Тёмный

Yaa Tanaasulay Somalia & Itobiya shirka Ankara maxaa laga filan karaa? 

Dal Jire Tv
Подписаться 400 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 месяца назад
Hassan sheekh waa dilaal ilama ah inuu yahay qof sharaf leh oo odhanayaa Somaliya waa somaliya hadii Ethiopia rabto Somaliya qeyb ka mid aniguna qeyb Ethiopia ayaan rabaa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 месяца назад
Inshall Allah it is time to recozning republiken of somaliland from borama
@abahoussein620
@abahoussein620 3 месяца назад
Turkigu iyo somalia heshis waxee ku yihiin in hobyo la dhiso oo turkigu dhiso.. ethiopia diyaar uma aha Mou ka noqoto ee adeer warka cadee.. bisha December amisom weey ka baxeysa somalia oo alshabaab imika waxa heshis kula jirta dawlada somalia. Qatar ayeey ku shiri donaan 2 koxood. Al shabaab raisal wazare ayaa la sinaya hassan sheikh masaxweyne ayuu noqonaya..
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 месяца назад
ETHIOPIA WEY KA NOQOTAY WARAAQ AYEYNA U DIRTAY TURKI IYO SOMAALIYA TAAS AYAA KEENTAY IN WADA HADALKU BILOWDO. ARINKU WAA SIYAASAD SHACABKA IN WAX WALBA EY OGAADAAN MA AHA. ARIMAHA DOWLADAHA SHACABKU INTA BADAN LOOMA SOO BANDHIGIN WAAYO WAA SIYAASAD
@redwolf1552
@redwolf1552 3 месяца назад
Somaliland near future for it's people insha Allah ☝️🤲🎊
@abahoussein620
@abahoussein620 3 месяца назад
@@Yusufxasann somalia ayaa ka noqotey mawqifki aha ethiopia hadi ee ka noqon weydo Mou wadahadal la galimeyno.. ethiopia ayaa wadahadal dalbatey bila shuruud ah oo somalia qasab ayeey ku noqotey.. ethiopia weey uu cadeyse dhowr jeer Mou ka noqon meyso ee wixi kale ee wadahadal ah diyaar ayeey uu tahay
@abahoussein620
@abahoussein620 3 месяца назад
@@redwolf1552 wa nin is maweelinaya ee ethiopia wixi kastaba wadahadal diyaar ayeey uu tahay marka la reebo Mou
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 3 месяца назад
Walee awoyashayo xoriyadayadii 26 june markay somalia cawaan nagu dareen hog bay nagu rideen 😡😡😡😡
@yusufbarud2813
@yusufbarud2813 3 месяца назад
Wasiir Fiqi wuxuu latagayaa wuxuu udhiibo xasan sheesh xabaalo xaraashe
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 3 месяца назад
SI KASTA HA NUQUTO XABASHI MA RABNO XASAN SHEEKH IYO DAMIIR LAWIHI DILAAL KA AH MUUSE BIXE MA IIBIN KARO AWDAL STATE AWDAL SOMALI BA ISKALE REER AWDAL STATE MA RABNO XABASHI CAGTA SAARA AWDAL STATE GUUL SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 3 месяца назад
Bal hadalkiin meel fadhisiya itoobiya bad baa la siinaya oo waa hobyo iyo meel kale marka horeba farmaajo iyo xasan sheekh way u balan qaaday in bad istimaasho
@HaredDuale
@HaredDuale 3 месяца назад
JAAMAC GLD GUULEYSO khasab ku islaam maahee Waa khasab ku kiristaan hhhh
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
Absamow, ciisow, gadabuursi hurdada ka kacaa.
@Somadam11
@Somadam11 3 месяца назад
Jaamac yaa wajiga ka feeray?
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад
Abii axmed cali ha jirvo,ha joogo. Raysal wasarahena.guul guul.dir irir samaale iyo daarood weynaba
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 3 месяца назад
Waa xaqiiq inay Ethiopia isbalaarinayso, Somaliya, Somali baa leh,iska dhacsha oromada idinku soo duushay.
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад
Aamiin jaamacow.alle haw raxmado jawaari iyo intii geeriyootba
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 3 месяца назад
AbiyAhmed syaa uga baxay DF-ka hadda way kanoqotay warqaddii shirka Turkiga ay uga hadlaysay
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
Somalia should only consider port for Ethiopia if and only if Ethiopia let go of western somalia or ogadenia.
@maxamuudisxaaq709
@maxamuudisxaaq709 3 месяца назад
Jaamac gallad waxaad mudanthy in soomaaliya madaxweyne kanoqoto
@Sprintzx-x9q
@Sprintzx-x9q 3 месяца назад
Aamiin Allah unaxariisto.
@gare12
@gare12 3 месяца назад
itobiya heshiis ku shegii weey ku dhiraan weeysay dhaqab gelinyii heshiis ku shegii eey la gashay muse bixi somaliya ayaana guuleeysatay
@HaredDuale
@HaredDuale 3 месяца назад
TALO XAQIIQ AH hadii la rabo in laga adkaado cadawga itoobiya Hadii la rabo in laga adkaado cadawga alshabaab Waa in soomaaliweyn gacmaha is qabsataa kadibna weerar cir iyo dhul ah ku qaadaan cadaw kalkaalka isaaq land Kadibna laga soo aruuriyaa qoryaha aakaha iyo kaarabiinka u haray ileen hubkoodii taangiyadii iyo tiknikadoodii horaa waxaa uga aruuriyey daraawiishta khaatumo state oo waa sacabooleey Markaas ka dib halaga sameeyo talisyo ciidan oo xuduudaha waqooyi iyo itoobiya amnigooda xaqiijiya Talis weyn oo ciidan 15000 ahna Oo aan qaadka cunin waa in la dhigaa hargeysa oo hablaha guursada ileen qaad cunimayaan oo waa rag lasoo xulaye Markaas 10 sano kabacdi waxay ciidankaasi hablaha waqooyi ka dhalayaan 200000 oo dad la beeray ah oo aanu dhiigooda ku jirin gaalo jacayl ee ah soomaali biyuur ah kuwaas dhashay oo ducaysan ayaa talada gobolada waqooyi loo dhiibayaa oo dalka wax laga weydiinayaa hooyooyinkoodna ka xoraynaaya kuwa cadawga dabadhilifka u ah iyo heeryada gumeysi ee ilaa ingiriiskii dul fadhidey hhhhhh By wiil puntland
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 3 месяца назад
Turkiga iyo ithopian halaysla turo somaliyana ha aqonsato in DDS ay tahay dowlada madax banan tig e
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 3 месяца назад
Uraaye bookah beedee xaarweyne lawaseen lawaseen dhalay
@kingmo9457
@kingmo9457 3 месяца назад
❤❤❤
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 3 месяца назад
Wu ogyahay abiye marku Ka noqdo si ofishal ah is afgarafki muse Wu ogyahay in by by ladhaho sas aged ayusan u ogolaneyn kanoqosho ofishal ah
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 3 месяца назад
Benanale futayata kahadal xagu kuarkay shacab somlia ah
@AbukarAbdullahi-o8i
@AbukarAbdullahi-o8i 3 месяца назад
Itoobiya ka noqoshada. Waa ogolaatay warqad ofishalna waa kasoo. Saartay
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 месяца назад
Wax bada itoobiya oromo yeyna kulugu in dhulka dadbaa leh oromo ma iman karto
@faisahassan8983
@faisahassan8983 3 месяца назад
Waar kaa anaaba dhaama fiqi kulaha may c.cashakurdirato kasaba codkare
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 3 месяца назад
Xasan sheikh Uma qalmo inuu hogaamiye dal noqdo waa nin labo af leh oo go:aan jilicsan oo dulaal ah waana dambi qaran hadduu la fariisto itoobiya
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 месяца назад
Xasan sheekh ma dhul daleeyuhuu bixinkaraa
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 3 месяца назад
Hasocotoo ilay somaliya way kibreen
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 месяца назад
Republiken of somaliland was country 26 jun 1960 from bristh Procter somaliland ❤❤❤❤❤
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 3 месяца назад
Keep dreaming,it never happened and never will 😂😂😂😂😂😂
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 месяца назад
@@jamaalmohamud9679 Who are you
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 3 месяца назад
@@isseyusuf8888 I am Somali nationalist.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 месяца назад
@@jamaalmohamud9679 somaliland and somalia is big different
@hanihani8612
@hanihani8612 3 месяца назад
Xasan shaydaan waa tuuk, somaliyeey iska ilaaliya ethopia iyo turkey. Somalia waxa kaliya ay haysato ooy ku fanto waa bada
@laaska0014
@laaska0014 3 месяца назад
kuwa aan unaqaano madaxda soomaaliyeed waa magac uyaal dalkaan dadkale ayaa maamula ee shacabka soomaaliyeed dalkooda hadifaacdeen
@Guuleed-yaasin.
@Guuleed-yaasin. 3 месяца назад
Sida ay u go.een sodsudan iyo Eritrea ayaanu u gonay adeer hadaanunu nahay Reer soomaaliland ee adeer hanaga laaladina ee
@HodanAbdilahi-p4o
@HodanAbdilahi-p4o 3 месяца назад
Jaamac dhuuso cagdheer abahaagii xabalaha daacuunka ku aasnaa was
@Guuleed-yaasin.
@Guuleed-yaasin. 3 месяца назад
Waar miyow ma Anaga walan misi dadkani way ma waalayan Bal Arag nin kani wuu cadeenaya in la kala go I karo sharcina aytahay hadana waa kano afka ma soo marin karo xaqbay uleeyihin Reer soomaaliland inay go.aan
@Guuleed-yaasin.
@Guuleed-yaasin. 3 месяца назад
Wuuna cadeenaya afkana wuu somarin karin la,ayahay bal cibaradan eega
@mohamedsouleiman8260
@mohamedsouleiman8260 3 месяца назад
Badoow badoow micarafoon laa hoor dhigaay dheeh
@khada917
@khada917 3 месяца назад
Xasan wuxuu la qeylinayay aniga kharashka ila isoo maray ahayd taas awalba waa la sii odorosayay wayna dhacday.
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 3 месяца назад
Itoobiya in saldhig mulateri Laga siiyo ciidda somaaliyeed qodobkaa isagu maahan in marnaba Laga wada hadlo totally waa in meesha Laga saaraa Dekedaha waqooyi haddii aay isticmaalayaan sida Uganda aay uu isticmaasho dekedaha Kenya wax dhib ah malaham haddii aay dowladda somaaliya kala heshiiyaan waayo maamul dalka katirsan wax heshiis ah in uu lagalo dowlad kale waa qalad sababto ah maamulkaasi markasto dowladdaasi waa uga bixi kartaa heshiiska aay la gashay damac kaa ka duwana waa la Iman kartaa dowladdaa wax lala sixiixday
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 3 месяца назад
Waar xasan waxba madiidane waxaa waxa diidan ismaaciil cumar geele
@abdimuhumed8411
@abdimuhumed8411 3 месяца назад
Mawqifka somalia waxa uu ahaa la kulmi mayno ila ay ka noqdaan yaa isbadaly ma ethiopia mise hasaan sheekh ?
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад
Jaamacow ethiopia waaynu degnaa.nin ogadeen ah baa tahay Ana nin isaaqa Baan ahay.cidina inaga ma sad roona.
@ismailhafaa2611
@ismailhafaa2611 3 месяца назад
Ha baaxaadego odega waa balanbalkiisiiye.
@abdirizaksheikhadanabdiriz12
@abdirizaksheikhadanabdiriz12 3 месяца назад
Waa runtaa waa in lagadoodaa soomaali galbeed
@osmanhussein2220
@osmanhussein2220 3 месяца назад
War sax ah iga dheh,guuleyso galladow
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 3 месяца назад
Soomaali talyaani ayaa baryootamaysa
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch 3 месяца назад
Jaamac galadoow beenta ikan daa
@abdia9872
@abdia9872 3 месяца назад
Muse ha aadin ee Xasan ka gado bada Soomaaliya
@moibrahim7019
@moibrahim7019 3 месяца назад
Viva Hassan Sheikh....Wadani Somaliyeed.....Hasanow Buufi Oromada af Somaliga Baratey.
@redwolf1552
@redwolf1552 3 месяца назад
Shut your big mouth
@fiicaneeyfarduus4331
@fiicaneeyfarduus4331 3 месяца назад
U TACSIYEYNAA MAAHAN EE WW KA TACSIYEYNAYAA.
@gelfish12
@gelfish12 3 месяца назад
Jama kaftan dhablaha ciyaarta ka daaaa
@mohamedsouleiman8260
@mohamedsouleiman8260 3 месяца назад
Nooca xasiidkaa weeyii
@Guuleed-yaasin.
@Guuleed-yaasin. 3 месяца назад
Adeer kala quusanee qoomamo la,aada
@mohamedsouleiman8260
@mohamedsouleiman8260 3 месяца назад
Kanii waxbaa maa micnaynayoo
@Guuleed-yaasin.
@Guuleed-yaasin. 3 месяца назад
Subaxanka yaa caddiim
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 3 месяца назад
Awaymusawac iyo casab
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 3 месяца назад
Xasan guurgurte baa tanasulay waayo waxaa bu leeyahay aana badd ku siinaye ka noqo heshiishka sland
@abahoussein620
@abahoussein620 3 месяца назад
Turkigu iyo somalia heshis waxee ku yihiin in hobyo la dhiso oo turkigu dhiso.. ethiopia diyaar uma aha Mou ka noqoto ee adeer warka cadee.. bisha December amisom weey ka baxeysa somalia oo alshabaab imika waxa heshis kula jirta dawlada somalia. Qatar ayeey ku shiri donaan 2 koxood. Al shabaab raisal wazare ayaa la sinaya hassan sheikh masaxweyne ayuu noqonaya..
@khalidabi1166
@khalidabi1166 3 месяца назад
Kolay somalia tabi meso wayo caqabad ku ahaa Muse iyo hasan iyo kuwa kale bdan iyaguna Allah ha u so dadajiyo
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 3 месяца назад
Somaliya dowlad kama jirto Waa eber siiiro
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 месяца назад
Tiina ka hadla
@maxamediimaan7588
@maxamediimaan7588 3 месяца назад
ku socda
@geesabadane7415
@geesabadane7415 3 месяца назад
Kkkk sidaamo waa dadka ugu kibirbadan itoobiya waxay ku hadlaan af sidaamo ,keero,hiitooti,waa iska waran sow nabad maaha😮
@MuxumedMahdi-f1c
@MuxumedMahdi-f1c 3 месяца назад
😂😂😂
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 3 месяца назад
Xasan dhiqo wuu fashilmay kkkkkkk 😂😂😂kkkkkkk wakaa hawiye moriyaan
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 месяца назад
Badan hadalkeeda maxaa loosoo afjarilaayahay itooobiya mabadbaa naga wada dhaxqysa soomaalida duligaa bilaa dhiigsanaa soomaalida dhulkeeda iney itoobiya qaadatey rabtaa Allah itoobiya inaan dad ahayn maxay aragtey
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 3 месяца назад
Maxaa lasoo afjaraa xassan sheekh baaba larabee.
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 месяца назад
@@abdihakimmohamed3196 itoobiya markey lahayd bad waa inaan xoog iyo xeelad midkugelnaa soomaalida uunbay ujeeday doqoniimadooda ereteriya iyo keenya Uma dhawaan kartee oo dhulkooda lexejeclo kahayn
@Kimodadon
@Kimodadon 3 месяца назад
Sax maahan madaxweyne XSh waxuu diidan yahay maahan ianiga isoo mara ee waxuu diidan yahay Bes military uu kadhex yeelato wadanka ee runta sheega
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
Onlf iyo guud ahaan ummada soomaaliyeed ee ku nool waa in qadiyadooda soo bandhigtaan waayo geeska Africa maanta isbadalka ka socda in aanu iska daawano waa ayaandaro. Maxaa la gudboon reer somali galbeed.?
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
Land for sea access, independence for both western somalia and iidoorland. Otherwise jihaad baa dhacaaya.
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 месяца назад
There is no a port or sea for sale there is a land and sea belongs to somali people you should know that
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
@@ceelocadhays5593 Tell that to Hassan Sheikh who is selling somalia short, I'm not president here. The guy will sell his mama for pennies
@calicabd.717
@calicabd.717 3 месяца назад
Mar uun lugta ii geliya miyaa sheekada Ethiopia
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
Xasan sheekh maxamud hanyari baa loo cadaabi,
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 3 месяца назад
Dhamaan siyaa siyiinta calmaaniga ah waa isku mid alle ayee ka furteen galad waa beentaa bishi hore ayuu la haa 30 kun ithopia ayaa so galaaya
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk 3 месяца назад
War waxa laga noqonayo mana jirto iska aamusa.
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
Xasan sheekh maxamud iyo xukuumadiisa mowqifkooda hore way badaleen, anaga fursad baa halkaa nooga banaan absamow, ciisow iyo gadabuursi iyagaa somali galbeed u badan waa in dealkan wax nalaga waydiiyo. Itoobiya waa in lagu qasbaa dhulka iyo bada in aan iswaydaarsano. Hadii kale isbaaro ayaan u dhigan doona MOUga.
@khada917
@khada917 3 месяца назад
Somali hadii ay isku meel u jeedi lahayd jabuuti baa canfarta la joogta ku wareejiya la oranlahaa nimankaan bada u miyirka beelay iyagana soomali galbeedna iska soo wareejiya.
@Gobsame
@Gobsame 3 месяца назад
Bal dugaag nima dooda eega wuxuu ku leeyahay Xasan sheekh haduu bixiyo waa sax
@AmirAbdullahi-cn9ui
@AmirAbdullahi-cn9ui 3 месяца назад
Oo adhiga maxa ku dibayo? Xassan aheikh wa nin irir dhul irir hadii uu bixiyo maxa jamac ka galey?
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
This MOU will be futile if we ogadenia don't get our independence.
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
We absame people will fight Ethiopia and iidoorland if we don't get our land back from Ethiopia. Iidoorland and ogadenia must get recognition at the same time.
@kaysenur1592
@kaysenur1592 3 месяца назад
Hadaad absame ama cagdheer tahay ma dhul ayaa inaga dhexeeya maxaad la qaylinaysaa dhulkaagii waad haysataa oo Ethiopian ayaad dooratay inaad la noolaato madaxdaadii qaarna waxay ku faanayaan Ethiopian ayaan nahay qaarna kenyan ..
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
Warya dhulka anaa iska leh, xageed xabashi u mari? Iidoor wagash waxbadan xabashi waad la, shaqaysatay, maantase waa balan anoo uniform itoobiya wata inaan berbera kugu waso.
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 3 месяца назад
Cagdheer berbera ma abihiin baa leh
@Sumadeena
@Sumadeena 3 месяца назад
@@halilmamohamed4493 Cagta kaliya ma dheera, wax kaloo dheer oo dhumuc wayna waan kuu hayaa, xaalimooy kaalay kaaga taahiyee.
@NimcoFf
@NimcoFf 3 месяца назад
​@@Sumadeenaadoontii cagdheer ahayd yaan lagu wasin
Далее
▼ КАПИТАН НАШЁЛ НЕФТЬ В 🍑
33:40
Просмотров 457 тыс.
DAXSHAT!!! Avaz Oxun sahnada yeg'lab yubordi
10:46
Просмотров 489 тыс.