Тёмный

YURUB GEENYO ( NAXLI ) BIRMINGHAM SHOW. 

Abdirahman Somali
Подписаться 437 тыс.
Просмотров 374 тыс.
50% 1

Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
Get more info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@umalkhayrmxd9428
@umalkhayrmxd9428 7 месяцев назад
Ya ila dawanaya 2024 /1 /14 1:16 am/ haben arbaco. Ah wax jacyla imahayo lkn qamumyo io iska xasuso tagay usoradiyay ❤ inta qoralkayga argta farxad warta urajaynaya insha allah ❤❤🎉 love gusy
@karamoige5268
@karamoige5268 6 месяцев назад
What a amazing song.!😮 Sawtu raxma Yurub mahamed Abdi Geenyo. Nasteexaad ka dhigataa Nabar ani igaadhe.!!😢 Adoo niyada iga jaray Jacaylkana nitaaqiyo Naxli iyo xumaan baday Sow dookha nacaskii Rajo Naawil ima oran. Still listining 08/03/2024.🎻🔥
@zainababdi9088
@zainababdi9088 Год назад
QOfkasta bilowga wuu qurxoon yahya dhaqankiisa io dadnimadiisa balse gadaal way ka xumadaan dhamantood wx markasta kuu harya oo kaliya waa naftaada marksta number one ka dhigo naftaada jeclow iyada kaa matagayso waligeed kumana dhawicin doonto kumana cidlaynayso kaliya waxy ahaan doonta lajirkaaga 💔🙏
@raxmaadan1395
@raxmaadan1395 6 месяцев назад
Wallhi beenta ma axan gof kasta wuxuu kudhay naftada ii illali ruxdeyda thy kadip uuxin lee galpi japka aduunka❤marka gofna lama aamino🎉
@sacidoslo7672
@sacidoslo7672 4 года назад
Ya dhagesana 2020 iyado bil soon lagu jiro lkn wa i haben lkn xasusu aya igentay wlh like ha ila ak marin😜
@sacdiacali8278
@sacdiacali8278 3 года назад
2021 ayan dhagaysanaya wliba ayado bil son lagu jira 😰😰😭hbn wliba sacadu tahay 2:12am 😰
@fardowsocali3711
@fardowsocali3711 11 месяцев назад
2023 oo dhamada soboqday hestan qoralkagan dhafi wayay wll waxan kurajaynaya ina kunoshahy nolol farxadle ❤️🙏
@sakariaahmed
@sakariaahmed 4 месяца назад
l watches this more than 3 times it's 2024/5/10 3:59 pm.🤗
@IqraYusuf-is7vx
@IqraYusuf-is7vx 10 дней назад
Heestan waxan dhageysan jiray 2020 hadane marwo ban ahay alxm jaceylki xuma ee iga tanka badnaa wan ilaaway wana ka bogsoday 2024❤weliga qofne si xad dhaaf ah ha u jeclaan hadi kle wad ka shalayne😊
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 лет назад
ووواااووو يورب دكريات ياربي عدي نفسي شخص بحبيني 😷😷
@Faliseyyyy
@Faliseyyyy 15 дней назад
Nacayb Sahal ku beermiyo Nudub igama dhowrtide Wxn sugi nasiibkay😭💔🤲
@KawsarIsmaaciil
@KawsarIsmaaciil Месяц назад
yurup geenyo 14/8/2024 ❤😔
@rayaanhashi6129
@rayaanhashi6129 6 лет назад
Yurub quruxda iyo codka hibaa loo siiyay maansha alah viva inanta reer somaliland
@IfrahHassan-lp7ni
@IfrahHassan-lp7ni 5 месяцев назад
Dhar ciid iikad abayo
@Qurpo_Media
@Qurpo_Media 11 месяцев назад
Sidaan kuugu nugulahay Dhibta kuula necebahay Iguma naxayside😢 Anoo adi ku naawilay Oo noole kuu jecel Niyad sami ha joogtee Nasteexadi ka dhigtaaaa Nabar ani igaadhee😢 Adoo niyada iga jaray Jacaylkan nitaaqiyo Naxli iyo xumaan baday Saw dookha nacaskii Rajo naawil ima odhan😢
@bigmohaofficial.3426
@bigmohaofficial.3426 8 месяцев назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Rumaan-pv8vr
@Rumaan-pv8vr 9 месяцев назад
Nacab saHaL ku bermiyo ugub igama dhowrtide waxan sugi nasiibkay😢😢😭💔
@maxamedali9910
@maxamedali9910 Год назад
Nasteexad ka dhigataa😢 napar ani i gaare waxey dib ii milicsiisay heestan waayo waayo io xasuuso hore 😢 Naxli io Nolosha waa kuwo xadhiidho😢
@fatumasaid8537
@fatumasaid8537 Месяц назад
Jaceylkana nitaqiyo naxli iyo xuman baday so dooqa nacaski rajo nawil ima odhan 💔💔 10 sano kadib cawa ayan go’an qatay 😭
@AbubakarJamac
@AbubakarJamac 4 месяца назад
Yurub geeyo waan tageeraa wllhi
@AyaAbdi-dx2rw
@AyaAbdi-dx2rw 3 месяца назад
Inta nool ku aaminey 🥺 Allah allah . Inkastoo kalsonidadu bixisey leegtahay ayad dhawacmeysaa 💔
@user-ky3ls5ef2m
@user-ky3ls5ef2m 19 дней назад
Iam washing 31/8/2024 in Minisota
@mohanhassanupthi
@mohanhassanupthi 28 дней назад
Rajanawil ima odhan 😭
@HodhanHassan-q4c
@HodhanHassan-q4c Год назад
Yurub ❤
@ixsaancbdi4668
@ixsaancbdi4668 Год назад
26//2/2023 Ilaahw idhaaafi malmahn xanuunka badan🤲😭Dib ugu noqon mayee yaa allaah😭 Ilaahay uunbaa qadarey inaan jeclaado aniga qalad kuma lahayn 😭😣💔
@HoodoAli-y1m
@HoodoAli-y1m Год назад
Wad dhaafi wll adUUn yadU hadba WA caynE
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 Год назад
Hada side thy wll 4 bil kadib😢
@fardowsocali3711
@fardowsocali3711 11 месяцев назад
Wll hada mad kabaxday 🥺 waxan kurajayn nolol farxadle ❤️
@abdilahimustapha6861
@abdilahimustapha6861 3 месяца назад
Allekuguma soo celiyo ayaamihii xanuunka badnaa 😢
@axmedxasan5663
@axmedxasan5663 7 лет назад
wllhi wxani waa aduunyo geenyo ooo taagdarn ayaa dawaday
@samiirodaahir8319
@samiirodaahir8319 7 лет назад
waaw nice song
@amaalcabdiwaaxid8711
@amaalcabdiwaaxid8711 Год назад
Hogaamiyeyaasha fanka iyo suugaanta soomaaliyeed iney yihiin miyaan ku murmeynaa
@Rumaan-pv8vr
@Rumaan-pv8vr 9 месяцев назад
26/12 /2023 ilaahow maalmaHan xanuunka badan i dhaafi yarapi😢😢
@HodhanHassan-q4c
@HodhanHassan-q4c Год назад
Sowtu raxma❤
@AyaAbdi-dx2rw
@AyaAbdi-dx2rw 3 месяца назад
😢😢😢
@Qurpo_Media
@Qurpo_Media 11 месяцев назад
Hadii aan ku naasibay Nafta adiga kuu huray Inta nool ku aaminay😢😢😢
@dekofarah6219
@dekofarah6219 5 лет назад
Asc caleeg caleeg hers iyo badh
@aaminamaxamuud4877
@aaminamaxamuud4877 3 года назад
Hjrf
@FahmifooziaadamFahmifooziaadam
@FahmifooziaadamFahmifooziaadam 4 месяца назад
😢
@HibomaxamedAdan
@HibomaxamedAdan 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@muxiyadiinahmed9431
@muxiyadiinahmed9431 Год назад
Qli ❤
@user-lx9yl7rf5n
@user-lx9yl7rf5n 6 месяцев назад
Yurub maxamed geenyo sawtu raxma
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 5 месяцев назад
11:00 26/3/2024 Cwo ayan dib u wada dhagesanena aniga Basra io Luul😢❤
@FAAD21
@FAAD21 Год назад
What a song
@zapirina1
@zapirina1 Год назад
Rajo naawil ima oran😢💔
@axmedxasan5663
@axmedxasan5663 7 лет назад
imikana waa ushidantahay
@hodanhaybeasaldhaladbeachg1043
mustaqiin.ibraahin.Muuse
@MarwaMowliid-zn5qc
@MarwaMowliid-zn5qc Год назад
28/6/2019😢😢😢😢
@cimisugule3101
@cimisugule3101 3 года назад
Aaamina
@BadriyoYuusuf
@BadriyoYuusuf 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@adamyounis4449
@adamyounis4449 3 года назад
Sawtul raxma 🥰
@SafavarhanSafavarhan
@SafavarhanSafavarhan 7 месяцев назад
Inta dawanaysa 19/2/24 21:24 habeen isniin aniga oo meel cidlo ah oo mugdiya ayaan aniga oo ilmaynaaya dawanayaa😢
@abdilahimustapha6861
@abdilahimustapha6861 3 месяца назад
Ha murugoon wll wd helysaa wxd rbto ee😢
@Baabkasool
@Baabkasool 6 месяцев назад
Ano adi kunawilay oo nole kujeceL 😢
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 7 лет назад
woooow mancha allah sawtu raxma heesaheedi hore 1 luv sis full hushma
@najiipzaki1969
@najiipzaki1969 Год назад
😢❤😮
@user-lx9yl7rf5n
@user-lx9yl7rf5n 6 месяцев назад
1:05
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 3 года назад
😭💔
@qaaliluula2703
@qaaliluula2703 Год назад
14/7/2023 Waxan sugi nasiibkey
@MymoonMymoon-qg4ow
@MymoonMymoon-qg4ow 5 месяцев назад
🤍💚❤️
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 3 года назад
💔💔💔💔💔
@najiipzaki1969
@najiipzaki1969 2 года назад
Woow mcncha allH sawtu raxma heesaheedi Hore 2 lur sis Full Hushma .♧◇
@malmo4235
@malmo4235 5 лет назад
Gabartan Saan Arab (ISAAQ) Ugu haystay unbaa beri dhaweeyd maqlay Waa GABOOYE Oo Samaroon BAQ Dhalay Yaab Caku hamdi kalcagal 😂😂😂😂😂
@safwaannooradin507
@safwaannooradin507 5 лет назад
War de wa gaboye iyo samaron ba dhalay kla saar
@nasranuunu4199
@nasranuunu4199 5 лет назад
Waar de walal inanta hacayin waa isaaq walibo arab ah samarona bon mahan ee waa qabil jira wana dir sobaro de hadikale amus
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 года назад
@@safwaannooradin507 waar dadka wlan baad dhgysta midgaan wlty qof walba leh waa midgaan yurub Geenyo qofkasta wuu garanaya inay Arab Sheekh isaxaaq tahay
@adnandeeq2060
@adnandeeq2060 3 года назад
War waa arab inantu reer miiyow
@sabaaxmuuse2683
@sabaaxmuuse2683 2 года назад
Waa been waa gabar reer sheekh isaxaaqa wali waa abar
@KawsarIsmaaciil
@KawsarIsmaaciil Месяц назад
yurup geenyo 14/8/2024 ❤😔
@HodhanHassan-q4c
@HodhanHassan-q4c Год назад
Yurub ❤
@Bahjasiciid
@Bahjasiciid 3 месяца назад
😢😢😢😢
@BadriyoYuusuf
@BadriyoYuusuf 9 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-lx9yl7rf5n
@user-lx9yl7rf5n 6 месяцев назад
1:39
Далее
YURUB GEENYO( JAAW NABAD GALYO ) BIRMINGHAM SHOW.
6:29
YURUB GEENYO - DHAYGAG - OFFICIAL MUSIC VIDEO
9:26
Просмотров 982 тыс.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 18 млн
WHO IS MORE GREEDY?!
00:18
Просмотров 1,1 млн
YURUB GEENYO SHOWGII LONDON HEESTA HILOW
6:57
Просмотров 890 тыс.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW MOOLE  2023 HD
4:59
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Просмотров 1,3 млн
YURUB GEENYO ALAW HA INAKALA IRDAYN
8:14
Просмотров 836 тыс.