Тёмный

Waa Maxay Cunugtan & Ninkan Sidan Isku Ah? Mee Waalidkii Dhalay? 🤔 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Развлечения

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 18 дней назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 17 дней назад
musliminta inta wacan ayaa hari inta kale waaxunbo😢 rag ayaa soodhigtay hablihii waxbartay been kafidinayan 🎉bala jirta alow kaga qabo🎉🎉❤❤
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 18 дней назад
He is not 17. He was 17 years old several years ago, he is just a petite person.
@AlmaasMohamuud
@AlmaasMohamuud 17 дней назад
Waa runta wlh anaga xamar ku dhalanay joogna waxan waa wax xadka dhaafay koonfur anshax ma jiro
@aminaomar6271
@aminaomar6271 18 дней назад
Subxanallah, horta Somalida waxa ay hilmantay xasuuqi ama danigii ay isku gaysteen, daris ama qarobo hantidoodi la dhacay. Markii dadkii la dhacay xoolohodi ilmo lagu dhalay xagee ba nabad ka imaan xage baa dhaqan ka imaan. Reer galbeed Somalida ba xuman u keentay, dad dhahayo muslim baan nahay hadane dhaqan xumo ama tuug nimo lago arko.
@user-ne8gp7hv4l
@user-ne8gp7hv4l 15 дней назад
Waa khalaad taani abtinimo maha ee waa dhaqan xumo ilahayow ka qabo caruurta wax 😢😢
@Anfa-99
@Anfa-99 18 дней назад
Subhanallaah waa lalabo waxaani ilmahaan hooyadiis miyeey dhimatay iyo aabeheed meeyay aqas caleek
@BilanOsman-bx9qv
@BilanOsman-bx9qv 17 дней назад
17 jir maaha waa nin wayn oo xaas iyo caruur leh ugu yaraan waa dhawr iyo labaatan jir wayn
@FARAXSAAN
@FARAXSAAN 18 дней назад
This is a very disturbing behaviour from Abti !! what kind of person does this to such small girl you’re not even allowed to share a bed room with your own brother at the age of 10 in Islam let alone to kiss you abti like this is not acceptable Acudubillahi so sad 😢😢wallahi May Allah help us all ya rabi
@Munadalac
@Munadalac 17 дней назад
It's not even a normal kiss. Laaxowla😮
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 17 дней назад
Subxaanallah abti aa innaalillaahi wa innaa ilayhiraajicuun muqdisho qiyaamihii ayaa kasoo ifbaxay war culimadii iyo umadii damiirkalahayd meeye waxaan wixii dhalay meeye
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 17 дней назад
waa in kaara heenii walaahi meeshaa dulmi badan baa lagu galay
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 18 дней назад
Innaa lillaahi wa innaa eliyhi raajuciun. She is very young and naive. He is taking advantage of her psychologically and economically. She is the bread winner of her family, so they have to accept such an action.
@Anfa-99
@Anfa-99 18 дней назад
waa reer wada ciyaal suuqiin ah subxaanallaah
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 16 дней назад
Ayaantaan kuma dhageeyasan saan ku tabay ilaahey baa og lu jeceliya ❤❤😊
@xamdaxamda
@xamdaxamda 16 дней назад
Yaaa Allah. Does Somali people know the word ABUSE?!!!!! Why this young child being ABUSE at front of EVERYONE!!!!!!
@khayr_jecel
@khayr_jecel 16 дней назад
Hadhoow markey yartaasi weynaato oo dib ka ogaato anshax xumada Abtigeed ku sameyn jirey oo dhahdo Abtigey baa i soo faraxumeeyay , ayaa dadkeenii dulmiga difaaci jirey oran doonaan waa beenteed , hadeerna ka qabanmaayaan duli duli l9o waayey.
@SaynabYusuff
@SaynabYusuff 16 дней назад
If this is what he's doing on camera imagine what's going on behind closed doors. Let's call this what it is. It's grooming
@amirajones2558
@amirajones2558 16 дней назад
People back home are worst than us who live in the west, we dont even behave like this 😢
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 17 дней назад
26yrs ka hore inagoo inantaa kayarbaa ayeeyo ina laheyd aduun rogmanayaa joogtiini caryaa guriga ka baxo inlee halagan baa soo socday bisinka
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 17 дней назад
Qurbaha ayaa laga cararayaa oo double qurbe ayaa loo cararayaaa. Dalku waa double qurbe, qurbahaaba dhaama Muqdisho manta.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 17 дней назад
Eritrea ama Ethiopia Somalida qurbaha ha aadaan.
@fartunomar5957
@fartunomar5957 17 дней назад
I am so happy in aad arintan ka hadasho. Its so disgusting and hard to wacth walaahi. He is married twice he is not 17 views raadis iyo lacag aya indho tiray
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 18 дней назад
Please this is exploitation and promotion of faraxumenta carurta please kuwa tiktok ku jira reportgareeya that channel. He shouldn't cast this little girl in the role of a woman making it seem as if it's normal when it is not.
@subanjibriil3607
@subanjibriil3607 17 дней назад
Farax feedho yare weeye walalo 30 kama yare ninkan xaas ayu qaba waa nin wayn waa dad qudhmay. Ilahayow hana rogin
@SamiraAwilomar
@SamiraAwilomar 16 дней назад
Xasbiyalah was nicma wakiil Inaalilaahu wa inaa ilahay rajuucun
@nasroali2077
@nasroali2077 18 дней назад
Xumaan baa lugu tababarayaa
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 17 дней назад
Umada somaliyeed wa dad xumanta jacel hadey dadk ogola laheyn masamey laheyn wa umad faqsiga isku tagero aqaro sabanka xumanta cadi ayey naqata subxanallah waxn umad halaga qabto wa fasahad
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 17 дней назад
Xaaraanta guryaha ay ku dhasheen ee dad kale laga dhacay waa sababta koobaad ee fusuqa Xamar kasocda. Hawiyow wareejiya guryaha shacabka kuwa dawlada iskaba haysta. Markasay xamar dagi
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 18 дней назад
This kind of affection is allowed only for the parents not for anyone not even for your closest siblings, the parents themselves must stop kissing their child's lips at age 5 Abti doing this to his 10y old niece is so odd and unacceptable
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 18 дней назад
Agree habo! It’s so disturbing! Subhan Allah
@Somnor666
@Somnor666 18 дней назад
Thank you for talking about this. I wanted someone to talk about this disgusting behavior.
@iidacalas8939
@iidacalas8939 13 дней назад
Subhanalah islaantan Maxa ka Siya eedo ilmaha tiktokga iska ciyaaraya miyey kaaga dhegtay😅
@badriahussein8291
@badriahussein8291 18 дней назад
Markuu dalkii burburay wax waliba way burbureen, dhaqankii iyo Edaabtii Caruurta la Bari jiray ma jirto
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 16 дней назад
burbur maahee Muqdisho waa fadare dhaqan xun dalkuba wada burburye waa meel maas xamar walee xamareey xeeladaa badan
@Nawaad
@Nawaad 17 дней назад
Yaayaqsi weeyi hoos kasii hee
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy 18 дней назад
Abtiged caashaqi meesee way ogtahay inuu Abtiged yahay laakiin isagu waa nin oo aamin maleh waxii dhalay baa dayacay
@TheTruthHudaSarman
@TheTruthHudaSarman 18 дней назад
salamu calekum my sister somail arsqadi waxa kaa gashay meel aad iyo aad uu xuun baay kuu dhaqmayan waxa laga dhigaya caadi ilahay haa no naxarest
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 18 дней назад
Illahay dadkan ha rogo soo noqosho ma leh wey qudhmeen. Waalid qashin ah caruur qashin ah waa kudaafad illahayoow kudaafadan uma adkeeysan karnee na dhaafi wadanka ka taahiree.
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 17 дней назад
U duceeh nidaam la.aanta baa keentay 😢
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 17 дней назад
@@alcamaarifardo7334 imisa wadan ayaa bilaa nidaam ah oo dagaalo ku jira? Gaalo iyo Islam ba? Wax sidaan u khariban oo foolxumadan ku kacayyana lama hayyo. Uma duceenayyo dadku wey qudhmeen. Illahay dhulka hala simo maalin walba qaracan waxaa u hadhsan inay tariiqyada si toosa isku wasaan sida xayawaanka.
@ukhtilucky91
@ukhtilucky91 13 дней назад
Subhanallah its just so sad if he can do that publicly God knows what happens behind doors
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 18 дней назад
Farxiya cabsiye walaashey qayimkeniiba dumay dowlad kaliya nagama ayna dumin Cidkaga xumanee ma jirtee sheeg fisqigaga shaqo fiican baa haysaa
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 17 дней назад
Subxallah bisinka maxa qaldan 😂😂😂😂😢😢😢😢😢 abti sidan ah🎉
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 17 дней назад
SubhAnallah SubhAnallah I'm veryyyy shocked Habo. 😲 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏼🙏🏼😔💔💔💔💔SubhAnallah SubhAnallah SubhAnallah 🙏🏼🙏🏼🙏🏻😢😢😭🙏🏻🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@fadumaabdulle9728
@fadumaabdulle9728 18 дней назад
Asc mahadsanid qaramiga
@fadumaabdulle9728
@fadumaabdulle9728 18 дней назад
Ok
@safiabdilahi
@safiabdilahi 17 дней назад
ALLAH so hadeeyo kayar dambiga
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 12 дней назад
Discusting and speechless weyaan
@hannahani192
@hannahani192 18 дней назад
Kusoco koonfur ayada xumanta iska qaban weydey wax wax nooshegana mahaysano
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
Sorta maalinkasta joojiya la leeyahay? Dhego malahan dadka reer koonfur.
@shukrimohamud9402
@shukrimohamud9402 13 дней назад
Aqas waa bilaa dhaqan waxaan
@nasroali2077
@nasroali2077 18 дней назад
She in love with her abti well prepared
@HindaAbdi-cs5ep
@HindaAbdi-cs5ep 18 дней назад
Waa runta wllo
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 17 дней назад
Walibana vidéo kale ayaa ka maqn oo naxdin ah
@fatimaahmed9625
@fatimaahmed9625 17 дней назад
you are good mather
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 17 дней назад
Subaxanalla waxa layidhi wa Abtigay
@saharamuse1965
@saharamuse1965 17 дней назад
Wax yaab leh ayaa nagu dhacay was runtaa farxiyo
@ashahassan3478
@ashahassan3478 17 дней назад
Asc where do I find this song? Pls let me know
@marianali6233
@marianali6233 18 дней назад
Asc abayo is amazon available?
@user-dq2gs1pv1k
@user-dq2gs1pv1k 13 дней назад
Habo Alaabtan Skincare hargaysa Maka helayna
@Amalhirad320
@Amalhirad320 17 дней назад
Manshallah
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 18 дней назад
Allah harogo sidan halaag baa dhaama
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 18 дней назад
Sax wallahi dadkani wax kasta oo foolxun bey caadeesteen aduunkey maalinkasta nugu ceebeeyeen waalid ceshta na haystaan illahay ha wada rogo mar keliya dhulka hala gediyo.
@hodoali5714
@hodoali5714 17 дней назад
Wiswis walahi dadkii wey uu dhamaatey 😢
@fahm3d88
@fahm3d88 17 дней назад
Lacag laga helo social media bay akhlaaqdii uga tageen iyo dhaqankii bal may iska shaqaystaan oo khudaar iyo caano IWM ka shaqaystaan dhaqan iyo diinba waakafogaadeen in lasooxiro waye qoyskaan
@M7DOT_SOX
@M7DOT_SOX 8 дней назад
Slay queen 👸🏽
@ARDAKHHabane
@ARDAKHHabane 13 дней назад
Waaaaaw
@dekahaji
@dekahaji 18 дней назад
Konfur aa ladhaha abayo waxaas caadi waaye 😂😂
@ashalul565
@ashalul565 17 дней назад
Waan yaabay gabadhan ma qof yar baa mise waa qofweyn waanba ku wareeray
@AtariishadaADuunka-tg9ek
@AtariishadaADuunka-tg9ek 17 дней назад
Miskiintan yar waxba makala oga…age ay xumaan iyo wanaag ku Kala saari karto xataa ma aha..abuse kii baa caadi looga dhigay…she looks uncomfortable…she seems damaged and that’s why she is overly sexual…sida wiilasha yar yaroo la faraxumeeyo markay yaryihiin hadhowna khaniis amba trans noqdo markay weynaadaan….shaydaankan waa in laga qabto…he has no boundaries Xasbunallah wa nicmal wakiil…ilaahay exposed him!!
@WarsanWarsame-mh9wc
@WarsanWarsame-mh9wc 17 дней назад
👍👍
@MUNAA888
@MUNAA888 17 дней назад
Oo so adiga thumbnail kadhigtay ilmaha yar iyo ninka?
@sarageedi800
@sarageedi800 18 дней назад
❤❤
@gabaneokash6984
@gabaneokash6984 18 дней назад
Which abti they have to earn their living 😅😅
@user-ro9qx8bd7s
@user-ro9qx8bd7s 10 дней назад
Somalia qaran joogo waa iswada loris waalidiinta warka a hayaan waa very sad wallahi
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 15 дней назад
what hell where' is her parents 😮
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 16 дней назад
Lagama noqon karo Abti sidaa hadii aanad xataa weligaa arag abtigu ma afkuu ka dhunkadaa ilmuhuu abtiga u yahay
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 9 дней назад
Koofoor ciid kaaxiitaah maajiirtooh ee haadaal.
@Beehives24
@Beehives24 17 дней назад
What is the app name tells me which products to buy
@jawaahirsheeq3636
@jawaahirsheeq3636 17 дней назад
Asc abaayo farxiyaay holan ayaan joogaa aniga inteelt kaala soo xariiraa maku soo wiki karaa
@burco7626
@burco7626 17 дней назад
Salaam, beautiful soul 💕 Completely inappropriate, where is her mum and dad 🤨 I blame the dowlad for not intervening in these kinds of things 😮😡
@nimosuleiman
@nimosuleiman 17 дней назад
Caruurtana wan arkaa ee maxaa ka soya anigaba yaabay
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 18 дней назад
Somali !
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 16 дней назад
Wllo reer xamar dad qudhmay ayay ahayeen imika waynu arkayna waligod au gabdhaha xumayn jireen
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 6 дней назад
No Carurta Afka xita Hoyade mawanagsana in Ay bishimaha kashumeso wa Aqaas waxaan uuuf shumiska Carurta wa dabnada iyo Sujudaa
@user-fz6pf2pj1n
@user-fz6pf2pj1n 16 дней назад
Qoladaa reer koonfurka anigu ka yaabay abahay iyo wuxu kasoojifo ugu horeeyaan dadkaan kayaabay anigu intaan woqoyi meet kasoogalo iyo reer bari baan ku badbaaday😂
@hindaali1709
@hindaali1709 15 дней назад
Waa reer bay oo hoogay , cid wax ka qabatana aanay jirin very sad in deed
@user-bd6do8tp7w
@user-bd6do8tp7w 18 дней назад
Oh m’y god 😢 waba wassag 😡
@iidacalas8939
@iidacalas8939 13 дней назад
Eeya inslaan yahay waxani waa tiktok😅caruur iska ciyaareysa 😅
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 17 дней назад
Habaar baa I ugu no dhacay somalida ax 😂😂😂😂😢😢😢😢
@saadiaahmed1459
@saadiaahmed1459 18 дней назад
Yaa dhaley Caruutan?
@nimasahal9895
@nimasahal9895 17 дней назад
This is Child abuse! So sad These Kids back home don’t have anyone who defend them 😢
@habibofarah5901
@habibofarah5901 17 дней назад
Bismilahi ceeb loma dhiinto miiy 😮😮 maxa waaye saan yahuu
@ikraanyusuf4464
@ikraanyusuf4464 18 дней назад
How about Canada habo Edmonton
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 17 дней назад
Subxanall 🤔🤔
@iidacalas8939
@iidacalas8939 13 дней назад
Waxan waa tiktok😅eedo
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 17 дней назад
Runtii waa yaqyaqsi war dadkii damiirkii baa ka dhintey
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 17 дней назад
Fatxiyey dhalada madow maxa kujira mawax cusub oo lagu sokordhiya ku jirah ❤❤
@shukrinur2814
@shukrinur2814 17 дней назад
Subxanallh they think is funny
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 11 дней назад
U u u adkatay 😮
@azuz1698
@azuz1698 17 дней назад
Where the heck are her parents! The parents plus this boy need to be locked up! This is certainly spreading fitna.
@FatumDahir
@FatumDahir 18 дней назад
Masha Allah your funny walahi women’s never change dahir his playing with them sad
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 14 дней назад
😂😂😂bisinka anigu waa taan la yaabo walhi
@anababdi7563
@anababdi7563 15 дней назад
Sharmuud weeya dumar badan oo abtigay iyo adeerkay baa ifaraxumeeyay leh soo maydaan arag waa tii oo horteena taal
@ARDAKHHabane
@ARDAKHHabane 13 дней назад
Wanu ku wadana xajiyo
@user-nz6cm5kd1k
@user-nz6cm5kd1k 14 дней назад
Ani waan rabey lkn maba lagoonkaro
@aminayusuf517
@aminayusuf517 18 дней назад
Reer xamarow ma abti jaqoow bad keenteen imikana? Reerku cilmi badanaa😂
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
Yack 🤮🤮🤮 dad dhintay baanu nahay koonfur.
@Innamadar
@Innamadar 16 дней назад
​@@niyaalademwalalo dadkan maxa loo xidhi waayay,bal wax noo fasira😮mida kale Xamar dad sharfle ayaa ku nool waxan May soo joojiyaan oo ay dowlda la kaashadaan
@niyaaladem
@niyaaladem 16 дней назад
@@Innamadar. Mooyi wax loo xiri waayey duliga. Wasiirka diinta waa kii shabaabka hor joogaha u ahaa sanada ka hor, dee hada tuunbo lacag ah ayuu dhuuqaa mashaqeeyo waxa xunee ducudmfka ahi. Xamar weey sii dhimaneeysaa walaahi.
@munamahamud6211
@munamahamud6211 17 дней назад
Reer ba’ow yaa kuleh un ban maqli jiray
@evehussien2129
@evehussien2129 17 дней назад
Uuuuf
@nasroali2077
@nasroali2077 18 дней назад
Kilkishiisa ayuu ursiiyaa mar mar
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
🤮
@fahm3d88
@fahm3d88 17 дней назад
Akhas dheh allaha soo hadeeyo waa caruur dhaqankii katagtay
Далее
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,1 млн
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 749 тыс.
Моя Жена Босс!
0:40
Просмотров 7 млн
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Просмотров 51 млн