Тёмный

YOUNG SOMALI MOM | 💫Daily life routine | jadwalkena malinti iyo waxa an qabto 

Bidhaan Ibrahim
Подписаться 32 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Videoga waqti bdn iyo juhdi badan aya iga galay ee subscribeta ha iga iloobin iina share garey si ay noguso biiran wlalo kle oo cusub sido kle like saar si an dhaqsi u gaarno 30k wax yar aya noga haray❤🎉 Thnks sida quruxda bdn aad ii dawatan qlbi furan kuso dhawada markle
@umuashwa2622
@umuashwa2622 9 месяцев назад
Asc abaayo tell ka Ma heli kara cilan sar inaa barto ayan rabay
@SacdiaCabdi-x9d
@SacdiaCabdi-x9d 9 месяцев назад
Abayo burka cajabka aya fican o masha alalh ku eh canjerada iyo malawaxa ceshka kas so gado tan kele abayo cerbada kala korinta kaso hadal waxad kala kulantay abayo hadan raway inan gashto iga fa idey abayo bless
@AshuAsha11
@AshuAsha11 9 месяцев назад
MashaAllah
@asmamohamed3184
@asmamohamed3184 9 месяцев назад
❤❤❤❤ mashalaah😊
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 9 месяцев назад
Ajab aya uku fican abayo burka kastijabi insha allah
@SacdiaCabdi-x9d
@SacdiaCabdi-x9d 9 месяцев назад
Masha allah abayo bidhan Kenya mad uso gurtay somaliya ayan kugu oga baryan kuma firsan wan mashqulay kuso dhawaw abayo kenya wan kuso dhawenena quruxey adiga iyo ilmahan habada unahay ❤❤❤
@halwahassan4454
@halwahassan4454 9 месяцев назад
Asc bidaney the best flour is ajab or pembe.
@sabarinabaas
@sabarinabaas 9 месяцев назад
Mash allah abyo ❤
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 9 месяцев назад
Masha Allah tabaaraka allah qaali luula Allah haku barakeyo aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 9 месяцев назад
masha allah gari dumarey allow idin barakey cadawgana darbiyada hajiro hormar wacan sis ❤❤❤❤
@hafsaadey9007
@hafsaadey9007 9 месяцев назад
Mazha Allah ❤️💗
@fadumoyasiin4714
@fadumoyasiin4714 9 месяцев назад
Abayo ❤❤ ❤❤
@khadijakaafiso4464
@khadijakaafiso4464 9 месяцев назад
Routine aan uxiiso kagalee jiro masha allh nosobadi xabibti Insh allh
@faaizamohamed8149
@faaizamohamed8149 9 месяцев назад
Suuqa amal qebta daahyada kasoogado abayo ama garisalodge
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 9 месяцев назад
Manshalh kartibadanteyda horay usi soco abayo ❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Queen 👸🥰🫶
@haboonali7455
@haboonali7455 9 месяцев назад
​@@bidhaanibrahim98abayo iso jwb dacasada jukada dhulka kutalo intekaso gadw
@Farhia_ali
@Farhia_ali 9 месяцев назад
MASHA ALAAH
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 9 месяцев назад
Masha Allah♥️♥️❤️❤️❤️
@amishmohaa737
@amishmohaa737 9 месяцев назад
Asc abyo burka waaxa ufican cajab marka aad qaseysidna waxyr atheg kadig biyaha hakabadin
@marwomohamed8011
@marwomohamed8011 9 месяцев назад
Sidaaa ku daaa qolka wxba ha galin simple wax dhama male waa qurux hdn ha iska waalin khashin miidhan ha keenin
@SundusMohamed-f2l
@SundusMohamed-f2l 9 месяцев назад
Abayo skin care hada bilabesid wa ina dawada is cadeska iska daysa tedkle ordinary iska ilaali hada marsanaysid dr maqarka aad abayo ❤tnxk
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Hye wll
@xubi696
@xubi696 9 месяцев назад
Burka canjeerada ku fiican waaan Teifa hadaan qoràarka qaldin kaasaaa fiican
@ShukriAbdiRashid-n6z
@ShukriAbdiRashid-n6z 9 месяцев назад
Abàyo burka waasas waxad sameyni cajiin fireesh soshiido jaamka bacyo Gu xer xer firiijka kasho habeenka xabad soobaxso ame waxad sameyni burka iyo sokor Yar cusbo Cano Yar waxyaro qamiirisa biyo yaro qadac isku qaraaac bacdeen waxaad kalisaa qeebta ufinka Gu garka guxer Hana shidin huurgas Lee bacdeen nusaac dubo qadaroo noqonaa cajiinka hadarab didne habeenkii qaso caadi waye qaali bar baroobey sàas anikaba wan guwareey ray abayo isheegtay
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 9 месяцев назад
Barqada ha seexin ciyaalka marka wax barasho bilabaan ayay dhibaysa
@farxiyo1533
@farxiyo1533 9 месяцев назад
Kaniiniga tinta seeu isticmaasha
@naciimanashad4372
@naciimanashad4372 9 месяцев назад
Masha allah keep going ❤❤
@NaagKarmet-zw2sv
@NaagKarmet-zw2sv 9 месяцев назад
Abaa away video gi safrka io nolosha Kenya io tasomlia ya fcn ankasugene
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Waso wada
@luckyirfe2989
@luckyirfe2989 9 месяцев назад
Abayo cirbadii iyo dhibkeeda kasohadal
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Hye insha allah
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 9 месяцев назад
Sariirta meeqa ka soo bixiswy xayat wilkega waa isku danad abayo
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 9 месяцев назад
Sariirta babyada si fiican noo tus abaayo inteena ka soo gadatay adoo mahadsan
@HariraHarane
@HariraHarane 9 месяцев назад
4:42 4:49 4:51
@ShukriAbdiRashid-n6z
@ShukriAbdiRashid-n6z 9 месяцев назад
Abàyo macanto ilmo Yar Yar ilmahaado Kala iijoko neyrobi jooka mardhawa imaanay jadwalka Ika qal Dan barqadii hadaa seexiso casirkiina masiixini Mase habeenkii doos usexanayan mideeda kale jadwalka caruurta noosokali baliis macanto
@Aaamina12
@Aaamina12 9 месяцев назад
Quranka in sharaxad laga dhigto wa denbi bn maqlay sharaxad ku bedel qali
@saabiriinmaxamed9256
@saabiriinmaxamed9256 9 месяцев назад
Daaha ma looxiran sabab abayo
@SouadAlimed
@SouadAlimed 9 месяцев назад
Asc walal wa burka iska badal
@maryanmuseofficial1178
@maryanmuseofficial1178 9 месяцев назад
Cajerada aby subixi marka so kacdid waxa ka samesa borashka gasaca ku jira burka ukun cano yar cusbo iyo lebito intas isku shiid canjero quruxa kaga so baxe
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 9 месяцев назад
Abayo trayga ay kusaaranyhiin Barafunada skin care Ka inte kaso iibisa Nairobi jogaaa
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Home salotion ayan kaso gaday wexe ku tala 8th street day to day agteda
@FatimaAbduqadir
@FatimaAbduqadir 9 месяцев назад
Nalka dheer oo fadhiga logu talkaly saaro
@HariraHarane
@HariraHarane 9 месяцев назад
5:06
@Abdi123m6
@Abdi123m6 9 месяцев назад
Goormad roog dhaqdaa imikadba gadataye
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 9 месяцев назад
Tree green dhig qurux noqonaa
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 месяцев назад
Abayo nagahaas iska ilaali ilahay baa wax ilaaliyee shaqda markay dhamayso ka hor haka tagin gurigaaga anakaa reer Kenya ah oo naqaan dhibkoodee allha ku xafido
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Hye wll
@SafiyaAdan-y9p
@SafiyaAdan-y9p 9 месяцев назад
Burka Kenya aad ayey ufiicanyihiin marka ma aqaani waxa qaldan mitka Ajab ladhaho aan isticmaalani biyaha aakuqasaysid qandici. Midakale abyo shaqalo haisbarin waxa aykuuuqabanayso waxay kaahalaynaysaa kaban qasaalad gado gurigaaga hawlba mataalo kusoodhawaaw calaa iixaal
@queenaisha8930
@queenaisha8930 9 месяцев назад
Laydh istaaga ah gali
@NajlaAldayni
@NajlaAldayni 9 месяцев назад
Abaayo nal dhig
@HamdiAbdi-hy2dk
@HamdiAbdi-hy2dk 9 месяцев назад
Bidhaan saat soomali ugu tagtay Canjeeradahay kaa guwatAy laakin wareekaaga wuuqaldanaa
@iftinabdi1845
@iftinabdi1845 9 месяцев назад
Burka uficn waa ajaaab
@ugbadfarhan7822
@ugbadfarhan7822 9 месяцев назад
Caajiska waxaa keney baruura ee waad buratee iska rid qali❤❤❤❤❤
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 9 месяцев назад
😂😂😂 said qof kale umeynaayo
@faaizamohamed8149
@faaizamohamed8149 9 месяцев назад
Ajab soogado sorta ama ugallida kudar xoga yr sokoeyr kudar cusboyr lebato cusboyr ukun hda jcshhy bur baroon ahna wujiraa hda jcshhy dukamada tag
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 9 месяцев назад
Bidhaney plse white ka badal ma iskusoo bixin
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Oo inte fadhiga
@sacdiosahal7501
@sacdiosahal7501 9 месяцев назад
Nalalka istaaga ee dheer dheer dhig labadhaxda fadhiga qurux kuso baxaaa
@mahdimedaden
@mahdimedaden 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤😂❤❤
@xamadasharif-zg8lc
@xamadasharif-zg8lc 9 месяцев назад
Burka ajab soo gado kuwa kle bur ma ahan 😂😂magaca wiil aya iigu qoran wiil ma ahi
@hafsaomar2364
@hafsaomar2364 9 месяцев назад
Abyo young maa ka rebtid waa loo jeda ina farid yar tahay mida kle Hooyo waa un hooyo yaran maleh , darajada ugu weyn dunida ee gabar gaarto waa hooyonimo wadna gartay marka macno masameneso ina yartahay waa lojeda
@EngshukriNoor
@EngshukriNoor 9 месяцев назад
Abaayo mashalaah waa naxday hilibka iska rid nimanku ma jecla nagaha yere hilboon habar buu ku modaya sunka calooshana xiro
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Hye wll awal shaqa ku mashqulsana blse hada nafteyda uso jesanaya insha allah 🥰
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 9 месяцев назад
@@bidhaanibrahim98bidhaney illhy haku xfdo
@shukricabduqadir4264
@shukricabduqadir4264 9 месяцев назад
Manshaalaah abayo guul io gobonimo ❤❤manshalah
@marwomohamed8011
@marwomohamed8011 9 месяцев назад
Wlhi naagtan wan jclhy from somaliland
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Sido kle queen❤️🫶
@FartunDuale-x7j
@FartunDuale-x7j 9 месяцев назад
Abayo fadhiga lugihisi aaway
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Madow waye mala fahmayo🤣
@SuusuBasrawi
@SuusuBasrawi 9 месяцев назад
Biyo kulul kuqas cajinka abayo marks qurux ayu noqona
@fatusheey777fatush2
@fatusheey777fatush2 9 месяцев назад
Really itakuwa Mashallah miya
@aaliya682
@aaliya682 9 месяцев назад
Canjeelada habenki qas ugali kudar beelo kunoqonee
@IlhaanCabdixakiim-t1i
@IlhaanCabdixakiim-t1i 9 месяцев назад
M.a abaayo rotiinka nosobadi ❤🥰
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Hye insha allah adinkana idhiri galiya oo videoyadeyda ii share gareya
@asaldhalad9711
@asaldhalad9711 9 месяцев назад
Abayo burka habenkii qas biyo qandac kuqas hada cajab isticmashid penpe koladhahayo jiro wufcnyhy isticmaal❤
@aishamohamed8282
@aishamohamed8282 9 месяцев назад
Miis yar geli oo fiyore saarty
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Hye🥰
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 9 месяцев назад
@@bidhaanibrahim98geed green ka igala qurxon
@hashimosman3079
@hashimosman3079 9 месяцев назад
Ajab soogado qurux
@najmaadanhaji9126
@najmaadanhaji9126 9 месяцев назад
Jikoni dhah kuhir
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 9 месяцев назад
Ajab soo gado qaali waye midka kale raqis waye
@SagalBashir-kz2sk
@SagalBashir-kz2sk 9 месяцев назад
Fadhiiga meeqo ayaad ku gaday abyo
@sagalDahir-nd7or
@sagalDahir-nd7or 9 месяцев назад
Ani labo saacba waa iiseexdaan ilmaha lkn aroorti igisoo kalahaayan 6 da aroornimo kohor so kacaayan
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Haa ilmaha waqti hore la sexiyo subixi arorti ayay kacan
@FaaisoCali-rd7mh
@FaaisoCali-rd7mh 9 месяцев назад
Seramka dhalada cadanka orgnal waye wajiga salida ayaana loga talagalay aniga isticmalo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Ma ficanthy ame nabar iga so bixine qabke lo isticmala Isheg
@FaaisoCali-rd7mh
@FaaisoCali-rd7mh 9 месяцев назад
Ad ayey u ufican xabibti subixi markad so kacdo wajiga dhaqee wa marinee kadib karemka rabtid ad Ku dul marsanee wana qabow aniga waba ku heystaa bishi lacag qali ayan kaso bixiyaa
@HariraHarane
@HariraHarane 9 месяцев назад
Ajab floor
Далее
Watching This On Loop ♾️
00:32
Просмотров 10 млн
VLOOG MANTA DOCTOR WUXU I DHAHY
11:23
Просмотров 16 тыс.
Watching This On Loop ♾️
00:32
Просмотров 10 млн