Тёмный

yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 4,1 млн
50% 1

XIDIGAHA GEESKA
HAPPY NEW YEAR MUSIC PROGRAM 2017
HAWRAAR MUSIC PRODUCTION

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 845   
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 Год назад
Heestaan cawa wxan is wadajir ah oo wilaba si araga fog uwada dhagesanenaa gawadhan dunida ugu jeclahay cadarey deydi nura waxan balan ku wada qadaney ana goo si wadajir ah o lamane ah in an wada dhagesano aana soo boqono qaralkan Allow ka dhig caruruteyda hooyodod cadarey nuura hdi aad aragto fariintaan wn ku jeclahay cadar ❤ 6/6/2023 haben arbaca so galeso ❤
@hamdijama5945
@hamdijama5945 Год назад
Ma iscalfateen mise wali 😂 mise waaba kala hadheen😢😂
@Kalsoonxasan-rb5qt
@Kalsoonxasan-rb5qt 8 месяцев назад
Alow mid saan igu faano Ka dhig kaa nnaftisa Ka jcladey💕🫶🏽😭
@Mohammed_Mohamoud_007
@Mohammed_Mohamoud_007 5 месяцев назад
@@Kalsoonxasan-rb5qt Kalsoon waxan u aqaanaa anigu kan googarada dumarka ka hooseeye 😂😂😂
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 5 месяцев назад
Nolal qurux bdn baan idin rajaaynayya adiga io boqorada aad jeceshahay wll ❤
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 4 месяца назад
Waar ma is calfateen oo mka mira dhaliseen 😅
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 2 года назад
I can't get bored from this song! 💛 "Aadnigu dhadigiyo labood allaa isu dheeli tiray Siday dhuuxiyo lafuhu dheefta u wadaagayaan Ayay isu dhaxal galan" If you watching 2022-2023 you're so legend.
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 2 года назад
Aad iyo aad
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Alxamdulillah haddii aan haysanno fanaaniin aad u qiima badan
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 8 месяцев назад
How about 22/01/2024 😊
@naemajoker6587
@naemajoker6587 3 года назад
Xazuzo dhamanba Qalbiga ku dhex ledahayi ad bad igu dherte ❤ Hees xasus igu leh 😢 zhptY Ayan kugu xazuzta😢 Markan murugonyo I Qadi jirtaY😢ad ab ku xisaY 😫 Nolozhda marna ma ilawysiid qof ad Nolosha so WADA QadateN❄lkn wayi iga fogtaay wabayi ilawudaY😢Tas dhip malaha lkn heesta ku xasustaH😢
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe 2 года назад
Sawtii Raxmadda! Yurub geenyo boqoraddii Codka.💪💙 "Innana kalkacayn dhabaa Dhexdeenna ka beermayoo Xasuus aan dhamaanin baad Qalbiga ku dhex leedahooo Aad baad iigu dheer tahee......"
@ahmethalihukun
@ahmethalihukun 2 месяца назад
Ileen Jacaylow Tahay Wll 😅😅
@suldaanaarshe3652
@suldaanaarshe3652 2 года назад
2022 Yaa ila daawanaYo old is gold Sowtu raxma Yurub ❤️🥰
@horumarkanoloshachannel4141
@horumarkanoloshachannel4141 2 года назад
Ani
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 2 года назад
Ani 🥺
@suldaanaarshe3652
@suldaanaarshe3652 2 года назад
@@CayuuniAhlaam ❤️🥺
@ummuaxlaam203
@ummuaxlaam203 2 года назад
Aniga😥
@queenanush9757
@queenanush9757 2 года назад
Ani 👍
@anisawarsame7136
@anisawarsame7136 4 года назад
Heestaan cabeenkii ugu horeye ee aan dhageyste waxa ishidan jclkeyga wiilkeyga abihiis lkn hada wan kala taganay xasus gaar ah bey iladahay 😭😭😭😭😭
@Halleyte
@Halleyte 4 года назад
Ax ax wllo ilahay hadu marwo iniga dhigay haku dagdagina furiinka wayo hada adiga unba garanaya dhibtisa
@daryeelfamily8405
@daryeelfamily8405 Год назад
Adaa qaldan
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 Год назад
Inshlh inaad isku soo labatam ban rajaynyaa wnan ku soo ducaynyaa wll😢koley hoyaa tahay oo wad dareemaysa xanuunka ay ledahay qof aad nolol wadagten caruurna wad dhashen inad ayar kala taggeen nolol dambe alle ha iski kiin daro
@dhollahanaad9434
@dhollahanaad9434 5 лет назад
Heestan markan isku yara dhacno xajiyada waaaa udira uun iyada deg deg isooo wacda ❤❤
@abdulmajidmustaphahies284
@abdulmajidmustaphahies284 5 лет назад
😅😅😅😂😂😂
@hodandajan3668
@hodandajan3668 4 года назад
Dholla Hanaad hhhh
@ikraanikraanlove4065
@ikraanikraanlove4065 4 года назад
Wow yurup geeyo dhaqtar miye noqoty
@nimcaali3650
@nimcaali3650 4 года назад
Mid dhaganugulbaahaysataaye allllahkuudaayo
@reallog6970
@reallog6970 3 года назад
Waar inader cawa anba ihaysata taasiye Bal inaysoo jawaabto aynu eegno😂😂
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 4 года назад
Heestan aad bay i tabata wana jeclhy qofka dawanaya 2020 fadlan like i sar😍😘
@maazimcadde1239
@maazimcadde1239 2 года назад
Heestan Qofkii Dhagaysanaya 2022 love iisaar 😐😘
@MarizhMaria
@MarizhMaria 3 месяца назад
2024 dhageesanaa♥️
@nagwa3823
@nagwa3823 Месяц назад
Sawtu rahma rabiyow kuda❤waxan rjaynaya aniga iyo jcaylkaygu san cawa uwada dhagysanyno anago masafo no dhaxyso inan wada dhagysano anago wada jogna❤❤
@abdikiin3915
@abdikiin3915 4 года назад
Yurub geenyo waa boqorada codka iyo jeceylka waxay inoo badashay khadra daahir cige . Labaduba waa legend of love
@jamalizmail1105
@jamalizmail1105 2 года назад
Yurub gèenyo
@neimomalekah1617
@neimomalekah1617 Год назад
Waxad dhibsata idhiba dharaartad farax santhy ayey ana ii dhanthay allaw haydilin anoon kuu qaadin. Rabi rajadeena haynoo rumeeyo my A💋❤❤ 9/2/2023🖐
@abdisalaamhassanofficial6692
Waxan dhibsata idhiba dhararta faraxsantahay ayay ana idhantahay
@ahmedsahalabdisalan5896
@ahmedsahalabdisalan5896 2 года назад
One of the best heeso sowtu raxma aanka dagestee kamid tahay anigo jamacada jooge i shidan tahay oo inaan aan jclhy oo kala fognahay baa laa chat garenaya hadana hestaan baa i shiidano marbo marka ka danbeyso darenkeyga hageyso. Sowtu raxma allaha ku xafido
@yurubmaxamud5510
@yurubmaxamud5510 4 года назад
Wn jcalahy hestan qofki dawanaya 2020 like da ha igalabakhaylin
@shaashaaabdi772
@shaashaaabdi772 4 года назад
Yurub Maxamud anaa kaajecel hestan Wlhi
@khaledabdourazaksaid7030
@khaledabdourazaksaid7030 4 года назад
wll yurubey aad ayan ku xiseeyaa ! waliba hestan aad ayan u jecelahay ruuti
@mohamedxaji821
@mohamedxaji821 4 года назад
Wn ka helaaa wlhi yurb cabdi
@djibrilmohamed788
@djibrilmohamed788 4 года назад
yurub geyo hobolada somaliyed
@medosmedos8690
@medosmedos8690 4 года назад
@@khaledabdourazaksaid7030 m.mr m.m did r Rd.xt.ytd..y yes it...oft re.c .u
@csss2953
@csss2953 Год назад
Heestani wllhi aad ayay iisamysay waxay igalizayy runtii xasuus aad udheer taazo aan ilabeyn heestani wllhi heeso kaliya maaha balse waa dareen dhapa markaan dhagaystay wan ilmeeyay runtiiii yuruP peast fananaan😢😭😭😭
@najmanaju2117
@najmanaju2117 5 месяцев назад
Who is listening 2024❤
@ahmedomar4470
@ahmedomar4470 4 месяца назад
Meee
@ahmedey53
@ahmedey53 3 месяца назад
Me
@suldaanaxmed1711
@suldaanaxmed1711 3 месяца назад
❤❤
@alisayonis7422
@alisayonis7422 2 месяца назад
Me😂
@suldaanaxmed1711
@suldaanaxmed1711 2 месяца назад
@@alisayonis7422 maa jacaylka kugu danbeyay😂
@DHEEREEYE13
@DHEEREEYE13 4 года назад
Waleee waxan u taageera si dhab ah Yurub maxamed abdi Yurub Geenyo Fananad jirta sida aad u qurxoon tahay ba codkaga u qurux badan Yahay xaqiiq allah wax ku dhiba kaaa Hay Yurub
@deeqacabdulahi273
@deeqacabdulahi273 4 года назад
War ilama adeeryaal 2020 yaa daawanya ileen idinku wa wada qadimateen aniga hadaa ki jacyl ahaa ihelee mn laysu hanbalyeyneeba♥️🥵
@naimo133
@naimo133 4 года назад
Aniga
@abdillahijama2012
@abdillahijama2012 4 года назад
6542632
@bajaqdaxaafada2453
@bajaqdaxaafada2453 3 года назад
𝗛𝗮𝗺𝗽𝗹𝘆𝗼 𝘀𝗶𝘀
@hanaahmed3824
@hanaahmed3824 3 года назад
😂😂☝️☝️ana kula mid baan ahay 2020 my love soo baxay 😂😂 dee markaa hada ayaan jiraynaa jacaylka 😂
@ifkacadey5381
@ifkacadey5381 3 месяца назад
Heestan ka shidan ma arag hesaha yurub ❤😢
@tusmodeka5202
@tusmodeka5202 7 лет назад
😘 xabbti illahay qurux iyo codba wuu kuu dhiibay cadagaa cagta hoostiisa
@mohamedahmed-us4de
@mohamedahmed-us4de 5 лет назад
Waw yuruub fananka ugu cdka😂macan😉xidiigaha✋geeska
@hodandajan3668
@hodandajan3668 4 года назад
tusmo deka túsma me waa jclhy
@shiiqnuur7215
@shiiqnuur7215 4 года назад
F
@abdallerashid1260
@abdallerashid1260 11 месяцев назад
❤❤
@calizakiadam4096
@calizakiadam4096 3 года назад
2021 ayaan dhagaysanayaa Xasuusban ku nolahy 😪
@Gamurdhashane
@Gamurdhashane 2 месяца назад
Still watching in July2024😢😢
@Yahye_hasen8495
@Yahye_hasen8495 Год назад
Still 2023 watching 😢
@hoodomaxamed3879
@hoodomaxamed3879 Год назад
Me too
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 Год назад
Kula mid saxb❤️
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Год назад
😢😢😢
@asmasahrdiidasuum
@asmasahrdiidasuum Год назад
Way u qalan taa 🥺
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Год назад
@@asmasahrdiidasuum ,💔
@abdinajibnunow781
@abdinajibnunow781 2 года назад
Anigo ku jesjeesayo ayu Jaceyl ihalalay mana aminsanan run ahantii balse waxan ogatha waqtigi u ihalay 4yrs ayn lawatha socona najmo gabar ladaho balse waqti iyo wayaha nakala foogaya waqtiga Aya xasid igu noqda waqti aay gusha iso aftinta lawo sano iyo biloyin ayey qofti qalpigayga ka bixi waysa ogu dambe hada ayu daran iqathay waxana rajeynaya inshallah inan ku gulesto runti jcyl ka qofka bina Adam ka qalpigisa marku galayo iyo marku ka baxayo cidna lama tashado jcyl ka aya sas iska ah .... Yaa illa dageysanayo 2022 sowtul raxma indhro full respect 🙏🙏
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 лет назад
Heestan aney I taabatay 25 yr wiilkii aan kala lunay ayaan hada is helnay xanuun ayaan dareemayaa hada yaab ii soo duceeya in aan is helno isna waa ila mid laakiin waan kala fognahay ii duceeya inta jaceylka aaminsan ee dhedhemisay 🌹
@munaabdi3814
@munaabdi3814 5 лет назад
Geenyo Dila ilahay ha idiin garab kalo abayo mcn ana iso duuce ilahay hano aqbalee 🤲🏼
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 лет назад
Muna Abdi walaashey ilaahey wixii aan jecelnahay ee qeyr inoogu jiro allaha noo wada sahlo xabibti anaga iyo intii muslin ah oo dhan 🤲🏽❤️
@munaabdi3814
@munaabdi3814 5 лет назад
Geenyo Dila aamin aamin walashay qaali 🤲🏼❤️
@yasinabdi8157
@yasinabdi8157 5 лет назад
illahay ha kugu guleeyo wllo waxad jeceshahay, qof wax jecel waxa dareemi kara qof wax jecla uun insha allah guul #geenyo dila
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 лет назад
yasin abdi jazakalahu qeyr walaalo wixii qeyr inoo ah dhamaanteen🤲🏽yaa rabi
@ahmetsultan26
@ahmetsultan26 27 дней назад
Yurub Geenyo One Of the My Favorite Singers ❤🎧🎶 XasuusaN dhamaaniN baa 💯🙂 qaLbiga ku dhex LeedaHoo ❤😢 Aad Baad iigu DheerTahoo Sidii DhaaYaHa indhaHa Adaam Kuu Dhowrayaa
@MumtazAhmed-vj5dd
@MumtazAhmed-vj5dd 2 месяца назад
Who is ilteninig 2024 ❤😢
@yaasiinhassan5447
@yaasiinhassan5447 2 месяца назад
Me
@sihaamjano6968
@sihaamjano6968 Год назад
29/4/2023🥺manta waxa iga tagaya jacaylkayga ilahay nabad ha igu kakeno noloshydi❤🫂sidii dhayaha indhaha adan ku dhowraya xasusa dhamanin ba qalbiga ku dhex ledaho cidkale kuma agdhigo adan ku dhirada🤴🏽Ⓜ️💍🌍■09:40
@shamaiawes9988
@shamaiawes9988 2 года назад
Yurub geenyo is a soul. singer with a voice that is great and unique 😍💖😍💖😍💖 bless her
@boqoradiimadobayd6442
@boqoradiimadobayd6442 3 года назад
Sawtu raxma Sawtu raxma Sawtu raxma Mxaa loo siin wayey abaaL marin wayn oo codka ah yurubgeenyo WlahaY fanaanad codka kula tartanta soomali kamay dhaLan❣ Heesta aan ugu jeclahay waxa hees jirta adunka 💖💖💖💖💖💖
@mahadxasan4629
@mahadxasan4629 Год назад
way uqalanta poqolaal bilada lkn wan ka xumey dadki fanka ka masulka ahan jiray way ka dabar go een manta wax danbo gacan ku qabatana wali ma hayo fanku
@farhaiahmed1580
@farhaiahmed1580 3 года назад
Xasuus gaar ah ayeey ii lee dahay heestaan ❤❤inta daawanaysa 2021 like dhac igu sii
@abdishakursalleban3051
@abdishakursalleban3051 3 года назад
Ana dawanaya
@amiiraabdirahmaan9254
@amiiraabdirahmaan9254 5 лет назад
Xasuusan dhammaanin baad Qalbiga ku dhex leedahoo Aad baad igu dheertahee😍CK😍
@Ina.ali.shaah..5
@Ina.ali.shaah..5 Год назад
😂😂❤
@tusmodeka5202
@tusmodeka5202 7 лет назад
Waa yaabe heesaha miyaa loo xulaa yurub qurux 😘
@neehaalqurux5310
@neehaalqurux5310 6 лет назад
Hodan deka somaad arkin wll waan yabay anigube waxan umalenayaa iyadaa xulata heesab heesatay kamacantahay ayaya qaadaa sotu raxam magac way uqalantaa runtiii
@jacobbk7122
@jacobbk7122 5 лет назад
Talented #Sowtu-Raxm❣️
@dahirbulshawi3936
@dahirbulshawi3936 5 лет назад
Eesh can sawt walhi🏏
@ubaxubka4902
@ubaxubka4902 4 года назад
Axmed aarshe
@hamdaluckyofficial6874
@hamdaluckyofficial6874 4 года назад
@@neehaalqurux5310 ww wqqqqqqq q
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 3 года назад
Yurub hesahada jacel dhab mark qaar waxa isdha mala xula heesaha❤😫
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Ax yaa hees ilaa hadda dhagaysta 22/08/2022 alxamdulillah haddii aanu haysanno fanaaniin karti leh Yurub geenyo 🙏🔥
@umulkhayryasiin4333
@umulkhayryasiin4333 4 года назад
Mash allha yurub geeyo qof aan taageero nolow
@dholecadedholecade9141
@dholecadedholecade9141 4 года назад
Asc umada somaliland iyo Somalia Salam qiimo le hadi anhay somaliland waxan beesha camlaka iyo Ku wa somaliyed eesomaliniadu Naga dhaxayso annaga xukumadayada iyo shicibba kamidaysan jiritanka qaranmayada innan marlabad iyo marsatexad an cadaynaynaa gar ahaan dalalka saxibada nalla ah iyo gofurta somaliyaba innay wax qaranimo ah o nagadhaxaysa anny jirin Walla ayaga somaliyana nibta Allah's idinka dulqaado balse waxad illawdan in somaliland kamidaysan noqon donin marnaba inshallah hadi annahy dhalinyarada mustaqbalka somaliland balantenu illalinta qarankena iyo fikirada xukumada nolli kulante
@umulkheirabshirmohamed4544
@umulkheirabshirmohamed4544 3 года назад
Best song ever wlhi 😭touching heart 💔🥺 xusuusa dhamaanin baad qalbiga ku dhexleedahy😭🥰🥰🥰🥰
@faysaldhiidh4875
@faysaldhiidh4875 3 года назад
Qalpigaga waxd dhigtay beer Wacan o nuur wada qalpi x ❤❤
@Cabdi21
@Cabdi21 4 месяца назад
Inagu isma dhaafno 7/27/2021 💕🤴
@khadarcaynaashe7753
@khadarcaynaashe7753 6 лет назад
Woow Who Is Listenning this song 2night . Yurub Geenyo Is the Best Somali Singer keep it up the Good Talent
@mayayusuf8531
@mayayusuf8531 5 лет назад
Me
@daacadmedia6238
@daacadmedia6238 3 года назад
What is this
@foziaabdullahi5212
@foziaabdullahi5212 2 месяца назад
2018 hestan dageysani jire after some years❤❤ cawa dageysanaya Ina Abdirashid ❤
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 5 лет назад
Yurub iyo codkeeda qalbiga ku dhacaya aaaax aaaax nooloow
@fatimah25
@fatimah25 6 лет назад
#Still #Watching 2018♥♥
@qoranejigjigaawi2347
@qoranejigjigaawi2347 7 лет назад
walaahi waa sawdul raxma yurub geenyo waayo noolaw ilaa iyo w akhtigay JIGJIGA joogtay ilaaa maanta codkeedu isma badalayo really true fanaanad
@abdirahmanahmed9072
@abdirahmanahmed9072 6 лет назад
Qorane Jigjigaawi tjfdgjnfdgoib
@fatimaabdi6976
@fatimaabdi6976 6 лет назад
Wataaa McHale alllh
@ahmettelqardhawi807
@ahmettelqardhawi807 Год назад
Heskaan waxaan i daari jirtay gabdh aan u jeclaa oo la oron jiray nachma c/rasaaq melkasta aad ku noshay farxad baan ku rajeyey 🎉
@fatimarazak6632
@fatimarazak6632 Год назад
😢😢😢😢😢😢
@fatimarazak6632
@fatimarazak6632 Год назад
❤❤❤😊
@blackdiamond699
@blackdiamond699 4 месяца назад
Sidii dhaayaha indhaha adaan ku dhowrayaa❤❤
@teamaarka9731
@teamaarka9731 6 лет назад
YURUB GEENYO waa qof daacad ah waana jeclahay heesaheeda nolow inta ay nolol jirto yurub Waan ku aaminsanahay farxada ku nolow
@yk_-zv4jc
@yk_-zv4jc 6 лет назад
Yurub waa dhakhtarada bukaanka jacaylka dad badan bay daweeyaan heesaheedu noolow yurub
@khadarguray5347
@khadarguray5347 5 лет назад
Zhp yaxye waaH runtaH yurup waaN kuH hyztaaH
@ugaaskaguud961
@ugaaskaguud961 4 года назад
44yk_ 365 waa runta walal waa Sotu Raxma🤩😍😘
@badrauk6940
@badrauk6940 Месяц назад
Heestan waxan dhagaysanaya habeen sabtiya 3/Aug2024😢❤
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 4 года назад
Dharartad faraxsan tahy ayey ana i dhintahay my xajigeyga adunka cabdow cabdinur ku jeclahay xaqiq aniga💋💟😘😘😘😍💌💘❤❤❤❤❤💋💋
@cabdiraxinmaxamed8105
@cabdiraxinmaxamed8105 2 года назад
Yurub waan jaclahay love sotu raxma
@naciimoxasanjamac9984
@naciimoxasanjamac9984 7 лет назад
waxaan kusoo xusuusta jacelkeyga kowaad oo mareykan iga jiro saan u dhageeysto heestan ayuu my love keygana u dhageesta yurub dad kala maqan bey isu soo dhoweysa sowtul raxma afkaaga caano lagu qabay
@somalifunny3945
@somalifunny3945 7 лет назад
Naciimo Xasan Jamac anika xata abyo seygeyga ayan.kuso xasusta wayo asa jecla markaa is arosnay xata aroskeena walaga daray alxm abayo allaha isku kiin soo dhaweeyo yurub marka arko hesheeda in ay ani i quseeyan ayan u maleeyna
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 года назад
Kuma farxin warkaad is weydaarasateen. Nafteyda iyo naftiinaba waxaan ugu baaqaya inay ilaahy kacabsadaan
@yasminahamad124
@yasminahamad124 3 года назад
6
@apdyrahmandimariya1871
@apdyrahmandimariya1871 4 года назад
Codka idilay wlhi yurub geenyo 🥰🥰
@Caaisha-zc9oy
@Caaisha-zc9oy 11 месяцев назад
Heestan aad baan u jeclahay markey soo baxeyse ilaa hada kama xiiso dhaco xasuus aan dhamaan baad qalbiga ku dhaxleedahay aad baad igu dheertahay cabdifitaxeyga aduunka kugu jeclahay wlhi 😢❤
@amiirfodcade
@amiirfodcade 5 лет назад
Waa markii ugu horeyzoon dhageyzanayo wlhi waan qiiroodey 2019
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
😂😂 Caadi maaha cod bay haysaa
@amiirfodcade
@amiirfodcade 5 лет назад
@@hanuush6787aryaa xaa iigu qozlin jaceyl kow iga ziiye gab igadheh😂
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 лет назад
@@amiirfodcade intani caadi Maha cod baa ku dhan
@sahraali5002
@sahraali5002 4 года назад
Masha allaah
@cayshaabdi4096
@cayshaabdi4096 7 лет назад
wooooow fananad qali yurub geenyo magaca ha jiro yurub
@hodaanqali2644
@hodaanqali2644 7 лет назад
Ubah Faarax p p pp l p
@quruxlayl1334
@quruxlayl1334 6 лет назад
caysha abdi 9
@somaliboy4958
@somaliboy4958 3 года назад
Waa hees shiilaan dhanwalbo kaa dhameys tiran fanaanada aan hablaha uugu jeclahay dhageysigeeda Yurub Mohamed abdi huuno mahad sanid
@shamai6435
@shamai6435 2 года назад
Happiness 💓💓💓 is what we all crave for hope everybody gets a share of it many thanks yurub for your song and voice
@ayaanlemaxamed5333
@ayaanlemaxamed5333 3 года назад
Sawtu rahma yurub geenyo boqorada codka 😍😍🥰🥰🥰
@sultansomali1617
@sultansomali1617 4 года назад
Xusuusti jamcada 2017 Tukh farxaan wakhtigu miyuu soo noqon
@kadiriproh3538
@kadiriproh3538 6 лет назад
Still watching 👀.April 2018😍😍😍😍😍
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 5 лет назад
Waxad dhibsata idhiba dharartan faraxsantahay ayay ana idhantahay Geenyo boqorada codka iyo quruxda mnshllh abaayo waan Ku jeclhay
@fatumadahir2944
@fatumadahir2944 Год назад
Heestan waxan dhagesan jiray 2018 aniga iyo markaas wilkan xirir wadaga ahayn sanadkas wuxuu iahaa bilowgisa mid kudhehan farxad jcl iyo renrenba lkn farxadii iyo jclkiba halmar gabalkii udhacay dhamadkii 2018 wilkii wuxu katagay magalada an kuwada noleen🥲 jclkinii quruxda badnaa halkas waxa uga bilawatay wayihii xumaa ugu danbeyna wilkii wan swaynay madama an arday ahaa xiligaas waxa ad igu adkatay noloshii jmcdii waxan kanoqday qof ubatay Absantigedii🥺 2021 ayan waxan kuarkay wil an asxab nahay asagoo lasawiran adban ufarxay si degdeg ah wilkii waxan waydiyay ciwankisa inuu iso shere gareyo waa Facebook ciwankii waxan laxarbiyaba wanheli wayay Waqtigu wuu is sii guraya 2023ayaa hadana sla wilkii ciwanka an waydinayay aya yimid magaladaan jogy waxan waydiyay lanbar haduu kahayo inuu isodiro ugu danbeyn wanku gulestay inan lahadlo after 5years manta ayan hestii dib udhagestay😊 Waxa dhibsataa idhiba Dharartad faraxsantahay Ayay Anna idhantahay🤴❤️
@JawahirHirsi
@JawahirHirsi 5 месяцев назад
M.a waxan kuu rajaynayaa farxad io rayn raun wll 😢❤
@iqracaday7152
@iqracaday7152 6 лет назад
masha alaah sowtu raxma isha bili adanka rabi haka hayo I love you habo MCN
@ayaanlemohamed9448
@ayaanlemohamed9448 3 года назад
Sawtu rahma yurub geenyo borada codka 😍🔥2020😍💯🇮🇹🇮🇹🥰
@user-jt7jg9pq2r
@user-jt7jg9pq2r 7 месяцев назад
Still 2024❤🙏😢
@abdiomar842
@abdiomar842 4 года назад
Waaaw yurub cabdi maxed(geenyo oo uuulabaxay walaalkyd hanbalyo yurubay waxaan kuu rajaynaa cfm iyocimridheer ilxun kuma aragto
@zundusdaahir143
@zundusdaahir143 Год назад
Still my song sido kle wa my favorite fanaanad yurubteydii🥺🖤🖤🖤
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 года назад
Heestan dawashadeeda Kama dhergo wxn dwnya 23/11/2019 qofkii Ila dawnaya like Hayla dhaafin
@cabdilaahicabdiyasin1981
@cabdilaahicabdiyasin1981 3 года назад
Google
@cabdilaahicabdiyasin1981
@cabdilaahicabdiyasin1981 3 года назад
Google
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Год назад
Dharaartad faraxsanthy ayey ana ii dhanthy still lesson this song❤😢
@quruxlaylugobaasto4404
@quruxlaylugobaasto4404 6 лет назад
Xasuus an dhamaanin bad qalbiga ku dhex leedahy hupi❤❤
@Qani_10
@Qani_10 2 года назад
2022 Still watching.....
@kddizzle3256
@kddizzle3256 Год назад
Waa ku wataa…
@naveza4053
@naveza4053 Год назад
2023😂
@ahmednasir6229
@ahmednasir6229 Год назад
1
@faizaabdiweli5283
@faizaabdiweli5283 4 года назад
Markastaba waan dhagystaa😭❤
@abdihakimahmed4741
@abdihakimahmed4741 6 лет назад
Yurub one love 😍
@maxamudaadan7259
@maxamudaadan7259 4 года назад
Waaa fananadii shantii sanee udanbaysay hausatay dhagaha bulshada
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 месяцев назад
Sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan 😢❤ yurub geenyo nollow intay nolol jirto
@ayanlemoha7898
@ayanlemoha7898 Год назад
Yurub geenyo noolow 😍🥰
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 года назад
Inana kalgacayl dhabaa Dhexdeena ka beermayoo Xasuus aan dhamaaninbaad Qalbiga ku dhex leedaho Aad baad iigu dheertahe😩🥺
@sahaladen4206
@sahaladen4206 5 лет назад
Yurub genyo love from Kenya
@umoosmaan9091
@umoosmaan9091 2 года назад
Zaxpadey khadiijo siciid cabdirxman iyo samiiro moha farax Aisha Ahmed muuse🥺❣heestan waxasuustena dharartad faraxsantuhiin ayey ana idhantahy
@sadiaadan2304
@sadiaadan2304 5 лет назад
Yaa dawanaya weli kama dalo dagesiga hestan💘
@ayaanitoxamse6717
@ayaanitoxamse6717 7 лет назад
axaxaxaxaxxaxx woooow wlhi yurup nolow hoooyada jcylka nice
@awilm.bulaleh4615
@awilm.bulaleh4615 7 лет назад
ababay mansha allaaah hooyada jcylka nooolow inbadan yurub maxamed cabdi geeyo
@guuleedahmed9559
@guuleedahmed9559 6 лет назад
@@awilm.bulaleh4615 ml
@muniirjamaalcr8207
@muniirjamaalcr8207 7 лет назад
waaw wleh fanaan gaadhayza 5ta zomaliyeed ma jirto yurup geenyoh wlhi waan ku hayztaa
@yusufmahamud1265
@yusufmahamud1265 6 лет назад
Muniir jamaal CR ä
@indhomaqan
@indhomaqan 4 года назад
Ilaahyow soo hadeee yurup geenyo ruuntii waa qof aad u cod macan
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 года назад
15/12/2019sandkan dhamdkisa wixi dawaday like i zara😏😏😍
@mametamein5119
@mametamein5119 5 лет назад
Ya dhagaysanaya 2019 😃
@habishidantahayhabi8565
@habishidantahayhabi8565 5 лет назад
aniga
@BidhaamiyeMedia
@BidhaamiyeMedia 6 лет назад
Heestan caadi maaha waa hees aad u qiimo badan oo aad u midho macan
@theqodax
@theqodax 4 года назад
Saddex sano oo xiriir ah ayaan heestan dhagaysanayaa, xasuuso badan ayey igu leedahay heestan.....
@ifrahali4418
@ifrahali4418 3 года назад
xasuuso aan dhammaan.
@mohamedabdishakuur3496
@mohamedabdishakuur3496 6 лет назад
#ZAWTU #RAHMA ♡Waxa dhibasthy dharaarta faraxsnthy ayeey ana i dhanathy ♡ #WAF #WAF #WAF
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 лет назад
Yurub geenyo boqortoyo 💪💪❤❤💓💓💋💋
@fathyabileh2616
@fathyabileh2616 5 лет назад
Wowww masha allah très très belle chanson
@ilhaandeilhanita4057
@ilhaandeilhanita4057 4 года назад
Hees aan jeclahy wllhi xasuus gaar ayey igu le dahay😢 hestan yurub hesaha malo xula is le dahay afkaga caano malab lagu qaby gadowgaga cagta hoostis
@abdirashidaliizgowemohamed9315
❤️😭
@ahmedmuhammed6080
@ahmedmuhammed6080 6 лет назад
Heestan darenkayga ayey dhaqaa jisay Wwww it’s amazing and extordinary
@lovertuna
@lovertuna 2 года назад
Yaa dawanayo end of the 2021 like plz
@iidonaasir6253
@iidonaasir6253 4 года назад
25/12/2019 ayaan daawanayaa Sowtu raxma yaa ka dhargaya dhagaysigeeda
@shuushuu7495
@shuushuu7495 7 лет назад
yurub geenyo waa gabdha ama fanaa Nada kali aheen kuheysto then other girls waxaadna modaa hestani inay qalbigayga waxa kujira ka hadlayso WAXAA FIICNAAN LAHAYD IYADOO QOF WALBA WAXA QALBI GIISA KUJIRA LOO DAREEMAYO LOONA FAHMAYO LASIIN HAYO JAWAAB TIISA KU HABOON
@aligarduubofficiallchannel.192
Can't stop watching and listening to this beautiful song ❤❤❤❤❤
@apdalemohamed1984
@apdalemohamed1984 2 года назад
2014ilaaa 2022😓qiso dhaba buug ayaan kaqorayaa
@MohamedJaamac-wc3kp
@MohamedJaamac-wc3kp Год назад
Yuru geenyo khadra silimo Hodan cabdiraxmaa waa sadexda fanaan aan ugu jeclahy dumarka ❤
@aftaxkaraamahofficial7493
@aftaxkaraamahofficial7493 4 года назад
WAXAN DAAWANAYA 2020 HADAD DAAWAN DOONTO 2040 LIKE ISII SAAR 😭😭👍🏽
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 4 года назад
Kkkkkķkkkk alle ha ina gaadhsiiyo🤲🤲🤲
@AdamAdam-zx3zs
@AdamAdam-zx3zs 6 лет назад
Behbe rexha raxma long life nice somali music
Далее
YURUB GEENYO ALAW HA INAKALA IRDAYN
8:14
Просмотров 837 тыс.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,6 млн
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Просмотров 5 млн
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Просмотров 1,3 млн