Тёмный

YOUNG SOMALI MOM |✨Daily life routine | jadwalka malintena cadiga 

Bidhaan Ibrahim
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

#dailyliferoutinevlog #somalia #youtube

Опубликовано:

 

15 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Groupki labad ee WhatsApp ka wu buxsamay ee asxabta nagu cusub kuso biira mid sedaxad ayan sameyay bidhaan_ibrahim_Collection3 ku dhufo linkiga 👉 chat.whatsapp.com/Iy1DLgt67zn4WvNeSYmcHG
@farhiyaismail6928
@farhiyaismail6928 Год назад
Ilmaha yar kadaa huruuda iyo waxyaabaha iskudartay waayo waa ilma yar saabuunta iyo shambada caruurta ayaa kufilan maqaarkeeda waa cusub .waa iga talo intaasi
@maariyoabuukar9416
@maariyoabuukar9416 Год назад
Masha Allah Abayo allaha kuudaayo
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 Год назад
Masha Allah tabaaraka allah
@amiraadem2780
@amiraadem2780 Год назад
Masha Allah
@rumaancadiwasac153
@rumaancadiwasac153 Год назад
Masha allah 🎉
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Год назад
Manshallah Tabarakallah ❤
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 Год назад
Mashaa alaah habo guuleyso ❤
@rihaamqarbe7920
@rihaamqarbe7920 Год назад
Mazhalh abyo
@shugriaxmed8236
@shugriaxmed8236 Год назад
Masha allah
@asmamohamed3184
@asmamohamed3184 Год назад
Mashalah
@QmaribraahinQmaribraahinmaxame
Mash allah alle haku barakeeyo walaal
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Год назад
Masha Allah xaawo waa dheeraatay
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
Waaw cadi mahan ❤❤
@UmmuAmira-sw6dh
@UmmuAmira-sw6dh Год назад
Masha allaah
@okajababa
@okajababa Год назад
Mash Allah
@maryaniitacadey6039
@maryaniitacadey6039 Год назад
Hooyo yar oo dadaal badan ilahay hakuu siyaadsho abyo familygaga ilahay hakuu barakeeyo mashallah
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Queen❤️🫶
@samirasaadi2355
@samirasaadi2355 Год назад
MashaAllah ❤❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
🥰🫶
@sacdiyobusuri2068
@sacdiyobusuri2068 Год назад
Masha allaah satka saliid imisa buugaagta caruurta
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 Год назад
Allah idin xafido
@faizaabdulahi9506
@faizaabdulahi9506 Год назад
Abaayo sadka nafaqada shabada iyo saliida meeqa waaye from marko cadey ❤🎉
@user-rd5sm8ps4o
@user-rd5sm8ps4o Год назад
Mshllh wll burco baan joogaa xagee ka heli karaaa
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 Год назад
Masha allaah allaah ku barakeeyo abaayo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
🥰🫶
@qadrokeyf001
@qadrokeyf001 Год назад
Macalimadeydi ma. Allah Abayo
@oumalkairehousseinbarreh5747
Bidhan cadey keep going macanto from djibouti
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Dadkeygi❤️🫶
@amalyussuf4673
@amalyussuf4673 Год назад
❤❤❤🎉
@nimcoxasan6198
@nimcoxasan6198 Год назад
Mnshlh ❤ se qali kadayso ilmaha qasqaska
@checkit2921
@checkit2921 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂🎉🎉
@Nimcoqurux111
@Nimcoqurux111 Год назад
Abaayo Kenya MAAD joogtaa Misa meelkale❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Muqdisho
@Animeedits1348
@Animeedits1348 Год назад
Abyo kenya makahela kenya joogaye
@mariambeautycookingchannel
@mariambeautycookingchannel Год назад
Ha sax xbti isbuci 2jer ugu dhaqa jirka hurud iyo qasil timir cream iyo xamam maqrib sabun ku kariyay aniga 3deda ilmo mida 1sano jirto xita mala cafinayo nafaqa timaha xita isbuci 2jer bamiye ukun iyo qondar iyo mos isku shiida dhac wa naftada ilmh jeclaw❤
@farhiyaismail6928
@farhiyaismail6928 Год назад
Walaalayaaliw caruurta sidaa haladaayo wuxu waa ilma yar maqaarkooda maqaadikaro facaskaa xoqidaa iskaraabka markaa idinka marsada dadka waa weyn caruurta ka dhaafa
@mariambeautycookingchannel
@mariambeautycookingchannel Год назад
Xbti waa cadi ilmha jirkisa wasaq maleh kaliya daryel lewye
@farhiyaismail6928
@farhiyaismail6928 Год назад
@@mariambeautycookingchannel ilmaha uma baahna markaa huruud iyo qasil waxyabaha layskudaray uqubee ilmaha kareem ka caruurta umari intaas aya kufilan .qaali
@umusucaad1702
@umusucaad1702 Год назад
Abayo buugagtaan rabaaye itnee kaala soo xiriiraa
@shushuchannel5906
@shushuchannel5906 Год назад
abayo wa iska kajeclahay ilahay amarki
@asmamohamed3184
@asmamohamed3184 Год назад
Ale yaaxifdak
@fartuunfanaxley394
@fartuunfanaxley394 Год назад
Aby saankuu taageero lee hadaad ogaan laheed ❤❤❤❤❤❤ jwb ayn kaa sugaaa
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Wlshey❤️🫶🥰🙏
@umudardaa7700
@umudardaa7700 Год назад
Abyo tin jilciso leh kawaran hadaaan alaabtaaan mariyo
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 Год назад
From WhatsApp keep going sister gabar dadaal bdn tahay m.a 😊❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
🥰❤️🫶
@aishaabdinour4506
@aishaabdinour4506 Год назад
Abayo products kaaga kismayo ma yaallan wan u bahna kismayan joga e
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 Год назад
toly hadan xammar joogo bilkasto ku imaan lahaan 😰😰🥰🥰🥰
@samiiraxasan9302
@samiiraxasan9302 Год назад
Asc abaayo meeqa gedaysaane nafaqada iyo alaabtisa
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Sadki 30$
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
Into ku yaalaa
@kaaftoonlifestyle4685
@kaaftoonlifestyle4685 Год назад
Horta timo waa faro ku hayn waa runtaa lkn prodoct ma aaminsani
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Aminadada wa goni blse boqolal gbdho o ku faiday aya aminsan qli 🥰
@kaaftoonlifestyle4685
@kaaftoonlifestyle4685 Год назад
Runtaan kuu sheegay qaali timo wax walboo la mariyo hadaan gacanta lagu haynin timo maaha
@ikistar2255
@ikistar2255 Год назад
Abyo foneyaha adi maa gado waan rabaye
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Ha
@faizaumar3055
@faizaumar3055 Год назад
Nafaqada shambda iyo slida meqa wye
@queenteexo7449
@queenteexo7449 Год назад
Abyo xaaj8gaagaa mamqanyhy dibada cml
@Nastexo-ho1zt
@Nastexo-ho1zt Год назад
Asc xabiibtii afmadow dadka jooga inteykahelikaran
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Kismanyo
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
Nafaqo intaa ladhaqin la marinaayo waligeey ma arakin nafaqada shambada marka lagu dhaqo a lamiriyaa see tinta u qur xiso
@shukrishiikh6788
@shukrishiikh6788 Год назад
bidhaan xbbti uunsiga meeqo ayaad gadaaa
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Год назад
Abyo mid 25$ midna 15$ midna 5$ midna 3$ midna 1.5$ noc walba wa hele
@shukrishiikh6788
@shukrishiikh6788 Год назад
@@bidhaanibrahim98 mahad sanid xbbti xushmad badaney waaku mahad santhy sidaa ii tixgalisay waa areynaa inaan imaado I.a
@RAXMomaxamed-uy4sx
@RAXMomaxamed-uy4sx Год назад
Masha allah
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
Masha allah
Далее
MORNING ROUTINE ☕️
8:03
Просмотров 98 тыс.
So dhaweynti xajiga iyo Cazumad qurux Badan❤️🌹
10:53
JADWALKEENA SUBAXLAHA MY MORNING ROUTINE
8:36
Просмотров 447 тыс.
MARKAY IGU HOREYSAY AAN CUNO CANJEERO ETHIOPIAN
11:05
Просмотров 315 тыс.
HOOYO MACAAN OO SI NIYAD AH IIGU DACEESAY 😭
10:49
Просмотров 69 тыс.