Тёмный

YouTube lacag maka sameesa?iyo sababta aniga YouTube u furtay watanaa jwbtiina by 

nasriin Official
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Subscreib Like and Share

Опубликовано:

 

29 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 278   
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Месяц назад
Hoyadaan kor ha loo qaado. She deserves waa hooyo fiican caruuteeda si wanaagsan u tarbiyeeyso diinta Qur'aan ka guriga ugu dhigto. Maasha Allah Allahumma Baarik ❤❤❤❤❤❤
@MaryamoKhaliif
@MaryamoKhaliif Месяц назад
Walaalayaal hakay dhuirigaliyo aniga waan cusubahay
@zamzam5255
@zamzam5255 Месяц назад
WAKU SIYII ISKA RAAB​@@MaryamoKhaliif
@zamzam5255
@zamzam5255 Месяц назад
WAA RUUNTA MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA HAFIIDO
@animatedadventures1234
@animatedadventures1234 Месяц назад
Shukran walashey hadhalkaga niyada ayu idhisey wlhi RU-vid keyga 2020 aya igudambeysi 230 subscribers an haystaa views wa 2500 lkn wankaniyad jabi mashqul kala ayan iskagalay lkn birito waxan iskudaya inan sogiliya muqal gabdhaha walaalehey meshan kujira an iscawina subscribe an isusocelina mahadasanidin
@truelife6820
@truelife6820 Месяц назад
Xbbti hooyo ilmo korsatan ahay hdn raba inn RU-vid kashaqesto plz shareout isamey hooyo hooyo kale wey fahmi kartaye illhy hakukarameyo abayo
@nasriinofficial
@nasriinofficial Месяц назад
Haye abaayo waa diyaar
@Ayuushmursal114
@Ayuushmursal114 26 дней назад
Abyo qiso ayaan rabaa inaad RU-vid kaaga iigu soo gudbisid pls ila soo hadal ​@@nasriinofficial
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Manshaallah runta qof ka hadlo waa yar yihin Allah ku barakeyo xabibti xafidulaah 😊
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 Месяц назад
Mashaa allaah Nasriin illahay hakuubarakeeyo shaqada RU-vid ka
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 Месяц назад
Man sha Allah illahey haku barakeeyo Abaayo qof imaan leh a tahey illahey dadka adoo ka haka dhigo
@umuakram-yp8vn
@umuakram-yp8vn Месяц назад
Masha allah abyo hooyo karti leh ayaa tahay hore u soco aniga xataa waan jeclahay inaa furto insha allah guuleeso abyo
@MaidoAadan-pf8kc
@MaidoAadan-pf8kc Месяц назад
Wa run walhi guulyzo mcnto❤❤
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 Месяц назад
Masha Allaah ukhtii ❤ horay usoco i.n
@mahircadow9915
@mahircadow9915 Месяц назад
MaashaAllah abayo thanks
@xalimoxilkas1470
@xalimoxilkas1470 Месяц назад
Ale hakuu barakeyo intaa ka hesho nasrin❤
@fathiadjama
@fathiadjama Месяц назад
🎉 Macha Allah waa si fiican. Waad mahadsantahay. Qof sidaadan run u sheegayo waa yartahay. Horay u soco abaayo.
@mahircadow9915
@mahircadow9915 Месяц назад
Allhahuma sali xalaa Muhammad scw
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 27 дней назад
Jazkumalaah kheyr abasyo ilaaheye ha ku barkeyo howashadsn ilaaheye ha ku la garab galo . Dhartada ilaasho umada isalmka afkag Iyo adinkag ha Ka nabada galan abaayo xijaabkaga ilaasho wad heleysa waxi rabi ku qoreye mcnto ❤❤❤❤❤❤
@Malyun578
@Malyun578 Месяц назад
Waa mahadsan tahay nasriineey
@rahimohussein4414
@rahimohussein4414 Месяц назад
Mashaa Allah ❤️ Hamigaga alle ha ku rumeeyo
@NajmaHalgan
@NajmaHalgan Месяц назад
Gabarkasto kartileh garab ban unahey qalbiyey horey usoco
@SaciidMohamed-qz1pd
@SaciidMohamed-qz1pd Месяц назад
Man sha allah wllqaali si fiicabad nogu fiidasay❤❤❤
@user-ti6qm1bd4r
@user-ti6qm1bd4r 29 дней назад
MashaaAllah Ilahay hakubarakeyo you so honest
@Sundus724
@Sundus724 29 дней назад
Waa raba in aan yuotube samaysto insha Allah
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 Месяц назад
Shukran xabiibti jazakalahu kheyr
@lulahirsi2849
@lulahirsi2849 Месяц назад
Mashaalah Abaayo hoyo wanagsan wax laga faido tahey
@israa2491
@israa2491 Месяц назад
Masha allah farid qalbi fifac ❤❤❤
@SuadYasin-tb7ur
@SuadYasin-tb7ur Месяц назад
Masha Allah wig qalbi fiican ayaad tahey wallo
@rahmawarsame292
@rahmawarsame292 Месяц назад
Maasha Allah Tabak Allah
@-oc1it
@-oc1it Месяц назад
Horey usoco waad guuleysaneysaa
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 Месяц назад
Mashallh abyo allh ku barakeyo❤❤❤
@BushraCabdi-yd5no
@BushraCabdi-yd5no Месяц назад
mashaallaah ❤❤❤❤❤hadafkaaga alle ha kugaadhsiiyo in.shaaallaah❤❤❤❤ ana iisoo ducee qaali ❤
@dulmarkalifali625
@dulmarkalifali625 Месяц назад
Mansha, allah
@SagalMaxamuud-oc3kb
@SagalMaxamuud-oc3kb Месяц назад
Maanshaa allaah abayo ale haniiixifdiyo markaa abayo lcgta RU-vid ka lagaqaato markey ugu yartahay waimisa isogeleyso
@xamdiabdi5624
@xamdiabdi5624 Месяц назад
Maasha alaah hbo ku caawiya gabadha waxa ku kor u qaadaya
@deqomohammed194
@deqomohammed194 Месяц назад
asc maashaa allaah allaha kubarakeeyo lacagta
@Zamzamahmed-yo7ez
@Zamzamahmed-yo7ez 23 дня назад
Mansha allah wll allah haku barakeyo hada ayan rabaa inan utube sameysto e halke kaalaso xodhidha
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Месяц назад
Please adiga iyo asxaabtaada kor iiqaada xabiibti in badan ayan kujiraa sharuudihiina waan buuxiyay laakin lacag kama sameeyo
@user-sf7hw4wz4l
@user-sf7hw4wz4l Месяц назад
Masha allaah gulayso wll runtu way macantahay
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 Месяц назад
mashalaah abyo waan kaa faaidey mcny ❤
@dalmar640
@dalmar640 Месяц назад
Nasro wale wiilkaas ma igu xirri kartaa adigoo mahadsan
@umuyaxyaa4585
@umuyaxyaa4585 Месяц назад
Masha allh illhey haku xafido
@Masimmohammed
@Masimmohammed Месяц назад
Like ta 1k kaga dhigay horey usoco abaayo alle hainoo saaidiyo ❤❤❤
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v Месяц назад
Masha Allah❤
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 Месяц назад
Shukran wllo mahadsanid
@shukri8964
@shukri8964 Месяц назад
Aad iyo aad abaayo waa runtaa waa sidaas ❤❤
@user-zk5rr6mh4b
@user-zk5rr6mh4b Месяц назад
Barakallah abayo waxaga Allah kubarakeyo
@fathaomarabdullahi4242
@fathaomarabdullahi4242 Месяц назад
Mnshallah gabadh daacada ayaad tahay 🥰allahuma barik 👏
@Rayaan277
@Rayaan277 Месяц назад
MashaAllaah hadan sida isku wacin lahen hooyo walbo madhibatowden way isku filnan laheed somaliya aan is garab istaagno inshaAllaah abayo adigan wad mahadsan tahay❤❤❤
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 Месяц назад
Wad mahadasantahay mashalah ilahay ha ku barakeyo
@umii34
@umii34 Месяц назад
Masha Allah kheyr Allah ku siyo xabibti waa sax waa in aan iscawina insha Allah ( waxan codsana qofki awodo subskrip isara waa ku cusbahay youtube ❤) jzk
@SafiyaXasan-xp1ui
@SafiyaXasan-xp1ui Месяц назад
Amiiro shukran jasiilan xbbti
@Umuafnaan1
@Umuafnaan1 Месяц назад
Masha Allah tabarakallah ❤❤❤
@LaylaFarah-ym1vc
@LaylaFarah-ym1vc 28 дней назад
Maasha Allah ilaahay hakuu barakeeyo
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 Месяц назад
Fariid masha allh
@umuzahra3864
@umuzahra3864 Месяц назад
MashaAllah Abayo ❤❤❤
@ashkanqube3024
@ashkanqube3024 Месяц назад
Mahadsanid nasriin ❤
@anfacjamac8081
@anfacjamac8081 Месяц назад
Wllhi gabadh karti bdn ayad thy wll illhy guulo bdn kaga baryin ❤️🙏🏻
@Editz-v9f
@Editz-v9f Месяц назад
Fariid walaal wan ku tageeray dadka ado kale wan jecelahay. Guulayso qali markasta. ❤
@Miidan5
@Miidan5 Месяц назад
Masha allah allaha ku barakeeyo abayo❤
@safkaxaaji7992
@safkaxaaji7992 Месяц назад
Guuleysta Abyo adiga iyo ubadkagaba ❤❤❤
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 Месяц назад
Maansha allaah maansha allaah abaayo abaalkaaga lama gudikaro
@qisoiyowaano
@qisoiyowaano Месяц назад
Mnsha allah
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Месяц назад
Keep going ❤❤
@XamdaMarwo
@XamdaMarwo Месяц назад
Fariid runta ugu jeclyh wll
@Kaltun_kanza
@Kaltun_kanza Месяц назад
Keep going wllshy ❤
@naimamohamed4604
@naimamohamed4604 Месяц назад
Masha allaha abayo horo usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bellachannel887
@bellachannel887 Месяц назад
Abaayo nasriin ma igacaawinkartaa wn ubaahanhy wlhi ilmaa heystaa aad bn ugu baahiqabaa
@umuxafsah1694
@umuxafsah1694 Месяц назад
Walaalayalow i dhiira galiya codsi waaye 1k xitaa ma gaarin isoo nooqda
@user-cj5id4hb5f
@user-cj5id4hb5f Месяц назад
Mansha Allah abaayo
@Rumaisadimple
@Rumaisadimple Месяц назад
MashAllah
@fahiimadacar4801
@fahiimadacar4801 Месяц назад
Masha allah gabadh goba weeye inantani
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Месяц назад
2,914,836 views, maasha allah guulahaaga ilaahay hakuu fududeeyo
@eshiahajji7592
@eshiahajji7592 Месяц назад
Keep going sis
@Dacwamedia-1
@Dacwamedia-1 Месяц назад
Shukran xabibity 😍
@zamzam5255
@zamzam5255 Месяц назад
ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO
@XamdiSheeqmahad
@XamdiSheeqmahad Месяц назад
Abyo anaa soomaali joogo caruur agoon hestaa walaley iga caawi nasriina❤
@Uluufochannel
@Uluufochannel 21 день назад
Xbbt nasriin igarka masar nagu so xir inte laga hela
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq Месяц назад
Wad mhdsnty qali alle haku grb glo wlhi wn ubhny anigu 3crura leyhy on abohod kla tgny burco joga dalku shaqo mlha
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 Месяц назад
Masha alah
@gorgorplus6913
@gorgorplus6913 Месяц назад
Masha allah nasrina allaha ku xafido wan rawi laheyn lkn wax garab nasinayo malahan dad layaqano manihin sida lo edit gareyo manaqano
@user-bk2pn4jo6g
@user-bk2pn4jo6g Месяц назад
Masha allah illah hakufudey❤❤❤❤
@amalibrahim9097
@amalibrahim9097 Месяц назад
Jaa youtube damac iga galooyo😂
@Editz-v9f
@Editz-v9f Месяц назад
Wan rabaa walaal xage kala xidhidha sis❤
@xillojanno4357
@xillojanno4357 Месяц назад
Shugran xabiibti aniga afarsano ayaan kujiraa waan ka caajisey aan is caawino wllo
@Umuhanan2
@Umuhanan2 Месяц назад
M.a kasoo hadal sida ugu fudud oo lagu gaaro 1000 ani waan jeclahay in aan gaaro sirta naga daba gee
@sagalhassan2067
@sagalhassan2067 Месяц назад
Massa Allah wll❤❤❤❤
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 Месяц назад
Abaaayo kuma aqaaan lkn gabaryar ahna hooyo dhip badan soomartay illaa hada waxaad kujirtaaa nolol adag oo ah caruur koris waaa u qalantaaaa 1m in kaban hadaaan awoodo one day baa kugu gaarsii lahaaaa qli hory usoco waxfiican baa lagaa bartay
@user-sn3xi5ht1o
@user-sn3xi5ht1o Месяц назад
mashallah sister
@libaaxbari945
@libaaxbari945 Месяц назад
Mansha allah
@Reema11235
@Reema11235 Месяц назад
Walal wiilka igu xidh adoo raaliya mcnto🙏
@shamsomaxamudroble
@shamsomaxamudroble Месяц назад
Abaayo waan kusoo boqday ee isoobooqo ❤
@user-sr5sj2cc9q
@user-sr5sj2cc9q Месяц назад
Masha allah abayo gabartas cawinad ubahanthy sabrin wlhi aniga wan jeclhy wlhi lkn halqol daganahy Mel rotinkuso dubto malahn inshallah walagabaxaya ❤
@samiyahmuuse1762
@samiyahmuuse1762 Месяц назад
Manshaa Allah tabka allah
@user-uh2oe6oq4t
@user-uh2oe6oq4t Месяц назад
.maashaa allaah
@abdibarre7520
@abdibarre7520 Месяц назад
Masha allah❤❤❤
@fardowsoxuseenkhaliif9698
@fardowsoxuseenkhaliif9698 Месяц назад
Dhiiro galiso🎉🎉❤❤❤
@user-ps4kf7io5l
@user-ps4kf7io5l 27 дней назад
Shukran abayo
@fatimaabdi9523
@fatimaabdi9523 Месяц назад
M.a mahadsanid hppti ❤❤❤❤
@WAanimes
@WAanimes 28 дней назад
Walahi ku dayasho mudan thy❤❤
@user-vg2wk4ik4l
@user-vg2wk4ik4l Месяц назад
Wllo nasriineey sideen qof intaan shaax siiyo watch time iigu buuxin karaaa bal halkaa noosoo jilci qli aniga iyo hablo kaleba waan u baahanahay kolaye oo dad aan sidayda halkaasi aan fahmin baa jireee se somaliya malaga helikaraaa dadkaas
@najmasaciid9274
@najmasaciid9274 27 дней назад
Fadlan asxabta iso boqda channelkn ❤
@ZamzamAdan-oe8ln
@ZamzamAdan-oe8ln Месяц назад
Masha allah hiray usoco
@ayanahmednur5773
@ayanahmednur5773 Месяц назад
masha allah abayo aniga dubai jogaa hoyo ahay lanbar wa hela lkn in iga sacido rabaa cabsi wa igu jirtaa inte kala so xariraa
Далее
Waatanaa su aalihii jawaabtooda by@nasriinofficial
14:12