Тёмный

Xumaa Oo Doqonsanaa Ninkani, Bal Benta Uu Gabadha Ka Sheegay Eega😡 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Развлечения

Опубликовано:

 

27 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 17 дней назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 17 дней назад
Habar yar maxaa loo dhibayaa ee ay isugu tuuray saa dhuumaalayste ,tii is liidaysaa iyadaa is liida haday qurbe jookto iyadaa kasaraysa dhuumaalayste . Haday wadankii jooktana dhulkeedii bay jooktaa maxaa dhibay . Lakiin habaryar af ku xoogle dac weeya idinkaa hadla ee haka aamusina . Xasbiyalaah wa necma wakiil dhuumaalaystayaal 😮😊
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c 17 дней назад
Horta anu adunkaba wan igu necbay Ragan sheekhyada sheegtaa wyo xumanta oo dhaan iyagay ka bilabantaa adunkana dumarkay ugu nacabyahin dintana waxy ka dhigtiin shaadh ay dumrkay ku badhaan ale haka so qabto adunkaa Amin
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 16 дней назад
WAA RUNTAA ADUNKA KUWA CULIMO LAGU SHEEGO AYAAN UGU NECBEY ADUUNKA WAXA BABIYEY WAA IYAGA YAAHUU 😊
@nimam7846
@nimam7846 17 дней назад
If they says "ilaahay darti" why do they take advantages of those who trust them.
@maymona9820
@maymona9820 17 дней назад
Wlhi habo beenta maha zaman adag ayaa ku jirna arinba arin ka xun unbaa maqalnaa subhanallah imagine the next generation side u dhaqmi doonan
@Hibaa667
@Hibaa667 17 дней назад
Nin oo dhan hoos buu u waashey, ish ninkuba haduu hoos ka sheekeyo halaga fogaado waa khasiis aan wax kale kugusoo kordhineyne, hadhowna aduun bu ilmaha Kaga baxsan oo kaligaa struggle gerayn.
@maymona9820
@maymona9820 17 дней назад
exactly you told us the best thing to do and heal this advice you just gave us we couldn’t even get it from our parents family, and you hit the exact point. Jasakallah
@tressahassan8947
@tressahassan8947 17 дней назад
Dumar ku iyagaa duleste la. Sheekeysanaya❤wallah hadii anoo yurub ama kanada amica joga sawir aan🎉leyahay ragas xumi qadan lahayeen Intan rag mafiyaa Mal galiyo Ayaan fula 👍sawira ikeena, oran lahaa sidan nolol maha💪
@raysiyoxareed5553
@raysiyoxareed5553 17 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sabarad ku aruuriya dhihi lahaa dheh nimanki somaliyeed dunarkii bay cudur xun oo dilaa ah kunoqdeen
@tressahassan8947
@tressahassan8947 17 дней назад
@@raysiyoxareed5553 saxwallah 🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 16 дней назад
​@@raysiyoxareed5553 Qoyan iyadaa dhibatada Rabta Marna ooyeysa Dumarka Somaliyed intoda badan waa bilaa damiir iyagaa daba ordeya Nimanka somaliyed ee Duleystaha ah YAAHUU 😅
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 17 дней назад
Wa yab Ragan itixanka qabo iyo xishod laanta umada somaliyeed wa xumanta isku tagero subxanallah yab somalida
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 17 дней назад
Guur ku sii meel gaadh ah diinta ku dhuumanayaan.Kaas waa duli gabdhuhu uun buu u soo fadhiista ninkaas waa inaan report ku qabanaa.
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 17 дней назад
waxa is helay😢 dhagax 🎉ilaa biyo yaab aduun salan sare❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 17 дней назад
Intooda badan waa munaafiqiin dacwo mawadaane kacarara waalayaqaanaa kuwaas anay isireen 😂😂 lakin waankufahmay markiiba oo gcagaha waxkadayay Allah baa ibadbaadiyay Alxamdulilah
@fahm3d88
@fahm3d88 17 дней назад
Waxa min looqarsado baaba khalad ah 100% Ninki dhahay waa kuqarinayaa waa khaa in gabdho kor iskuqaada
@MsLajecel
@MsLajecel 17 дней назад
Someone needs to sue this guy for defamation. He’s lucky he isn’t in U.S. He defames the reputation of upstanding women to get views.
@hamdihassan4168
@hamdihassan4168 17 дней назад
ASC Fathiya quruxeey walee ani iyo desperate kala fogin war la aan bahaysa ragaas illahay ayaa kumahadsan itusay my value Alxamdulillah
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 17 дней назад
smart boys iska dheh kuwaan dacwad waxba kama yaqaanaane.
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 17 дней назад
Maanshalaa fadxia always real I enjoy whaching u sister
@amalismail7772
@amalismail7772 17 дней назад
Nimnakan desperate ka ah ee hoosta ka waashay oo sinaystay oo vargin hayanba hadana raba gabadh vargin ah , wuxu aqli xumaa
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 17 дней назад
Intaanad Nin Jecelan Naftada Jecelow isuroon noqo islweyen Noqo Kurisu qaada dumarow
@ayahosman
@ayahosman 17 дней назад
Wlh waqti adag ba lagu jira bil xaqiiqa
@Amalhirad320
@Amalhirad320 17 дней назад
always you talking truth Manshallah inabti ❤
@nimam7846
@nimam7846 17 дней назад
That is so true and that is why I actually don't like to speak with someone who look religious. Cause deep down they are munafaqin. I don't even like to go to dacwo/muxadiro cause they always ask about "sadaqo" which is usually not for good purpose.
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 17 дней назад
Exactly sister ,specially these fake revert ,don't let your guards down
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
@@nimam7846 xitaa kuwa Soomaalida ee khamiisyada xiran ee garka dheer ka carar🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️ waa xabibti naftaa ku jamatay, hadhowna waa naftaa ku nacday.
@layladhalashoy820
@layladhalashoy820 17 дней назад
Asc fatxiya setahay habo Wan ku tageeraa ❤
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 17 дней назад
Balaayo ifinku dhacday oo diinta wey ku tuugsadaan war dumaroow xoolihiina hayska siinina tuugta
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 17 дней назад
Waa run gabdhaha soomaaliyeed jacayl bay rabaan😭
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 17 дней назад
Wax jacaly la yiradhoo ma jiraan ,wxa jira intreste😂
@ifraahcige5750
@ifraahcige5750 17 дней назад
Fadxiyay intan somali uku been aburtay ingilish ayay kuhadlay say iyagon fahmin ayay comments kucayen inanti lkn ilahay aya lahortagi
@monaliya
@monaliya 17 дней назад
Please please make a video about the half Somali/congolese Djibouti girl that complained about her stepmother and what she’s been through .
@abdirahmanmohamed779
@abdirahmanmohamed779 16 дней назад
Asc walaal qofkii ceeb Asturaa ilaah baa ceebtiisa asturo ee ilaah hana amaansado
@TheTruthHudaSarman
@TheTruthHudaSarman 17 дней назад
Afkaga caano lagu qabbay my sister
@83587
@83587 17 дней назад
Qoyaney albaabada kheyrka wey badan yihiin
@hannahani192
@hannahani192 17 дней назад
Hala dacweeyo been hawaaska, waaba beentii ooo qofa
@Twa917
@Twa917 17 дней назад
Asc wllo waxaan ahaya abo somali dumarka somali yeed waa dumar aad ufican lakiin. Waxaa ugeeya ajahanabka waa ceeli iyo wllo dhibkaa nimnaka somlaiyeed. Dumaraka somaliyeed waxaan leyaha, nimnaka soomaliyeed haw jabina iyo dadka kalaba Adunka manata raag Ma joogo
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j 17 дней назад
Subaxalaahay
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 17 дней назад
Scw
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 17 дней назад
Waa qaraarayaa ninkaasu waxuu ku fadhilmay in gabar jecel oo dulinimadiusa u fulqaadatay waa duleeysta maxuu karabaa gabdhaha soomaaliyee iyaguba we. Guursadaan dumar ajnibi ah mark maxay ha wey sok battent nimankii markij ay afkeen gabdhihij in ay kor u kaceen oo. ay ka koreen neceen duleeyste marka wey qaraarayaan tuug
@monaliya
@monaliya 17 дней назад
That Jamaican guy is the biggest narcissist and he said he’s never married a Somali women but has other Muslim women (south Asian). He’s a convict and his previous wives have complained about DV against him.
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 17 дней назад
Nimakii miyaa ciriiri Nagu noqday mise anaan Fahmin? oo waliba maan diyaargaroobine Qaar iireeba Nayaadaay.
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
😂😂😂😂
@amalismail7772
@amalismail7772 17 дней назад
Kaasi waa Dulayste soo tahriibay oo gabdhaha been ka sheega, views raadis darteeda, bahal gaajoonay oo dawarsanaya weeyi
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj 17 дней назад
WAY dacwayn kartaa
@maryambrahim82
@maryambrahim82 17 дней назад
Walale gabadhan maxaa laga rabaa. Hada tiktok sawirkwwda haystaan oo leeyihiin meherkedu chicken. Waa qof wanaagsan aad ban uga xumahaay in ay af lagaadeeyan
@SafiyaKayse
@SafiyaKayse 17 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 17 дней назад
Nimankaa targetkoodu.waa naagaha soomaaliyeed because iyagu waa diyaar mar haddii nin ajenebi ahi afka u kala qaado waa u diyaar At least naagaha kale waxbay iska celinkaraan ama diidikaraan laakiin naag soomaali ahi waxba ma diidikaraan
@muudahir7081
@muudahir7081 16 дней назад
Gabdhow jecelka aad radinesan meshaas idin kama jiree naftina jeclada bal jidka waa halkaas
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj 17 дней назад
Dumarkii soomaaliyeed waxay noqdeen mashruuc duleyste uu views ku raadiyo I😂😂
@ARwa_Salih
@ARwa_Salih 17 дней назад
Ameeeen Ameeeeeeeen Ameeeeeeen Ameeeeeeeen Ameeeeeeen
@bongasasa3895
@bongasasa3895 17 дней назад
Wa shekadii Iranians ka get hitched in a temporary casual manner! Hayeey manyiko reloaded! Waxaan is idhi malmahaan naxaristu qamarjiyaasha ayeey ku hartay! Wale naag vulnerable aha laigu ma cadaabo wankafogadaa! Too ani iga qamrjisan oo cadkeeda gosato ma ahee midkale nalka imashido! Coz I don’t want peace I want trouble always
@niyaaladem
@niyaaladem 15 дней назад
Aad iyo aad. Xaq baa ku qabanaya hadii aadan iska ilaalin xaquuqda qofka.
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 17 дней назад
😂😂❤
@ARwa_Salih
@ARwa_Salih 17 дней назад
Fatxiya haboo beentaa maaha faaraxyo iga dheh
@alcamirialcamiri5343
@alcamirialcamiri5343 16 дней назад
Ninkan gabadhas sida muuqata wuu dulmiyay, isagoon wax cadayn ah keenin... xanun baana muuqalka ay isku bari yeelaysay. Ka muuqday.. Iyo inay Allah uga dacwonayso... Ninka xitaa jamaican ka ah ee uu leyahay sadax naag oo somali buu qaba waa been, if you watch the documentary, one of the wives is Malaysian, another one's identity not revealed...only the last one can be recognized as Somali through her name... As much as am against guurka ajaanibta, again it can never be a justification for lying about an innocent person and attacking their reputation....
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 17 дней назад
Adigu qayb baad ka tahay in gabdhaha soomaaliyeed ay ajenebi afka ka galaan ma imminkay kula xumaatay oo kula qadhaadhaaytay adigaa gabadhaha soomaaliyeed ku diray ragga soomaaliyeed
@Somalichannel_1
@Somalichannel_1 17 дней назад
Dacwah boys ku teh naa ka fuq culumada
@Pearrlsdimondz
@Pearrlsdimondz 17 дней назад
Disgusting. He wants to give a platform for guys that already want to hate on Somali women ufff they think they own us
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it 17 дней назад
Kkkkkkkkkkkk oo hada adiga maxaa caaqliya oo aad heysa so tan haar iyo habeen halkaan u so fadhi xun cay iyo aflagaado raga somaliyed iyo amaanta boy fareenada gaalada ahi adiga intaadan dad wax ka sheegin adigu isla yaab camal aflagaado iyo waali aan ahayn raadso
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 17 дней назад
Waxaa halkan lagu hayaa waa in fuleeyse dal iyo dadba cunay ceebtiisa banaaka l keeno loogana digo dumarka
@raysiyoxareed5553
@raysiyoxareed5553 17 дней назад
​@@ShukriHaashi-cn5yf yarka meel dikaamaysay oo malaxi kujirtay baa la taabtayoo saw taah afka furtay😅😅😅😅 fatxiya meeshii iyada ku dhagtay kadibna muraayad hor dhigtay
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 17 дней назад
@@raysiyoxareed5553 meelkudhegtay majirtee orodoo dadlkaagii iyo dadkaagij udanee niman adookalaa ha usoo tahriibine markaad qurbaha timaadeena caruurtii ayaad dayacdeen markaad wadankii joogtaana afcagaaran ayaa daroogo ku cuntaan yaahuu war isku xishoida ok dumarka googarahaha halgashaninee shaqo yeesha oo qeyrkii meesheey mareen mar uuuuuuuf
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 17 дней назад
Duleeyste Fathiya qalbada ku jabisay
@khadraali8373
@khadraali8373 17 дней назад
Ader tanı marbay idinku dulkuftay markalana idiima soosocote duufka iyo calyada cesho oo orod inta idiin hartay dumar iyo dal daryeelo gaar ahaan adigu gabarkasto sixora uhadasha maxad Comment tigeda uguniiclaysa
@xalane1948
@xalane1948 17 дней назад
What’s wrong with the Somali women’s nowadays? 9 out of 10 are single mothers, the lady you talking about she is too young to be single mother All men are not bad most of the time other women’s give them bad advice
@iqramoallim
@iqramoallim 17 дней назад
Iyaga single iska dhigay bila sbb ina dhahda rabta sax
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
Xagee fiicnaashuhu idiin taal? Aduunkiiba sida aad u xun tihiin badankiin ayuu ka yaabanyahay. Yahuu, magaciiba na nacsiiseen walahi.
@xalane1948
@xalane1948 17 дней назад
@@iqramoallim haa waad fahantay meesha aan uwado waxaan aamin sanahay guriigii dumo naag baa sabab u ah
@xalane1948
@xalane1948 17 дней назад
@@niyaaladem mid mid xun wuujiraa lakin sanadadan danbe naagaha waxaa kusobatay xasidka oo eeysan arkikarin gabar gurigeeda dhaqaneyso waxan aan iska dhahayo ma ahan
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
@@xalane1948. 99.9 waad xun tihiin. War bal fiiri dalkiini, halkeed mareeysaan? Tuugo, musuqmaasuq, caruuro wasayaal, dadka waalan nin iyo naagba wasayaal, khaniisyaal, fusuqle-yaal, kufsadeyaal, qarxiyeyaal. War iga aamus wax la idinku sh33go garan maayee. Yahuuudiin.
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 17 дней назад
Hablaha somaliyeed siilkodi wuxuu noqday international low class kasta wuu ka adeegta ,for god sake is not rocket science close your legs
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
Ayaga in alga sdeegto ALLE baa abuuray ka waran dabdiina 😂😂😂 khaniisyaal, dabooloyaal😂😂😂
@habonumar6229
@habonumar6229 17 дней назад
😂😂😂😂 beryahan nimankii naaga laga adeegtey mooye rajo kale malaha sharaftii ninimadu dhimatey walee 😢😂
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 16 дней назад
@@habonumar6229 Ereyga ugu jecel yihin waa muslim wuu soo muslimay
@Shukri628
@Shukri628 17 дней назад
Asc wl wanka xumahay inad cadan gursatay cadaanku wa cadowga dadka madow wacadowgena cadan alah harógo reer qoomuluud
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 17 дней назад
Cadow isaga kiin wayn oo isaga kiin xumi ma jiro. Acudubillah! Qaxoontigiina iyo baryadiina ka daysta. Alloow yaa og in lagaa biilo dalalka cadaanka😂
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 17 дней назад
@@FatxiyaCabsiiyeChannel😂😂
@AbdirahinomarGedi-ls1ez
@AbdirahinomarGedi-ls1ez 16 дней назад
​@@FatxiyaCabsiiyeChannelwalhi waa runta
Далее
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 4,3 млн
Xor Ma Tihid, Mar Hadaanad Tegi Karin😭
25:23
Просмотров 6 тыс.
настоящий чемпион
0:59
Просмотров 8 млн