Тёмный

YAAB WAAYE TAN 

Fartun Duvet girl
Подписаться 349 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 316   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 года назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 года назад
Scw scw sce
@mariarizaq3909
@mariarizaq3909 2 года назад
SALLALLAHU ALEIHI WASALAM
@nuzeybahmoha4671
@nuzeybahmoha4671 2 года назад
Scw
@muhuboidle2333
@muhuboidle2333 Год назад
Salalahu Aleihyi Wasalam
@arafathyahmed2114
@arafathyahmed2114 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@user-qy4jg2ot1e
@user-qy4jg2ot1e 2 года назад
Aniga xitaa habeenkii Riyaan aliftaa wlhi kaligeet maahan ilaa hoo Riyadeyda ii Rumee🤲
@tushinaali2895
@tushinaali2895 2 года назад
Day dreaming keyga Dagaal xita waa ku gala aniga 😂 caadiya u xanaqa mar guriya dhisaa wa safra ganacsiya sameyna back when I was young ano dhaqtarad aha sawiran jiray o dad duraayo now I’m nurse so yeah I still create aduunyo when im going to bed some times I crave for it like dadkan me kaa kala baxaan a riyadada so jeedka camiratide 😂
@nihaalahmed2173
@nihaalahmed2173 2 года назад
omg my twin
@tushinaali2895
@tushinaali2895 2 года назад
@@nihaalahmed2173 🫂🫂🫂🫂 ❤️
@anonymous-hq4ko
@anonymous-hq4ko 2 года назад
I dont know if it’s the hijabi color or a new makeup technique But all I can say now is that It suits you and YOU LOOK STUNNING masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@kamarsalati3689
@kamarsalati3689 2 года назад
Ikr I thought the same. It’s the lipstick the brown sofa and the hijab all those 3 suit her perfect 👌
@user-jx3jo7gt1p
@user-jx3jo7gt1p 2 года назад
Lmao I did the same thing as the daydreaming sis. As a wannabe writer, It actually helps with my writing. Long live daydreamers!!!
@tasniimtasniimmohamed4802
@tasniimtasniimmohamed4802 2 года назад
😂😭😂 gabr ila mida arky wlhi same daydreaming lkn aniga waa anything hduu nin ahan laha hdey ahanlaheyd anoo jamacad dhameye oo shaqeysanyo anoo quranka xifdiyay adi anything aa jeclahy😂 wasameysataa
@Iimaan_
@Iimaan_ 2 года назад
Ani saas ahay wlhi nin iyo nolol ka shegeystaa ani bes ismooday 😂😂😂😂 ileen waaba layla qabaa
@hanad6666
@hanad6666 2 года назад
Diyar matahy ana kugu yacayoh🤣🤦🏻‍♂️
@fardowsamohamed9133
@fardowsamohamed9133 2 года назад
haa heey
@nashadabdi9033
@nashadabdi9033 2 года назад
Ani xitaa dabaqyo iyo lacag nin waxaa jirin baa Iska dhista lkn waan is qabta kuma fogaado 😅😅😅😅
@fowsiyaismacil7043
@fowsiyaismacil7043 2 года назад
8:49 fartuney gabdhaha isku mid wye umalenaa anigaba waxa sawirtaa anigo America tagay oo shaqeystay somaliyana dib ogu soo labtay oo dabaqyada ogu qurxan magalada dhistay 🤣🤣 allaha ii rumeyo midkalo sir ah oo ayadana sawiran jiray oo allah ii rumeyayna waa jirta alx aya leyahh
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 2 года назад
Hh
@Hafsonor22
@Hafsonor22 2 года назад
Aniga xitaa saas ahy anigo america tagay dabaqyo dhisaty lacag leey ah ayaa aliftaa 😅😅
@qalbinuuriya239
@qalbinuuriya239 2 года назад
Gabdhan ilahay amarkiisa waan iska jeclahay horay usoco abayo❤
@najwahabdi1828
@najwahabdi1828 2 года назад
Fatuun sister ani kuwa riyoyinka alifta wan ku jiraa ee lacagta iyo business iyo guryo waxas ku riyoday lakiin nin waligey kuma riyoon dabcan gabdhaas dhaqtar bey u bahantahay alle ha cafiyeee
@adiljb5943
@adiljb5943 2 года назад
Ani day dreaming wan hesta Marka school dhigan jiray mesha baburka laga raaco Marka u sii lugenayo waxa dhici jirtay in an kaligey Isla shekesto niyada an ka hadlo ka dib an is arko ano bus stopka tagan dhaqso Ayan ku tagi jiray Marka Isla shekesanYo xita wax yabaha jidka ka dhacayo ma daremi jirin mar Marka qaar gabar aan bash ku aha ano guursaday oo cauur korseno an ku riyon jiray ano wadada socdo hhh ha ila yabina wee dhacda he
@aminatia741
@aminatia741 2 года назад
Wow ilahi akou roumeyo
@dalka7657
@dalka7657 2 года назад
Day dreaming ka aan ku keenay, hada ka hor aa nin qeelinaayo misna asiga isla hadlaayo, waxuu ku hadlaayana la maqlaayo ayaa wadada soo maray kadib ninkii waa la istaajiyay war ninyahow ma waalatay aa la dhahay maxaa iskula hadlee? Kadib ayuu ku jawabay dadka oo idil ayaa isla hadla ee aniga waxaan ugu duwanahay waan ismaqalsiiyaa hadalkega:).
@Meriama-66
@Meriama-66 2 года назад
@@dalka7657 😂😂😂wey dhacDa ani lkN keyGa wa miD ani kaliYa igU kooBan siDa gabdha cml
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 2 года назад
@@dalka7657 waan ismaqalsiiyaa😂
@qadrafiidow4874
@qadrafiidow4874 2 года назад
@@dalka7657 hhhhhhh Aabe hey ayaa malin mid ila dhashay ku dhahay warya ina isla hadasho waa macqul balse waxa ugu daran marka isla adigi isku Qososho ee markas haqarin aan kula tacalne
@salmaabdi228
@salmaabdi228 2 года назад
Daydreamer's mayaro ileen😂😂Am one of that family too yaqey mine is much further I already have my Prince charming who loves me like Nothing labarbardigo waxaa iider aniga I pause my dream before I wake up to continue with it the next night😭😭part yaasha aan kahelina waanba iska delete gareeya😭😭Allow nacaafi yaarabi
@iftinrujal8866
@iftinrujal8866 Год назад
🤣🤣😂😂
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Год назад
Hhhhhhh same here
@ruqiyoabdikarim135
@ruqiyoabdikarim135 2 года назад
Mansha allah tabarakallah sis I love your advice and ideas❤️❤️
@nimcomohamed9085
@nimcomohamed9085 2 года назад
The song ....
@hanimuhidin2707
@hanimuhidin2707 2 года назад
Hahahhaa it's called imaginations we all have that I think about something that doesn't even exist 😂😂 it's a good feeling to imagine good life
@tia8672
@tia8672 2 года назад
I think that common making scenarios in our head I also do every night before i go to bed
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 2 года назад
Abbayo welcome back isbuuc walbo 3 videos noso gaali please waa ku xiisnay walaal gang ❤️❤️
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 года назад
Wlashey fartuun 2019 ilaa hada waan kula socdaa hormar wacan 300k coming soon💋⚘🥰
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 года назад
Thank you abaayo ❤️❤️❤️
@yahyeabdizirak21
@yahyeabdizirak21 2 года назад
@Sowtu Rahma isku mid nahay wllo,
@ifraaxyusuf8349
@ifraaxyusuf8349 2 года назад
2019 ilaa hada ban ku tageraa keep going wll ❤🕊
@anisabdikarin4322
@anisabdikarin4322 2 года назад
Anika kaa daran 2017 ilaa hada ayaan taagera 😥😥👈🙏
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 2 года назад
Maa shaa Allah everything about you is beautiful
@aragsan1888
@aragsan1888 2 года назад
ayyy fartun way noo soo laabatay☺️
@housseinmahamed8472
@housseinmahamed8472 2 года назад
Riyo maahan taasi ee waa waa xanuun ay riyo moodayso Allah xuskiisa badi iyo saliga nabiga (scw) lkn cida kasta aduun iyo inaad heersare noqodaan way jecelyihiin aniguba fartuun ayaan lamid ahay
@ikranshane6476
@ikranshane6476 Год назад
Scw
@IKAli-lb5wz
@IKAli-lb5wz 2 года назад
Abaayo you look prettier without lashes
@zenamohud
@zenamohud 2 года назад
My qurux dumar love you sister ❤❤❤😍👑
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 года назад
Love you more 🤍
@fatunabdulkdir8929
@fatunabdulkdir8929 2 года назад
You are so smart sis Masha allah 🥰
@almoinaali3558
@almoinaali3558 2 года назад
Hadi aan million ku gaarsin karo waan ku gaarsin laha fartuneey❤️❤️
@munimarvisuals
@munimarvisuals 2 года назад
San uqoslayey calosha I xanuntay😭😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 the way she holds in the laugh marke yabto🤣🤣👏🏽👏🏽
@samirojama2656
@samirojama2656 2 года назад
I used to day dream about my ex’s a couple of years ago and I believe its so many people
@sagalmohammed8686
@sagalmohammed8686 2 года назад
I also daydream like you abaayo Alhamdullilah some of them came true but teeda waa sheeko kale dear
@ramlayuusuf7536
@ramlayuusuf7536 2 года назад
Yes i use to do when i was teen but now alhamdulilah am no longer day dream
@Kaluu09
@Kaluu09 2 года назад
Abayaday Waa ku Salamay Wadankii Ayaan kala Socdaa🔥👍Garowe
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 2 года назад
I dream some nights too 😂😂😂😂 bout flying way up air & running etc.... wllo Fartun .Good night for me.
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 2 года назад
Masha allaah Fartun shactradada jeclahay waxa rajeynaa intaa mar kula kulmo insha allaah waxana ka mid ahay wllgang i love you sis 😍😍😍😍😍
@yohero2102
@yohero2102 2 года назад
Welcome back happipti I miss you so much 💜
@dhameystiran1274
@dhameystiran1274 2 года назад
Love the intro 😍
@mariamerryteam2713
@mariamerryteam2713 2 года назад
Come soon 300k❤👸 aboyo wn ku tageraa 🥰🙏
@inamohamed9658
@inamohamed9658 2 года назад
Haa wee jirtaa anigabo maalin kaste anoo so jeedo xtaa wan isla hadla waxaa sawirtaa anoo hooyadey gurigee jeceshahay u dhisay xajkana geyey Hada hool qabanaayo iyo markastaba wan isla sheekesta wana sawrta noloshas Illahey ha ii rumeeyo iso duceya i.a
@nasrinamohmet752
@nasrinamohmet752 2 года назад
@ina mohamed allah haku rumeyo
@kamaalmahamoud4461
@kamaalmahamoud4461 2 года назад
Where is my conffestion fartuuney love u abyo.
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 года назад
Mar kale ii soo qor sorry 😞
@habonahmedsaid2138
@habonahmedsaid2138 2 года назад
Waa riyoda ani xitaa ano shaqestay oo hanti badan tabcaday aduunka oo dhami waxan rabay aan helay baan Ku riyooda saan u riyonayo unpay hurdo I qabata mararka qaar ano hosha guriga haayo ayaan riyo iska camirtaa waa waxa mar danbo Ku so bararuga ano hosha guriga haayo mararka qaar waa Isla yaabaa kararna waa isku qoslaa 🥺allow amuraha sahal 🤲🏾🥺
@zuusan113
@zuusan113 2 года назад
Ayy fartuun your make up is booming 🥵🥶💋 msha allah ya cute princess
@Hippobottomless
@Hippobottomless 2 года назад
Real life in aan ordikarin wala oog yahay kulahaa hhhhh 🤣 fartun is wild wlhi
@foosfariid
@foosfariid 2 года назад
Dream come true yes she can dream
@Sahra__________908
@Sahra__________908 2 года назад
Fartuun anu nin iyo qabiil kiis baan sawirta malin walbo dadka baan ku dhaha nin kaas ban shukan sada waana reer hebel wayo dadka been u shegaa wexee I dhehen maad guur satid anu heer ban doni inaa garo marabo inaa guursado xiligan marka gabdha ninka kuri yoto mala yabayo waa iska fikir bena qoral kan inee aragto laga yaba waxan lee yahay abyo shaqo tag oo lacag samee rag been qalbi jab baad ka qadi wllhi marka lacag yelato ma arkesid quf ku neceb ama hadal xun ku oranayo 😢💪
@mawliidmk9731
@mawliidmk9731 2 года назад
Qoooq update ah ba ihayo mey tiraahdo🤣🤣🤣
@marwaqani3254
@marwaqani3254 2 года назад
I love your energy wll mcn frtun go head sis💕💜💗👸🏻
@biryare5717
@biryare5717 2 года назад
Fartuun sheekada waa tii abdi good kale waxban iska sawirana qof an jeclahay maleh .marka walashay way yarthy waxaas iska ilow dheh wax iska baro ku dhahe ⚘️
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 2 года назад
Mashallah wlley cawa aad ayd u qurxonty wyo wx indhaha u daran ma xidhnid make up kagu waa normal farxaladii bdna ma xidhnid lipstick taduma waa mid mode ah xata shelada si iska roon ayd u xidhanty in kastoo sidii barigii hore aad u gashan jirty ila shidnayd sidn wajigaga odhan ayay soo saraysa lkn sidii hore normal ayay ahayd it's my idea lkn wy htaba you are so wonderful mashallah keep going
@abdifatahali3099
@abdifatahali3099 2 года назад
HHHHHHH walaley dhıb jeclıdaaa gabadha vedıoga lıke usaar maxaa dharkeeda u qıımaysanee hhh
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 2 года назад
@@abdifatahali3099 war cad lkn de niyada in laysku dhiso waa laysku leyay🙄😑
@salmamohamed6113
@salmamohamed6113 2 года назад
Qisoyinka gabdhaha xiliga shugansiga ku dhaco nalasowadan si aan oga fojignano on u ogaano in wax walbo dhici karan. ? abaayo love you
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 2 года назад
I love ur videos my queeeen fartush❤🥰🙋‍♀️
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 2 года назад
Fartuuney saan ku so you are funny 😄lkn markaa rabtida video noo imanee anaga lee video noo soo geli macaney time noo badi dee love u mi baby girl
@xamdamahmut6425
@xamdamahmut6425 2 года назад
Horta fartuuneey ani lamidaa ahy gabadhaaz 😂😂😂 kowdhe ninaaa iska mala ayaawsha same like iyada xitaaa wxn kagasoii daranhy habeen ka markaad mala awooyo maka tago bari saadanbe iyo maalmo danbeba waan kasii fikiraaa wlllhy😂😂😂😂😂 lkn obsessed kuma noqdo maaalmahaan hadal😂hayaa maskaxdeyda ku mashquuliyaaa after weeekna waan ilaapaapa😂😂😂😂😂😂
@Inashacur
@Inashacur 2 года назад
Masha Allah ..Waxad bxisaa honest Latalin... keep it up sxb
@amaalabdullahi8307
@amaalabdullahi8307 2 года назад
300 coming soon my queen 👸 love you more
@balqiizaisbishaale5362
@balqiizaisbishaale5362 Год назад
Ha wllhi wabel walbaaa ku riyooodaaa😁😁😁
@saabiriinabdisalam3942
@saabiriinabdisalam3942 2 года назад
Alifada wey jirta sometimes waa crazy 😛
@khadiirashow
@khadiirashow 2 года назад
8:48 haa
@aaminasalah277
@aaminasalah277 2 года назад
Karina kabor adaa ka qurxan really fartuney abyo may allah bless your mind
@mariachannel1976
@mariachannel1976 2 года назад
Masha’allah you look beautiful i like your makeup 😍
@ikraamcllhiikraamcllhi4825
@ikraamcllhiikraamcllhi4825 2 года назад
Ayy fartuntey wey so laabaty 🖤 sidaan noola joog
@littlesimp6870
@littlesimp6870 2 года назад
Ani I don't come up with my own man but i assume to be the actress in every Kdrama I'm watching😂🤦‍♀️so basically I have diff man and life every now and then coz of that😂
@mariamak3207
@mariamak3207 2 года назад
I have had such epic love stories through watching my shows 😅
@theheba.0
@theheba.0 2 года назад
Miss this kind of videos and this introdaction 🥺🤍
@yaamahassum5434
@yaamahassum5434 2 года назад
hhhh day dreaming wiil aad u shidan ku samaystay inu jiro lkn kan haysto uunbaa riyadu ii buunbuuniisaa. mrka hawsha kali kuma aha gabadhaasi wa la qaba sis
@istahilmahamed2113
@istahilmahamed2113 2 года назад
But she's true coz sometimes wxn iska sameysta anoo noqodey dhaqtard misne aa meel wlbo la iga casuumayo hooyo guri weyn u dhisay blse nin ma alifin wali
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 2 года назад
Ani xitaa saas ahay abyo lkn waxaa alifata ninka San crush is ku ah markaas yacnii real life ujoga en kahelay angoo isjecel mutaqbaka is aroosayna😂😂 lkn qofana jirin inaa sawiritit mago wllahi Allah udhib dhamo gabadhas
@Ilhan-1104
@Ilhan-1104 2 года назад
Run waa ku jeclahay dar Alle run sheega ku jeclahay
@begovichashi230
@begovichashi230 2 года назад
asc fartuun abaayo waxaan rabaa inaan qisadeyda kula wadaago ee halkee kala soxiriiraa.
@ifrahismail1558
@ifrahismail1558 2 года назад
Abayo fartuun👸💛 2019 ilaa iyo hada walal gange ka mid ahay aad kuu jeclahay abaayo noloow I love u 👸🥺❤
@hindaa.rahman8160
@hindaa.rahman8160 2 года назад
Inantaa ugu danbaysa kaligeed maaha waa lala qabaa qof kastaa wuxuu leeyay qofka riyada wax la dhaho carabtan waxay dhahdaa فتلاحالام 🙂
@abdirisak6916
@abdirisak6916 2 года назад
Fartun 2018 ilahada wan kutagera walashey 🥰🥰❤️
@zahramohamed827
@zahramohamed827 Год назад
Haa waa jirtaa ninka eeyrabyo mustaqbalka eey sawiratay😂😂
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Anigu riyada guri dhisogowgaan ku jiraah😂😂😂
@Hua-e3g
@Hua-e3g 2 года назад
Aniga saas ah wan alifta riyo lkn riyadaas marke rumobi weday mcna wn ka daaley qofkaas Marka realy u arki wayy niyad jab ayanan ka qade so pls waxa kula talinaya iska dhaf riyada nocas cuz ina weysid laga yaaba like me💔😓
@83587
@83587 2 года назад
Fartuun anooo biyo ismarin waaye lacag jeclaa
@adiljb5943
@adiljb5943 2 года назад
Fartun wlashey saan Nola joog RU-vid ka abyo wayo channel kaga mid an ahen mala qabsan waligey
@munoibraahim4469
@munoibraahim4469 2 года назад
Waa mucjisoo aniga xitaa inaa ku dawanooyo riyoi ayaa modaa🤣🤣🤣🤣
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Год назад
Fartuney Adds ka video lasoo dhexgaliyo soo lacag malaga sameeyo, ka war doon wll. Big support 💙
@xabsomaxamed3749
@xabsomaxamed3749 2 года назад
Masha allh abayo macan 🇸🇴
@israahmed1468
@israahmed1468 2 года назад
Much love to dear ❤️❤️
@dheereyismail7611
@dheereyismail7611 2 года назад
Welcome back fartun
@sahromahamud
@sahromahamud 2 года назад
Manshaallaah ❤️❤️✅
@MUONHA.
@MUONHA. 2 года назад
Fartuney bayo hoyo prank kusamey
@idilabdi1969
@idilabdi1969 2 года назад
She is funny love u sis❤
@russelljackson4014
@russelljackson4014 2 года назад
Fartun Make up cadi ma'ahan wlhi 🔥 i love it
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 2 года назад
Haah ani raahuul ladhahaa keyga 😂😂😂😂😂😂
@ahlaamahmed3167
@ahlaamahmed3167 2 года назад
Haha fartuun ani xata waa alifta lkn waxa alifta marba crush ka aan hadda haysto iyo nolo fiican adi marksta waan alifta lkn magca ma u bixiyo cuz dadka aa ku fikirya waa dad jira marmarka qar xata waku riyoda marka waxa u haystay waxan ina aniga un yahy cuz magcayga baa riyo ah ☺️😂😂😭
@diyaahmed1695
@diyaahmed1695 2 года назад
🤣🤣 Aniga laftirkyga crushka aan hadda hysto isku class baan jamacada nahay, markaan lajoogin Nolol khayaali ah baan iska alifta, intaan kuriyoonayo sidaan isugu ficanahy waad yaabaysa, sidu ii dhaqaaleeyo, sduu ijecel yhy, siduu marmarka qaarkii ii bad baadiyo 😅 Sheekadu siday udhacayso ana producer iyo director ba ka ah🤓 Laakin in reality waxan isdhaafsana “Hi” “how are you “ Ama ilamuusan hadlaba 😭 Isga laftirkiisa crush bu xata igu yhy mana aqaan inuu isna sheeko khayaaliya iska abuurto sidaysa 😟
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 2 года назад
@@diyaahmed1695 sheekadaan 2018 bay ihaysan jirtay😂
@firuzaqalbi6368
@firuzaqalbi6368 2 года назад
@@diyaahmed1695 aniga bes baa is mooday wlhi dad sideyda ookle anba helay filim caadiya iska aliftaa wlhii😅😅😅💀
@koos1302
@koos1302 2 года назад
@@diyaahmed1695 😂😂😂😂😂
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 2 года назад
Ani xitaa saas ahay😁
@aaminasahra3900
@aaminasahra3900 2 года назад
wlh aniyaa saas ah dabaq dhiso kor appartments ka dhigo hoos baqaro kirayso kkkkkk ilmaha korso van gado ilmaha driver u samayso 🤣🤣🤣 kaligey ismooodayay🤣🤣
@fatimohamed7392
@fatimohamed7392 2 года назад
I love you fartun sending love from kenya walal gang ✌️❤❤
@habibaged6855
@habibaged6855 2 года назад
I love you sister
@nasteexoomar54
@nasteexoomar54 2 года назад
Yes it’s day dreaming 💭
@moali250
@moali250 2 года назад
Thank you walal
@saladohasan1715
@saladohasan1715 2 года назад
Soo badi
@hannaabdirhmaan4621
@hannaabdirhmaan4621 2 года назад
Love your videos sissy
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 2 года назад
Naa wllo waadnaga mashquushay ee noo soo noqo waa kuu xiisnaye ❤️💋
@Ikyy72
@Ikyy72 2 года назад
Abaayo waa Ku jeclahay Allah Ku xifdiyo
@adiljb5943
@adiljb5943 2 года назад
I'm the first wll duvet
@nuraabdulkadir4497
@nuraabdulkadir4497 2 года назад
You are full of life 😘😘😘
@Ilhan-1104
@Ilhan-1104 2 года назад
Fartuun 💖💖💖💖💖💖💯
@samirasaid4276
@samirasaid4276 2 года назад
Queen fartuush salamulaah xppt🥰🥰
@ishas6071
@ishas6071 2 года назад
The day-dreaming sis probably reads a lot of romantic books or Hindi movies 🤣😂🤣
@nimcomohamed9085
@nimcomohamed9085 2 года назад
Intro lil song .....😢
Далее
NAAG SAAXIB MA GASHO
11:55
Просмотров 65 тыс.
NIMANKA "QAAR” WAA QASAARO SOCOTO!
15:12
Просмотров 110 тыс.
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 1,1 млн
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 484 тыс.
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
Noocyada dhacaanka shahwada ee jabiya Soonka
9:45
Просмотров 45 тыс.
Waxan soo gatay sariiir Cusub -IKEA Shopping!
9:44
Просмотров 2,6 тыс.
NINKA JUG HOOS HOOS AH BUU IGU DHAMEE YAY
13:46
Просмотров 76 тыс.
PRANK: HOOYO MAALIN WALBA 2 SACADOOD BAA GYM CIYAARA
13:54
Nabsi Ha Guntan oo Meel Ha Dhigan.
8:34
Просмотров 84 тыс.
SHUKAANSI QALDOOMAY
12:44
Просмотров 95 тыс.