Тёмный

Yuu ku dhaafin, Videogii lawada sugaayay, Riyadii rumowday❤️ qasrigii aan dhistay 🥰🥰 

Habiba Addow
Подписаться 39 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

3 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 Год назад
Masha allah tabarakallah abayo dukanka magacisa noso qor anagana allaha no sahlo guryo wasac o nabd iyo qurux ah alhamdulillah ❤️
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Abyo meelo kala duwan ayaan kasoo iibiyey, mid waa tedox, poco, IKEA, turkida ku yaal Holländischsstraße hadaa kassel degentahay, iyo dugankan deco ee ku yal inta udhxaysa Rathaus iyo Friedrichsplatz
@UmuAisha642
@UmuAisha642 Год назад
Masha alaah abaayo alaha kuu barageyo waa guri qurux badan waa meel aad rabi ku sugtaa masha alaah
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 Год назад
mashaAllah tabarakallah Allahuma Baarik,n I love the little captain firimbi kkkkkkkkkkkkk
@Samiah.A
@Samiah.A Год назад
Masha'allah abyo mcn alle hakuu barakeeyo gurikaga iyo ilmaahaga🤲😍💗
@user-ln4sj9wg2p
@user-ln4sj9wg2p 11 месяцев назад
Masha allah aad ayuu uqurux badan yahay
@cashomoha-pk1js
@cashomoha-pk1js Год назад
Masha allh bayo alle xoogaaga ha kuu bara keeyo
@aishahassan4772
@aishahassan4772 Год назад
Masha Allah rabbi garabkada ha galo qaali
@fadumomaxamed678
@fadumomaxamed678 Год назад
Masha Allah aad ayuu u qurux badan yahay xbbti allha kuu barakeeyo ❤
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Год назад
Maashaa Allaah tabaarakallaah xabiibti Illaaheey hakuu BARAKEEYO Allaahuma aamiin ❤ I love it 🥰 adigaa mudan wax badan xabiibti…..waaaaaaaaaaaaw video gii ugu horeeyey oon daawado aan waxaan is iri m.a gabadhaan gurigeeda qurux and weeynin badnaa maashaa Allaah tabaarakallaah… aniga waxaan ahay sidaad oo kale waxaan jeclahay guri weeyn oo aan si qurux badan u qalabeeyo waxaan ka rajeeynaayaa xaga ALLAAH….❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@user-mw8fo2vi8s
@user-mw8fo2vi8s 15 дней назад
' masha Allah xbbti
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Год назад
Quruxeey guuleeso ani hadaa kugu soo biiray mashaa alah keep going 👌👍✅
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Soo dhowow qaaliyey🥰 waa guul in aad nagu soo biirto.
@aaminomaxamad-zz2ej
@aaminomaxamad-zz2ej Год назад
Maashaa allaah allaha hakuu barakeeyo insha allaah
@munoali8395
@munoali8395 Год назад
ma sha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul wacan walashey qaali
@bidhanchannel
@bidhanchannel Год назад
Masha allah waxa tahay hooyo ad u qalbi nadif ah
@anharhussein
@anharhussein Год назад
Masham Allah
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Год назад
الحمد الله❤
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Год назад
Mansha Alllah Markii u horeysy aan arko channalkan Qurux weeye wlal❤❤
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Год назад
Masha allah tabarakallah ❤️❤️❤️❤️🎊🎊❤️ Germany guryo wawayn bay qaban
@iloveallah3519
@iloveallah3519 Год назад
Masha Allah
@hanefa283
@hanefa283 Год назад
Mashaa ALLAH XABIIBA CADOOW GUULEYSO❤
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 Год назад
ManshaAlaah Tabarakalaah it’s nice how encouraging you are thanks
@nasrinasr6407
@nasrinasr6407 Год назад
صحيح القناعة كنز لا يفنى
@fartunmaxmed1137
@fartunmaxmed1137 Год назад
Masha'Allah tabarakallah allah ku barakeeyo abayo
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 Год назад
Masha allah abayo illaahey ha kuu barakeeyo da daalaa waa gaaraa
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah abayo
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 Год назад
Mansha Allah tabarakallah qali dumar ❤❤
@bishaaroyuusuf5030
@bishaaroyuusuf5030 Год назад
M.a habo mcn waan kula socdaa keep going habo faadumo yarey
@ismahanshrf5919
@ismahanshrf5919 Год назад
Mashahalla 🤲🏽🤲🏽 Allhumduillh 🌹 SCW SCW Allaha
@umuamarumuamar5472
@umuamarumuamar5472 Год назад
Masha allah Allah kuu barakeeyo
@luulsheqxasanxasan8555
@luulsheqxasanxasan8555 Год назад
Mashallah abayo Allah ku xafido
@dahabarooble2844
@dahabarooble2844 Год назад
Maasha Allah qoys qurux badan
@ahlamzadik7084
@ahlamzadik7084 Год назад
Masha allah after qurux waye 🥰💪
@cashasaidabdi2780
@cashasaidabdi2780 Год назад
Mansha Allah wllo illahay hakuu barakeeyo qasrigaaga adiga iyo familkagaba
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Aamiin xabiibtii
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Mashallah mashallah mashallah mashallah abayo
@fardowzaaliadan499
@fardowzaaliadan499 Год назад
Masha allaha strong mum ❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Love it love it love it and I love you❤❤❤❤ Baraka Allahu fiiki wa xafadaki❤
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Год назад
masha allaah
@istaahilnaasir6881
@istaahilnaasir6881 Год назад
Mansha allah wllshy
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰mashaa allaah haku xifdiyo
@hanefa283
@hanefa283 Год назад
Daahyo NAIROBI LAGA KEENAY GERMANY MALAGU XERAN KARAA ABAAYOOY DAAHYADA MADAXOOGA SEY U EGYIHIIN MAKUWII YURUB
@asmaamuktar8055
@asmaamuktar8055 Год назад
MashaAllah farqi aad u weyn u dhaxeeyo. Aad ayu After ka u qurux badhan yahay m.A
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Thanks habo
@fadumoxasan888
@fadumoxasan888 Год назад
Masha allah❤
@monaahmed6119
@monaahmed6119 Год назад
Mashallah naag nool
@naimamohamed4604
@naimamohamed4604 Год назад
Masha allaha abayo wa qurux magaciis mahad sanid
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha allaah❤❤❤❤❤
@marwaadan7906
@marwaadan7906 Год назад
Mashaaallaaah tabarakallaah 🥰❤️❤️🌹🌹❤️❤️
@hiboabdirahman7271
@hiboabdirahman7271 Год назад
MaanShalaha
@hiboabdirahman7271
@hiboabdirahman7271 Год назад
Ayeyomiyaa Ah
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Год назад
daahyada dheer hoos ka jar wll
@umuamarumuamar5472
@umuamarumuamar5472 Год назад
Daahyada miyaa mase daahminta hhhhh miss habiba addow
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Hhh labadaba
@hamdiali1498
@hamdiali1498 Год назад
Mansha allah
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Год назад
❤❤❤
@fowsiyoabdikadir5725
@fowsiyoabdikadir5725 Год назад
Abayo waxn ku weydiinaa adoo rali ah fadhiga dukanka aad ka gaday magaciisa igu caaawi plz
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Abayo otto ayaan ka dalbaday
@ayaan8791
@ayaan8791 Год назад
Daaha intee kaso gadey abaayo Ikea of meel kale ?
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Keyna abyo
@asmaamuktar8055
@asmaamuktar8055 Год назад
😍😍😍
@sahromahamud7666
@sahromahamud7666 Год назад
Asc abyo dukanke kadlbty albta
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Abaayo alaabteyda waa kala aabo iyo kala hooyo, oo hal guri kuwada nool, kee rabtaa adi😂😂 kulli waa kala duwanyihiin, halmeel kama wada adeegin.
@amuunxasan7954
@amuunxasan7954 Год назад
Inte jgta adga Abyo?
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Jermany
@hiboabdirahman7271
@hiboabdirahman7271 Год назад
AbaayoHindiAyeeyomiyaakuLedahay
@umalkhairawil7845
@umalkhairawil7845 Год назад
Tukaanka sharaxad aad ka heshey no so sheeg mcnto
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Abyo meelo kala duwan ayaan kasoo iibiyey, mid waa tedox, poco, IKEA, turkida ku yaal Holländischsstraße hadaa kassel degentahay, iyo dugankan deco ee ku yal inta udhxaysa Rathaus iyo Friedrichsplatz
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Год назад
Shaqa sharaf leh
@hiboabdirahman7271
@hiboabdirahman7271 Год назад
CODKAAGAHINDIAYAAMODAA
Далее
Insane Coffee trick EXPOSED 😱☕️ #shorts
00:20
Sevinch Ismoilova - Xayollarim 18-Avgust 19:00 Premera
00:19
Waxa aadan Ogayn🫢🫢🫣🫣
17:23
Просмотров 2,3 тыс.
Day in my life | My daily routine as mother of 5
25:25
Просмотров 3,2 тыс.
HADIYAD QAALIYA OO BAARLIIN KU FARAXDAY,,,,,
18:47
Просмотров 42 тыс.
Insane Coffee trick EXPOSED 😱☕️ #shorts
00:20