Тёмный

Xusuus Cawil Daahir Salaad ( 1987 ) Barnaamijkii Caanka ahaaa ee SHeeko Gaaban ee Radio Muqdisho 

Sollas Media
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@kujdagfawczdd9026
@kujdagfawczdd9026 3 года назад
Run ahaantii waa sheeko gaaban oo nuxur leh. Wax ay na i soo xasuusisay barisamaadkii, iyo radio Muqdisho. waryihii waynaa Eebbe ha u naxariisto Cawil Salaad .
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 лет назад
😊👏👏👏👍👏👏Anoon sii dhegeysan,dibna u keydsadey,,muusiga iyo muunada lehe i xasuusisey somalidi wacneyneyd. well done sollas😊👍👏👏👏👏
@osmankulane1525
@osmankulane1525 6 лет назад
Waaa sheeko runtii aniga maanta ii anafaceysa waaayo isku wado ayaan nahay Mustaf waxaanse rajeyna inaan go'aan ka ugu danbeeya kukala duwanaano inshallah hhhhh
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 лет назад
Iilamaba cod eka cawil daahir salad Alaha unaxariistee aamiin yaa alaah
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 6 лет назад
Music-ga ayaa qalbiga i dhaqaajiyay, maan dhegaysan kadibna waan iska laabtey. Waan filayaa inay sheeko wanaagsan tahay Runtii se ma dhageyaan
@najibkhan7571
@najibkhan7571 5 лет назад
Wlaal qeybaha kale inta ka heli karna plz 🙏💯
@abdinasirali5305
@abdinasirali5305 6 лет назад
Qaybta labaad waa idinka sugaynaa sollas media. Aad baad u mahadsantihiin.
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 6 лет назад
Cabdiraxman dagaal oo magaca mustaf ku matalya waa la dilay 1991 saan maqlay oo ahaa wariye Radio muqdisho.
@Libaax285
@Libaax285 6 лет назад
Cabdiraxmaan dagaal lama dilin waqooyi xataa dagaal kama dhicin markuu dhintay tii allaa u timid allaha u naxariistee maamulaheeygii dugsiga hoose dhexe xaawo taako ayuu ii ahaa
@SollasMedia
@SollasMedia 5 лет назад
@@Libaax285 waad mahadsan tahay xogta aad nala wadagtay
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 5 лет назад
Sollas Media qaybta 2 ma noo soo gudbisaan haddii aad haysaan.
@faaraxmahamuudmahamed879
@faaraxmahamuudmahamed879 5 лет назад
💏
Далее
SHEEKO XIDDIGIHII RADIO MUQDISHO
18:28
Просмотров 54 тыс.
Sheekadii Guuldaro Jacayl Qeybti 1 aad Radio Daljir
22:02
Dadnimadii iyo Daacadnimadii Darwiish Ismaaciil Mire
13:56