Тёмный

Xubintayda Taranka oo mindi afwayn la igaga jarayo ayaan ku riyooda Sheekh Ii Fasir? 

MM Somali TV
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Sheekh Dr. Saciid Maxamed Faarax iyo Fasirka Riyooyinka MMTV.

Опубликовано:

 

5 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@aliawil5775
@aliawil5775 4 месяца назад
Asc manshallah Allah haydin barakeeyo.sheekh saciid waxan ahay ganacsade Hargeisa degan dhowr iyo konton jir ah ..jimcihii ramadanta ayaan Soo tukaday salaadii jimce ka dib waan seexday waxan ku riyooday yadoo guriga daaradiisii gudaha ay biyo aad u cadi ka Soo burqanayaan...sheekh fasir... jazakallah kheyr
@abdirahmandable
@abdirahmandable 6 месяцев назад
الله يبارك فيك ويحفظك ي شيخنا الحبيب وأستادنا الفاضل شيخ دكتور: سعيد محمد فارح وأخونا لقمان محمد فارح نحن نشكر قائد mm tv محمد إلج وجميع العاملين هذه التلفزيون MM TV
@user-ln1xk8ok3p
@user-ln1xk8ok3p 6 месяцев назад
Riyada nin caan ahi oo qani ahi ayaan kuriyoode isaga oo isoodonte oo laisiye Sh Fadlan ii fasir waxaan ahay gabar. Aan wali guursan
@shakowaaw1791
@shakowaaw1791 6 месяцев назад
Waad dhimanaysaa weye😂😂😂😊
@Gaani2026
@Gaani2026 6 месяцев назад
​@@shakowaaw1791 waa sidaa aad sheegtay gabadhaasi way dhimanaysa markuu Ilaahay yidhaah.
@amalfarah2226
@amalfarah2226 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-ds7fy1bk5b
@user-ds7fy1bk5b Месяц назад
Acs shekh waxan ku riyoday hoyaday mar hore dhimatay oo nool iso fasir
@itaqillaa
@itaqillaa 6 месяцев назад
Subhanallaaah
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 месяцев назад
❤s❤c❤w❤s❤c❤w❤asc sheekh
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 2 месяца назад
Wiilka dahay xaaskeyga riyada maiga furmeysaa, waxn soxasuustay Nin igudahy Riyo ayuu aabahaa iyo hooyadaa igu kaasiiyeen oo laigakariwaaye muda daawr sano. Aabe iyo hooyana waligiis maba uusan arag oo marhore ayeyba dinteen Illah haunaxariisto Ameen yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲, walaashey iga ween oo Africa joogto ayn ushegay waxaana aan kudahay waan xirayaa, waxy igutiri iskadaaf, kadib xaafada wankaguuray wanka duuntay sida uu iisowacaaye wan block gay. Shartiisa Illah haigudbiyo ameen
@user-te1hq8sh8g
@user-te1hq8sh8g 6 месяцев назад
@rukiyamohammed2025
@rukiyamohammed2025 6 месяцев назад
asc sh saciid waxaan ku riyooday doole madoow oo satriir teeyda imaaday
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 6 месяцев назад
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim waryaarehee warxaan kadaaya umada
@xamarosheikh7494
@xamarosheikh7494 6 месяцев назад
Asc sheikh magaceygu waa aamino waxan ku riyooday gacmaheyga oo bararay ii fasir sheikh
@attakontitan2244
@attakontitan2244 6 месяцев назад
Asc sheekh magceeg wa asli waxan magalda muqdisha waxan ahay hooyo xaas ah waxan ku riyoday abaehy oo dhex jooga guri dau waan oo aad uu quruban gurig waxa ku dheyala beero iyo wadoyin fara badan waxa anu gacanta ku hayay gari can wun ii dhola cadenagag abe heena dhiintay kahor mudo afr tan sano
@user-wm3ho2qw2x
@user-wm3ho2qw2x 4 месяца назад
السلام السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
@user-nb5dq9oc9h
@user-nb5dq9oc9h 3 месяца назад
0:44
@kyse-gz9dr
@kyse-gz9dr 6 месяцев назад
Asc wllo habeenkasta waxan kuriyoodaa . Anoo hooyaday. Lugaha kadhybkanaya.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 месяцев назад
Kadhybkanaya? Side. Mise ka dhukanaya
@musa-yj2pd
@musa-yj2pd 6 месяцев назад
Shiikh waxan joogaa uk waxan ku riyoda angoo safar meel ku tegay ka werwerasan lacagatii aan sitay iga yaraatay maxaa lagu fasiraa
@user-cj9qx6zo5h
@user-cj9qx6zo5h 6 месяцев назад
Lanbrka ku qoran udir wthsp ahn
@user-wq3qn3dz3m
@user-wq3qn3dz3m 6 месяцев назад
Asc
@user-bl4iw9ps2k
@user-bl4iw9ps2k 4 месяца назад
Masha allah haydin barakeeyo
@user-ts9js9xq3w
@user-ts9js9xq3w 6 месяцев назад
1:46‬‏ ‏‪3:08‬‏
@siyaadaxmed3617
@siyaadaxmed3617 3 месяца назад
Sheekh xaaskayga ayaa ku riyoota masks fara badan oo eryanaya hadana aan cunayn ama waxba aan yeelayn bal ii fasil
@libanmohammed6760
@libanmohammed6760 21 день назад
Weiliba midii weyn kutee...😮
@user-yr2ey5qw8e
@user-yr2ey5qw8e 5 месяцев назад
😅😅😅😅😅
@Baamboode12
@Baamboode12 6 месяцев назад
War aniga riyadayda wax ii fasira waanba waayey hhh
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 месяцев назад
Isheg Aniga aya kuu fasiraya🙋🏽‍♂🥸🧐✍🏼
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 6 месяцев назад
Wallaahi waxaa lagayaabaa buufis baaku dhahaaya dadka
@Z06666
@Z06666 6 месяцев назад
97 percent of somalis never say I don't know😅😅😅😅
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 6 месяцев назад
Warhedhe mamgaabow maha sheikh wax uu iska aburayo maha cilmi uu isga leyahay ee wa ibnu seerin asxabiga ama sheikh wayn nebiga kawariyey riyoyinka maha wax dad iska dhahan dadkan juhalada
@Z06666
@Z06666 6 месяцев назад
Psychic reading😅😅😅😅
@user-wm3ho2qw2x
@user-wm3ho2qw2x 4 месяца назад
ولا شيء ولا شيء
@AhmedAadan-7743
@AhmedAadan-7743 6 месяцев назад
Kasi waa shaxari 😂😂😂
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 6 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jamahuseen9113
@jamahuseen9113 6 месяцев назад
Cinwaaanka Akhlaaqda ka fog wa badala miyaad weydey.
@Kaahamabdi
@Kaahamabdi 6 месяцев назад
Niyaw horta luqmaanoow meeday riyadydii waa markii sadexaad aaan kuu so dirayee maxaad u dhaafaysaa shidh😕
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 6 месяцев назад
Kuwa ay doonayaan uun bay sooqaataan uun 😂😂
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 6 месяцев назад
🤣🤣 what is this bro🤣🤣 get this off my tely 📺 now🤣🤣
@mohammedhalsomali387
@mohammedhalsomali387 6 месяцев назад
Qoladii reer axmed ma waxay bakhaar u furteen riyadii dadka 😂😂😂😂😂
@Gracias2024
@Gracias2024 3 месяца назад
😂😂😂😂
@user-ov3cr2ly7b
@user-ov3cr2ly7b 6 месяцев назад
Waxas ha rumayesaninin caqliga yaa ladinkagaga ciyaari wayo ninkan waxayi kumaso tago waxa kastana adiga cilmi lehayen inaad iska tidhaaha waa ceeb dadkana Ha misleading
@kaneecgroup
@kaneecgroup 6 месяцев назад
wahaabiyadii ruwaayada kale bey keeneen waxa mustaqbalka baad kahadlaysaa sheekh waad naga diideen howshan oo kale beri waa yaab
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 6 месяцев назад
War julaha batihin isaga maha wax ujeckisa kaqato sheikh war maxa dadka idinka dambaysiyey ninkan bes wuxu soqatay asxabiga waym ama sheikh aha ibnu siirin riyoyinka dhaman quran ka aya laga soosaraya nebiga wa fasirijiray xata caish rc marka iskadaya jahilnimada maha sheikh sicid wax uukenay
Далее
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 8 млн
Anigoo Indho la’ Ayaan ku riyooday ii Fasir Sheekh?
18:34