Тёмный

XANUUNADA KU DHACA NAASKA | ADNAN & SIRKA PODCAST 

AS PODCAST
Подписаться 50 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 332   
@hamdamuktar689
@hamdamuktar689 6 дней назад
I’m finally making a good use out of my time on RU-vid ❤❤❤ yll are the best
@Nasrudiinmahamed
@Nasrudiinmahamed 2 месяца назад
soomali oodhan podcastiyaday sameeyaan midkii ugu manfaca badnaa weye alle swt ha idinka abaalmariyo
@Dark-gq3tf
@Dark-gq3tf 2 месяца назад
Overall the podcast is soo good Allahuma barik but pls guys make it without music so u guys also don’t get ذنوب جاريه rather than tht everything is perfect🤍
@Paxton.11
@Paxton.11 2 месяца назад
Podcast yimid xilli loo baahnaa oo u qalma In lacag la siisto jasaaakalaah. . I'm going to med school we're waiting more courses about medicine especially the one u promised(anatomy) ASAP.
@mahmoud.5540
@mahmoud.5540 2 месяца назад
welcome 😂😂
@mssfakatax5957
@mssfakatax5957 2 месяца назад
Waan ka mid ahay dadka caadadda dartiisa naaska kula xanuusanadda😢 isoo ducey
@AmiiraAhmett-xw4ym
@AmiiraAhmett-xw4ym 2 месяца назад
Abayo anigaba kula mid ayan ahay oo marka ay cadadu ihayso ama isoo dhowdahay naasaha way ixanuunan rajistiinka ma xiran karo wuu idhiba alle haina wada caafiyo wana rajeynaya inay fariintena arkayan dhakhatiirtu 😢
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 2 месяца назад
Ilahay ha idin caafiyo wll
@AmiiraAhmett-xw4ym
@AmiiraAhmett-xw4ym 2 месяца назад
@@mustafecabdirashiid2518 amen wll
@salmakusayibrahim9763
@salmakusayibrahim9763 2 месяца назад
​@@AmiiraAhmett-xw4ymI hope this one should be included
@MandekDuale
@MandekDuale Месяц назад
Markaa walaal ma cancer bay sababtaa arinkaas anigaba sidaasan ahay waana wxaan dhawaan iska arkey
@hanaannouh9410
@hanaannouh9410 Месяц назад
Manshallah Tabarakallah podcast faa,ido lehna weye alle cilmiga cimriga iyo caqligaba haydin barakeeyo Dr sirka N Dr cadnaan
@hindacarab9169
@hindacarab9169 2 месяца назад
Allah ha caafiyo intii ka cabanaysa xanuunadda naaska intii caafimaad qabtana Allah ha u siyaadiyo labada dr Allah ha barakeeyo ❤
@AamiinHaji
@AamiinHaji 21 день назад
Jazaaka lahu khayr
@ArwaAhmed-qt4br
@ArwaAhmed-qt4br 2 месяца назад
Hore u socda walaalahay cilmigaad dadka baraysan ALLE haydinku anfaco aakhiro iyo aduun الهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲
@AyanHasan-c1o
@AyanHasan-c1o 28 дней назад
Masha Allah ajar alha idinka ka siiyo wax badan idinka faaidnay🙏
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 2 месяца назад
Mahadsanideen Dr' Adnaan io Dr'sirkaa ❤ In aaan idiin mahadcelino oo an idiin duceyno uun awoodnaaa 🎉😊 ❤
@ruqiyacasanyo3245
@ruqiyacasanyo3245 19 дней назад
Allah hanaga hayo xanunada subxanllah Allah Ka magan galnay
@hamdiahmed3078
@hamdiahmed3078 Месяц назад
Alle ha idin xafido walaalahay
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 2 месяца назад
Maanta waa wada information podcast gu thanks alot.
@SahraJama-h3e
@SahraJama-h3e 25 дней назад
اللهم حفظهما ويرزقهما بركات السماء والأرض
@MulkiNuur-ov5sm
@MulkiNuur-ov5sm 2 месяца назад
Mahadsanidin dr sirka dr Adnan Waa mowduc ad u muhimsan ayad ka hadashen شكرا وجزاك الله خير الجزاء
@siciidocabdihodan1400
@siciidocabdihodan1400 2 месяца назад
Please madax xanuunka migraine kasoohadla waan ku wareeray hadaa ila mid tahay like saar wll
@RayaanKhaliif
@RayaanKhaliif 2 месяца назад
Walal kas xalkisa wa ado dhafar jojiye iyo coffe iyo xanaqa
@siciidocabdihodan1400
@siciidocabdihodan1400 2 месяца назад
@@RayaanKhaliif baayo ani markuu igu kaco hadaan coffee cabo waan kuficnadaa
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 месяца назад
Xanunkas said weye dhawan dadku dhan way ka caban isha allah quraan sar le dawo u ah wayo dawo kle ma lahan allah naga cafiyo wll dhaman inta xanunsan
@qibradyare4145
@qibradyare4145 2 месяца назад
​@@siciidocabdihodan1400cofee isagaba kiciyo sida cadiga ah qofka hdu qabo
@hudaali4856
@hudaali4856 2 месяца назад
Walshay baa qabta markuu qabto malmo ma kacdo
@raxmamaxamuud1841
@raxmamaxamuud1841 2 месяца назад
Mansha Allah mawduuc aad u xasisiya ka hadashen thanks drs جزك الله خيرا 🙏
@zaraqueen7462
@zaraqueen7462 2 месяца назад
Masha Allah waa dhaqaatiir howl kar ah Wax badan ayaan idiinka faa iidey hormar wacan Ku dayashaa mudantiin ❤❤
@hodoali5714
@hodoali5714 Месяц назад
Jazak allhu khayr walaalyaal ❤
@salmakusayibrahim9763
@salmakusayibrahim9763 2 месяца назад
Thank you so much doctors such a beneficial topic❤
@NasteehomohamedNasteehomohamed
@NasteehomohamedNasteehomohamed 2 месяца назад
Aad baan ugu faraxsanhy inan helnay dhakhatiir cajiiba❤😊
@XaniifaHasan
@XaniifaHasan 21 день назад
Thanks
@najma3084
@najma3084 2 месяца назад
Aad baad u mahadsantihiin dhakhaatiirtena Dr Sirka & Dr Adnan, qadarin baan niiga haynaa adeega aad noo haysaan idinkoo aanan nacfi eegaynin oo eegaya waxtarka aad umada ugu qabanaysaan cilmiga ilhy idiinku manaysrayy, thank you very much our doctors🙏❤
@AaminaAbdullahiahmed-e2s
@AaminaAbdullahiahmed-e2s Месяц назад
Masha allah ❤dhaqatirtena waxaan rajenaya intaan iyo in ka bdn in idinka faidi doono
@KAFCGRM
@KAFCGRM 2 месяца назад
Aad baan idinka mahadceliyaa doctors 🙏❤️
@hamdaali5964
@hamdaali5964 2 месяца назад
Jazakumulahu khayr huno aad iyo aad bad umahadsantihin bulshadana bos weyn oo banana bad ubuxisen ee halka kasi wado
@IkraanCadey-fc7qi
@IkraanCadey-fc7qi 2 месяца назад
Thanks our doctors🎉❤
@ikranyuusuf5925
@ikranyuusuf5925 2 месяца назад
Jasakallah 2 deydii drs wxbadan cfimaadkeyga idinka faaidey podcast kan xigo migraine iyo nervous kaso hadla jakallah marlabaad ❤
@Kowtharali51
@Kowtharali51 2 месяца назад
Masha allha wallayaal guuulaysta wxa badan baan kaa faaidanaye
@SaynabMaxamud-w7m
@SaynabMaxamud-w7m 2 месяца назад
Jasaaka Allah khayar jazaa Dr's
@nemohupdirahman2467
@nemohupdirahman2467 2 месяца назад
Pls waxa ka soo hadashaaan ADHD🥹iyo sida looga dawooobo wax badan ban idin kaa faa’iday aad bad u mahadsantihiin abaalkiina ilaahy janno Ha ka dhigo❤️
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 24 дня назад
Allaha idin ajir siiyo dhaqatirtena ❤
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts 2 месяца назад
Well explain Thank you boys ❤
@aminomohamedmohamud1731
@aminomohamedmohamud1731 2 месяца назад
mahadsanidiin doctors
@naimafaizal8400
@naimafaizal8400 2 месяца назад
Nolosheyda podcast saan uma dhageysan ama uma daawan aad baa u mahadsantihin doctors👏
@deeqaabdullahi8116
@deeqaabdullahi8116 2 месяца назад
Jazakalh kheir walalaheen
@hodakadar4866
@hodakadar4866 2 месяца назад
Jasakalah Drs noso badiya wacyi galinta Cafimadka guud gaar ahan jidhka bini adamka
@RoodaAbdiHassan65
@RoodaAbdiHassan65 2 месяца назад
Thnks dr sirka&dr adnan❤
@sabirinadam6518
@sabirinadam6518 2 месяца назад
Ani podcast carab iyo engkish unba dawan jiry kuwa kle maba jeclayn oo wax ku ool maba ila ahayn marka podcasting kina sida musalsal ayan usuga😂😂 Marka mahadsanidiin imbadan cafimadka wax badan ina idinka baran doono aya rajayna
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 2 месяца назад
yep sabrin,rajaa leenahy dadkena aqoonta leh waa ubahaanahy❤️😭
@HalawiAbdirahmaan
@HalawiAbdirahmaan 2 месяца назад
Anaa kula mida sidaan u sugo walah.
@HalawiAbdirahmaan
@HalawiAbdirahmaan 2 месяца назад
Allaha nibarakeeyo abaalkiinana allaha janada haha dhigo. Wax yaabo badan aan ku baraarugsaneyn ayaad nagu baraarujiseen, bacdalaah adinka ayaa mahada leh ilahayow sidee wanaaga inola jecelyihiin ula jeclaaw. Habkaad u samysaan podcastiga aad ayaan ula dhacay tabaarakalah.
@CarfoonHussein
@CarfoonHussein 2 месяца назад
Thank you wllo jasaka allah
@aishayasin2690
@aishayasin2690 2 месяца назад
Macha allh barnaamijyada ugu faa,idada badan somali podcastyada 🍀 weekly u suganaa barnaamijkiina ka xiga inzha allh nooga soo dhiga Non communicable disease iminka dalkeeni ku soo badanaya sida DM, HTN. Kuwaas oo waagi hore aynaan dawayn fiican iyo dhakhaatiir fiican aynaan haysan inagu yara lkn iminka inagu soo batay
@ridwanrashiid9802
@ridwanrashiid9802 2 месяца назад
Mawduuc waqtigiisa ku imaaday jazakallah adnan & sirka😊
@SahraKaladiin
@SahraKaladiin Месяц назад
Cawa dood baa i galisay 12ka naas soo cadeeya❤❤
@user-izabella225
@user-izabella225 2 месяца назад
Waa mahadsantihin allhaa idinka abaal Mariyo waxa idinka codsanaya in ka soo hadashan xasaasiyada iyo nuucyadeda
@hamdiahmed3078
@hamdiahmed3078 Месяц назад
Maasha Allah ❤️ ❤️ ❤️
@AliyaAbdirahman-e5f
@AliyaAbdirahman-e5f 2 месяца назад
Ilaahay ha idiin barakeeyo walal aqoonta aad barateen ee aad dadka uga faaideysan haddana ❤ ilaahay janno haydinkaga abaaliyo
@NuuraMohamed-qq8du
@NuuraMohamed-qq8du 2 месяца назад
Msha allh shaqo fcn baad hysaan ilhy hydin abaal mariyo❤😊🎉
@Jamila.60
@Jamila.60 2 месяца назад
Masha Allah cinwaan aad muhiiim u ah thanks so much doctors👏
@ubaxmahamud1704
@ubaxmahamud1704 2 месяца назад
Mahadsanidin wax bdn ayan kafa iday moducan jazakallahu kheyran
@Shamso-mahad6673
@Shamso-mahad6673 2 месяца назад
Waa mahadsantihin❤️
@ayanohagi
@ayanohagi 29 дней назад
We need more topics releted this❤
@hodanhimilo7072
@hodanhimilo7072 Месяц назад
Cid kastoo aan aqaano waan idiin sheegaa sidaad aqoontayda heerka intaas leeg ugu kordhiseen! Wayna idinku soo biiraan Allow idin barakee labadaydii dhakhtar.❤😊
@FowziaAbdullahi-s2z
@FowziaAbdullahi-s2z 2 месяца назад
Dr adnan and sirka thnks Drs wxa idinka faiday walgey ma baran ❤thnks midkle ani ahan waxan codsan laha in Dr Adnan kaso hadashid Kidneys ka dhankasta tusale in gabar aysameysay Donar o gabadh bixisay wx yabaha nolosheda anfici dono wxa udaran wana mahadsantihin Drs 🙏
@xamdacisman8941
@xamdacisman8941 2 месяца назад
Mahadsanidiin Allah raali haydinka noqdo oo janadii fardawsa haydinku abaal mariyo wlllhi wax badan ayaan idinka faa,iiday waan sugaa wlllhi muqaaladiina wanan dhamaysta haday dheryiin xataa Shaqo aad loogu bahnaa ayad haysaan hore usocda dadalkana badiya inshaa allllah
@fatimabintusamatar8568
@fatimabintusamatar8568 2 месяца назад
Masha allh wax badan ba no faaidaysene jasaakalah❤❤
@hodanabdilahi4166
@hodanabdilahi4166 2 месяца назад
Masha Alah Tabarakalaah wllo ilaahay cilmiga aad barteen ha idinku anfaco hore u socda
@yazenmohamed2883
@yazenmohamed2883 2 месяца назад
Masha allah wuxuu ahaa mawduuc muhiima ❤ . Fadlan sido kale waxd ka so hadashaan xanuunada maqaarka
@hebaisak4917
@hebaisak4917 2 месяца назад
Mesha allah Thanks doctors for ur educator wax badan baan fahmay alle hanaga haayo
@Hayatim3
@Hayatim3 2 месяца назад
Aad baad u mahadsantihin runti xili loo baahna ayaad soo baxdeen wax badan baan idinka faa'iday rbbi ha idin xifdiyo❤❤
@bahjomursal7023
@bahjomursal7023 2 месяца назад
alle haydin barakeeyo❤
@barwaaqokeyse7965
@barwaaqokeyse7965 2 месяца назад
Macha allllah tabarakalalllah jasakallah kheir wax badan isinka faiday❤️❤️❤️
@fardousnasah143
@fardousnasah143 2 месяца назад
Allah naxriistisa mar walpa both of u Also mohmed qosolka like it io hadalkaa ❤ allahuma barikh
@zamiiraahmed1698
@zamiiraahmed1698 2 месяца назад
Dabacan walhi Dr-ka Farxdiisu podcastigay noosii Qurxisa Allhuma Barik
@aasiyayar9574
@aasiyayar9574 2 месяца назад
M.a allaha idinka ajarsiiyo dr cadnaan & dr sirka ❤ malaayiin uqalantiin
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 2 месяца назад
👨‍⚕️ 👨‍⚕️ ogaada inaad howl aad uwayn noo haysaan ilaahy ha idinka abaalmariyo
@AnisaNour
@AnisaNour 2 месяца назад
Thanks doctor
@Najaax101
@Najaax101 2 месяца назад
ManshAllah thanks Dr's mawduuc muhiim ah ayaad ka hadaaheen next qaliinka dumarka xiliga foosha kaso hadla InshAllah
@fatima20031
@fatima20031 2 месяца назад
m. a wa mahadsantihin Sirka Adnaan🙏
@hindahappy7462
@hindahappy7462 2 месяца назад
جزاك الله خير ❤❤
@fadmaabdi4006
@fadmaabdi4006 2 месяца назад
Jaskalaaah khayr dr sirka and dr adnan 🙏
@hudaayanle
@hudaayanle 2 месяца назад
Eebe haydinka jasaa’i siiyo wanaaga iyo waxtarkaa aad wadaan Mawaadiic loo bahna baad soo tabisaan 👏🏻👏🏻
@Nasra_Macalin_Cumar
@Nasra_Macalin_Cumar 2 месяца назад
Allaah Idin Barakeeyo Aduun Iyo Aakhiro❤
@laylajama503
@laylajama503 2 месяца назад
Alle ha idin barakeeyo wax badan idinka faidee ❤
@maida.cegag551
@maida.cegag551 2 месяца назад
جزاكم الله خير الجزاء😊
@ShariifoabdallaMohamed
@ShariifoabdallaMohamed 2 месяца назад
Masha alaah guuleeysta akhiro iyo aduun walalayaal waxan ahay hooyo nuujisa ilmayar indhaha ayad ii furteen waxyaabo badan ayad ula wadaagteen
@amaalabdikadir8329
@amaalabdikadir8329 2 месяца назад
Dr sikar and Dr Adnan oga horayan aad ayad umahadsantihiin walhi man araga de sidaa wax ubararujiyaa mashalaha ❤
@hoodoaxmed630
@hoodoaxmed630 2 месяца назад
Alleh haydin barakeyo haydinka jazaai siiyo
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh 2 месяца назад
Thanks ❤
@NaciimoMahamed-t2w
@NaciimoMahamed-t2w 2 месяца назад
الله يعطيكم العافية Aad ayaa u Mahdsantihiin doctors sirka and adnan ❤
@jeekeysom4547
@jeekeysom4547 22 дня назад
Maka hore waad ku mahadsantiin waana Arrin Mar hore loo baahnaa in wacyi gelin bulshada loo sameeyo lagana jaahil bixiyo wax badan oo aaney aaney horey ugu baarugsaneyn masha Allah tan kale Waxaan jeclaan lahaa in laga hadlo cuddurada cunaha ku dhaca sida qumanka iyo wixii la mid ah mahadsanidiin Allah idin xifdiyo
@SumayaAhmed-mn7wj
@SumayaAhmed-mn7wj 2 месяца назад
جزاك الله خير الجزاء
@iqraahmed8817
@iqraahmed8817 2 месяца назад
xaqiqdii wax badan ayaan ka faaiday ciwankan shukran our Dr Jazakalaah🙏🏾 ugu danbeen waxaa tihin faidada umada somaliyeed hore u socda✊🏽🙏🏾
@Saamiya33
@Saamiya33 2 месяца назад
Maalin waliba oo jimce ah waa sugaa kheyr ilaahay ha idin siiyo
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 2 месяца назад
الله يحميكم ويحفظكم يارب ❤
@munomaanka1005
@munomaanka1005 2 месяца назад
M.a alle ha idin dhowro adun iyo akhiro d.r adnan d.r sirka ❤❤
@fardowsocdy7696
@fardowsocdy7696 2 месяца назад
M.a qeyr Ilahaay haidiin siiyo❤️
@maryamsiyad8301
@maryamsiyad8301 2 месяца назад
Mahadsanudin wll khary allaha idin siiyo
@hoodoabdirahman3766
@hoodoabdirahman3766 2 месяца назад
Thank you so much my brothers
@AyaanMaxamed-po7df
@AyaanMaxamed-po7df 2 месяца назад
Alle ha idin xifdiyo
@Sacdiyacom
@Sacdiyacom 2 месяца назад
Mahad haidinka gaadho dr runtii barnaamijyadiina waa wax ku ool maskaxdayadana dhisaaya mida kale waxaa i cajabiyay barnaamijka dadka ugu badan ee daawada waa hablo well done my sister's aqoon kororsi idinku ogahay marwalba
@fartuunmataan9022
@fartuunmataan9022 2 месяца назад
Maasha allaah ilaahay ha idin barakeeyo waxaa tihiin labo qofood oo ku dayasha mudan lavo dr oo afkaaga hooyo ku hadlaayo oo wax kasta oo maskax teena ka guuxaayo sidagan oo fudud uga jawaabaayo kuna fahan siinaayo
@dhiirigalisoSamiiro
@dhiirigalisoSamiiro 2 месяца назад
Thank you doctors really i love this podcast 🎉❤
@Mascuud0
@Mascuud0 2 месяца назад
Allah idiin barakeyo DR’S waa mowduuc aad muhiim uah ❤
@Inasheikh-w3s
@Inasheikh-w3s 2 месяца назад
Mahadsanidiin our doctors 😊
@zamiiraahmed1698
@zamiiraahmed1698 2 месяца назад
Mahdsanid Dhakhaatiirtayadi Ilaahy khyr hydinsiiyo Halkiina kasii wada❤
@FahmoAli-kt1dp
@FahmoAli-kt1dp 26 дней назад
Doctors Aad baad umahadsantihiin👏
@ilhamahmed5140
@ilhamahmed5140 2 месяца назад
Manshalah alle ha idin barakeeyo wll
@deeqamuuse7143
@deeqamuuse7143 2 месяца назад
M.a sirka iyo adnaan mahadsanidiin wllo waa mawduuc aad an ugu baahna inaaad ka hadashaan waayo waxa tihiin Dr an jeclahay podcast kooga
@xafsaaxmed725
@xafsaaxmed725 2 месяца назад
It's so amazing keep going jasakumu Allah khayra 🥰🥰🥰
@Gureeymahdi44
@Gureeymahdi44 2 месяца назад
Dr, adnan io dr as allaha ha idin xafido
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 2 месяца назад
Masha Allah tabarakallah laba inan oo dagan
Далее
DOPAMINE & MEELAHA LAGA HELO | ADNAN & SIRKA PODCAST
33:57
СДЕЛАЛИ СОБСТВЕННЫЙ МУЛЬТИК
25:15
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 8 млн
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 6 млн
WAX KA OGAAW DHIIGA CAADADA | ADNAN & SIRKA PODCAST
43:05
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
15:42
DHIBAATOOYINKA HURDO LA'AANTA | ADNAN & SIRKA PODCAST
49:25
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
СДЕЛАЛИ СОБСТВЕННЫЙ МУЛЬТИК
25:15