Тёмный

YOUNG SOMALI MOM & Happy mather’s day |✨Daily life routine |sidan u Hagajiyay qolka ciyalkeyga 💕 

Bidhaan Ibrahim
Подписаться 32 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

#youtube #somalia #dailyliferoutinevlog

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Videoga 👍 iisara si uu muqalkan Mel dheer u gaaro Mhdsnidiin🙏 kuso biir group WhatsAppkan👉 chat.whatsapp.com/HmJvJgIKQR551LKMImK7bL
@Naseexa-c9r
@Naseexa-c9r 5 месяцев назад
Ilaahay hakuu barakeeyo abyo awlaada saasaa la rabaa in looga fakaro wax ee cunaan bas ma ahan wax maskaxdooda koriyana waa in laga fakaraa,inta haysanna ilaah hasiiyo,waalidiinteena ilaahay dambigooda ha dhaafo.
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Waa sax caruurta inte yaryaryihin wa in maskaxda laga koriya Beri markey weynadan tarbiyadoda Wey ku fududaneysa Mhdsnid wll qli
@Umuibtisam23
@Umuibtisam23 5 месяцев назад
MashaAllah abyo iso boqooo anaa❤🎉
@RaaxoAhmedHassan
@RaaxoAhmedHassan 5 месяцев назад
Masha allaah masha allaah
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 5 месяцев назад
Masha allaah hooyo waxbaratay daaidada eey leedahay waa taas❤❤❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Mhdsnid wllo❤️
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 5 месяцев назад
Masha Allah tabaaraka allah ❤
@miskiin236
@miskiin236 5 месяцев назад
Mother’s Day , Waa dhaqan gaalo in lagu daydana ma aha.
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Ok wllo
@makocusman132
@makocusman132 5 месяцев назад
Masha allaah ilahoow barinoga dhig ❤❤❤❤❤❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Aaamiiin queen❤️
@najmokkk
@najmokkk 5 месяцев назад
Sariiraha intey ga'gadatay abyo
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 5 месяцев назад
Xafadee dagtay abaayo
@MustaqinAbdi-wm5sk
@MustaqinAbdi-wm5sk 5 месяцев назад
Mansha allah❤❤❤❤❤❤
@SafiyaAdan-y9p
@SafiyaAdan-y9p 5 месяцев назад
Mashallah 🥰
@ZahuurHassan-p2r
@ZahuurHassan-p2r 5 месяцев назад
Masha allah ❤
@SafiyaAdan-y9p
@SafiyaAdan-y9p 5 месяцев назад
Abyo xaafada xageewaaye kiradana waameeqa plz noolasoo wadaag guri waasac waaye mashallah 🥰
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Video kaso sameyna insha allah
@umuahlamchannel27
@umuahlamchannel27 5 месяцев назад
Masha Allah Inte dagtay abayo
@BahjaOnline
@BahjaOnline 5 месяцев назад
Maasha allaah xbbt❤❤
@ShukriAbdi-t7y
@ShukriAbdi-t7y 5 месяцев назад
Masha allaah guri weeyna hada soo dagtay abayo wan kujeclahay bagaani maad soodagtay
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Haa
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 5 месяцев назад
Abaayo waxaad raadisaa macalimad school dhigta ayadaa qaabkii fahansan si fiican bay ubaree ka dib meel fiican bay ka bilaabee
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Haaa sasa sameyna abayo🥰
@queenaisha8930
@queenaisha8930 5 месяцев назад
School ka ay dhigtaan ka qoro macalimad dumar ag
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 5 месяцев назад
Masha allh❤❤❤
@amaaldafle5515
@amaaldafle5515 5 месяцев назад
Inte kahela
@ShukriDhidin
@ShukriDhidin 5 месяцев назад
Abayo sariraha inte kaso samesatey lgu caawi
@nacimomohamud5237
@nacimomohamud5237 5 месяцев назад
Illahaw ilmo isee oo baari eh
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Aaamiiin abayo
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 5 месяцев назад
Halkee soo dagtay abaayo
@saabiriinmaxamed9256
@saabiriinmaxamed9256 5 месяцев назад
Abayo wa xaafadee
@FatimaJamac-oi1rp
@FatimaJamac-oi1rp 5 месяцев назад
Xafadee degte abyo
@amaaldafle5515
@amaaldafle5515 5 месяцев назад
Abayo saligda salda
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 5 месяцев назад
❤❤❤
@maryamo154
@maryamo154 5 месяцев назад
M.a abayo kuwaan kaqurxan kuwi hore
@RaxooAxmed-tz3um
@RaxooAxmed-tz3um 5 месяцев назад
Wll hadalkaga faanka ka yaree Wayo cida aad wax u soo duubaysa waa dad qaybna kaa caqli badantahy qaybna aad ka aqoon badantahy Ee si normal ah u hadal
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Na wllo maxad ka. Hadashay gorman faanay teda kle videoyadeyda dib u raac isku si ayaan u hdla waligeyna dad u fan igumey so dhicin blse hadu faan idinla muqday sorry wanba iska deyn inan wax idin so dubo iga rali noqda hadad sidas u aragten Mhdsnid
@naciimomaxamed4602
@naciimomaxamed4602 5 месяцев назад
​@@bidhaanibrahim98 xbbti hal qof weye aragtidisa nagama wada turjumayso waxa no tahay hooyo aanu ju dayano hadanu nahay hoyoyinka cusub marka mcnto inta ku jecel ba kaa badan markastana video wan sugaaynaa fadumo deganeey samidii hoyoday ❤❤❤❤
@FaadumoMaxamed-e5e
@FaadumoMaxamed-e5e 5 месяцев назад
Sas hadhihin bidhaan abayo nosodub marwalaba 😢😢😢😢
@RaxooAxmed-tz3um
@RaxooAxmed-tz3um 5 месяцев назад
@@bidhaanibrahim98 anigu kuma odhan ha soo Duubin Ee ixtiraam dadka aad wax u soo duubayso hays xaysiine
@Fiyaa114
@Fiyaa114 5 месяцев назад
Anna hadalkeda wanba jeclhy gbadhn kalsooni kartiyaa ka muuqato m,a❤
@HawaKiin-bf1tb
@HawaKiin-bf1tb 5 месяцев назад
Waxafadee àbayo
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 5 месяцев назад
Abayo Gaariga u guurtay maiga cawisid lambarkiisa Adoo raali ah isliii Ka guuri rabaa donholm usocdaa Abayo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
WhatsApp iga so qabo
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 5 месяцев назад
@@bidhaanibrahim98 haye Abayo
@haboonali7455
@haboonali7455 5 месяцев назад
Abayo ilahey hanobarakeyo owlaad goyaal fiska ayan raba walashey xamar maigudiree
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Haa WhatsApp igaso qabo
@luckyirfe2989
@luckyirfe2989 5 месяцев назад
Wana cajusay gabareeey😭😭
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Ma fahmin qli
@luckyirfe2989
@luckyirfe2989 5 месяцев назад
Yacni waan ku cajisnay meesha
@MunaMaxamed-yn8hq
@MunaMaxamed-yn8hq 5 месяцев назад
Xaafadee dagte
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu 5 месяцев назад
inte dagantahay
@fardowsaabdi2108
@fardowsaabdi2108 5 месяцев назад
Msh Allah ❤ ❤❤❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 5 месяцев назад
Mhdsnid qli❤️🙏
Далее
Шоколад приходит на Землю.
00:23
Просмотров 160 тыс.
Gurigena cusub ee kenya/Nerobi🇰🇪
11:27
Просмотров 18 тыс.
Habeenka Arooska  | Short Film
6:56
Просмотров 739 тыс.