Тёмный

KIISKII UGU HOREYAY EE FASHILMAY.. DAAHIR CALASOW OO HADALKII.... 

MAXAA DHACAY 24 UPDATE
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 129 тыс.
50% 1

Lii Caato Officiall @Liibaan Jama @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @QOORGAAB @NACIIMA JOOKAR

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 223   
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 2 месяца назад
Ilaahey Waxa igu ogyahey dahir dadkan unecba mantana dadka ujeclahey waxan xa sustry xadiski rasulkaSalalahu Caleyasalam🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rahmahassan5761
@rahmahassan5761 3 месяца назад
Yaab badanaa walahi waa runtiina waa mafiyo isla soo balamay bisinka waa been cad
@Сергейивсан
@Сергейивсан 3 дня назад
ЦЕННАЯ ИНФОРМАЦИЯ, КОТОРОЮ НЕ ВСТРЕЧАЛ НИ ГДЕ.😮
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 3 месяца назад
HABARTAAN SOYSOY LA YIRAAHDO AYADA IYO KUWA LA MIDKA AHBA UMADA ALLAAH HA KA QABTO.
@madinaali9925
@madinaali9925 3 месяца назад
Ninkas ma aha abgaal maxow yiri agoyar kkkkkkkkkkkk qosolka adunka kkkkkkkkkkkk 😂😂😂
@FayGulus
@FayGulus 2 месяца назад
Agoonyar way jiraaan de
@Inayusuf8
@Inayusuf8 28 дней назад
Beenbadnaaa naag ninkeedii sawirkiisa heeysan waa ku dhiiqatay ninka nin isku lahjad waaye kulahaa agoonyar😂😂😂😂😂😂
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад
ogaden warya cidna mashegto iyaga lashegta🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🫅🫅🙏
@mohamedsheriff109
@mohamedsheriff109 Месяц назад
Aniga osman maxamud ah maxamud Yusuf kenadiid ah
@abdifatahabdillahi4389
@abdifatahabdillahi4389 24 дня назад
Istaqfirulah waxban oran gadhii away ninka dadkisii uu kadhashay
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 месяца назад
Illaahaya ka.cabaso wajigeeda iyo caawimada maxaa isakaga xidhana
@AbAhmed-st1tp
@AbAhmed-st1tp 2 месяца назад
Waji cawro mahn wll diinta baro indho adeeg jooji😂
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 месяца назад
Alshabaab aamu Adu car hadal
@hawabulhan4149
@hawabulhan4149 2 месяца назад
Kiiska inuu been yahay wuu muuqdaa!
@Mazim107
@Mazim107 19 дней назад
Agonyar suu u dhahay agonyartu umadhahaan😂
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад
gabadhu way kudhaxdhalayatay
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Ninkay ka cabanayso maad wacdaan.haday.lambarka hayso
@Sara-bl1vn
@Sara-bl1vn 3 месяца назад
Belo shaashada idiin garaacdey munafuqin yhy tuugada dadkad ku dewersataan ufuf wixii idiin soo calacala idin ka liita tugo uf masakintey ku dewersadan belo dhunta idin joogsatey😮😮😊😊
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 3 месяца назад
Daahirow Eedo , Alle Haku barakeeyo
@FaizaAbdulkadir-pl6kf
@FaizaAbdulkadir-pl6kf Месяц назад
Tolow gabdhani yaa wye na aniga Osman maxmutt ahe 😢😢😢
@naimamohamed-ht5tz
@naimamohamed-ht5tz 27 дней назад
Bahyaquub ma aha walhi maybe ayeyday ah
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 3 месяца назад
Abahey madhalay osman abdi
@Marwo_Juuriyo_20
@Marwo_Juuriyo_20 Месяц назад
Been weeye
@omarabdiaziz8955
@omarabdiaziz8955 Месяц назад
Aabaha asaga melaha miyukudhala😂😂
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 7 дней назад
الصافات( (وَقِفُوهُمْ ۖ إِنَّهُم مَّسْئُولُونَ ( SOO JOOJIYA IYAGAA MASUUL KA AHAA) Surat Al-Saafaat DADKII DANBIILA YAASHA AHAA SOO JOOJIYA MAALINTA QIYAA MAHA SI LOO WADA ARKO IYAAGAA MASUUL KA AHAA WAXAY SAMEEYEEN AMA DANBIGOOGII ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 7 дней назад
الصافات( (وَقِفُوهُمْ ۖ إِنَّهُم مَّسْئُولُونَ ( SOO JOOJIYA IYAGAA MASUUL KA AHAA) Surat Al-Saafaat DADKII DANBIILA YAASHA AHAA SOO JOOJIYA MAALINTA QIYAA MAHA SI LOO WADA ARKO IYAAGAA MASUUL KA AHAA WAXAY SAMEEYEEN AMA DANBIGOOGII ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 7 дней назад
الصافات( (وَقِفُوهُمْ ۖ إِنَّهُم مَّسْئُولُونَ ( SOO JOOJIYA IYAGAA MASUUL KA AHAA) Surat Al-Saafaat DADKII DANBIILA YAASHA AHAA SOO JOOJIYA MAALINTA QIYAA MAHA SI LOO WADA ARKO IYAAGAA MASUUL KA AHAA WAXAY SAMEEYEEN AMA DANBIGOOGII ADEER XUSEEN
@rahoroble3224
@rahoroble3224 2 месяца назад
Intakashaqeysa dahirow been badan
@asadaxmednuurgadhwayne
@asadaxmednuurgadhwayne 14 дней назад
😂
@umuzaki7515
@umuzaki7515 3 месяца назад
Agoonyar😂😂😂waa beentaas .
@AbdulaahiWarsame-w7o
@AbdulaahiWarsame-w7o 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤
@LovelyGrassyMountain-lw8vz
@LovelyGrassyMountain-lw8vz 3 месяца назад
Waa mabo waxay wada gabadhan waa tuugsi Gaban ayay noqotay maxkamadii wiilka landheere nagwalba ha iskeento😂😂😂😂😂😂
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 месяца назад
Naag walbo waxaay meesha la soo fariisani nin soomaali ayaa biil i siiniwaayay oo been ah dahir maxkamadaan albaabka isku dhufo
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 месяца назад
Ragan xayraminta ah yaa ka qabta gabdhaha
@zamzammohammed-io3fk
@zamzammohammed-io3fk 3 месяца назад
Taazi waa beenley cabdinaazir kumajiro
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 месяца назад
No face no case
@shushuprince9149
@shushuprince9149 3 месяца назад
This is for security reason.Also they force her to remove her veil what if it's for religious purple
@sahrolise5320
@sahrolise5320 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂waa beenti oo cad
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Kinsman.waxaan u arkaa samays markaan.qiimeeyay.siduu.wiilku.u.hadlay.
@zamzammohammed-io3fk
@zamzammohammed-io3fk 3 месяца назад
Tani waa been ley
@wiilosaeed6159
@wiilosaeed6159 3 месяца назад
Sida cali aar ookale
@jabiibaa8188
@jabiibaa8188 3 месяца назад
Daahir been ayay sheegaysaa
@fartuunmahamed3827
@fartuunmahamed3827 3 месяца назад
Gabadhaan warkeeda ma bisla waxa badan ba ka dhaxmuqda
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 2 месяца назад
😂😂😂😂😂 Oday gaan. Waalan. Daahir. Yaa udhiibay.
@birtukana8296
@birtukana8296 3 месяца назад
Majerten iyo Abgaalba Ethiopia wey ku dhashan wey joogaan maxaa din kaqaldan
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Daahiroow.horta.Gabadha wajigeeda.Aqoonso
@halimoyasuf710
@halimoyasuf710 2 месяца назад
Aqlaqd aadkahadleyso maxetah adiigubah ni
@FadumoShire-m5o
@FadumoShire-m5o 3 месяца назад
Xabashidu kirada ma ka sugaan dadka
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 3 месяца назад
Cuqdad mj idin didhay wasaqyohow
@Deeqoaxmed-bk6nc
@Deeqoaxmed-bk6nc 2 месяца назад
War dahirow waa ku adkeysay gabadha aniga waxan a-hay gabar Hawiyaa mana aqan oday dhaqameed
@sahrolise5320
@sahrolise5320 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂 maxkamadan ciyaar marabto
@omarabdiaziz8955
@omarabdiaziz8955 Месяц назад
Ilma adeerayalow number kisa halaisoradiya
@DaaqoMohamed
@DaaqoMohamed 2 месяца назад
War shikhasha Io ugadenkba wa isku luuqad Hala cawiyo
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 3 месяца назад
Maxmadu shaaaqlo badanaa
@sbofficial3140
@sbofficial3140 2 месяца назад
War kor uga bax sheekadaan.
@cabdiqaali143
@cabdiqaali143 3 месяца назад
Daahir calasoow maxkamada Malaga ogolyahay hees
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 2 месяца назад
Nacalad idinku dhacdey laangaab miyaa lugulahaa walee meel magaartaan
@shamismohamud4051
@shamismohamud4051 Месяц назад
Walee wixii idiin calaacalaa idinka liita allow beentaa buun buunineysaan idinku fileysii
@HusseinIbrahim-q9w
@HusseinIbrahim-q9w 3 месяца назад
Qoftaan beenleey waaye
@abdifidow3870
@abdifidow3870 2 месяца назад
Agoon yar ma aha ee waa Agoon Yare
@zaniabdi9557
@zaniabdi9557 2 месяца назад
Gabadha Kirada ka. Bixiya
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Waar qofka aad 8ama ha hubiya
@omarabdiaziz8955
@omarabdiaziz8955 Месяц назад
Sxb seen kuheela number ka abdi Alasow kiisban u ahaya culus
@nimoa3283
@nimoa3283 2 месяца назад
Ogaden hadey tahay xataa dadka.la caawinaayo maxaa ka reebey
@AbdirahmanCumarducaale
@AbdirahmanCumarducaale 7 дней назад
Maxaa kagalay kandaldalmaya mamaxkamadaad haysataa adigu
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb Месяц назад
Ha furin dahir calasow waa ku danbe danbe lagu daray
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 2 месяца назад
Qabyalada ku qaday kuma dhigto abgal ayuu u didaya nacala sheydan ku yaal duliyaal isku imaday waye. Naagtan soy soy ilma malaha miyaa
@hawaabdurahman3652
@hawaabdurahman3652 3 месяца назад
Ragaa ba ka daran dumakiiba.
@Marwo_Juuriyo_20
@Marwo_Juuriyo_20 Месяц назад
Bahyaaquub masidaasa inoo dambaysay😂😂
@sbofficial3140
@sbofficial3140 2 месяца назад
Waa runtaa ka fur wajiga.wadamada islaamka xataa lama ogola.Daahir waa qayaamo iyo been iyo husni
@wiilosaeed6159
@wiilosaeed6159 3 месяца назад
Wiilka hahadadin
@farah-e7w
@farah-e7w 2 месяца назад
Shayaadiin baad tihiine gabdha asturan haqaawinine ama caawiya ama iskadaaya
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 месяца назад
😂😂adeer wajiga ood qarisa diin maaha 😂😂 Qofkii uhoreyay xidha waa hinda markii ay xamse beer ka ka saartay Kala tag meesha naacda alshabaab yahaay 😂😂😂
@Ahmedomar-ei6de
@Ahmedomar-ei6de 2 месяца назад
Naagta ku raacayso gabadha in wajiga laga furo
@raghejama5125
@raghejama5125 3 месяца назад
Belloo kudishey bah yacquub kulaahaa beenaale mujrim tuug ah
@Salman-ti6jm
@Salman-ti6jm 3 месяца назад
Candha calasey umada yaka qabta Asagaba tuug weyn ah😂
@hhabdi4981
@hhabdi4981 12 дней назад
Walaalayaalow gabadha udaaya niqaabkeeda
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Daahiroow gudida max ka madu.gaar.ahaan.dumarku.si.gaar.ah.ha.u.arkaan.
@xiddigahashalambod9849
@xiddigahashalambod9849 2 месяца назад
Maxkamad lagu dhex heesaayo maxa waaye
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 месяца назад
Calasey alle dadka sharkaaga haka qabto
@billeabdi1061
@billeabdi1061 3 месяца назад
Queen soy iyo daahir illah umada ha ka qabto
@sacidomacalin6618
@sacidomacalin6618 3 месяца назад
P90
@fooscali5130
@fooscali5130 3 месяца назад
Adi alle ku qabey asaga karoon.
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 месяца назад
Qabyalad baa ku maagtay se waxba ma yeeli kartid adiga laga uure maatadaada idin ale 😮
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 3 месяца назад
Nacasyo hanoo kala saarina cismaan maxamud qurunyohow wasaqdaa mj baad kuwaalateene uf majaasayahay
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 3 месяца назад
Ilahow ibna Adem ha iibahinin waxi lagu siiyana wa silic
@Ahmedomar-ei6de
@Ahmedomar-ei6de 2 месяца назад
Nimanku maxay la xanaaqayaan
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 месяца назад
Mj haday maqlaan wey iska xanaaqayaan
@jabiibaa8188
@jabiibaa8188 3 месяца назад
Daahir Arya’s waa wax qaladan
@Abdullahicigaal4171Hussein
@Abdullahicigaal4171Hussein 15 дней назад
Queen Sooyso Adoo Rali ah isoo qawo
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n 3 месяца назад
Gabadh Ma Aha ❌ Ee Sida Ay Sheegay Waa Da Dhalay OO Iyada Gabarnimo Kala Huleele Ee Hadalka Ha U Dhinto Hooyaan Ahay Naagtaan Wada Daboolan Oo Wajigeeda Ha Furto Hadalku Waa Kaa.Mise Munaafaqad Ayaan Meesha Ku Jutta Waa Su Aale?
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 3 месяца назад
Abti Dahir waa beenteed Osman Mahamud maha ee Waa Sheegato 😡😡😡 si weeydii Bahyaquub yaaka sii Tahay 😡
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 3 месяца назад
Lahjadaas abgaal malaha tankale marki la dhahay abgaal yaa ka thy harti abgaal buu dhihi kadib buu agoonyar sheegan lahaa sido kle magaca agoonyar siduu udhahay adeer nin dhashay ma dhuuntee ha is ceebeyn
@Shukri-x1v
@Shukri-x1v 3 месяца назад
Maxaa talefanka lakusiina daahirbaaba haayee
@SuleymanShekale
@SuleymanShekale 2 месяца назад
Kusoco sxb tan waa ben
@hawamohamed6169
@hawamohamed6169 2 месяца назад
Hadalkiisa ma ahan abgaal
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 месяца назад
Kkkkkkk oday dhaqameed
@AhmedMohamed-bo6ss
@AhmedMohamed-bo6ss Месяц назад
Hooyada Shekh al yaykatahay
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 месяца назад
Dahir dhiiblow
@leyloqaali5671
@leyloqaali5671 27 дней назад
Kkkkkkkkk wales ogyahay
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg 3 месяца назад
Been badanaa ninka
@YasinnShucle
@YasinnShucle 3 месяца назад
Ilaa MJ gaarsii kan dhahaya 30 baa laga socdaa ader
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Месяц назад
😂😂😂😂😂😂wayaab
@MaryamhusseingaraneMaryam
@MaryamhusseingaraneMaryam 3 месяца назад
Agah maxkamada intey kutalaa
@OmarAli-r5f
@OmarAli-r5f Месяц назад
Yabbadledihiin
@hawamohamed6169
@hawamohamed6169 2 месяца назад
😂😂😂
@abdiaziizaliabdirahman3078
@abdiaziizaliabdirahman3078 3 месяца назад
Kuwa rufinada ayaaba iga daran
@shukrimohamud8541
@shukrimohamud8541 3 месяца назад
Asc walaalayal ilaahey dartis uguqabta waxad uqabaneysin waji muhim maahan
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Wajiga qofka dacwoonaya in la arkaa waa sharci.diiniya.in.qof.dhuban.lacaawiyaana.diinteenaa.ina.faraysa..wixii.xun.baa.laga.xushoodaa.
@ShuebMohammed
@ShuebMohammed 3 месяца назад
Dhulbante ku washe😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@queenilhaan5901
@queenilhaan5901 3 месяца назад
Qabilka Ben waye gabdha luqada isma Mahamud kuma hadlana
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 3 месяца назад
Dadkan waaba dad buufin qaba oo wada sasaya yaaahuuuu. Qofba hor fadhiya waa loo sheegaya hdlka 😂😂😂 Subxan'Allah waa wada cilaaj baa maxkamadu
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 месяца назад
Wa naaag mafia ah adis ababa degan
Далее
Свадьба Раяна Асланбекова ❤️
00:12
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29
MAXKAMADA OO CAWA XAAJI DABCASAR ISKEENAY
21:37
Просмотров 49 тыс.
WIJIGEDA AYA LACAG BADAN LOOGA QAATAY
29:31
Просмотров 40 тыс.