Тёмный

YAA KA JABSADAY SHAMUUREY CIWANKISA? 

Somali Tik Tok
Подписаться 69 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok videos
●tik tok shactiro
●tik tok funny
●Tik tok challenge
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE

Приколы

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@user-qs6ij5ln1h
@user-qs6ij5ln1h 17 дней назад
Waa sax sxb sare
@user-pj5sl2zi2j
@user-pj5sl2zi2j 12 дней назад
Shumuri xamaalo baryo bili aadam mel kuma geyneyso waa talo hadad yeesho wad guuleysan dontaa
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 16 дней назад
Malaga yaabaa inuu markhaati Beena furay tiina kada timid ama malaga yaaba inayna khayr ugu jirin
@qadroahmed4524
@qadroahmed4524 17 дней назад
Ninkan run masheegaayo waxba yaan la caawinin
@faysalciise-g8u
@faysalciise-g8u 5 дней назад
Hhhhhhhhh waligey hadakahor ayub maqaadan waa nabadon wale🎉
@Sahruuja1
@Sahruuja1 17 дней назад
Adiguba sawdiga hoos jooga gaalada Adigu miyaad ka maarantid caydha gaalada xageed miskiinka u bahdishay
@SafiyacabdiqaniXasan
@SafiyacabdiqaniXasan 9 дней назад
Sxb shamurey tan meel kuma marinese iska xamaalo😂nin yahow
@hsaksa8264
@hsaksa8264 13 дней назад
Miskin ilmaha uumaqan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aluul6875
@aluul6875 4 дня назад
Ninkaan lacagta wey kadhaceen I can understand because maba yaqaano waxa sida loo isticmaalo.
@CabdiSamad-s5j
@CabdiSamad-s5j 6 дней назад
inkarkudhacdybeenleshegtaymiyawamaxynoolosha😂😂😂kujerte😂😂😂😅
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 9 дней назад
Hala caawiyo miskiinka. Dhamaan masaakiinta hala caawiyo
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 6 дней назад
Maxaa maskiin ka dhigay meeqa jeer baa la caawinaa?
@user-ng5gq7ux3w
@user-ng5gq7ux3w 13 дней назад
Alakariim
@user-qs6ij5ln1h
@user-qs6ij5ln1h 17 дней назад
Ok
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 17 дней назад
Kkkkkkkkkk
@guleit89
@guleit89 17 дней назад
Baybalka kitaabki galada mohoooo 😂😂😂
@zakiyahaji3639
@zakiyahaji3639 16 дней назад
😂😂😂😂😂😂 waa sidaa PayPal ayuu u jeedaa ayaan filayaa
@user-tj9by6cd1q
@user-tj9by6cd1q 5 дней назад
Wuuwalinyahay baqtigaan
@user-sh6sn6lq6n
@user-sh6sn6lq6n 17 дней назад
Aawey million kii
@shafiyusuf3919
@shafiyusuf3919 17 дней назад
Warmuxuu karabaa miskiinkan inkaar allaha kuridee
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 16 дней назад
Calaackaas jcliyaa Hhhhhhh
@shafiyusuf3919
@shafiyusuf3919 17 дней назад
Waad yasaysaaye isaga ayaa kaafiican aakhira iyo aduunba
@SafiyacabdiqaniXasan
@SafiyacabdiqaniXasan 9 дней назад
Waxaaga masaaj ayaa ku qadatay
@shafiyusuf3919
@shafiyusuf3919 17 дней назад
Maxaakaa galay xaaraamiyahaw
@falastiinahmed7313
@falastiinahmed7313 17 дней назад
War shamuuriyoow naga amuus hadalka wax ma ku taraaye wayoo hadii aa adiga ka fikiri laheed hadal hada wax ma ku taraay waraka iska dhaaf
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 14 дней назад
Soomaali wayn ayuu ka dhashay inshaa wayna garab istaagayaan caruurta awgeed
@Bashker002L
@Bashker002L 17 дней назад
kkkkkkkj😅😅😅
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 16 дней назад
Wey ku.fcn thy Wali la isma gaarin Kiraabkii beenta ahaa Ee wax uusan idhihiisa ku arkeenin uu ku dhaartay qasaaraheeda Wey ku bilaabatay madiibadiina weu u dhiman thy Hhhh
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 14 дней назад
Maxay tahay beenta uu sheegay caag buu watay ayuu yiri ninkii gabadha qabayna asagaaba qirtay taas oo yiri wuu baxay wuuna soo gatay wuuna ku rusheeyay alaabta marka wax cusub ma sheegin ama qarsoon walaahu aclam
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 14 дней назад
Adeer hambariirsi Oo hin ma ahan Kitaabka ale qofkii been oogu dhaarta isaga oo Qancinaaya bini aadan Afuunkana waa lagu imtixaanaa aaqirana Naarta ayuu galaayaa Dadka marqaati beenaala yaasha aha ahaa Dhamaan Cabtooy ayey ahaayeen Qofkii u nacamleeyeyna isna fhinaciisa madiibada ha duggto
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 9 дней назад
Baypalka muxukawda
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 17 дней назад
Runta ayaad usheekteen
@caliabshirtube4109
@caliabshirtube4109 17 дней назад
IDIRIS PEPE MAXAA KU QOSOSHEY ? WAA DHACAN YAHEY NINKAAN
@ahmedmuhumed1402
@ahmedmuhumed1402 17 дней назад
Somali iyada uun baa isku maqan
@fadma638
@fadma638 17 дней назад
Miskiin😢
@guleit89
@guleit89 17 дней назад
Shamuray Dadkan waykugu sicanbaxayan waxa waysay ayey kugu heliraban waraysi dambe diid
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 16 дней назад
Reer baadiya jaahil ah Waa kanaa Aaway dadkii naaquudayaasha ahaa Ha idinku taag naato Calaacalkaas Aa ku hrystaaba
@Zurich527
@Zurich527 17 дней назад
Kan waaba neef xoola ah
@Abdiraxman-u6g
@Abdiraxman-u6g 12 дней назад
Rag iska dig hada bikaw tagta da
@shafiyusuf3919
@shafiyusuf3919 17 дней назад
Balaayo qabahan koofiyada xun
@hashim614
@hashim614 17 дней назад
Rich and Brooke
@Cabdulahixawadley
@Cabdulahixawadley 14 дней назад
Isfooto wa cab 23:41
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 13 дней назад
Beenaale shamuure 😂
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 10 дней назад
Shamamuuri waa beenaale teeda qof reer media maaha somalina kor way u qaaday balse iasaga ayaa laga rabay in uuiz wado balse maskiinkani hawl aan tiisa ahayn ayuu galay
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 14 дней назад
Wiilkaan hada dadka qayrka jecel hadaad awoodiin soomaaliyay baabuur haloo gado uu ku shaqaysto mar idage alaha dago laba jeer idagane anaa is dagay walaahu mustacaan
@CabdifataxMaxamed-lo1bi
@CabdifataxMaxamed-lo1bi 17 дней назад
Kkkkkkkkkk
Далее
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 2,9 млн
DM IYO HAWIYE OO QOORTA ISKULA JIRA (4107)
11:17
Просмотров 1,2 тыс.
МУХОЧИРО ХАМАШ БАРОИ ШУМО
15:18
Просмотров 1,1 тыс.
Khanisinta Muqdisho oo live TikTok ka Dhex Balamaya
6:44