Тёмный
No video :(

YAA LAHAA HUBKII AY FURTEN SHACABKA CABUDWAAQ, DOWLADDA OO WAR KASOO SAARTAY IYO HALKA LOO WADAY. 

Abdijaliil Show
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

YAA LAHAA HUBKII AY FURTEN SHACABKA CABUDWAAQ, DOWLADDA OO WAR KASOO SAARTAY IYO HALKA LOO WADAY
Disclaimer!
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
© Color luts music and all graphics Motionarrays.com
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

23 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Месяц назад
Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen dhib ma jiro
@Seyfulah114
@Seyfulah114 Месяц назад
KUSALI NABI MUXAMED SCW 🤗🤤✊️
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Месяц назад
Scw❤scw❤
@caashaahmed9922
@caashaahmed9922 Месяц назад
Scw Scw Scw
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Месяц назад
Xasan Sheikh Iyo Ethiopia ma xiriir Ganacsi oo sir ah miyaa Ka dhexeeya asaga iyo Ethiopia?
@GAZA871
@GAZA871 Месяц назад
Ku sali Nabiga scw scw scw ❤❤😊
@iwarsame946
@iwarsame946 Месяц назад
Mooryaantii are running the government now, to my fellow Mareexaan great gift from God congratulation keep up the good work.❤🎉
@ahmednur1849
@ahmednur1849 Месяц назад
Mareexaan dawladnimo ayuu ilaahay hibo u siisay, dawladnimo waxaa la dareemaa markuu mareexaan dalka hogaaminayo.
@Bagagac
@Bagagac Месяц назад
waa fashilki dawlad waa guushii shacabka somaaliyed qebka MD ah
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Mahad salaad kawaanle uyo Sanbaloolshe,kaalaya haa la isbartee.
@caashaahmed9922
@caashaahmed9922 Месяц назад
Maleshiyad ma aha ee waa Shacabkii degen degmada Cabudwaq Gobolka Galgadud Maleshiyad waxa ah kuwa hubka sharci darada ah soo gelinayey Dalka Somalia reer Cabudwaq Guul iyo Gobonimo ayan u rajeynaya ❤❤❤❤❤
@cabdiwahaabyusuf6234
@cabdiwahaabyusuf6234 Месяц назад
Fariid cabdi jaliil
@osmangure6040
@osmangure6040 Месяц назад
S/c qof kasta oo soomaali ahoow arag xasaan sheekh iyo inta ku meersan waa mooryaan.
@baashe09
@baashe09 Месяц назад
Kuli Sana wa anta Caruus ,Mabruuk Allah Ubad Badan ha ku siiyo
@iwarsame946
@iwarsame946 Месяц назад
Guul Mareexaan forever.
@abdulazizmalilaquqle592
@abdulazizmalilaquqle592 Месяц назад
ooy qaniimeesten deh sac yahow😊😊
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Месяц назад
Damal jidid waa mooryan aan dowladnimo Waxba ka aqoon Keliya sida loo tuugsada ayey aqaanin bal Kwrn karta yarida ay la yimaden Waa fashil kle Rer caabudwaaq waa iney xabad dabada ka galiyaan Damal jidid iyo wxii ay wadadto
@caadilmusdhaf8129
@caadilmusdhaf8129 Месяц назад
Subxana alaah
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Месяц назад
Wadanka xuudadah ka fursne Halha xiro
@mohameddecksheikhhassan4625
@mohameddecksheikhhassan4625 Месяц назад
100k subscribers I.a
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Hubka waxaa lagu qalqal gelin lahaa g.mudug iyo puntland iyo weliba shacabka labada maamul balse sirdoonka ethoipia ayaa fashiliyey oo u sheegay beesha degan c.waaq in hub ku socdo k.gaalkacayo uu saaran yahay gaadiidka ku soo wajahan
@abdullaahimohamed644
@abdullaahimohamed644 Месяц назад
First comment. 🖐️
@Mideye157
@Mideye157 Месяц назад
Tan dawlad la’an baa dhaanta
@nuurnaaji7370
@nuurnaaji7370 Месяц назад
Dowladan oo dhan waa tuug wax fiican kuma jiro
@mohamedabdullahi6445
@mohamedabdullahi6445 Месяц назад
Fajidaan Aby Axmed ayaa walaaqay
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 Месяц назад
Hubka gacan mudan ayuu galay
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Месяц назад
Hub.lagakeenay.ethiopia.ooaaygalbinayaan.sirdoonka.qaranka.balisqabadsiiya.sirdoonka.mawaxayisubadeleen.mukhalas.fududeeya.hubaka.sharcidarada.ah
@aminaali2334
@aminaali2334 Месяц назад
Dawlada aad sheegay yaa yaqaana kir
@user-jv9jv2ey5s
@user-jv9jv2ey5s Месяц назад
Dawlada ilaa iyo Hada Haa iyo Maya lagama hayo
@Birds-i5b
@Birds-i5b Месяц назад
Hubkaa hadaan la.keenin waa in dawaldu weraerataaa shuftadaaa
@nadifoomar9161
@nadifoomar9161 Месяц назад
Moryanta wagardhac hubka haso celshano hadi kale wlhi danab laidinsodira dofaro yahay dowladan wa tagte talabsatay qashin yahay
@abdinasir2258
@abdinasir2258 Месяц назад
Cry more 😂😂
@Dirkawaaye
@Dirkawaaye Месяц назад
Oohinta jooji
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 Месяц назад
Cabdijaliilow dsd badanaa warkaaga aqrinaya ee waxaad hubto noosheeg
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Месяц назад
wixii uu akhrinanayay ba shaashadda ayuu soo dhigay, adaa indho li'i dhagi li ' i kuwada.
@qarshemedia8023
@qarshemedia8023 Месяц назад
Meleyshiyad maxey tahey iska sax hadalka 😡😡
@ibrahimosmanhormarinaftada1443
@ibrahimosmanhormarinaftada1443 Месяц назад
Asc wrb Abdi jaliil sxb sare waa yar ad sifican isku taqaniin oo ad student from nasib secondary wali same classmate ad aheeden Ayan ahay Marka waxan rawaa xayeysiin madaraso online ah Ayan rawaa in ad ii sameyso iso jawab
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Месяц назад
😢
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Месяц назад
Hasan munaafaq he's crying 😂😂😂
@osmangure6040
@osmangure6040 Месяц назад
Toosh ku ifi si wacan
@toknownow
@toknownow Месяц назад
😂
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 Месяц назад
Dawlada Ethiopia miyaa qof shacab ah hubka kasoo iibisay caqliga nooocan ah muxu yhy😂😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Dolwladu isku dhex yaac ayaa Ka muudo hadalkeeda
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Месяц назад
jabhadaha Itoobiya hubkoodii suuq madow ku iibinayaan.
@osmanahmed3512
@osmanahmed3512 Месяц назад
I wad shekada
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Месяц назад
Cabudwaq io galdogob shacabkoga lagu layn rabay raba mahada iska leh
@boondheeretvchannel
@boondheeretvchannel Месяц назад
Mucarad weynadey aya tahay side ayaa u leedaahay ethiopia ayaa dowlada somalia ayaa hub kaao eebsatey ethopia ma beentaa inta let eg aya inoo sheegeysa ethiopia iyo somalia goormee hisheeyaan waakan xiriirki loo jarey
@NuurNuur-z3d
@NuurNuur-z3d Месяц назад
Xuduuda itoobiya ❌xuduud beenaadka itobiya ✅
@barrenoor8329
@barrenoor8329 Месяц назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Месяц назад
SIILKII HOOYADA U SHEEG
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Maxaa Hooyadii Ku gaarsiiyey miyeysan adiguba Ku dhalin Hooyo
@ruushka7649
@ruushka7649 Месяц назад
Lataliyaha aminiga qaranka xiligi farmajo ino ken sxb ama odaw Yusuf rage ino ken wareesiyo xisa badan wye
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 Месяц назад
War naga tag sidaas miyaad wariye ku tahay anigoon wariye ahayn ayaa og waxa lahaa hadeer baro dawladii hore faarmaajo meel ayuuna yiilay jiismarexaan ayaana kasoo wareejiyaymwaan arin laga shaqeeyay oo dhibaato ku ah shacabka waana nashqad alshabaab iyo dawladii hore ee argagixisada ahayd iska kaashadeen balse waa inay ka dabatagtaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Sida wax loo qoro soo baro Inta aadan beenta sheegin
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Месяц назад
@@batulasmail8261 maxaad ku haysataa adba ma ogid, haddaad ogtahayna wax kama badali kartid siday wax u socdaan. Adhiyu laahi baraar ayaynu nahay kulligeen. Kolba oday ayuunbaa caruurtiisana jaamacado ku gaynayaa, waxna ka dhisanaya. kumana yaqaan kaad u doodaysid inaad jirto xataa.
@abuukaralikoofi7448
@abuukaralikoofi7448 Месяц назад
Sida xogaha hose shegayaan hubkaaa waxaaa loo waday shabaab waxaana wa kiil ka ahaaa kulane jiis markii laama sirdonka ogaan ayuu ku dalbay reer kiisa
@Dashgdwfrhuk
@Dashgdwfrhuk Месяц назад
Haday dowlada lahayd maxay diyaarad u saran waayeen?
@XuseenMaxamed-ys3zg
@XuseenMaxamed-ys3zg Месяц назад
Abdi jaliilow maxaa isku xiijisaa markaa hadlaysid sxip caadi iskaga hadal
Далее
Yana bir yangi qo'shiq YORAM BIYO | Yaqin kunlarda
00:57
KALAMAAN 24 AUGUST 2024
11:11
Просмотров 23 тыс.
Yana bir yangi qo'shiq YORAM BIYO | Yaqin kunlarda
00:57