Тёмный

Waxan Aaday Somalia 🇸🇴 sababta an u aaday wax badan ka ogow. 

Bidhaan Ibrahim
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#youtube #somalia #dailyliferoutinevlog

Опубликовано:

 

23 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
WhatsApp somalia 🇸🇴 0612511299 WhatsApp kenya 🇰🇪 0712222712 Linkiga ku dhufo wuxu tos ku geyna group WhatsApp kena chat.whatsapp.com/Iy1DLgt67zn4WvNeSYmcHG
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 5 месяцев назад
Masha Allah tabaaraka allah
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 5 месяцев назад
Mash allah
@fartuunali9921
@fartuunali9921 5 месяцев назад
Manshallah allah ku barakeeyo
@user-nu7mv3nn2t
@user-nu7mv3nn2t 5 месяцев назад
Masha Alleh
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 5 месяцев назад
Masha Àllah❤❤❤❤❤❤
@user-zu8gh4po1e
@user-zu8gh4po1e 5 месяцев назад
Hooyo wad isku egdihiin masha allaah
@iqlas8093
@iqlas8093 5 месяцев назад
Welcome kenya
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 5 месяцев назад
Masha wllo iisoo boqo bidhan
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 5 месяцев назад
MASHA ALLAAH ABAAYO MAAMA MACAAN WAAN KU SALAME FANIYA TAHAY WAA RUN SANA KU QURXONTAHAY ALLEY HA KU BARAKIYO QOOSGADA IYO KA NACSEKAKA❤ WAAN KU JECLAHAY HORMAR WACAN ABAAYO ❤❤❤❤
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 5 месяцев назад
25 3 cunug lagu dhalay wa iska caadi maxaka qaldan dadkaan kabadan aya la dhali karaa guuleyso qaali ha ubixin dadkaan
@HudaHussein-pu5gv
@HudaHussein-pu5gv 5 месяцев назад
welcome ❤❤❤🎉
@ibrahimhani5030
@ibrahimhani5030 5 месяцев назад
Nag lag dab tagey in thy hoyo karti le an ku markati furayo saxip adogagi u nolow horey u soco❤
@farxiyomaxamuudkahyie7844
@farxiyomaxamuudkahyie7844 5 месяцев назад
Masha allah abayo hoyo iyo adiga walala la idin maleyaa❤❤😂😂
@ramlamacalin8380
@ramlamacalin8380 5 месяцев назад
Maa hooyo Mcn ❤Allah no dhaafo abayo in aad yartahy waa ka muuqataa ilmo dhalow wynini iyo yaraan kuma xerna wallhi markaan ku arko waxaa soo xasuusta curadena gabdhaha curadka waa ka simanyihin kartida qaar yar moyane
@user-zu8gh4po1e
@user-zu8gh4po1e 5 месяцев назад
Qadro hadeey xamar joogto ilmaha yaa lajooga illlàaah ha idin xafido maamada shacdiroleey waaye hooyadey ookale waye reer magaal masha allaah
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Seynaba la jogto mhdsnid mcnt
@ruweydomaxamed4144
@ruweydomaxamed4144 5 месяцев назад
M.a hooyo mcn 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
🥰🫶
@user-jf7gl6yr2b
@user-jf7gl6yr2b 5 месяцев назад
Amran warbadan😂 m,a fadumo
@HudaHussein-pu5gv
@HudaHussein-pu5gv 5 месяцев назад
Masha Alllah Wan kuu xisnay Abayo❤❤❤🎉
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Mhdsnid qli
@user-zp3sq8br3f
@user-zp3sq8br3f 5 месяцев назад
Anigu cirbada waan kucaatobay se dhibka ihaysta ayaha istarayas waan ubogay
@Uluufochannel
@Uluufochannel 5 месяцев назад
Mashlh bidhaney hore u soco e dukamada isku ree reebato o salonka qof kale u warejisid ama ficneyd si o focus ka kaga dhumin meel sare u gaarsiiso dukamada lkn hada isku wadi kartid wa belo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Haa bukuyerka habo heyso
@najmohussein4458
@najmohussein4458 5 месяцев назад
😂😂😂😂❤
@aishamohamed8282
@aishamohamed8282 5 месяцев назад
Ha iska sii waalin quruxey dad kula midaa badan oo weliba kaasii dhibaato badnaay baadiye kusoo koray weliba
@user-tm8ly6dl2g
@user-tm8ly6dl2g 5 месяцев назад
Abaayo adiga 10sano ayaa jiko ku gashay lkn aniga 4sano ilaa 5jir anoo ah ayaa canjeerada leybaray Marka m.a xbbti curad ayaan ahay hadana 18sano ayaan jiraa Hal gabar ayaa iijoogto abaayo illah haiidesto adigana sdkle
@CaliyaAdanmaxamed
@CaliyaAdanmaxamed Месяц назад
😂😂😂😂😂
@maryamamaryama-hp6ip
@maryamamaryama-hp6ip 5 месяцев назад
Abyo 22 sadex canug dhashay ķwrn❤😢
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Masha allah Allaha ku barakeyo hoyo adag ayad thy🥰🫶
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 5 месяцев назад
22 markaa jiray 3 cunug baa iijoogtay
@user-qc7ef2dy5j
@user-qc7ef2dy5j 5 месяцев назад
Asc wllo bildhan waxan ahay hooyo haysato laba 2 ilmod urna le lkn maxan Reba inana shaqaysto waxan qabtana ma Aqani ilatali wllo❤
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 5 месяцев назад
Abayo isku mid Naha
@AminaAliHaile-of2os
@AminaAliHaile-of2os 5 месяцев назад
M.a cayilka kuqurux badan thy bidhany
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Ani folxumo ila thy wlhi🤣🤣🤣 gym u socda
@hudarahma2465
@hudarahma2465 5 месяцев назад
Somali dada necbaa bisinka aniga 25 4 ilmo haystay urna walaha ma qaldan 25 qof yar miyaa qarba 6 ila 7 haysta
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@leilashallow498
@leilashallow498 5 месяцев назад
Ana xage kabaxde wan kuxise
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 5 месяцев назад
Wlhi waa u xiisey suuqa lif shanty geed
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Sido kle alpo🥰🫶
@keifbashir8777
@keifbashir8777 5 месяцев назад
Wlshey iyo gabadheyda cadi matihiin 😅😅😅😅waa iga badisen
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
🫣😂
@sadammahamedhassan1929
@sadammahamedhassan1929 5 месяцев назад
Mashaa alaah hoyo mcn alaahaa no daayo dhaarf adaag ayey nalaa so maaren lkn Sanaa qurux ko taahaay bidaney walahi
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Wlhi niyada i dhistay🥹🥰🫶
@sadammahamedhassan1929
@sadammahamedhassan1929 5 месяцев назад
Runtaay waye bidaney lkn rer Nairobi ayaad noqotaay adegaa caato noqon 5bil baasaa jog adegaa ar kee donaa 😁😁
@user-sq4di6vz9m
@user-sq4di6vz9m 5 месяцев назад
Cdey bidhan
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Queen 👸
@maslah345
@maslah345 5 месяцев назад
Naagaha somaliyedow wajiga yuusan idinka gogo in oo cudurka maqaarka idinku dhicin dadkaan dad cilmi leh ma ahan kiimico oo dhan ayey isku dardaraan ayagoo aqoon ulahay jeebkiina ayey rabaan inay katajiraan abuurista ALLAH WAX KA QURUX BADAN MALEH EE KU QANCA ABUURISTA ALLAH GACMAHAAGA IYO LACAGTAADA HAKU IIBSAN CANCERKA MAQAARKA WAXAANA LAGA QADAA WAXAAN AY ISKUQASAYAAN WAJIGA YUUSAN IDINKA DHACDHACIN
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 4 месяца назад
😂😂😂
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 5 месяцев назад
Adoo naag wayn isku haysta amaa wali lagu dhahay ma adigii shalay aan dhalay😂
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Hhhhh ha wlhi😂😂😂😂
Далее
Gurigena cusub ee kenya/Nerobi🇰🇪
11:27
Просмотров 18 тыс.
CHALLENGE QOSOL BADAN DAWASHO WACAN
11:12
Просмотров 213 тыс.
SADEXDEE XISBII AYA SO BAXAYA IYO HESHIISKA ISBAHAYSIGA
1:41:24
KASOO DHEX SAAR HAL GABAR AYAA UUR LEH WAATEE?
19:11
Просмотров 660 тыс.