Тёмный

YOUNG SOMALI MOM | Dhibka aan kala kulmay Cirbada kala korinta ubadka iyo Sababta aan ugashtay? 

Bidhaan Ibrahim
Подписаться 32 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#youtube #somalia #dailyliferoutinevlog

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 76   
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Lanbarka Salonka 0613695154 Lnbrka dukanka 0612511299 Labadaba wexe ku yalan muqdisho madino suqlif gar ahan 5ta geed Sido kle lnbrka kenya 0712222712
@FarhiaAbdullahi-i3e
@FarhiaAbdullahi-i3e 9 месяцев назад
Xafadeyda masha alah
@fardowsoabuukar5571
@fardowsoabuukar5571 9 месяцев назад
Abaayo walaashey igu soo duceeya alle dartiisa inoo iyadoo caafimaad qabto iney meesha ay rabto tagto😢🤲😭❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Cafimad taam ah Allaha siiyo Aamiin ya rabi
@umukhayrshyuusuf7146
@umukhayrshyuusuf7146 9 месяцев назад
Maashaa allh abayo hada maxaa isticmaashaa nooga faaiidey cirbada hadeeba dhibleedahay
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 месяцев назад
Masha allh ❤❤❤ gabar yaroo faced ka roona allha ku dhawro
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 9 месяцев назад
Masha allaah
@msszooya1919
@msszooya1919 9 месяцев назад
aniga wa isla dhalnay waxyar iga horese cdi aa udhalay mana laifolin first baby uu ahaa wa xirtay cirbada wax dhiig iguma dhacen inte igu jirte dhibatana kuma arag wlh qof normal ah aya iska ahaa lkn dhiigi igu aruuray aa bishi 11nad ii imaday sifcna wu usocon wayay markasu fool cml iiqabtay hbn xili dambe isbital lila carare hooya ushegte dhaqatirta halaga saaro ee tiri sidiya laiiga so saray banadir kow kaso gashtay bishana uura leyhy insha alah hada dhalana hadana wa so xirana ma quusanayi😂 wilkeyga hada sanad iyo 3bil ayu jira❤
@NaciimoNafta-qe7zi
@NaciimoNafta-qe7zi 9 месяцев назад
Dawoyinka caadada saxo maxaa isticmashay abyo ii faidey
@msszooya1919
@msszooya1919 9 месяцев назад
@@NaciimoNafta-qe7zi maya cirbada family planning aa qaate
@NaciimoNafta-qe7zi
@NaciimoNafta-qe7zi 9 месяцев назад
Wax yabo fitimin mad qadatay kadib abyo
@NASRAODOWA
@NASRAODOWA 9 месяцев назад
Abyo after how long aya uur qaday markaad iskabixisay ...isoo jawab abyo
@fatimaabdiwarsame
@fatimaabdiwarsame 9 месяцев назад
Gormee lacabaa abyo malabka liinta noga faaidee
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 9 месяцев назад
Gacan jarees
@makocusman132
@makocusman132 9 месяцев назад
Masha allaa ❤❤❤❤❤
@shukricabduqadir4264
@shukricabduqadir4264 9 месяцев назад
Sorry allaha ku cafiyo cirbadas ma ficna xita culamada way ka hadlen dhibkeda adne allaha ku dhibdhamo guul gobonimo ku nolaw❤❤
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 9 месяцев назад
Midka hoos lagu xirto faraantiga ayaa ka fiicn
@Xamdaxaashi-k1x
@Xamdaxaashi-k1x 9 месяцев назад
Abaayo in ciyaalka la kale koriya baa fican
@IfrahNuur-o9n
@IfrahNuur-o9n 9 месяцев назад
Ani wlh madax xnun said iguridy 11bilood igu jirtaa periodna iguma dhaco dhibato klena kuma arg
@almaaazomar3232
@almaaazomar3232 9 месяцев назад
Abyo ani mrkee sand iixirneed dhiigna igu dhaceene iificnthy iga qasneen mrkaas dhiig furan igu bilowdy dhiig iga socdo jogsnen thn drkyga utgy dhiigi walisxy wa iironyhy hda
@adnasiciid9028
@adnasiciid9028 9 месяцев назад
Aniga wxay igu jirtay 11 bilood marka u adkysan waayey madax xanuun stress gacanta o xanuunto markan howl qabto o kabuubyo camal igu qabanyso wn iska saaray dhiigana maba igu dhici jirin hda afar biloof iga maqntahay uurna ma lihi dhiigna mahayo maaaqan wax khaldan wlh iso duceeya wnku wreeray
@umumaahir9463
@umumaahir9463 9 месяцев назад
Anigaa kula mid ah abyoy wlhi waan arky 3bil ayne iskiiga bixiyay dhiig bax madx xnun oohin jookta ah jahawareer socdo noqday hdne waaan roonhy 2bil kahor ayan iska bixiyay alx waana fiicnaaday
@HudaHussein-pu5gv
@HudaHussein-pu5gv 9 месяцев назад
❤🎉🎉🎉🎉🎉
@MuniraMahad-co3eg
@MuniraMahad-co3eg 9 месяцев назад
illahayow mataano isii labo wiil ah waan iska jecelahaye
@fatimaabdirahman238
@fatimaabdirahman238 9 месяцев назад
Malab liindhanaan sidee loo isticmaala
@queenteexo7449
@queenteexo7449 9 месяцев назад
Aniaga cirbaaadaas rerkeyga iga burisay wlhi😢😢😢 stress
@همتيعالية-د5غ
@همتيعالية-د5غ 9 месяцев назад
Miskiin 😢😢😢😢abyo ayadon lagu ogen maa gadhatay
@Aasha18968
@Aasha18968 9 месяцев назад
Adoon ninkaaga kula ogayn miyaa xitay abayo 🙂abaayo waxaa fiican inaad isla ogtihiin oo aad isla qorsheesateen in ilmaha idiin kala koro adiga iyo ninkaaga. Aniga Alxm waxaan haystaa 2 caruur ah kadib cirbadaan baan gashatay 1 sano 7 bilood bay igu jirtaa ninkaygaana kala tashtay markaan soo xiranaayay wuuna igu taageeray
@UmmusafaSafa-ld2wn
@UmmusafaSafa-ld2wn 9 месяцев назад
Sorry xabiibti 😢😢
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 9 месяцев назад
Maanta iska soo bixin rabaa
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 9 месяцев назад
masha allah quru,ey ❤❤❤❤
@asmamohamed1534
@asmamohamed1534 9 месяцев назад
Abayo tukankan bidhaan adi maa iska leh markasta shoping kadoonta ani xoosh aya daganhy shaky waxaa kaso waaye supper white mudo bil eh aya weydinaaye mahaayo aye igu dhahdy gabadha
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Haa ok wu yala ee Xabad xabad ine gado ma rabto gbdha inta bdn ma ogolo we samesa bes lkn ana la hdlayo o ku dhahayo sidas ka daa oo gad wixi Hal Hal loga bahdo insha allah
@asmamohamed1534
@asmamohamed1534 9 месяцев назад
@@bidhaanibrahim98 hye abyo usheeg mida kale surwalada caloosha lagu jaro oo labisna noqon karo kenya aye kabuxan tukanka noo keen surwalada istariijka marka xirto caloosha naga so horeeso sawir mala gali karo😀 ayako kastuma eh xita wey jiraan badana online ka aya laga xayesiiyaa tukanka no keen gabdho kale xita waa usheegaa gata aya dhahaa Anna waa raba hooyana waa uqaadaa
@Hamdiya0347
@Hamdiya0347 9 месяцев назад
Mashallh wllhey ale haidin barkeyo awlada barina ale haidiga dhigo angana ale hana siiyo idiga irbada ayaa xiraten anagana duco xataa wn ku lanahay wali Mashallh ayaan idin leahay anagana ale anaga farxiyo wlh guri awlaad lanah w muugdiii bilaa faraxad ah
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Aaamiin abayo adigana Allaha ku siiyo awlad bari ah adiga iyo inti kula mid ah inta heysatana Allaha u barakeyo insha allah
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 9 месяцев назад
Sister sami waxi allah kgu talo galo wad helaysaa is moogeysii vitamino qaado is araga badiya xiliga ad ka qubeesato caadada iyo xiligu kugu so socdo da,daal muuji insha allah allah na kuma mooga abaayo.
@queenhijaaby3625
@queenhijaaby3625 9 месяцев назад
Bidhaaneyo abayoy caniniga ficaan
@DeeqoXasan-u3s
@DeeqoXasan-u3s 9 месяцев назад
Aniga waaba laqabsan wayay bil walbo waa ijoogy cadada kadib waa iska saary
@FaadumoXasanxuseen-c6g
@FaadumoXasanxuseen-c6g 9 месяцев назад
Abaayo ani dhib kalakulmey madax xanuun daweecad xumo wlh qof inuu ilahadlo marabo warka marlabaad leygusooceliyeey hadada gacanta ixanuunoso 1 year igujirtaa wali iskamabixinin wlh dhibaa kuqabaq
@FaadumoXasanxuseen-c6g
@FaadumoXasanxuseen-c6g 9 месяцев назад
Dhigna igumadhaco
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 9 месяцев назад
Kula mid ahy 1 sano 7 bilood igu jirta madax xnuun dhiig mel aan jirin gcnta mr mr wey i jareyneee xnuun mida xanaaq 2 babay yar yar i jogto 2 jir iyo 4 jir ma u dulqadan kari 2o22 bishii 5aad aan dhalay qalin ku dhlay wey iga saqirtay hdana baby hilow u qaba lkn wa cabsanioya inan cadu u dhali wayo
@EngshukriNoor
@EngshukriNoor 9 месяцев назад
Hal wiil baba ledahay maxaa u qadatay 8 baa layga foliyey mise odagu inuu melaha galaa rabtaa naa iska saar ooo dhal dhal ilahaybaa kula korinayee wakhtigenu waba koban yahay iska daa waxaa mar danbe haw noqon
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
1wiil iyo 2gbdhod aya iijogta manan xaq ulehen inan inyar nasto 25jir ban ahay 5sana la i qaba 3bu alle igu arsaqay alle ha ii daye iyo waliba mid afarad oo iga so qubty ma inan dhaqsi ku duqobad rabta cimri deg deg ha igu ridi qurux nafta nasino yar bey isaga bahantehe xoga an uso nasto 😃
@ShukriAbdiRashid-n6z
@ShukriAbdiRashid-n6z 9 месяцев назад
Naagahan soomalidaan dhaloow aa laka raacay Yee gaboonan yaab waye ilmaha gala gorso maceeba yaahu
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 9 месяцев назад
Nin soomali wiil dhalow kujoogi maayee ee isku buuq ha u dhimanina bidhaan isku da a iyo isku ilmo nahay labo gabdhood wiil ii joog illaahey u joogaane qurbana waa joogaa waxaa rabaa inaa bis iska dhaho marka dadka yeeku waalin ee naso dhalow jano lagu magalo
@SafiyoSalaad-mf8oy
@SafiyoSalaad-mf8oy 9 месяцев назад
Adi waxaa kamid tahay naagaha aaminsan nin inaad udhaleyso ilmaha adey ku anfacayan
@fatumavision8252
@fatumavision8252 9 месяцев назад
​@@fahimomohamed8261wlhi 10 wiil hada dhashana joogi maayo nin bahal ba wax walpo oogala qiimo badan adna Dan kaama lhan Adigu un taada kafakr
@umuamiira113
@umuamiira113 9 месяцев назад
Aniga Canada iga kaxaysay marka iska dhafay cadana mahayo qof sas kudhacday ma jira
@miimisahal2304
@miimisahal2304 9 месяцев назад
Hadey kugu jirto caadada maqan waa caadi markaa iska starting 3bil kadib isa saxaysaa I.a
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 9 месяцев назад
Liinta iyo malabkan laysku daraayo noso faiide
@ogaalchanell
@ogaalchanell 9 месяцев назад
Ilhow hamigyga irume🤲🤲🤲
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Aaaamiiiin
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 месяцев назад
Bahashaas dadka qaar way dhibtaa qaarna waa ok aniga markaan isticmaslo madaxa kama nasto lkn dhiiga 3 sano ma igu dhaco lkn neerfoos noqonaa saidna waa ucayilaa😂😂
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 9 месяцев назад
Waaba hada mar kle u labto😀
@umuamiira113
@umuamiira113 9 месяцев назад
Iskumid
@DeeqoXasan-u3s
@DeeqoXasan-u3s 9 месяцев назад
Mida 3 bil kadib laysku duraaa wali gabar isticmaashy majoogta
@umulkhayrmohamed2214
@umulkhayrmohamed2214 9 месяцев назад
Taa ha isticmaalin wll gabadh hal mar inanyar dhashay ayaa isku durtay taa markaa waxa ku jirta mid dhasha ka guurisa gabadha gabadhii taas ayaa ku hagaagtay waxa lagu idhi ugu yaraan 15 sano ka dib ayaad wax dhalaysaa Walaashayna laba jeer ayeey isticmaashay 4 sano ka dib ayeey ilmihii ku xigey umushay Ha isticmaalin waligaa wll
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 9 месяцев назад
Wax dabiciya oo Lagu kala fogeeyo hala sheego
@Khadraahmed447
@Khadraahmed447 9 месяцев назад
Kininka amergency ga isticmal
@queenhalima1269
@queenhalima1269 9 месяцев назад
Naas nuujinta cunuga joogtay kaas wx ka fcn mlhn
@rahmoruxii5670
@rahmoruxii5670 9 месяцев назад
Family planning dhibka aan kala kulmy ilahey baa og😢😢 6 igu jirtay kadib wan jska bixinay sc ku dhaly 3 baby 👶 ilahey hano kala kori ilmaha
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 9 месяцев назад
Mayano ahaaa mise kali kali
@IfrahNuur-o9n
@IfrahNuur-o9n 9 месяцев назад
Ani wlh madax xnun said iguridy 11bilood igu jirtaa periodna iguma dhaco dhibato klena kuma arg
@NajahAli-q2b
@NajahAli-q2b 9 месяцев назад
Abayo mcn irbad dhibkas wan ku arkay wan iska bixiyey lkn malab iyo ilin dhanan ba ku faiday 2sano cabaya urna ma yelan alx
@maryamnasir537
@maryamnasir537 9 месяцев назад
Abayo side u isticmashe liinta iyo malabka
@MunaCali-uz8jv
@MunaCali-uz8jv 9 месяцев назад
Noo faaideey qali
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 9 месяцев назад
Noo faaidee saa u isticmashid Abayo
@KhadraIsmacil-z5x
@KhadraIsmacil-z5x 9 месяцев назад
Alla wlooo noo sheeeg fadlan
@miimisahal2304
@miimisahal2304 9 месяцев назад
Wl nooga faaiday
Далее
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 4,9 млн
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 49 млн
Kala Dheeraynta Ilmaha by AICS
9:50
Просмотров 4,7 тыс.
wa aniga o so labdaay iyo flog gena manta
8:47
RİYADEEDA PARİS NOLOSHA SOMALİ 🥺
15:42
Просмотров 28 тыс.
Gurigena cusub ee kenya/Nerobi🇰🇪
11:27
Просмотров 18 тыс.