Тёмный

Yaa ka dambeya dilka Abdinasir Dahable oo kasoo jeeday beesha ISAAQ Ee Lagu dilay muqdisho 

Aftahan Production
Подписаться 271 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 272   
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 7 месяцев назад
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun alaha u naxariisto halaqyada dadka soomaalida ah ee wanaagsan dilaya alaha qabto allahuma aamiin
@hehssh5944
@hehssh5944 26 дней назад
AMIIIRRR TAHIIIIRRR AMIIIRR TAHIIIRR 🎉🎉
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 7 месяцев назад
Haday ka shakiyeen may shaqada ka eryaan simple Dhiiga xaqdaro Allah SWT ciqaab daran bu leyahay Taas kamay fakarin lkn aynu eegno aayaha danbe Xamar waxay la degi ladahay dhiiga xaqdarada ah ee goor walba ku daadanaya
@shamkehade5972
@shamkehade5972 7 месяцев назад
Wa mida an amisanahay sababta au u dagi la'adahay somaliya ay tahay dhiiga ku dadanaya iyo xaq daro wax walbo o xuman ah oo ka tagan qasatan muqdisho
@hodana7546
@hodana7546 7 месяцев назад
Why? Espionage sentencing is death. Iidoor waay kibrayn meek walba waa in Lagu ceejiyo😊😂😂
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 7 месяцев назад
NAA KAN YUU IDIN DENBAAJIN,, WAA BEENTIISE... WAX HUBSADA
@Degaliah
@Degaliah 7 месяцев назад
@@hodana7546idoor cijin kuma dhamanaayo ee isnaa cijiin wa bilaabi, haday shekadu bilotahay huwaneey
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 7 месяцев назад
الفتنة أشد من القتل سبحان الله
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 7 месяцев назад
Yes
@marwasiad1832
@marwasiad1832 7 месяцев назад
Inaa lilaahi wa inaa Ilahahi raajicuun Allaha u naxariisto janada fardowsa Allaha geeyo.
@yaasiinjibriil1972
@yaasiinjibriil1972 7 месяцев назад
Allaahuma aamiin...
@hafsaali4297
@hafsaali4297 7 месяцев назад
Allaahumma aamiin. Xattaa hadii uu wax dusiyey. Waxay ahayd inay dhahaan soo celi guard frequency aviation ileen saan rajeynaayo Hargeisa matagine Muqdisho uunbu kahabeeyay. Midda kale arimahaas Xaashaa lillaah Xoog kuma qaadan karto Somaliland. Waayo MD Farmaajo markuu joogayba Sharci iyo kaladanbeyn baa jiray oo majirin khalkhal diyaaradeed. MD Xasan Isagoo kursigii saaran baa Imtixaan heystaa markaasu hadana Kud kaguurayo Qanjo uguuray aminkanu Dastuur bedel iyo Siyaasad wasakhaysan faraha lasii gelayaa. أللهم ردنا اليك ردا جميلا
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 7 месяцев назад
Gan ka xagdan bah dishey ee ilahaay ha unaxaristo Cabdinasir amiin
@lulali8651
@lulali8651 7 месяцев назад
Subaxanallaha dowalad kamajirtoo somaaliyaa.
@dayiboahmed5107
@dayiboahmed5107 7 месяцев назад
Subxanalaha insanillahi wa inaa Ilahi raajicuun ilahay ha u naxariisto
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 7 месяцев назад
WASIIRADA DUULISTA SOOMAALIYA WAA NAAG WARSANGALI SOODAAWADA WAREYSIGEEDA WAXAA KAMUUQATA FARXAD
@yasminali5763
@yasminali5763 7 месяцев назад
Illahow u naxriiso aqoonyahan walba oo soomali ah way dilayaan illahow umadada ugargaar yarabi is so sad😢
@axmedyare2404
@axmedyare2404 7 месяцев назад
Amiin
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 7 месяцев назад
Bismilaahi somalia siiba xamar kawaankii beniadamka war waxaan waa ceeb SubAxanallah
@farhoabdulle3123
@farhoabdulle3123 7 месяцев назад
Innaalillaahi wainnaa'illayhi raajucuun Illaahayow unaxariiso Samir iyo iimaanna'kassii Ehelladii iyo Qaraabadii Ammiin yarabi 🤲🤲🤲
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 6 месяцев назад
Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Allahayoow u naxariiso marxuumka.
@HsS-wv6we
@HsS-wv6we 7 месяцев назад
ALAHA u NAXARIISTO AAMIIN KUWII DILAY ALAHA SOO QABTO AAMIIN ILAAH WAX WAKBA WUU U JEEDAA ALAAHU AKBAR
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 7 месяцев назад
100 hawiye aya lo dili o waqoyi jooga anba djibouti don't worry saas loga hadhi maayo
@calidhakalaf4121
@calidhakalaf4121 7 месяцев назад
Horta AUHN marxuumka laakiin fikirkayga hadii aan ka hadlo, garan maayo sabab ay dawlada somalia udisho muwaadin somaliyeed oo iyada ushaqeynayey xitaa hadii ay jirto danbi uu galay oo xog & duulimaadyada hawada quseeysa sida la sheegayo, waayo way xidhi kartay ama xilka & shaqo da baa laga qaadi karayey ani ahaan kiiskan wuxuu u’eegyahay mid qorshaysan oo laga soo shaqeyey cidii doonta haka dambeyso ama ha fulisee, waxaad isu geysataa bal muranka taagan ee badda, wiilka oo muuse la hayb ah, isagoo haayda duulimaadyada somalia ushaqeeynayey, iyo xiligan la joogo oo shcabka reer 😢
@SabaxMire
@SabaxMire 7 месяцев назад
Sifiican ayuu idiin galay alhamdulilaah haduuba hawadii dalkiisa sowareejiyay geesi geesi dhalay sharafbaad kudhimatay walalo
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 7 месяцев назад
Guuleyso Guuleyso Barwaan,war nugufilan baad noo sheegtay.
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 7 месяцев назад
Wiilkaan ethopia dishey Si ay soali isugu diran
@SabaxMire
@SabaxMire 7 месяцев назад
Waa wada sidaa raga isaaq maad gaadhi kartaan akhas waar kunbaanu haysanaa beensle allah cadaabta kugu fegee inshallah bidnillah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 месяцев назад
Allah unaxariisto 🙏🙏🙏
@Haajira-t9q
@Haajira-t9q 7 месяцев назад
ALLE NAXARIISTII JANO HA KA WARAABIYO LAKIN ISAGO ILLAHAY AYUU HORTAGAY GACAN XAQDARANINA WAY DISHAY LAKIIN WALAAHI KII DILAY IYO CIDII KA DANBAYSAY AYAA MANTA MURUGO KU NOOL AAKHIRANA CADAAB BAA SUGAYSA ADUUNKAN WAA LAGA TAGAYAA
@zarahmohammed573
@zarahmohammed573 7 месяцев назад
Allaha unaxaristo
@samirasahra1747
@samirasahra1747 7 месяцев назад
iLaahay.Ha.UNaxariisto.AMiiN
@mohamedabdullahiismail7524
@mohamedabdullahiismail7524 7 месяцев назад
Ilaahay ha unaxariisto qabrigiisa waasac allaha uga dhigo horteena allaha cafiyo gadaashiisa ilaahay nama fidneeyo. Ilaahay hasoo qabto kuwii ka dambeeyey dilkaasi allaha kashifo.
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 7 месяцев назад
Alle ha u naxariisto wiilashii somoliyeed saas ayay u dhamaadeen 😢
@yurub5288
@yurub5288 7 месяцев назад
Kadaab ilahay ka xishood masiibo kugu dhacay isaqu waa wada Aqoon yahan wana wada geesi waa laydinkaga dameyaa yaa faqash
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 7 месяцев назад
Waa la ogyahaye dowladu iyada ka danbaysa
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 6 месяцев назад
Thanks for sharing with us, brother 😢😢😢😢😢😢
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 7 месяцев назад
Inaaalilaahi WA ina ileyhi raajicun Aun wiilkas ayaga diley kuwii la shaqeynayey
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 7 месяцев назад
Ilahay ha u naxariisto qabriga Ilahay ha u nuuro sabar iyo iiman anaga siiyo aamiiin
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 7 месяцев назад
Ina lillaahi waa ina ileyhi rajaacuun Ilaahay ha unaxaariso oo jannatul fardowza acla ugu bishaareyo Subxaan Allaah
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 7 месяцев назад
Inkaari haku dhacdo maxey wiilka u dileen mey xiraan
@SalanIsmail
@SalanIsmail 7 месяцев назад
Waa shaqadii xassan sheekh dilkani . Xasan magafe ayaa dilay
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 7 месяцев назад
Waa taa somaliwayne iyo xamar iyo caqli abgaal. Xamar casimadda halaga badalo. Waa magaalo qabiil.
@abdisalanali6346
@abdisalanali6346 7 месяцев назад
Kalay adiga kabadal an aragne malayacni ayaa isug sheykeysaaa quruxey😮😮😮
@luulahmed5138
@luulahmed5138 6 месяцев назад
magalada kaliya ee soomaliya ku taal aan qabiil laga gareynin waa xamar abgaalna waa dadka ugu uAqliga badan sabar soo dhaweyn iyo dhul qurux badan Allah ugu deeqay Alxamdulilah
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 месяцев назад
@@luulahmed5138 marwoo haa xamar siida abgaal way fiicnayeen.laakiin maanta ilwoo luul
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 7 месяцев назад
Bismilaahi. Horor jooga xamar
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 7 месяцев назад
‏إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحم الراحمين Marxuumka allah u naxariisto marka hore qofwalbo allah qadaray in uu waqti leeyahay geridiisa walahay qofwalbo aqoonyahan waxbartay oo shaqaala dowladeed hadii la bartilmaamaysanaayo aad ayay u xanuun badantahay xaqiiqdii hadii ay wax cadymo ku hayaan waxaa fiicneed in ay sharciga la maraan laakiin umada dhiigyo cab ayay noqdeen inshallaha maxkamadii allah ayuu cadaaladiisa ku hela yaa allah u naxariisto marxuumka 😢😢😢
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 7 месяцев назад
Amiin amin amiin
@moAbdi-n4u
@moAbdi-n4u 7 месяцев назад
habr awle ma ah waa jabaraa aboko
@KhatraXamuud
@KhatraXamuud 7 месяцев назад
Guulbalwaan
@Jjjjghggvvc
@Jjjjghggvvc 6 месяцев назад
Allah hakuu naxariisto abtiyo
@Haajira-t9q
@Haajira-t9q 7 месяцев назад
WALEE SOMALIYI MA DAGTO INTA DHIIGA ISLAAMKA LA XALAASHANYO
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 7 месяцев назад
Hadaladaan aad risaqa kuraadineeysid adigoo qof kuxumeeyneeysid cadeenteedaa lagaarabaa sharciga qofna kama weeyno meeshuu joogaba
@seed3966
@seed3966 7 месяцев назад
Asc salaaan sare dheh 😮😮😮
@user-lb4ub5nd3b
@user-lb4ub5nd3b 7 месяцев назад
Hawiye ayaa diley ama qadaad weyn
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 7 месяцев назад
muuse ayaa Ka danbeeyey😂😂
@ummuisra6271
@ummuisra6271 7 месяцев назад
ALLAAHA unaxariisto
@user-sj3zk8mg3s
@user-sj3zk8mg3s 6 месяцев назад
Inaalilaah wa inaalilaah rajacun allahayow unaxariiso yarabil calamiin subxaanallah 😢
@hakemaali5055
@hakemaali5055 7 месяцев назад
Inalilahi wa inaa ilehun Rajacuun Ilahay haw naxaristo janadana Hawgu Bishareyo ehelka iyo qarabadana ilahay samir iyo imana ha ka siyo 😢Somalidu GOORMAY is Dan ilahay ka baqa oo nacabka is ka daaya Gabadh Hodan Naleeye la dhihi jiray iyo INANKAN iyo Boqolah halyey SOMALIYEdba wad is ka disheen😢 dad dalkoda iyo dadkodaba Wax u qaban Lahaa
@geenyodila9095
@geenyodila9095 7 месяцев назад
Emaratis wadanka ha laga saaro war badan wax tarimaayo mahad kawaanlena ha laga qaado war jooga ha la is daba qabto inta aan laydin wada dhamayn ka kaca
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 7 месяцев назад
Dowladda xassan sheikh ayaa dilay . Waa na laga ogyahay.
@aasiya-t3y
@aasiya-t3y 7 месяцев назад
Waa xaasidiin noloshay uga ba aan ilaahay ha u naxariisto
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 7 месяцев назад
Alaha jabiyo itoobiya ilaa iyo 1978 dii ayay soomaaliya dagaal dadban kula jiraan ha layska joojiyo diyaaradahooda hadey jiraan cid soomaali ah oo ku nool adis ababa haka guuraan wadankooda haku noqdaan wadankeena alaha xafido
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 7 месяцев назад
Alle ha u naxariisto, Somalia cadaalad Kama jirto dhiigya cab aa isugu soo haray Alle ha ina bad baadiyo 🥺
@user-vz4lt7ch1u
@user-vz4lt7ch1u 6 месяцев назад
Allah unaxariisto 🤲🤲😭
@yuusufmacalinka6765
@yuusufmacalinka6765 7 месяцев назад
Allaah naxariistii jano haka warabiyo qabrigana allaah ha unuuriyo
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 7 месяцев назад
Illaahay ha u naxariisto marxuumka Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin Mahad kawaanle waa nin maalinkasta qalijiray xoolaha nool Dadkiiba wuxuu u haystaa xoolihii inay yihiin waakan muuqdisho ka dhigay . Qof xaamilo ah uu batrol ku gubo Qof uu xadhig ku ciijiyo Qof uu xaabo ku shido Qof uu yaxaaska u dhigo Qof uu kawaanka geeyo Caalamkaase ogaaday maanta in kawaanle gacan ku dhiigle yahay
@user-vp6xv2xv5r
@user-vp6xv2xv5r 6 месяцев назад
Waa maafiyo aan dadnimo iyo dhaqan midna lahayn kuwii ciijiyay aakhiro iyo aduun midna liibaani maayaan waanay guuldaraysteen waana xasan sheekh iyo mahad salaad kuwa soo abaabulay shirqoolka foosha xun
@ZM1233_
@ZM1233_ 7 месяцев назад
Faqaash waa faqaash
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 7 месяцев назад
‏يا أرحم الراحمين اللهم ارحم ارحم الراحمين
@Barwaqo.Channel
@Barwaqo.Channel 7 месяцев назад
Khayr Alle haku siiyo sidaad uga run sheegayso walaalkeena sida arxamkadan looga qaaday naftiisi , Alle waxaan uu waydiinaya dawlada somalia iyo intii sida yeeshay iin caalamo xun iyo duli uu ku dhaco 🥲
@hehssh5944
@hehssh5944 26 дней назад
Amiir ffff
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 7 месяцев назад
Ilaahey ha u Naxariisto
@yurub5288
@yurub5288 7 месяцев назад
Isir naycab waad joogatan somalilaan lakiin isaqu waa gob
@hehssh5944
@hehssh5944 26 дней назад
Amiir tahiiir غamiirr
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 7 месяцев назад
Ilaahay naxaristi jano haka waraabiyo
@DayibmuusxuseenQawdhan
@DayibmuusxuseenQawdhan 7 месяцев назад
C/ naasir 20tan hawiya ah waa inay udhintaan waliba kuwa hargaysa jooga
@hodanc6255
@hodanc6255 7 месяцев назад
Waxa jira xanuno hurdo la an iyo daal leh Allah u naxaristo wilka
@mscdy301
@mscdy301 7 месяцев назад
Allah u naxariisto marxuumada somalia maslad Allah dhex dhigo laakiin bacalwaanow doorma ayaad reer somaliland ka baxday mise naceeb mahad iyo hassan ayaa ku hayo
@shukrihazzan2366
@shukrihazzan2366 7 месяцев назад
illaahow cuqubo aan naloo rogin
@YaasiinCabdullahe
@YaasiinCabdullahe 7 месяцев назад
Alha unaxariisto
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 7 месяцев назад
‏لا لله وأنا إليه راجعون اللهم ارحم الراحمين
@shukrialifarah2018
@shukrialifarah2018 7 месяцев назад
Ilalahay ha u naxareesto 😭
@yurub5288
@yurub5288 7 месяцев назад
Somaliida Iyada cunta mid waxa bartay iyo mid geesi Ah Somali waa dad xun
@hehssh5944
@hehssh5944 26 дней назад
Amiir tahiir ?
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 7 месяцев назад
Alle ha unaxariisto
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 7 месяцев назад
Ilaahey ayaa og alaha u naxariisto
@FatixyaDaahir
@FatixyaDaahir 7 месяцев назад
Alaah unaxaristo tuug loma oo yidoono balse waa loo aridona faqash way ka buxaan hargaysa
@JardaCabdi
@JardaCabdi 7 месяцев назад
Alle haw naxariisto
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 7 месяцев назад
ISAGU TIISII XAQA AHAYDBUU TAGAYE WAXAY AYAANDARO HAYSATAA KUWAA GACANTA DHIIGA LAGALAY
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 7 месяцев назад
Soomaaliya waa argagixiso weyn illaahow umada kaqabo mahad salaad horeyna fahad yaasiin
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 7 месяцев назад
Soomaali koodii wax u bartaba iyakaa qabiil ku dilayo ale ha u naxaristo
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 7 месяцев назад
Haduu ba qiyaano wadey oo itoobiyaan u shaqeynayey in jilacow lagu tuurey aheyd inkastoo dowladuhu dilaan jaajuusiinta allahu aclam
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 7 месяцев назад
Si fiican baad uhadashay oo run ah
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 7 месяцев назад
BEENAALE UMADA BEENTA KA DAA
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 7 месяцев назад
beentee sheeko qabiil baa ku haya hadalkaa xu xanuun jiyayrl runtu waa qadhaadahahay huuno iskaga adkaayso ama isdhaafi
@mustafaisse5135
@mustafaisse5135 7 месяцев назад
Midnimo midnimo kkkkkkkkkkkkkk somalia”
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 7 месяцев назад
Alahaaga ka baq doqonyohow
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 7 месяцев назад
ADIGA INSHAALLAH SOUTH AFRICA AYAA KU CEEJIN
@MohamedDakane-dp3hz
@MohamedDakane-dp3hz 7 месяцев назад
Allah unaxaristoo
@user-pz4nj2xk3b
@user-pz4nj2xk3b 7 месяцев назад
Ninkani madad waalan.ayuu.usheekeeya.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 месяцев назад
Araboorka Soomaaliya waxaa digan jawaasiis Kala duwan Dalku wuxuu noqday Guri Albaabada iyo Daaqadahu furanyahay cidii rabtana ka adeegato
@amaaladem3486
@amaaladem3486 7 месяцев назад
Waa gacan ka xaqdaran . Laakiin ilahay ayaa u hiilinaya dhawaana way arki doonaan
@hehssh5944
@hehssh5944 26 дней назад
AMIIRR TAHIIRR 😢
@Faarax-op5bh
@Faarax-op5bh 6 месяцев назад
Dameer dameeri dhashay oo beenawaasa
@dontbeblue6
@dontbeblue6 7 месяцев назад
Allah ya rahmo 😢
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 7 месяцев назад
Subxanalaah dadka haldoorka ah wadanka walaga dhamaynaya
@fahimaahmed6126
@fahimaahmed6126 7 месяцев назад
Subxanalaah Alle lagama dhuuman karo
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 7 месяцев назад
Waa nasiib daro in nin dhalin yar wax bartay la khaarijiyo si aan gabasha lahayn in laxidho ayay ahayd Allah ha u naxariisto ‘a
@yurub5288
@yurub5288 7 месяцев назад
Kaalay ka dhig somalilaan iyo somaliya waa laba dal haku walanin somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr ✊
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 7 месяцев назад
yaa dal kuu yaqaan horta isaaqlnd waqooyi ma hooyadaa baa masuul kaaga dhigtay waa adigan waa dal taa ku hayee khaatumo iyana ma daawlad gooniya miyaa inagumeed isaaq
@yurub5288
@yurub5288 7 месяцев назад
@@ShaaficiMaxamed-q3w dadka cuntaan madaa shegan kara dawlad yahuu 😛😛😛
@maryanilmi5344
@maryanilmi5344 7 месяцев назад
Faad yaasiin baa kaa dhaax haadlaay maarkaadte woof faar yaasiin xoog kuhaasto baataahaay maarkaas baa mahaad kuuwaalaataay.
@HayuSherif-hq3fc
@HayuSherif-hq3fc 7 месяцев назад
Asc waa darwiish reserfi.earia walaal ale hakudhawro adna isaamax waayo waan kugudhacsanaa lkn maanta waxaan ogaaday qofka dhabta.ah ee aad tahay saamaxnaakum
@ismailmohamed5553
@ismailmohamed5553 7 месяцев назад
0:25 ❤
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 7 месяцев назад
Allaha unaxariisto balse maxaa nin dhan oomohiim u ah dowladdu oga dhigtay bila ilalo yaab walahay dulmiga kajira dhulkeena hoyo
Далее
Mini bag sealer
00:58
Просмотров 4,7 млн
رسالة الى جعفر حسان
20:52
Просмотров 103 тыс.