa
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 года назад
Oromo wyeh 😐😠
@hamaada2449
@hamaada2449 3 года назад
RU-vid sawirka ku saran iska qaad yesan kuso radsan
@taifayaoyao9792
@taifayaoyao9792 3 года назад
He is speaking maay not oromo
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 года назад
@@hamaada2449 hhhhhh wadonkooda majooga ani
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 года назад
@@taifayaoyao9792 it's oromo there's no difference between may and oromo out oromo this land isn't urs so go to ethiopia
@taifayaoyao9792
@taifayaoyao9792 3 года назад
@@fatushbbe689 . My sister. Afsomaliga . Waa.asaal iyo. Faraac.. maay garee dooo.. dabaree. Tuuni accent all waa Somali but oromo is Abit. Far
Далее
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Просмотров 234 тыс.
DAAWO Xogta Shabaab iyo Qaabka ay Wax U Qarxiyaan
40:20