Тёмный

Casriga hada iyo Caruurta maanta! | Meehaal Podcast 

Meehaal Media
Подписаться 20 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Welcome to Meehaal Podcast! 🌟 Dive into engaging discussions on social awareness and personal development.
Follow us on Twitter, Facebook, Instagram, and LinkedIn for updates and exclusive content. @Meehaalpodcasts
This episode is sponsored by bilowcapital.com
💼 Invest with purpose and social responsibility.
Check them out!
X / bilowcapital
IG / bilow-capital
Contact
Hargiesa, Somaliland
info@bilowcapital.com
Subscribe now and join us on this journey of self-discovery and positive change. Let's grow together!

Кино

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 месяца назад
Mash allah waa barnamuj fiican ustaad pilaal now
@Meehaalpodcasts
@Meehaalpodcasts 4 месяца назад
Mahadsanid wll
@MuunaMaxamed-je6iy
@MuunaMaxamed-je6iy Месяц назад
Masha allah ❤❤❤ shukran
@abumahirabshir575
@abumahirabshir575 4 месяца назад
Mashaa allah
@SuheybmaxamuudMaxamed
@SuheybmaxamuudMaxamed 4 месяца назад
M.a ❤
@nadiiraadan5785
@nadiiraadan5785 4 месяца назад
Jiilka danbe hanoo dabeeye aniga dhawr bilood ayaan aniga I aflagadeesay cilmi nafis xaal qaado si kasta isdhi u cafi kk. Wali ila suurtobi ladahay inantaasi siday igu xadgudubtay markaasan Somaliland ka quustaa qof celmi nafis u raadsanaya ama therapy u aadi sirtooda ku aaamini fadlan inantan ka taxadira waxay afka ka sheegayso caloosheedu ismalahaa
@ishwaaqdheemanhusein1025
@ishwaaqdheemanhusein1025 4 месяца назад
Ma inantanba dhib kasoo gadhay
@nadiiraadan5785
@nadiiraadan5785 4 месяца назад
@@ishwaaqdheemanhusein1025 haaaa
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 4 месяца назад
Naa beenta miyaa akhiro ma. Lagusoo tagaya hadalka
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed 4 месяца назад
Ma jecli anigu waalidkay wll Ma khadbaa mise waa sax ii sheeg wll
@abdirisakmohamed5664
@abdirisakmohamed5664 4 месяца назад
haa waa qalad
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 4 месяца назад
Sabab baa jirta kolay sababta adaa og wll lkin waxaan ku dhihi lahaa walidkaa nac ama jeclow taas muhiim maahan lkin waxaa muhiim ah inaa dhaqan wanaagsan kula dhaqantid u dabcisid hadalka markasta u dhoolo cadaysid tustid inaad ku farahsan thy oo aad jeceshahay lkin uurkaaga waxa kugu jiro aduu qaas kuu yhy kaliya asxaan iyo wanaag kula dhaqan xitta haday yihiin dad qalafsan oo ad adeg tas wa taladayda😊
@al-bashirdermalclinic
@al-bashirdermalclinic 4 месяца назад
Sidii qurbajoogta u hadlaysaan waamaxay is adkeeya sxb
@sundussaid3650
@sundussaid3650 4 месяца назад
M.allh ❤❤❤
@Meehaalpodcasts
@Meehaalpodcasts 4 месяца назад
Mahadsanid wll
@ibrahmmirad
@ibrahmmirad 4 месяца назад
Tele fnkeeda
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed 4 месяца назад
Trauma 100/73 waxa ilmaha ku keena neglect oo micnaheedu uu yahay in ilmaha la dayaco markii uu yaraa ama la tuuro markii uu yaraaa
@Sacdiyo-su5gy
@Sacdiyo-su5gy 4 месяца назад
Xanuun
@siikhsiyaar
@siikhsiyaar 4 месяца назад
magaca beegka macalimada magaciisa noo soo qor
@Meehaalpodcasts
@Meehaalpodcasts 4 месяца назад
Janaat Podcast walaal
@muwahibchannel3573
@muwahibchannel3573 4 месяца назад
janaat podcast
@sahalduale7531
@sahalduale7531 Месяц назад
Ma aragtay pageka dhowrsan ee janaat podcast
@amsamahad
@amsamahad 4 месяца назад
marka dhageystey podcast waxan xanustey yarant3ydi wanan iska lilmeyey 😢 waxan jiira 19 imika waxan isku dhiri galiya wanaga inan sameyo xumantana ka foogado oo ay beentu ka miid tahey iyo tuugnimoda iskumana karo inan iska dhaafo beenta waxey ila noqotey waax cadiya mana iga ahan dhaqankeyga yaranteydi marka runta sheego waxa la kulmi jirey dhibato fara badan maar la igaraco waliba sii arxan dara ah. markan beenta sheegana waxba igma dhici jirin wanan ka bad badi jirey dhamantood lkn dadkasi mey ahey walidkey aniga ii dhaley walidkey hada waxa ii joogan meel sare oo waxa igu dhacey iyaga iguma sameyn waxan is odhan jirey mar walba beenta maxa uu deyn ladahey runta markan sheeg is idhahdo waxan uu baqaa sidi oo dab la igu riidayo waan garira dhamantey wadna garaceygana xoog ayu noqda waxa iga tala ah carurta xiigtada laga tagoo ee an diib loso eegin xaladoda in la iska jiira 😢
@Meehaalpodcasts
@Meehaalpodcasts 4 месяца назад
Aad iyo aad baan ugu faraxsanahy inaad maanta gaadhay darajada ( accepting and convention) qirashada iyo aqbalka. Waana marka aad dawayn karto dhaawacyadii ku soo maray. Hore u soco waad ka bogsan inta kale akhri buugaagta ku saabsan xaaladahaa. Adiguna qor wixii ku aoo mary. Mahadsanid
@amsamahad
@amsamahad 4 месяца назад
@@Meehaalpodcasts mahadsanid
Далее
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Просмотров 9 тыс.
The Future of Brawl Stars in 2025!
04:27
Просмотров 2,3 млн
DHIBAATOOYINKA HURDO LA'AANTA | ADNAN & SIRKA PODCAST
49:25
Sidee ku gaari kartaa hadafkaada?
15:51
Просмотров 723
Ababinta aqooneed ee caruunta | Meehaal Podcast
50:17
Просмотров 3,1 тыс.
Maxaa Dila Soo jiidashada Naagaha? #EP27
1:39:56
Просмотров 89 тыс.
6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I @MubarakHadi
12:21
087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.
35:15
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Просмотров 85 тыс.