Тёмный

Nabad Galyada Djibouti anaga Gacanta Ku Heyna Oo Somaliland ayaa. 

Bulsho News
Подписаться 394 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Nabad Galyada Djibouti anaga Gacanta Ku Heyna Oo Somaliland ayaa.
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@samizakariya5155
@samizakariya5155 2 месяца назад
Viva Djibouti from Mamulka SSC Khaatumo. Somalia waa mid
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 3 месяца назад
WAAR MAXAAD JABUUTI UGU WALAATEEN CARUURTIINA IYO NAAGAHIIN AYAGA AYAA SHAQO AQOONSI DOONTA MARKII AAD ISKU MASHQUUSHEEN OO WAKHTI SIINWAYDEEN MARKA IDINKU ISI SAX DADKA IYO DALKA DUCADA QABANA ISKA DHAAFA OO JOOJA IGU SAWIRTA
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 3 месяца назад
Muuse waa ninka sland ceebeeyay intuu cadawga u naagaynayay ayuu dalkii bahdilay inkaari haku dhacdo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 месяца назад
HABARKA ADDUU KUGU NIQANYAA
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
Maxamedoow Alle ku ceebee oo ceebtaada ma asturu muuse wax muu ceebayne Alle akhiro iyo aduunba ku ceebee
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
Inkaar Alle kugu rid muuse kuma arko qoraal kaagee inaa meeshan u fadhiya ina dhiloow
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 месяца назад
Ma lihin cadow aan Somalia iyo Jabuuti ahayn
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 3 месяца назад
Sland guul
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 3 месяца назад
iiwad sheekada!
@aliabdi5708
@aliabdi5708 3 месяца назад
❤❤❤❤thanks gesii somaliland der thanks 🎉
@mouminaaden1005
@mouminaaden1005 2 месяца назад
Walalo gof wayin ba tahay ee nabad galyada ad shegayso Allah ba haya ee somaliland uma hayso jabuuti wa dad dacad ha ee somaliland margay buurbuurtay jabuuti ba inika wa inila gabatay ee intina nol gu haysata
@ChimcaSulub
@ChimcaSulub 3 месяца назад
Waarkan somaliland babi iyay la tali haddii aad cid latslinayso
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 месяца назад
Kkk
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 месяца назад
Kala fogaa siyaasiinta Soomalida iyo kuwa Somaliland!! Weli waxay wadaan kuwa Somaliland walaalnimo ee Soomaalinimo beri hore dhimatay. Kuwa Soomaalida kalena sida wasiir Fiqi iyo Faarax Macalin siday u hadlayaan daawo.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 месяца назад
Awdal stat somalia
@سعيدالصومالي-د2ع
@سعيدالصومالي-د2ع 3 месяца назад
Yaaaa
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 месяца назад
Djibouti is small failed state
@Saajac2024
@Saajac2024 2 месяца назад
@@sssdddf8508 REER MII AAF INGIRISIGIBAA WAXAAD KAA BARATAAY FAILED STATE.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 месяца назад
Awdal baa Amxaar la dhajin Yaa yiri!!!! Booramay kibirka muuse diida:
@Hciid
@Hciid 3 месяца назад
HADALADA IYO DHAQAMADA NOOCAAS WAXAA LAGU YAQAAN YAHUUDA AMXAAR BAAN AHAY IN WAX KA WAYN SOO SOCDAAN WAA ISKA CADEED
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 месяца назад
IGUU SAWIIR KKKKK XAMAAR BAA ALBABKA KAA FUURAN
@fe8445
@fe8445 3 месяца назад
Beentii 30ka sano ee waa nala xasuuqay baa dhab u noqon doonta. Soomaali oo dhan bay cadaw ka dhigteen.
@housseindjama4825
@housseindjama4825 3 месяца назад
War beenta iyo riyada iya isla waynida iska dhaafa
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 3 месяца назад
Isaaqow horta yaa walaalkin ah,taasi waa been ee munafaqads iskadaaya
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 3 месяца назад
qabiil qabi8lkale dowlad isaga dhigaya markey doonaana xabashi ka gadaya war iska dhiciya gunta
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 3 месяца назад
awdal iyo salal dadka iska leh baa taladeeda leh ee xabashi malaha mana siin kartid dalka soomaali baa leh
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 3 месяца назад
Shalay waxaa idinla dagaalamay siyaadbare oo kursiyiisa ilaashanaya sida ay ku socoto hadaanay is bedelin waxaa idinla dagaalami doona somali idin aragto in aad tihiin cadowga isirka soomali ka fekera talabooyinkiina
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 3 месяца назад
Ciidamada Huwanta ee Jooga Fiqi fuliye marka hore iska durjiye ? In aad isku tashateen ceeb ma aha .... laakin inbaad itoopiya siisaan bad iyo dhul wax la aqbali karo maaha ee ka jooga hadii aadan ka joogina idinka ayaa ka shalaayi doono
@abdulraven4970
@abdulraven4970 3 месяца назад
Nabad galyada laascaanood ka hadal ta Djibouti waxba kama qaban kartid
@Saajac2024
@Saajac2024 3 месяца назад
REER JIBUUTI WAA DAAD ILBAXIINAA REER MIIGAA UMA JAAWABAAN. MAAN GAAB NIMAADOODA WAA WAXAA AAY OROMADAA DAABADA UGAA GAALEEN.
@samizakariya5155
@samizakariya5155 2 месяца назад
Sool iyo sanag iyo cayn maxa ka galay. Issaqland ka hadal
@Saajac2024
@Saajac2024 2 месяца назад
@@samizakariya5155 jahiilkaa muse bixii u sheeg ee oromo uskaak ah naagu dhaajinayaa.
@AbddiUhu
@AbddiUhu 3 месяца назад
Djabouti been haka sheegin iyadaa somalinimda ka bixi karin ......iskadaa adoo reer ah...
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 3 месяца назад
Odaygaan sowkii lahaa sool hubka soo xareeya ciidankana haisa soo dhiibaan markii laga adgaaday waa comedian odaygaan!!!
@shaficali5991
@shaficali5991 3 месяца назад
Naftu hadey kalxanta soo dhaafto waxba la iskama aqbalo. Shaley wuu hanjabayey mantana waakan le aan wada hadalo kkkkkkkk
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 3 месяца назад
Waar naftaada ilaali jabuuti waa dawlade yaa indoor
@timowayne6993
@timowayne6993 3 месяца назад
Adigu naftaada ilaali Afar baan taageeranaya
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 месяца назад
Dhuusaa dhuusa dhuuusadu qabatay kabaaruuday kabiniftay sac labooray boortii qabatay yaa is gaadhay
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 3 месяца назад
Fardo laysugu joogo maxaa laysugu faani,
@fe8445
@fe8445 3 месяца назад
Hadal iyo faan baad haysaan. Jabuuti ma SSC bay ka liidataa. Soomaaliya loogama baahna gooni u goosato. Aada Gondor iyo deegaam Amxaar.
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 2 месяца назад
Xaarood ku xaar xaarood dulmane 😅
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 3 месяца назад
Badh badha iska daa doqonyow bila hadaf bad tihin umadi ilahay iyad nagu wada dirten od colad nogu aburten war shicibka uu tudha oo kadaya dhibatada
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 3 месяца назад
Noo sheeg dhibta loo gaystay jabuuti?
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 3 месяца назад
@@AhmedAli-fb7ub war cay iyo aflagado iyo dadka odhan lacolowno iyan caqli ah mise dad reer jabuuti ah oo nacayaya iyad aragten inaga unba caytamayna
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 3 месяца назад
Shirkii FIRDHIYE & IGAD oo guul siyaasadeed ku dhamaadey
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 3 месяца назад
Mayee jabuuti iska daaye laas c aanoodna adaa gacanta ku haya
Далее
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00