Тёмный

XM oo Maalmo Mashquul badan gashay & Ciidamada ISRAIII oo Lumiyay AFAR Arin oo Muhiim ah | 

MARACADDE SHOW
Подписаться 594 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Развлечения

Опубликовано:

 

20 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 141   
@drabdurahman_mohamoud_ali
@drabdurahman_mohamoud_ali 10 дней назад
Sahnuuniyadu waligood ba waxa ay si aan gabasho lahayn ula dagaalamayeen maskaxiyan iyo jidh ahàan falastiiniyiinta, dhacdada ah in maxaabiista ay xidhaan la arko marka ay soo daayan dhibaatada ay ku jiraan iyo caafimaad darrada ay kala kulmaan xabsiyada yuhuuda waa isla dagaalka ay waligood ku hayeen shacabka reer falastiin. Ustaad Maracade àad bàd u mahadsn tahay. 🙏🙏🙏
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 10 дней назад
اللهُمَّ يا من لا يُهزم جُنده و لا يخلف وعدُه و لا إله غيره كُن لأحبابنا بفلسطين عونًا ونصيرًا. ‏اللهم انقطع الرجاء إلا منك، وخابت الآمال إلا فيك، وانسدت الطرق إلا إليك، وأُغلقت الأبواب إلا بابك، فلا تكلنا إلى أحدٍ سواك !! رُحماك بأهلنا في غزة يا رحيم ،اللهم أبدل ضعفهم قوة ، وخوفهم أمنا ، وعجزهم قدرة يارب 💔
@XasanMuhumed-fz8xl
@XasanMuhumed-fz8xl 10 дней назад
Aamiin
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 дней назад
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا
@user-lp4re1zq1c
@user-lp4re1zq1c 10 дней назад
Ustaad Mohamed isse Maracadde Aad baad ugu mahadsantahay Barnaamijyada quruxda badan ee aad nala wadaagtid🎉
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 10 дней назад
أللهم أنصر إخواننا المسلمين في فلسطين
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf 10 дней назад
Mahadsanid maxamad ciise alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba. من لايشكر الناس لايشكر الله
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs 10 дней назад
Xamas ❤ Guuuul Mujaahidiinta Islamiga ah ee cadowga Islamka iyo umadda Falastiiniyinta baaba'a udaaray 2023_2024🎉❤
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI 10 дней назад
Somaalida waxaan ulayaabay "guul" ayay kuleeyihiin😂😂 waxa duco ayay ubaahanyihiin mooye guul hadaad tiraahdo maxaad faa'idi. Uducooya dadka ra'yigiinana dhiibta
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs 9 дней назад
@@HASSANSUHUFI micnha guul hadan dhihin maxa dhaha deg deg wa camal sheydan wax hubso malin walba uduceyna wllha Falastiiniyinta
@adonallah
@adonallah 10 дней назад
اللهم انصر اخواننا في غزة اللهم ثبت اقدامهم وسدد رميهم اللهم صل على محمد وعلى ءاله وسلم
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 10 дней назад
Allow guusha sii Mujahidta reer Falastiin
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v 9 дней назад
Xm way guulaysandonta yuhudna way jabidonan insha alah
@user-uw3ei5og1o
@user-uw3ei5og1o 10 дней назад
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين وفي كل مكان
@MaxamadAxmadcali-wv6uu
@MaxamadAxmadcali-wv6uu 10 дней назад
qofkii ugu horeeyay ee maanta muuqaalka daawaday
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 10 дней назад
Wanaasan oowacan mahadsanit walaal Allah hubarkeeyo Mohamed Isa ❤
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 10 дней назад
Guul falaastin inchalla
@omarosman619
@omarosman619 9 дней назад
Maracdoow, Xisbullaah waxaa looga cabsanayaa waa xisbigii ILAAHAY SWT iyo muslimiinta saxda ah.
@ismailmohamed7730
@ismailmohamed7730 9 дней назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين
@user-vb8lq6vf9q
@user-vb8lq6vf9q 9 дней назад
اللهم أنصر إخواننا المسلمين في غزة
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 9 дней назад
Aad baad umahadsantahay maxamed ciise maracade show sida quruxda badan ee barnamishkan nosoo garsiisid ❤❤❤❤❤❤❤
@axmedmaxamef675
@axmedmaxamef675 10 дней назад
Kusaliya Nabiyadda Nabi maxamed scw scw scw khayru khalqullahi Nabi ibraahim scw scw scw abbul anbiyaa
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 9 дней назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@JamaalAadam-nx3bt
@JamaalAadam-nx3bt 10 дней назад
Alaha u gargaaro muslimiinta falastiin
@mahamoudali
@mahamoudali 10 дней назад
Bismillaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa Yaa allaah yaa duntiqaam yaa allaah yaa casiis yaa allaah yaa casiis yaa allaah yaa shadiidul ciqaab Allaahumma calayka bilyahuud Allaahumma aamiin
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 дней назад
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gj5dk6ku4i
@user-gj5dk6ku4i 10 дней назад
Wll maxamed ciise marcade shaw jumca lamida Aadbaan kuu salaamayaa wararkaaga aaadbaan ula socdaa
@user-gj5dk6ku4i
@user-gj5dk6ku4i 10 дней назад
Wll maxamed ciise marcade shaw jumca lamida Aadbaan kuu salaamayaa wararkaaga aaadbaan ula socda
@MohamedYonis-pq2ps
@MohamedYonis-pq2ps 10 дней назад
Wll Maxamed ciise aad baad ugu mahadsantahay sida aad noola wadaagtid macluumaadyada rasmiga ah ee dagaalka magaalada qaza ❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 дней назад
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 9 дней назад
♥️Jico mubarak The best reporter in the world that I like the most is Muhammad iise♥️
@AbdulkadirAbdullahi597
@AbdulkadirAbdullahi597 10 дней назад
Guul Falastiin Insha Allaah 🇸🇴🇵🇸💪
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 9 дней назад
Allaahu akbar allaha guuleeyo falastiin
@najibyare6841
@najibyare6841 10 дней назад
Balan iga qaad inad salaada ilaalinayso wll
@shindonunowhussein9312
@shindonunowhussein9312 10 дней назад
Jazakallah wll ❤
@Ahmedmohamed-og9uu
@Ahmedmohamed-og9uu 9 дней назад
Macalinka mahamed isse waan aamin sanahay in aad tahay wariyaha 1aad ama labaad ee soo gudbiyo xaalada dhabta ah ee ka jira aduunka .waadna ku mahadsan tahay waana kaaga mahadcelinaynaa .
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 9 дней назад
Cabsi iyo argagax ilaa dhimashada aan dhamaad lahyn Allaah haku dushooda haku dajiyo dhamaan cadawga islaamka Aamiin
@user-bf1vw3eq2x
@user-bf1vw3eq2x 10 дней назад
اللهم نصرك😢
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 9 дней назад
Wariye jisakAllah khair, wanada iyo warbixintaba .
@Hudle-qx5eb
@Hudle-qx5eb 10 дней назад
Mahadsanid maracadde
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 9 дней назад
Scw scw scw scw scw scw shukran
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 10 дней назад
Israiil meesha ciidan kuma haysee wa in ay iskaga Holesha Gaza ❤😂😂🎉🎉🎉😢😮😅😅😊
@MacalinAxmad-z3s
@MacalinAxmad-z3s 10 дней назад
Jicmi wanaaagsan
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 дней назад
Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭 Aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲
@dekmuhammadfarah6403
@dekmuhammadfarah6403 9 дней назад
Allaha ugargaaro walaalaheen reer falastiin
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 9 дней назад
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXADA malinka JUMCAHA (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 9 дней назад
Xisbullaah iskama celin karaan😅guul xisbullaah inshaa allaah❤ jimca wanaagsan mara cade. guul inshaa allaah mujaahidiinta reer falastiin. Inshaa allaah allaha baa'bi'iyo gaalada iyo yahuuda iyo wixi la jira oo taageersan aamiin yaa allaah🤲
@muniirhappy5267
@muniirhappy5267 10 дней назад
Su al wll madhihi kartid miyaa mujaahidiinta xamaas
@ahmedmuse327
@ahmedmuse327 10 дней назад
Asc Maracade faanbadanaa ma malaynayo in wax weerarayso Isra’ll
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf 10 дней назад
يارب العالمين يارب ياكريم يالله ياالله ياذل الجلال والإكرام يا حي يا قيوم ياقوي ياجبار ياخالق البشر يارب هذا الكون كله يا رب السماوات والأرض يا رب كل شيء كله اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم وسدد رميهم اللهم امين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 9 дней назад
greeting from Kebridahar
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 9 дней назад
Machaallah
@abdihayd2924
@abdihayd2924 10 дней назад
FREE ❤ FALASTINE. MAY ALAH GIVE THEM VICTORY ALAHU MA AAMIIN ❤❤❤
@tufaahahmed992
@tufaahahmed992 10 дней назад
Allaahu akbar waa mincindilaah
@khatraharunaadamu6117
@khatraharunaadamu6117 9 дней назад
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi
@asnsatellite301
@asnsatellite301 9 дней назад
Allah garab gala walaalaheen XM
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 10 дней назад
❤❤❤Allaahu Akbar ❤❤❤
@AdnanMaxamed-nb1hu
@AdnanMaxamed-nb1hu 9 дней назад
Xamas guuuul inchallha ❤
@anakaligakujecel5798
@anakaligakujecel5798 9 дней назад
Alahaa.kuxifdiyo.walaal
@nasrocabdi5956
@nasrocabdi5956 7 дней назад
guul falastiin Insha Allah
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn 9 дней назад
Maracade Saxb wararka Hakusho celceline hote ugasoco working Galatasaray Hakusho dhexdarin kahabenimo
@suleekhamowliid9296
@suleekhamowliid9296 10 дней назад
Allow yuhuda jabi yaa rabi
@abdihayd2924
@abdihayd2924 10 дней назад
FREE. AL QUDUS SOON IT WILL BE FREE. INSHALAAH
@The-right_of.Islam1
@The-right_of.Islam1 9 дней назад
Thank you brother ❤❤
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 10 дней назад
Masha allaah
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 9 дней назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@Hadaya-s2z
@Hadaya-s2z 9 дней назад
Guuul insha allah
@user-se8it2mr2k
@user-se8it2mr2k 9 дней назад
Xamaas gooool wac iyo xesbolaax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p 10 дней назад
Alle ha ugargaaro rergaza musiibadaan illaahay haka dulqaado 😢
@inajowharCarab-qh9ix
@inajowharCarab-qh9ix 9 дней назад
Wllo warar kaagu warkliya maha macal waano weeye
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 10 дней назад
Juma Mubarak Asxaabta
@iftiinisak6522
@iftiinisak6522 9 дней назад
Xamas hubkooda kalsooni badan ayuu siiyay yahuudana fashil badan ayay lakulmeen
@user-isma22
@user-isma22 10 дней назад
Jimco mubaarak
@XawaCige
@XawaCige 9 дней назад
Allow uhili rer farastin Allaw gulaystaan rer farastin Allaw gulaystaan rer farastin Allaw gulaystaan Allaw baabi isreal meelwalba balayo daran allha kaga keno
@fayslhase5923
@fayslhase5923 9 дней назад
Maxamed❤
@user-gj5dk6ku4i
@user-gj5dk6ku4i 10 дней назад
Maxaa ka dhalan kara wll hadii la baabiyo shabakada korontada
@Aadane1
@Aadane1 10 дней назад
Iftiinka cagaaran ma waxaa uturjumatay nalka cagaran (green light) Afsomaliga ilaali wariye
@HasanMalawowMiris-sy1iw
@HasanMalawowMiris-sy1iw 10 дней назад
Asc uataad waad kumahadsan tahay buraarujinta aad jimce walpa Inoosootabiso Allah kaa awaal mariyo ❤
@AmdeeqMustafe
@AmdeeqMustafe 10 дней назад
21/6/2024 day 1 ha is dhiibin
@daherdadalgoulal781
@daherdadalgoulal781 10 дней назад
Jimac Mubarak
@user-jd3pu5sx8f
@user-jd3pu5sx8f 10 дней назад
Oo Sooki Laha Maraykangu Ha Weerarin Hezpollah Marayganku Israel Dad Awood leh Bu U haystaa Wllhy Iyago Hamas Dhaqaajin L,a
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 9 дней назад
♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 10 дней назад
Allaha u gargaaro falastiin .
@naam9190
@naam9190 10 дней назад
Saraaya qudsi ayaa la haleshay diyarad waday dhawac iyo meyd
@HodanCismaan-sh7vx
@HodanCismaan-sh7vx 9 дней назад
Asc maracade Waxaa aad war bixin kooban kasoo diyaarisaa qariirada garabka Kaga sawiran ciidanka gumaystaha yuhuuda qariiradaas oo aanay dad badan ku baraarugsanayn Mahad sanid
@hamdiabdimohamed6715
@hamdiabdimohamed6715 10 дней назад
Jimca wanaagsan Maracade Istanbul baan joogaa waraarkaagana aad baan udhagaystaa waad mahadsantahay
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 10 дней назад
Kostantinopolis'te misin hanim
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 9 дней назад
☘️🌿☘️🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 10 дней назад
Yuhuuda dhamaadkoodi baa soo dhow wlle
@saasmaydane4287
@saasmaydane4287 10 дней назад
asc waxan ahay tagerahaga lkn waxan kugulatalinaya wll muhimada saar sidi hore inad war ka nuguso gudbiso malmahan danbe falanqayn ayad ubadatay warkaga wax war ah oo waxa calamka ka dhacayo ah uu kuyar yahay fadlan waxan jcln lahayn inad sidi an kaga baranay awoda sartid warka calamka gar ahan war ka qasa ad falanqaynta yarayso
@user-se8it2mr2k
@user-se8it2mr2k 9 дней назад
Marcade show
@Cumar2
@Cumar2 10 дней назад
Scw
@adansandheere7284
@adansandheere7284 9 дней назад
Chumco lmd ah wllkayga
@user-gf1wt3op2b
@user-gf1wt3op2b 10 дней назад
❤❤❤
@sharmarkexasan4345
@sharmarkexasan4345 9 дней назад
Asc malaga yabaa dadka laxirayo in lagu tijaabiyo daawooyn ayrabaan in ay ogaadaan sida ay wax yelayso kadibna maskaxda qofka ama xubnaha wax yeelaysa marka laga reebo jidh dilka ayku hayaan.
@CraxmanMohamed-jj8sk
@CraxmanMohamed-jj8sk 10 дней назад
M,a
@jamaalcalicabdala3603
@jamaalcalicabdala3603 10 дней назад
Xusbilaah inlaweeraro Waa Mada.Daalo Ay isku Ogyaheen Laguna Xalaalewysanaa Dhiiga Shacab ka Qasa ?
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 9 дней назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@maysaan50
@maysaan50 9 дней назад
Guul mujahidinta ilahow garabkoda noqo
@CaliJama-ee6hu
@CaliJama-ee6hu 10 дней назад
Scww walaal waxaad ogaataa in hadii la xanuujiyo israil maraykanka iyo reer galbeedku ma aamusayaan ee waxay keeni doonaan ciidamo iyo huba scww
@user-se8it2mr2k
@user-se8it2mr2k 9 дней назад
Wll
@user-se8it2mr2k
@user-se8it2mr2k 9 дней назад
Asc
@asadderowchannel3232
@asadderowchannel3232 10 дней назад
Maracade noo faaide Pov: IDF: ay so qoraan warbaahinta
@naam9190
@naam9190 10 дней назад
IDF ciidamada yahuuda la yirahda, waxana laga wada ciidamada dhulka cirka iyo bada Israel
@asadderowchannel3232
@asadderowchannel3232 10 дней назад
@@naam9190 shukran 🤗
@Fays2010
@Fays2010 9 дней назад
Xizbullaah & Isreal waa 2 team oo aan saas u kala fogayn duurka la iska garaacayaa dhirtaa la gubayaa dhib kalena ma jiro. Caalamka Islaamka ee burburay bay tusayaan riyaawad Shiico-Jews-Western ah, macnaha khiyaali
@user-fy6km3js1l
@user-fy6km3js1l 9 дней назад
waxay ila tahay yuhuudu waa fuley lkn waxaa dabataagan maraykanka markaa meesha cabsi ayaa taala hubka nukliyeerka ah yuhuuduna wey isticmaali markay jabto saw maaha khatar difaac loo hayn mase haysataa iran hubkan nukliyeerka ah kaliya 10 madax haday haysan lahayd iraan maanta cadowku wuu ogolaanlahaa nabada
Далее
Top U.S. & World Headlines - June 26, 2024
9:50
Просмотров 168 тыс.
Zeer grote brand verwoest kerk in Hoogmade
1:24
Просмотров 31 тыс.
WARAR CULUS: US | JABUUTI | INDIA | IRAN | ISRAEL WAR
18:32