Тёмный

Ninkayga oo ila guursaday oo aan Nafta ka jarayo Gabadhii uu ila guursaday ayaan ku riyooday...? 

MM Somali TV
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Barnaamijka Fasirka Riyooyinka MMTV iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax.

Опубликовано:

 

9 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@faadumomaxamed1204
@faadumomaxamed1204 4 месяца назад
Asc waal iga gaarsii riyadan shiiqa Allah ku barakeeyo waxn ku riyoday anigoo dhalayo orgi sifudud waxn ahay xaas
@abdirahmandable
@abdirahmandable 5 месяцев назад
الله يبارک فیک ویحفظک یہ شيخنا الفاضل شيخ دكتور سعيد محمد فارح وأخونا لقمان محمد فارح وجميع العاملين عمال في تلفزيون مم
@ikramahmad8404
@ikramahmad8404 5 месяцев назад
Asc waan idin salamaya adigiyo shekh siciid. Waxan ku riyoda anigo kaba xidhnayn o kabahayga radinaya ano kaba laan socda .waxan ahay xaas.
@itaqillaa
@itaqillaa 5 месяцев назад
Masha'ALLaah Alle ha ku xafido sheekh
@itaqillaa
@itaqillaa 5 месяцев назад
💦💦💦💦💦💦💦💦💦💦💦💦💦💦❤🌹💖
@itaqillaa
@itaqillaa 5 месяцев назад
Aaamin Wcswrb
@SadraMaxamuud
@SadraMaxamuud Месяц назад
❤❤❤
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 5 месяцев назад
Asc Please noo qora talefanka laydin kala soo xiriiri karo
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 5 месяцев назад
Dr❤
@user-jm2tr5op2l
@user-jm2tr5op2l 4 месяца назад
From Djibouti
@user-my2cs7ug5h
@user-my2cs7ug5h 3 месяца назад
Up
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 5 месяцев назад
M.a illahey haidin barakeyo.
@yaasmiinhassan7166
@yaasmiinhassan7166 5 месяцев назад
Mmtv numberka soo sheega laguso diro
@user-vc7sl1bx3w
@user-vc7sl1bx3w 5 месяцев назад
Asc Sheik anigu waxaan ku riyooday anoo duulaya hawada sare si sahlan kuna soo noqonaya
@hamzasheakha6409
@hamzasheakha6409 4 месяца назад
Asc akhiyaartaay waxa sheekhu idiin fasiro ma qaar bay u rumoobeen Bal comments ku soo qora
@Garwaaqsade
@Garwaaqsade 5 месяцев назад
Sheek xalay waxaan ku riyoo day anoo bas tarag ah raacay inan aan anigu jeclahay na ila saarantay isla markaan uu baski meel nagaga jabay wax reera malihi da,du 22 ma shaqeeyo wax ma barto hal xalqad mooyane waxaan ahay lab
@xamzaabuukar5500
@xamzaabuukar5500 4 месяца назад
As walaal luqmaan nambarka riyooyinka lagu diray ii soo qor
@abdirahmanhassan4651
@abdirahmanhassan4651 5 месяцев назад
Walalaya halken ku sodira riyadeyda
@Siciido-mt4wb
@Siciido-mt4wb 5 месяцев назад
Halkan miyaan kuso diraaa riyadydaaa wan ku wareeray wl iso kala sheek
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 4 месяца назад
Waxba shaashada RU-vid kama muuqdaan
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 5 месяцев назад
Asc shiikh saciid guriga yagu waa kaa buuxdo dooli bal ii fasira mar kastoo uu NA dhibaatada sun xitaa ku leeynay ma dhamaado Maxaa u sabab ah?????
@najuucadey4062
@najuucadey4062 4 месяца назад
Xbbt albaqara guriga ku aqri
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 месяца назад
Walaalayaal 👨‍👩‍👧 dad badan ayaa kudhiban Jiirka, Baranbaradda iyo Quraanjadda. Waxaana looga Takhalusi karaa Ilaahay swt idankiisa. Tusaale:- Suuratul Baqara aad u akhri waliba si tadabur leh u akhri. Guriga kudaar adigoo dhegeysanaya Qur'aanka. Ilaahay swt aad ubari inuu kaa bixiyo. DUCADDAN aad u akhri:- نعوذ بوجه الله العظيم الذي ليس شء أعظم منه وبكلمات الله التامات التي لا يجوزهن بر ولا فاجر وباسماءالله الحسنى كلها ما علمنا منها وما لا نعلم من شر ما خلق وذرء وبرء ومن شر كل دآبت هو آخذ بناصيتها ان ربنا على صراط المستقيم". أللهم آمين يا ذالجلا والإكرام يا رب العالمين Waa Nimco in aad dhib aragto waayo waxaa kadhalaneysa in aad dadaasho oo Ilaahay swt iyo adiga uu xiriirkiina wanaagsanaado haduu qofka uu kafaaiideysto fursadaas. Waxaa Muhiim ah Adkaarta Sabaax iyo Masaa in jadwalka lagu darsado iyo habeenkii in la akhristo adkaaru nowm adkaarta hurdada. In qofku uu kudadaalo Cafinta dadka iyo ukaalmeynta. In lagu dadaalo Nadaafadda oo guriga uu marwalba Nadiif yahay gaar ahaan Jikadda oo weelasha sifiican loo aaburo/daboolo. Musqulahana sidoo kale ladaboolo gaar ahaan habeenki waayo Jiirka Siwajyadu maraa Musquluhu kasoo baxaa. Wallaahu swt aclaa wa'aclam.
@user-jm2tr5op2l
@user-jm2tr5op2l 4 месяца назад
Asc sheekho waan garob caruruhasad Wan ku riyoday anigo biyo dada iqaya mulo xar iqaya
Далее
УНИТАЗ В ЛЕСУ?? #shorts
00:24
Просмотров 519 тыс.
Alisha Lehmann joins Juventus Women 🤍🖤
00:16
Просмотров 1,2 млн
Anigoo Indho la’ Ayaan ku riyooday ii Fasir Sheekh?
18:34
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
28:22