Тёмный
No video :(

YAA SHIDAN HADAAD KA HESHAY YES UTAABO HADAAD KA HELIN NO | 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,3 млн
Просмотров 990 тыс.
50% 1

tik tokgaan waakii mahrez please follow dheh
www.tiktok.com...

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,9 тыс.   
@Ducayzane10
@Ducayzane10 Год назад
Hdaa jaceshahy Quraanka kariimka Isoo racaa ❤😭🤲
@xabibocadey4130
@xabibocadey4130 Год назад
Wakulajiraaa
@Ducayzane10
@Ducayzane10 Год назад
@@xabibocadey4130 wax garad atahy lpx
@raxmiita8r384
@raxmiita8r384 Год назад
Wa ikan wall
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Год назад
Waaa ikan
@walaalak3543
@walaalak3543 Год назад
Waaaaaaaaaaa ikanaaaaaaaaaa
@maanka1111
@maanka1111 Год назад
wuxuu ahaa naxariis badane ilaahay Dunidan usoo saaray nebi muxamad scw ❤️🧡😌
@khadiijoadanqaylo6597
@khadiijoadanqaylo6597 Год назад
Scw
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Год назад
صلى الله عليه وسلم
@suleeqoahmed9095
@suleeqoahmed9095 Год назад
Scw scw
@Thepulhan
@Thepulhan Год назад
Qofka kaliyee Dunidan ugu sharafta badnaa waa nabi muhamed scw❤️❣️
@axmedzahid6030
@axmedzahid6030 Год назад
اللهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@muqtaarcali7155
@muqtaarcali7155 Год назад
Scw scw scw
@nuurshadali5491
@nuurshadali5491 Год назад
Mm
@hothaipraahim3004
@hothaipraahim3004 Год назад
asda kukale so.same pels Aber cumer fadil Amk arimihena pes iso same wn ku tagera wlhi asda hajiyo🥰🙏💪💪❤️❤️❤️
@lajecleydaxafada1682
@lajecleydaxafada1682 Год назад
Scw scw scw ❤❤❤❤
@ikhlaasawil3558
@ikhlaasawil3558 Год назад
Nabigii ugu aqlaaq badan ugu dulqaad badan ugu run badan WAA nabi Muhammad scw
@BileAfyare
@BileAfyare 5 месяцев назад
Asc
@MohamedMahmoud-th2hp
@MohamedMahmoud-th2hp Год назад
Gabdha reer waqooyi ee filsan so cute❤reer waqooyi waa naga fur furan yihiin😂
@deeqahmed48
@deeqahmed48 Год назад
War asadow midka u horeeyo dhibic uu lahayn baad siisay 😇😇😇😇😇
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 Год назад
Haa wallahi ma,ila,aragtay wuuqaldamay
@captain12474
@captain12474 Год назад
2 uu uga dhigay 0 asoo leh
@safiyaiise1655
@safiyaiise1655 Год назад
Waaaaa run wllhi
@bintissa6179
@bintissa6179 Год назад
Hahaha keligay uun ba modayay😂
@amiiraqueen5217
@amiiraqueen5217 Год назад
Waad saxanahay 😩😂
@khatimabirik4862
@khatimabirik4862 Год назад
The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw 🥰🥰🥰🥰
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@salmaanbaari6611
@salmaanbaari6611 Год назад
Scwscwscwscw ❤
@cadarmaxamuud1551
@cadarmaxamuud1551 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abuukarcabdiwalicilmi5857
@abuukarcabdiwalicilmi5857 Год назад
Scw scw scw
@sharmagemar3294
@sharmagemar3294 Год назад
Abdul 0.ayu laha lkin 2 aya sese
@farhioahmed391
@farhioahmed391 Год назад
Barnamijkn in koko lagu so daro inta jeclalehed ☝️👍
@captain12474
@captain12474 Год назад
Haa wlhi saasa wanagsan
@khadiijoadanqaylo6597
@khadiijoadanqaylo6597 Год назад
Me ☝️👆
@king_ilkacase1
@king_ilkacase1 Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created is prophet scw🙏🕋
@hanayonis2850
@hanayonis2850 Год назад
Nio imk iyo arimahena,arman fadill kusoo Dar part two inta igu racsan 🤔🤔
@Zeitun-binti-xubiya
@Zeitun-binti-xubiya Год назад
Haa
@ArmaaN921
@ArmaaN921 Год назад
Haaa
@Canada.143
@Canada.143 Год назад
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️
@zahrahupple452
@zahrahupple452 Год назад
صلى الله عليه وسلم
@mubarakchannel2021
@mubarakchannel2021 Год назад
Saax S.A.W
@rodaidriss6654
@rodaidriss6654 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@halimaabdi5159
@halimaabdi5159 Год назад
MashAllan Abowe ❤❤❤❤❤🥀💯🔐
@simanabdullahi5620
@simanabdullahi5620 Год назад
Mahrez Maskin Anaga Commentiga kugu doranena never give up😂💪🏼
@updikaninajiip4417
@updikaninajiip4417 Год назад
Wa iga qoslisay 😂😭🙌
@shamisali4599
@shamisali4599 Год назад
😂😂😂😂sax Wuu Shidan yahy lkn madaxa xiiran
@updikaninajiip4417
@updikaninajiip4417 Год назад
@@shamisali4599timo mxay ku tarayan 😂😭🙌
@rahoom-123
@rahoom-123 Год назад
@@updikaninajiip4417 hhh waa qofka wxa laga fiiryo wllo ee isdaji😂
@XamdaSiciid-ye7gi
@XamdaSiciid-ye7gi Год назад
Sido kaleh wll mcn
@Dahiralasow-t8z
@Dahiralasow-t8z Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@AminNoor-ru2og
@AminNoor-ru2og Год назад
Why ar you every where
@mavieruzgar4549
@mavieruzgar4549 Год назад
Scw
@mavieruzgar4549
@mavieruzgar4549 Год назад
Because he is the lagend
@mavieruzgar4549
@mavieruzgar4549 Год назад
He is the best
@cadeynuuni5851
@cadeynuuni5851 Год назад
Scw❤❤❤
@nataashaamohamad4486
@nataashaamohamad4486 Год назад
Ku saliya nabigeena suuban muxamed scw The Best berson ever The most knowledge aple and the most shine all created prophet Muhammad scw 🌹💖💟💖💕💕💗❤
@mohamoudahmed6600
@mohamoudahmed6600 Год назад
Ku salin Nabigeena scw❤🕋
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😥
@mohameddaauud2143
@mohameddaauud2143 Год назад
ﷺ ❣
@nafisocqaadir-bj7em
@nafisocqaadir-bj7em Год назад
Salalahu caleyhi wasalim
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Год назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖
@mohamedrashka9102
@mohamedrashka9102 Год назад
Scw scw scw scw
@zakihaashi9343
@zakihaashi9343 Год назад
Scw scw scws scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@khadarazhari5187
@khadarazhari5187 Год назад
KOKO IYO IM K halagu so daro yaa ila qabo😄❤✌
@wiilmudug4264
@wiilmudug4264 Год назад
Walaahi waxaa kuriyooday Asad Hajio Oo lugihiisa kuistaagay Ale ha caafiyo Aamiin ilaahay Riyadiisa ha urumeeyo Anagana hanoo rumeeyo🤲🤲
@hiboabdillahimouhoumad-wn7dq
Amin Amin Amin yaa rabi
@hodanxusen3259
@hodanxusen3259 Год назад
Amiin amiin abyo illah ha ku socilyo
@farhiasaney1922
@farhiasaney1922 Год назад
Ameeen
@fardowsofilsan4191
@fardowsofilsan4191 Год назад
اللهم بارك لنا في شعبان و بلغنا رمضان 🌙📖📿🤲🤲🤲
@shaaficicade2816
@shaaficicade2816 Год назад
Hdii macqul Thhay soo qor scw I ❤️ 😍
@shaaficicade2816
@shaaficicade2816 Год назад
Scw
@nourfit3438
@nourfit3438 Год назад
Scw scw
@Xamdi12348
@Xamdi12348 Год назад
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@mo.abdijamamo.opdijama7648
@mo.abdijamamo.opdijama7648 Год назад
Scw zcw
@mohamedrashka9102
@mohamedrashka9102 Год назад
Scw scw
@saciid-dd9qy
@saciid-dd9qy Год назад
اللهم إني أسألك الجنة وأعوذ بك من عذاب القبر وعذاب النار
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 Год назад
اللهم امين امين امين يا الله يارب يارب العالمييينdhmmntnb Allaaaahuma Aaameeeen Yaaarab
@shamsaibrahim7435
@shamsaibrahim7435 Год назад
Aamiin yarabi raxman
@amalxasan6763
@amalxasan6763 Год назад
Amiin aamiin yaa Allah
@liibaanyare6858
@liibaanyare6858 Год назад
Aamiin yaa rabi raxmaan
@MaryanIbraahim-ke9ny
@MaryanIbraahim-ke9ny Год назад
Kkkķ
@camper7664
@camper7664 Год назад
Hadaad magaca Allah u jeedid like saar 🌸الله🌸
@FootballEdits2038
@FootballEdits2038 Год назад
Inta Videoga Hargeisa ka daawanaysa Love saar🤝
@inahaxmed8990
@inahaxmed8990 Год назад
Wanakan pro
@mustafefaysal
@mustafefaysal Год назад
Waykan
@monamohamed2392
@monamohamed2392 Год назад
Waykan
@mukhtaarfeko5302
@mukhtaarfeko5302 Год назад
Mahrez dacadi isagaa ugu shidna legend mahrez kep Going
@zahrocadeey
@zahrocadeey Год назад
Wlhi wilkas waa wil maskin ah oo dagan waliba aan ciyal fod aheyn masha allh
@munirakosar412
@munirakosar412 Год назад
Haaaaaa wlhi
@Mazim266
@Mazim266 Год назад
Cabdul rond 2 marku maraye 2 points u qortay rond 1kana meysan Doran gabadha asadow😊🖐🏻
@maryanhassan6335
@maryanhassan6335 Год назад
Yes maladoranin round 1
@sihaammohamed1401
@sihaammohamed1401 Год назад
Aniga xitaa hada midasa sheegi rabay 😂
@wizziguyo8709
@wizziguyo8709 Год назад
Waa runta wuu kaqaldamey ku qataa
@qamarxaajimaxamed3360
@qamarxaajimaxamed3360 Год назад
dhibacda qaldka halaga tiro
@marishpea725
@marishpea725 Год назад
anga wan isweydiinoya
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 Год назад
guys mehrez is gentle man i respect him
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
Qasab miyahee walalkee 😂
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 Год назад
@@Naruura4 adu 1 ilaa 10 isku qiime bal😆
@saidmohamed7846
@saidmohamed7846 Год назад
​@@abdishakurhussein6564 😂😂😂😂
@hannaahmed8556
@hannaahmed8556 Год назад
Me too
@ismail.mo77
@ismail.mo77 Год назад
​@@abdishakurhussein6564 Haa walaahi , waa gentle man ninkasi waa legend
@hanimubarak1702
@hanimubarak1702 Год назад
Nabiga ku saliya sallallahu calayhi wasalam🤲
@khadiijoadanqaylo6597
@khadiijoadanqaylo6597 Год назад
Scw
@alibaashibly6official579
@alibaashibly6official579 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@raqiyaabdullahimohamedrait9625
Daqiiqada markey mareyso 7:33 wiilka koowad hal qof oo kaliya doorty wana Asma adna 2 Dorasho uqorty wllkey kunoqo meshas masha Allah wana kutaageeraa wllkey keep going hormar wacan kurijeynaa iyo inaad aragto commentgeyga thanks 😊 👍
@halimahalimaguure3331
@halimahalimaguure3331 Год назад
Daqiiqada Markey aymereyse 7:33 wiilka kowaad hal qof Kaliya ayaala doortaymwaana ASMA, 2 point ayaa u qortay mishaps kunoqo wllkey , aad iyo aad Ayaana umahadsatihiin wllaheeda mcn ❤
@liibaanshidane1625
@liibaanshidane1625 Год назад
Waa kugu raacsanahay 2 points ma ahan ee waa 1 points 👈
@aaminocllahihassan9623
@aaminocllahihassan9623 Год назад
Wan kula Arka Ana
@jamaalgb7135
@jamaalgb7135 Год назад
Asad iska sax dhaha tirada Meshan ku yaabay ban fadhiyaa🫣🫣🫣
@theatreofoil1448
@theatreofoil1448 Год назад
Walale niyada haludhistay hormarkiisa miyad kasohorjeda
@aragsanahmett
@aragsanahmett Год назад
Asad wiilka ciyaartaa ugu horeyay gabadha koowaad meysan dooran gabadha labaad dooratay adneh labo uqortay ku laabo marka aboowe🥺❤️
@shiineson3466
@shiineson3466 Год назад
mahrez io wiiLka koofiyada qabah waa labada ugu shidan wlhi💖💖 NagahaN qrux iyo steel myaqaniin🙌😂😂😂😂 ajanib noo keeen asadow✊
@zunduznor6133
@zunduznor6133 Год назад
Somhn😂aberkod waye
@mohamet35
@mohamet35 Год назад
Niyad dhis miran batahy tedkle ajibka radineyso ayago sow mahm ma janibkle sikala ufahntay
@userApdala
@userApdala Год назад
Filsan masha ALLAAH waa gabadh quruxban oo furfuran lkn halis ayey ku jirtaa kalimada laa illaaha kaliya ayey ku reebee dhamaystir huno qli Illa llaah gaadhsii
@farxiyafaraxsan7452
@farxiyafaraxsan7452 Год назад
Dookha ka khalday wlhi dumarkan wilka maryaha madow mariz aad bu u shidan yahy 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@safiahusein9357
@safiahusein9357 Год назад
Dookh malahan gabdhahan lkn amey ku naceen tin la,aanta
@safaaabdalla5456
@safaaabdalla5456 Год назад
dooq malahn gabadhaha cunuga daba gaabka wato doranayan ninkaa aqiyarka didayan
@nuura6075
@nuura6075 Год назад
@@safiahusein9357 tin wu laha abyo ee game ba loga xiray xili ay challenge sameynayen 😂😂😂
@nimohassan
@nimohassan Год назад
​@@nuura6075 Alla wlh wad iga qoslise
@mohamet35
@mohamet35 Год назад
Niyaf dhis miran miya tahy
@sadirimukhtar6590
@sadirimukhtar6590 Год назад
Cafi walalka bisha Ramadan aya sodhaw Allah darte iyo nabi maxamad scw salalhu caliyhi wasalam ♥️ ilahiyow Ani iyo inta musli eh nabad nagugars bisha Ramadan Amin yarab 🤲🌙
@khadiijoadanqaylo6597
@khadiijoadanqaylo6597 Год назад
Waan idin cafiyey ee I cafiya
@caishachanell7102
@caishachanell7102 Год назад
Mahres asaaba mesha dhan u qurxoon naagahan dooq xumaa mise sheekadooda waa isnaqanaa ayey kawadaan number one mahrez aaan. Siiyay ani
@AhmedSaid-tx5mo
@AhmedSaid-tx5mo Год назад
Aad ayaan ku salaamayaa asad hagio iyo dhamaan team 27 August sxb barnaamijkan hal codsi ayaan wataa waxaan u baahanahay camera in aad noogu xidho backstage ka si aan u aragno reaction kooda tartamayaasha thanks hore u socda brothers 👊🏾🙏🏽
@zamzammudei6562
@zamzammudei6562 Год назад
Sxb wlh isku fikir ayaa nahy waana jeclaan lahaa🥰😂
@sakariyeclahi6091
@sakariyeclahi6091 Год назад
Insha Allah sxb
@nimcocabdi9616
@nimcocabdi9616 Год назад
Illaahow ramadaanta caafimaad nagu gaadhsii🤲🤲
@faadumofadumo4883
@faadumofadumo4883 Год назад
Masha Allah
@teamtuuraaye5415
@teamtuuraaye5415 Год назад
Aamin 15 bis kadhiman
@ruweydoriituu9365
@ruweydoriituu9365 Год назад
Amiiin
@Bahj22
@Bahj22 Год назад
Kusali xabiibkena muxamad scw 💞❤️
@khadiijoadanqaylo6597
@khadiijoadanqaylo6597 Год назад
Scw
@queenwarda-hl3jo
@queenwarda-hl3jo Год назад
Scw
@aishamoh3991
@aishamoh3991 Год назад
sᴄᴡ
@zahroadem4098
@zahroadem4098 Год назад
Scw scw
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Год назад
Mocalimow yaa ila jecel💗🥺
@hanimubarak1702
@hanimubarak1702 Год назад
Ani
@zeitunhassan4535
@zeitunhassan4535 Год назад
hayyy aniga kulajecel🥰
@fatimaomar397
@fatimaomar397 Год назад
👆
@ifraaxdajiya6673
@ifraaxdajiya6673 Год назад
Uf asad naagahaan ad meesha iskugu keentay wax ay dooq ka yaqaanaan malaha waxy ka helay wiilasha sarwaalka ka dhacdhacaayo iyo wiilasha sarwalada gaagaban oo ciyaaal daebi jiifta u eg iyo food dheerayaashaa uf aniga dooqeyga walhi kun kow jeer waa mahris ka helay uumac uumacwwsali sxbkeyui egyahay xoogaa❤❤
@fs6617
@fs6617 Год назад
Deee bes heeee isku doooq ma noqon kadhaan
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 Год назад
Inder dokhaga iyo ka dadku isku mid maha abu bidar leh wa dokhaga 😅
@maryanabduwali4127
@maryanabduwali4127 Год назад
Wllhi legendmad ilaahay baa tahay anaaba layaabay nimanku say u egyihiin io nagaha dookh xumadooda 😅😂😅
@amiiracabdi766
@amiiracabdi766 Год назад
Jooji gaadhiga walaal Dadku isku maaha choice leedahay haku qasbin choice kaaga 🤌🏻😂😂
@sohanahmedibrahim9613
@sohanahmedibrahim9613 Год назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭
@lo_2x_rnte709
@lo_2x_rnte709 Год назад
asad is the best youtuber of somalia❤️❤️❤️❤️❤️
@hodancabdi1920
@hodancabdi1920 Год назад
HODAN ❤❤❤😍😍😘🤩❤
@user-uo5ue7mm1p
@user-uo5ue7mm1p Год назад
Somalia ❌ Somali ✔👍
@hamdisalah4427
@hamdisalah4427 Год назад
I agree with you
@caliibrahim99
@caliibrahim99 Год назад
He is not
@queenmuna-8365
@queenmuna-8365 Год назад
Yes ❤️❤️❤️❤️
@bashiirabdullahi3606
@bashiirabdullahi3606 Год назад
Round 2 wxa ka qaldan qofka ugu horeyo 2 jeer lama doran pro ee hal jeer sida uqorana wa 2 pro can you see😳😁🥰
@saidohalane5942
@saidohalane5942 Год назад
Sax Aniga kula arkay, asad waa ka qaldantay
@salmaali8162
@salmaali8162 Год назад
Sax waye round 2 waa qaladey
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 Год назад
Hee haa wuxuu qalday editingka i thinki lakin ma badin that is way
@ruweydahadem5179
@ruweydahadem5179 Год назад
Haaa wiilka koowaas asma ayaa dooratay round 2 Lkn round 1 lama dooran Round 2 ayaa Looo qoray 2
@xayatimaxamed9758
@xayatimaxamed9758 Год назад
Waa sax 1 marle la dortey round 2 Laba ayana u qoran
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Ramadaanka Allaha nagu gaar Siyo cafimaad iyo cumri Dheer oo Cibaado suuban inshaallah amin Ha ka tagin ❤❤❤
@ibrahiimabdullahi504
@ibrahiimabdullahi504 Год назад
Amiin amiin yarabi
@xabibocadey4130
@xabibocadey4130 Год назад
Amiiiiin yarabbi
@abshiroahmed5568
@abshiroahmed5568 Год назад
Aamiin Aamiin ayaa rabi wllo
@sadiyohassan6278
@sadiyohassan6278 Год назад
Amiiiiin yaaa rabiiiiii
@ffgggg6891
@ffgggg6891 Год назад
Aamiin yaarabi
@quuleyare9594
@quuleyare9594 Год назад
Inta muuqaalkaan muqdisho ka daawaneysa waa nii salaamay✋️🤣
@hiboabdillahimouhoumad-wn7dq
Jabuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@umunadiaahmedali7461
@umunadiaahmedali7461 Год назад
Scw scw scw scw
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy Год назад
Ceyda markey arkan wey qoslayaan Gabdhaha sheekadaas mafahmin😅any way all somali boys are so cute😍keep going pro asad one❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Год назад
Waxkale maaha ee way yaqaanaan Sida aan unaqaano maadama uu team 27 kaligii kaga jiray tartanka oo markasta asad kasoo garab muuqdo Sidoo kale channel leeyahay oo xoogaa hadda caan yahay Waa Intaa Bas Lkn labis eber buu ka ahaa duqu 😂
@xamdiabdullahi2500
@xamdiabdullahi2500 Год назад
Cayda wa wiil yar o so jiidasho leh masha allah hooyadi ha quran saarto dumarka ishooda wa halis wlh ka helitan uga baqa 🤣
@kowsarsiciid7158
@kowsarsiciid7158 Год назад
Cida wa wiil fiican walahy odagan
@xaawamacalim3914
@xaawamacalim3914 Год назад
Cayda qof kasta isk jecel wilkas msh alh waye
@rahoom-123
@rahoom-123 Год назад
@@wehelashaq3368 hhh waa ka xunthe wilka m.a dheh
@imanaliii4276
@imanaliii4276 Год назад
7:35 waxaan filaaya Asadoow iney qalad ku jirto wiilka ugu horeeyo 1 ayaa laga rabaa markas sbbto ah gabadha ugu horeyse meysan dooran asaga peace and love:)
@maslaxmedia6805
@maslaxmedia6805 Год назад
Sax weeye 😂😂😂
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Год назад
Qolka labiska camero nooga diyaari hada ka dib waayoo see isku galaan markii leesku daadiyo 😂😂😂😂😂
@hooyonuurocooks2580
@hooyonuurocooks2580 Год назад
Next video Reaction ka bananka kadhcayo kusodar😂😂😂
@eidabdifatah4621
@eidabdifatah4621 Год назад
Asma Is an Amazing girl Masha Allaah❤💯
@habibaadane8122
@habibaadane8122 Год назад
we all love prophet Muhammad Sallallahu Calleyhi Wasallam
@abdikafiabdullahi8891
@abdikafiabdullahi8891 Год назад
Filsan's Smile🤩😍12:30✊
@deedecismaan5277
@deedecismaan5277 Год назад
اللهم بلغنا رمضان يارب
@ikraandaahiribraahim2729
@ikraandaahiribraahim2729 Год назад
@asad hagio cabdul lambarka uqortay malahan🤣🤣🤣
@munirmaanka4155
@munirmaanka4155 Год назад
Gabdhaha waxa doranaayeen Mida ugu shidan aniga ahaan teyda waa Filsan🥰 wlhi Shactaroleyda
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 Год назад
Ma mida rer waqooyi ga ah 😂
@munoabdullahi7438
@munoabdullahi7438 Год назад
Wiilasha oo dhan mahrez ugu qurux badan really
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 Год назад
Alla barnaamijkaan waa u xiisay yaa ila mida😪😍
@queensafa3852
@queensafa3852 Год назад
Asad codsi aa wata barnamijki afakaga iskudil Imk ku soo dar io team ka ka loo dhiman ❤️
@asmaasmiitapipeasmaasmiita6844
Haa aniga xitaa waan kugu racsanhy
@wlldani
@wlldani Год назад
Ku Sali Nabiga wll ( scw ) ❤
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 Год назад
Scw scw scw scw ❤️ ♥️
@cishqaawipoi5862
@cishqaawipoi5862 Год назад
Filsan is very funny 😄 Next so qabo
@zaciimocabdule2369
@zaciimocabdule2369 Год назад
2 gabdhoda ee ugu horeysay manshall side wax u doranyen waa si wanag ku jirto aniga waa wataa ❤
@deeqoduniyo7454
@deeqoduniyo7454 Год назад
Gabdhaha waxaan lee yahy blz xushmad u muujiya wiilasha xitaa hadii aadan dooraneyn markuu albaabka soo furo haka nixin ee soo dhoweey wewee se na yeeloosiin hee gabdho al ixtiraam. Muujiya gabdho hadaan gabdho nhy waa nala ixtiraamaa anakuna waa inaan kasoo baxnaa markeena✌️love you wilasheena
@Lakum100
@Lakum100 Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم
@simranmohamud8986
@simranmohamud8986 Год назад
Qofta uu danbeysah wlhi legendmad wey dhaaftay caadi bay ugu raaxaysatay abdi khasaarayasha 😂😂😂😂
@suusan3770
@suusan3770 Год назад
Wiilka 1 labo qof kaliya dorate sadex u qortay mxa wye😂😂 mahrez wale wan dooran lahaa gentleman 😊
@mohamattaadam
@mohamattaadam Год назад
🌸صلى الله عليه وسلم. 🌸
@Sucdiiina
@Sucdiiina Год назад
Ramadanka nabad Allah ha nagu garsiyo🌙❤
@khadiijoadanqaylo6597
@khadiijoadanqaylo6597 Год назад
Aamin yaa rabi
@mohamedamiinmustafe
@mohamedamiinmustafe Год назад
الهم امين
@Offical_mo_omar
@Offical_mo_omar Год назад
Ku sali xabiibkeena mohamed scw scw scw 🥰🥰🥰
@hakiimabdihassan
@hakiimabdihassan Год назад
Scw scw scw
@hanimubarak1702
@hanimubarak1702 Год назад
Scw
@muqtaarcali7155
@muqtaarcali7155 Год назад
Scw scw
@monaadem519
@monaadem519 Год назад
Sallalaahu calayhi wasalam
@fartacadey8662
@fartacadey8662 Год назад
Scw 🥰
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Год назад
Amiii amiiin yarabi
@kingmaanka1515
@kingmaanka1515 Год назад
Aamiin adigane sido kle wllo
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
@@kingmaanka1515 انشالله امين
@nuuraaadan
@nuuraaadan Год назад
amiin wll adne sidokle
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Год назад
Amin
@suhaybcllaahi4060
@suhaybcllaahi4060 Год назад
Hadad scw aragto hadhaafin ❤️
@hamdacabdihakin6418
@hamdacabdihakin6418 Год назад
Ninka ugu horeyah isagon la doran ayad 2sisey
@MiinaApdi
@MiinaApdi Год назад
Asad another level❤❤❤
@ayaangudcade7859
@ayaangudcade7859 Год назад
Mucalimow wa wiilka ugu shidan meesha masha allah
@khalidajama3888
@khalidajama3888 Год назад
I like him so
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 Год назад
Mahrez no niYad jab pro🙏❤ I am respect you 💯 King ceyda in laga fikiro maba aHan wuxuu leyahy dadnimo ,xishood,akhlaaq, waana wx garad aad ayaan u xiizeeya muuqaalkiisa iYo waliba dhoola cadeyntiisa ❤🙏 My name :Hamze aHmeth iprHim 🖐
@xamseali3025
@xamseali3025 Год назад
❤🎉
@zakiabdy4666
@zakiabdy4666 Год назад
Nio maxa dhoola cadayntisa ku tusay😅😂
@otadheere4045
@otadheere4045 Год назад
Shamso wlh wàa gabar respect leh marba hadii ey doraty mehraas maskiinka niyada ayee u dhistay
@mahamadfatxi695
@mahamadfatxi695 Год назад
Awey dadki nabigeni jecla scw
@mohamedamiinmustafe
@mohamedamiinmustafe Год назад
صلى الله عليه وسلم
@anisocusmaan4088
@anisocusmaan4088 Год назад
@@mohamedamiinmustafeu ny
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
Qabiil ma aqaaanee like iisaar 🥺
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Masha.Allah waa fiican tahay
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад
😂commentiyadii tiktok maa inta la imaatay
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
@@SuntaFaaraxmajopasto58 kadaa like.ta hala gaa raadsa.dee😂😂😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
​@@1LAMINE_1 meel aankugu arky
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
​@@SuntaFaaraxmajopasto58 HAA MCNTOH
@realog2022
@realog2022 Год назад
Inta qof ee jecel Ninkaan is muujiya 💪 👇👍
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 Год назад
Qaf aan team 27 ahay like 👍 iima saari karo 😅 Asad Hagio🔥
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
Bro Iku caawi subs oky
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Team 27 ma ihi waana kuu saaray maxaa ka badi kartaa
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 Год назад
@@1LAMINE_1 soomali Lee ma tihidoo😁
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
@@muzcapapdirashiid7390 yeah of course 😂😂
@Faatimaa345
@Faatimaa345 Год назад
Maxaad kabadali kartaa hee waann kuu saaray
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Год назад
Boqorka RU-vidrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
@Bilal-hq3gb
@Bilal-hq3gb Год назад
Filsan is so cute 🥰
@ahmedniyadzame6118
@ahmedniyadzame6118 Год назад
"Salliga Nabigeenu (Scw ) wuxu ka mid yahay Cibaadaadka ilaahay , Markaa qofkii kasta ee badsan kara ha badsado ku Salliga Nabigeenii Suubaanna ee Muxamed SCW ."
@umulkhayrjama4908
@umulkhayrjama4908 Год назад
Asad waxba helay cawa emotional damage miss Ross waa wada shoodh casankeday wlhi beerka icasaday sidan u qoslayay😂😂😂😂😂😂😂
@hanaaxmedxayaad8057
@hanaaxmedxayaad8057 Год назад
Haa wlhi🤣🤣
@najaxc.qaadir124
@najaxc.qaadir124 Год назад
Wlhi anba way iga qoslisey dhar cas
@najaxc.qaadir124
@najaxc.qaadir124 Год назад
🤣🤣🤣
@umulkhayrjama4908
@umulkhayrjama4908 Год назад
Haa wlhi qosolki danbiga aha Ayan qoslay illahow na cafi 😂😂😂😂😂
@mzz-hothan
@mzz-hothan Год назад
Haa wlhi maskiin wankanxay🤣🤣🤣🤣🤣
@alinoor7648
@alinoor7648 Год назад
Ragga bidaarta leh niyad jabka ha laga daayo gabdhow😍😆
@cusmanmaxamed1234
@cusmanmaxamed1234 Год назад
🤣🤣🤣
@queenruun9709
@queenruun9709 Год назад
Waaku dhacday hhhh
@ladancllaahi5492
@ladancllaahi5492 Год назад
😅😅
@queennajuu
@queennajuu Год назад
kkkkl
@aaziyamahamed2374
@aaziyamahamed2374 Год назад
😂😂😂
@roodaabdi-uy7om
@roodaabdi-uy7om Год назад
Salax's style is top
@habimacane8116
@habimacane8116 Год назад
Ani Ahaan Mahrez Wax Lagu Diido Kuma Arko Sida Ragga Masuuliyiinta Ah Ayu u Labisan Yhy Ha Niyad Japin Hno anaka Comment kgu Codeynaye♥️
@maryanabduwali4127
@maryanabduwali4127 Год назад
Bisinka naagaha maxaa ka khaldan Ciyaal ay dhali karaan labis xumo udhertahay ayay doorten wllhi wilka wax lagu noco malahan
@adeshkadesh4964
@adeshkadesh4964 Год назад
Asad you re the best Somali RU-vidr 🥰 Allha kucaafiyo Sxp
@popomar7632
@popomar7632 Год назад
Asad doow next part Gabdhaha Hala Doorto i mean qeebta Fadhiga Wiila Ka Dhig iyaga Wax Ha Doortaan ...........TM 27 🥰✊
@asadyare1241
@asadyare1241 Год назад
Team 27 Dhalinta RU-vidka Nagu haya Keep going dhalinyaro😍🙏
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
Bro Iku caawi subs oky ProH
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 Год назад
Emotional damage ewer noga dhigtay😭🙄😅😅😅😅😂
@najmaqiimoqaali6593
@najmaqiimoqaali6593 Год назад
Cabdul gabadha kowad waa diiday why tan labad markey do ratay why 2 usiisay asad🤔😆😆
@amalyuusufdeerow7740
@amalyuusufdeerow7740 Год назад
Wlahi barnmijkn waan jeclhy hdee macquul thy hawen walbA noosodhig ina adeer❤️🥺👑🙏
@najmokushkush7365
@najmokushkush7365 Год назад
Gabdha dharka guduna waa fanny wlahi kulah adig fadhig miy kudhibayo 😂 😂
@kiinniini8437
@kiinniini8437 Год назад
Emotional damage eber uga dhigtey 🤣🤣🤣🤣
@najmokushkush7365
@najmokushkush7365 Год назад
@@kiinniini8437 Haa walhi waa ree waquyi
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Год назад
Inta wiilal ah wlh mahriz ugu shidan 👍👌 lkn asadow amoo timahaa ka xiirtay darteed ee u diideen😂😂😂 nember 2 macalimoow siin lahaa
@maquusteyare4860
@maquusteyare4860 Год назад
Scw kusalino nabigena muxamed scw
@amiirasiciid-tn5ev
@amiirasiciid-tn5ev Год назад
Asad wada emotional balaga dhigy😂😂😂😂
@Darling27688
@Darling27688 Год назад
Asad salaan sare taliyoow ani ahaan waxan dooran lahaa king ceyda keep going brothers halkan ayan kasalaamaya dhamaan team 27 on kamid ahay
@mavieruzgar4549
@mavieruzgar4549 Год назад
Keep going my best Asad bagio
@aminaoziil3494
@aminaoziil3494 Год назад
Gamekan sobaadi asad pls 😩❤️team 27 love you guys 😂
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
My sister Iku caawi subs oky
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Inta muuqaalkan Daawanayso like isaara🤓
@abdillahimado703
@abdillahimado703 Год назад
Masha allah
@hamdamuhipo9935
@hamdamuhipo9935 Год назад
Round1 lama dooran wiilka koowaad round2na 2 dhibcood buu haystaa see cml
Далее
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 7 млн
НЕДОВОЛЬНА УСЛУГОЙ #shorts
00:27
Просмотров 20 тыс.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Просмотров 4,5 млн
Средневековый киборг
00:39
Просмотров 534 тыс.
13 August 2024
2:36
Просмотров 4,9 тыс.
IAMK BISBAAS GADUUD YES OR NO QOSOLKA ADUUNKA😂
14:25
DILAAGA QARSOON
31:23
Просмотров 1,1 млн
ARIMAHEENA YAA  DOOQAAGA AH  YES ama NO TAABO
27:00
Просмотров 1,8 млн
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 7 млн