Тёмный

#Narcissist 

Somali Motivation Podcast
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

#Dhiirigalin #Somali #Somalipodcast
waxa barnaamijkani si faahfaahsan uga hadlayaa Narcsissist ka iyo labadiisa nooc ee ugu weyn iyo calaamadaha lagu garto, habdhaqankooda iyo sidii aad ula noolaan lahayd.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@duniyo4954
@duniyo4954 2 года назад
Abaayo shaqo wanaagsan cudurkaan somalida waaba ku badanyahey waaba taan nabad iskula noolaan lanahey halkaas ka wad waxbadan baan kaa faaidey guuleyso walaashey
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 9 месяцев назад
😮😢😢🎉❤xili rabay helay mhdsanid qaali atkatay qali🎉😂
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 7 месяцев назад
❤️
@cayuuush1045
@cayuuush1045 2 года назад
Mowduuc aad uwanagsan ayad kahadashy wlh abyo oo aad aan ugula yaabnaaa arinkaas waxa uu yahay Anyway wa mhdsnthy 🙏
@hannahassan2574
@hannahassan2574 3 года назад
Thank u abayo.. I have my husband who is a narcissist and just realising this .. I thought I was going crazy apologising to him even though he was hurting me .. I am now going through divorce .. inshallah
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Feeling like crazy is a gaslighting symptom. Watch the Gaslightning episode on my RU-vid channel it will help alot.
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
@@ilhaanxabiib5198 information is power. learn and search more, then do what is good for you and your children.
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
@@ilhaanxabiib5198 Find a therapist for your self or couple therapist for both of you. if you are in Sweden for example there are SMS or Phone therapist it will help you a lot. good luck love
@aliguuleed9652
@aliguuleed9652 3 года назад
Thanks sister
@dee6159
@dee6159 Год назад
Contact me
@queenjiija5572
@queenjiija5572 2 года назад
Dad xanunsan waye oo abadkooda cafimadenin allaha wax manogu daro
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 2 года назад
Walashay I can’t thank you enough I am going through this right now somalidena ma yaqanan markan research badan sameeyay ayaan is idhi somalina ku radi saas ban video gan ku helay and also. Wllo nimankena somaliyeed iyo dumarkaba wayka buixaan waxana loo bahanyahay in dadkena lo wake up noqdan oo is cawiyaan oo loo gargaro hooyoinka ilmaha la dhibataysan ee oohinti ka dhamatay ee qarsanaya and abayasha la midka we need somali therapist wlh our people need help a lot of mothers are suffering and just worried about get divorce. And instead of supporting each other ta kaliya ee xalka moda in la furo ama inta laliya ee r Eerkoda ka tagta because hooyo iyo abo midkod narcissist yahay bay ku dhex jiran caybay u dhintan iyo fadexad I hope inaad ifahamtay dadkena xanta iyo fadexada iska daaya ee is caawiya please.
@munabeauty6586
@munabeauty6586 Год назад
Walaalo dadkeenu way jecelyihiin Narcissistic people oo ma garanayaaan habdhaqankoodo iyo sida wajigoodu isku badbadalo qofka la nool mooyaane dadka kale waxey tusaaan waji aad u fiican qof wax badan darsey oo cilmi leh uun baaaa soo saari kara 😢
@user-yu2hl2ke3w
@user-yu2hl2ke3w 3 месяца назад
Thks. Walal X kayga ah hal cunug isku dhalnay kina wu iga qatay marku shansano garay wilkas so wax dhib miyu ugesankara inkasto aad uu ujecelyahay ilmahiisa!
@princeshashu9071
@princeshashu9071 Год назад
Masha Allah, I am here for you sister. Honestly the work your doing is astonishing and very supportve! So many people who are hurting deep down and have no clue why they are going through and what is causing this and so forth will benefit immensely in their very own mother language! This topic is universal but it really defines more in our community as they follow like a sheep and be silenced for speaking up. I hope your plateform grows and our community embraces you for exactly as you are insha Allah! You inspired me to follow my voice and educate those around me insha Allah! 1 love ❤️
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 7 месяцев назад
Thank you so much ❤️❤️❤️😘
@safiyamohamed7625
@safiyamohamed7625 3 месяца назад
Waa wixii lay tusay😂 video gani mar horuu ii ekaa
@CabdulahiNuur-hu5ik
@CabdulahiNuur-hu5ik 2 месяца назад
Wili ma qabtaa😂😅
@lluvleylex9358
@lluvleylex9358 2 года назад
Narcissistic don’t have self reflection it’s spiritual welfare jezebel sprit ayee contract kula Jiraan.
@zuuzuuu7736
@zuuzuuu7736 2 года назад
Thnkz wlshy wx bdn baa kafaidey❤
@degelkhayr
@degelkhayr 3 года назад
Abaaye Istaahil dadka u sheeg waxa sababa Narcissists treats waayo waalidku ayagaa ilmaha kadhiga
@maanoabdi122
@maanoabdi122 2 года назад
waalidka ku dhalay oo dabeecadaha leh kawaran abyo pls talo iga soo sii tnks
@MuktarAbdullahi-gc5pk
@MuktarAbdullahi-gc5pk 16 дней назад
Asc wll waxaad subisaa dadka taladiiina kujira jar ama only waalidka lahadal markii hadalkiina eedeyn noqon rabo katag meesha hadii dadkale jiraan oo kudhahaya hooyada ama aabaha midka narsisstic ah jar halahadln xata hadey dhimasho shacday
@liibancqaadircabdi1444
@liibancqaadircabdi1444 3 года назад
Asc abaayo macato aad ayaa u mahsantahay arin aan ku wareersanah oo 10 sano ley gu haayay ayaa iga jahil bixisay walaahi
@ashalim6931
@ashalim6931 3 года назад
Thank you so much i work with these people for year now
@umualma2451
@umualma2451 Год назад
Thank you sister
@MohammedAhmed-lz2vf
@MohammedAhmed-lz2vf 3 года назад
Thanks for enlightening Istahil Aydeed
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
My pleasure walalo
@MohammedAhmed-lz2vf
@MohammedAhmed-lz2vf 3 года назад
Best regards Estahil Aydeed. Is it possible to contact you at professional level, as a therapist?. Thank you Mohammed
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
@@MohammedAhmed-lz2vf Not yet walalo, but ask away.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 года назад
Manshallah wax fiican baad noo sheegtey
@abdirisakmohamed8995
@abdirisakmohamed8995 3 года назад
Runtii arimahaa dhamaan qaarna waa igu dhaceen qaarna waan arkey dad ay ku dheceen blse wx aan ku qeexo ayaaan la'aa! Lkn waxa la yaableh sida aan ula dhaqmey ayaa ah sida aad talada ku bixisey walalo! Mahadsanid 🙏
@waroodsaid
@waroodsaid 10 месяцев назад
Dadkan aduunka ugu jeclaa baa ahaa nolashaydana babi'iyey anoo daremeen 😢
@farxiyoabdiwahab2011
@farxiyoabdiwahab2011 9 месяцев назад
Like me wlhi 😢
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 7 месяцев назад
Waan ka xumahay waxaan rajaynayaa in aad ka soo kabato insha allah.
@hamdamaygag7017
@hamdamaygag7017 2 года назад
Mahadsanid walalo waan u baahna casharkan😍😍
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
Adaa mudan wlo soo dhawow.
@hamdamaygag7017
@hamdamaygag7017 2 года назад
@@SomaliMpodcast 😍😍😍😍
@user-el4ji5by2i
@user-el4ji5by2i Год назад
Ilahoow iga so gaar ya raabi😢😢😢😢😢😢😊
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 7 месяцев назад
Aamiin
@CabdulahiNuur-hu5ik
@CabdulahiNuur-hu5ik 2 месяца назад
I.a❤
@kafiyahussein2593
@kafiyahussein2593 3 года назад
Whi wxn moday inaad arag tay ninkii an isqabnay because waxan aad ka hadashay hada isagaa wada ah
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 2 года назад
Anigu narcissistic baa ahaan jiray xanuunkaan wuxuu igu sababay inaan waaalidkay caasi ku noqdo hoyadeyna aan dhibo laakiin markii dambe ilaahay mahadii waa isgartay meesha la iga haysto inbadan oo ka mida dabeecadaheyga waa xakameeyey . Hada waxaa la dhibaataysanahay cudur la dhaho (ocd staring)(الوسواس النظر) Asagana waxaan rajeynayaa inaan ka caafimaadi doono
@umumohamedumumohamed4167
@umumohamedumumohamed4167 2 года назад
Maxaa ku cawiye walal
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 2 года назад
@@umumohamedumumohamed4167 caawin see ah
@Arliyochannel
@Arliyochannel 2 года назад
Wll plz mxad iskaga dawaysay narcissistic ga Plz ila wadaag
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 2 года назад
@@Arliyochannel walaashay waxaa iga saaciday in aan xanuunkan ka caafimaado dhawr arimood : Mid 1:waxaa habeen iyo maalin u soo jeedi jiray in aan xanuunkan wax badan ka ogaado sida caalamadaha lagu garto ,sida looga caafimaado iwm 2:qofka qaba Narcissistic Personality Disorder waa inuu si fiican u fahmaa hab-dhaqankiisa iyo sida dadka kale u saameeyo
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 2 года назад
@@Arliyochannel carabiga iyo english-ka keebaa si fiican u garanaysaa
@umuana9408
@umuana9408 2 года назад
Soomaali alla u maqan
@TheSamale
@TheSamale Год назад
Asc Walaashay ,Am Sigma male. Please tell the community What is that. Thank you. And well done keeping up.
@neeha12
@neeha12 2 года назад
Aniga mid narcissist I qabo walal hadii aa murano ma ilahadlo ilaa aa aniga hadlo oo qeyliyo hada waan daalay waan kala aamusan nahay almost hal bil islamo hadalno ifur markan dhahana makufurayo ayuu leeyahay waan daalay runtii stress ayuu igu riday
@Maryam-br9js
@Maryam-br9js 2 года назад
Abyo xal maheshay
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 Год назад
Iska raaligeli marwalba ajar kaad janada ku gaadhaysaa kuu socdee
@saygabakaaro2328
@saygabakaaro2328 Год назад
Silent treatment uu kuu isticmaalayaa. Waa hubka narcissist person isticmaalo. Emotional alert uu kaa dhaigayaa si aa confuse u noqotid ka bacdi aa u qaylisid. Hoos uu ka raaxeesanaa marwalba uu kugu sameeyo arimahaas
@steffe9051
@steffe9051 Год назад
@@saygabakaaro2328wa runta waxeykahelan qeylada , dhibta iyo buuqa wa dad drama la’an an nolankarin oo kaliye dhibta lee radiyA
@zahrasiyad3083
@zahrasiyad3083 2 года назад
Thanks sis
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
U welcome 🙏🏾
@ashalim6931
@ashalim6931 3 года назад
Also they make life hard iyo ey dadka xitaa kugubahdilaan maalin waliba wax ayaa qaldan hadane lamafahmi karo ma ahan and also they have a trouble choices 🤷‍♂️
@dekahassan2505
@dekahassan2505 3 года назад
1.waxa kabaqa inaa qalad sameeyo 2.maxaa dhici doonoo haduu imaado qofka kula joogo 3. Waxaa dareemaa aniga ina slow aahy no attention 4. Masheegi karo waxa iga qaldan 5. Dadka kale markaa lajoogo waxe idareen siyan inaa ahay qof awood leh 6.isla hadal I
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Dhamaan waa arimo aad xun, waanan ka xumahay in ay kugu dhaceen. Raadi caawimaad iyo cid aad ku tiirsato marka hore
@dekahassan2505
@dekahassan2505 3 года назад
@@SomaliMpodcast ma icawi kartaa
@drmoctarali7385
@drmoctarali7385 2 года назад
Psychotherapy u baahanyihin
@saygabakaaro2328
@saygabakaaro2328 Год назад
Hadii hal qof kaliya uu ku dareen siiyo hoos u dhac arinkaas waa psychological and emotional abuse . Gaslight ayaa lagugu sameeyay. Indhaha kala fur. Cognitive therapy baad u baahan tahay walaashey
@steffe9051
@steffe9051 Год назад
@@dekahassan2505abyo iskagatag ilaha kusahlayo meelkaqerbadan adunka umadan imaan inad stress iyo dhib kunolato kuraxeso intayar ad adunka jogto
@keefahmed8627
@keefahmed8627 3 года назад
Wlhi qofkas aniga aya mudo la nool madaxas ayu iga galay
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
waxaan rajaynayaa in aad xal wanaagsan hesho insha allah oo noloshaada dani ugu jirto.
@maandeeq8280
@maandeeq8280 3 года назад
@@SomaliMpodcast abayo wthsa apkaga isii
@halimasharif4569
@halimasharif4569 3 года назад
Inaader aragnay masiibadaa walahi shakhsiyadaadii oodhan baaaba lumaysa xitaa adigii baba iska shaki yaya
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Waa runtaa, waa arin khatar ah qofku markuu isagu isku noqdo.
@drmoctarali7385
@drmoctarali7385 2 года назад
Narcissistic relationship is most somali Behavioral diseases n Parents are responsible
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Год назад
Al run badanaa
@jamalficane3872
@jamalficane3872 2 года назад
alla xuma dadka noocaas ah wan la kulmay very bad personalty.
@ubaxibraahim3241
@ubaxibraahim3241 3 года назад
Abaayo mhdsanid waxbdn ayaa ka fahmey
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Adaa mudan.
@aliibrahim1012
@aliibrahim1012 7 месяцев назад
Abaayo hal su,aal baan Ku weydiinayaa gabadh baan wada socon jirnay markaan jacayl Fara badan aan u qaaday oo ay ogaatey bey igu tiri kuma rabo halkaa xirir keena Ku jar bilaa sabab qof kalaan la sheekeystaa hadana ima deyneyso oo meelna waan kuwada nool nahay hal guri oo dabaq kor iyo hoos Kala daganahay halka aan joogana waa jarmalka cuntadana wey iisoo sameysaa bal mxaan sameyaa adigoo mahadsan 🙏🤔
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 6 месяцев назад
waxa lagayaba inay kujeceshahay badhitan samee intadan dag dagin walal
@shamisalasow4660
@shamisalasow4660 2 года назад
1, hadii laga tago oo laga fogaado oona runta looshoogo oo leyska celiyo maxaa dhacaya 2 hadii loo sheego ineey cilminafi Dr ah utagaan miyey is bedalyaan 3 hadiba looshoo ineey Narcissistic yahiin aanan lala noolaan karin hadii loocadeyo miyeey anfaceysaa ayaga mahadsanid
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
Waligood isma badalayaan laakiin haday doonayaan way iska tacali karaan.
@hyunabe
@hyunabe Год назад
Walle anigu i qaba maalqabeen narcissist ah 2 weeks marku qabay ayan fahmay in ow narcissist yhy in ow u furo ayan raba lkn dhulka ayu is dhigaya wanan fahmay hada waxan iska didat xata in la kulmo wu cabadaya wa doqomo xun xun in lagato dawo an ahayn maleh wa bila naxaris bila aqlaaq afdheere cay bila ixtiram xasudnimo maseyr baqiilnimo wax galgacal ah maleh daneysi uf walle dilay qarsoon wa abeeso walahi
@baharsaafali4145
@baharsaafali4145 Год назад
@@hyunabe runta abyo intaba waku arkay cudur iyo cimrir dag dag ayey dadka ku ridaan
@UbaxMahad-tj7qm
@UbaxMahad-tj7qm Год назад
@@hyunabe wlhi walaalo intaas aad sheegtay hadey ihaysataa
@susuali335
@susuali335 3 года назад
Maxa lasameynkaraa marka
@ahmedosmangelle1324
@ahmedosmangelle1324 2 года назад
Wanku salaamay wll Hal Suaal Majiraa Dadka qaba Qof Isagu Isfahmi kara Enay Cilad Maskaxeed Hayso Oo Is ogaan Kara hal plz Important Ayay Ii tahay Suashaas thns
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
Qofku wuu is ogan karaa laakiin dadka iswaydiya talow narc miyad tahay maaha waayo dad kan dib isku noqosho iyo isi Sixid run ah malaha
@ahmedosmangelle1324
@ahmedosmangelle1324 2 года назад
ADBAD u mahadsan tahy Qpfbaan.Ku hayaa Ciladaha Narcissist ga Lkn Qaab an uhubiyo ayaan garan waayey o aan Runtii Aad ugu wareeray ilaa Hal sano An isla dagan nayahy. sidee.loo hubin karaa Ilaa 6 Calamodood Baan Ku arkay oo Runtii Dhab ah O wax markasta Taagan Ah BOQOLKIIBA Boqol Calamada Narcissist Ah Si aan Ku hubsado ayaaan Ku jaaah wareeray Madaama Fahanka Dadku Yaryahay qaab Aan ku Hubsado.Maysheegi KARTAA????
@ummkhayrkhayr6825
@ummkhayrkhayr6825 2 года назад
Asc habo waad mahadsanatay e noo sii wad casharadan waa kuwo waxtarbadane
@zeynabsaynab6729
@zeynabsaynab6729 Год назад
Xiisoole. Miyaa mase. Waa laba. Wajiile miyaa ?
@dekahassan2505
@dekahassan2505 3 года назад
Waxyalahaa aad ugu hadleeso wax ka mida ku arkaa nolosheyda ma ladhihi karaa narcissistic ahay
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Maya u malaynmaayo, narcissistic maba iswaydiiyo waxan oo kale empathy na malaha. Hal video oo kaliya waxba ha ka qiyaas qaadan ee wax badan baadh.
@axmedmustafa6062
@axmedmustafa6062 2 года назад
Dadka malin faraxsan malina xanaaqsan oo meel logu hagaaga lahayn maxa lagu tilmaami karaa
@deejuuuuuu7813
@deejuuuuuu7813 Год назад
Dadkas Waxa Ladhaha Bipolar disorder wllo Si Fiican U baar Wa Xanun
@axmedmustafa6062
@axmedmustafa6062 Год назад
@@deejuuuuuu7813 thank so much manta waxad ibartay cilmi anan horay maqal una aqoon Mar 1aad iyo mar 2aad waxan kuleeyahay mahadsanid
@SumayaHussein-pb6dj
@SumayaHussein-pb6dj Год назад
Erayga narcissistic macnihisa afsomali wllo nosgeg
@MuktarAbdullahi-gc5pk
@MuktarAbdullahi-gc5pk 16 дней назад
Malahan waa un munaafiq
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 месяцев назад
Jimco wacanowanaagsan qiimobadan murwodumaroo samsameey yariisEEy cadayyareey lagufarxeeeey fariidad
@mapleleafkay9824
@mapleleafkay9824 2 года назад
👍🏾👍🏾👍🏾
@zeynabsaynab6729
@zeynabsaynab6729 Год назад
Narcissists?
@zeynabsaynab6729
@zeynabsaynab6729 Год назад
Narsicssis?
@Miidan5
@Miidan5 5 месяцев назад
Is you!
@neeha12
@neeha12 2 года назад
Video labo goor baa ku ceshtay walaal aniga hada markaa fiirshay waxaa ii soo baxday inuu qabo covert narcissist ninka iqabo inta aa sheegtay ayuu qabaa asagaa always victim ayu iska dhiga adiga saas ah iyo wax lamid ah raaligareyn majirto inuu iga aarsado ayaan ka dareema hada murano wuu ii aamusa caruur baa isku dhalanay alx ayadoo saas ah ayuu soo guursaday naag kale anigii waa maseeray meeshuu idajin lahaa asigi baba iska dhigayo inaan ka gardarana hay yaab furiin unba hada taaganahay hada maxaa yeelay inaa waasho ayaan ka baqaya hadan lasii noolado
@hodwar7083
@hodwar7083 2 года назад
Abaayo walahi arintan ii kale anigay igu dhacdey
@neeha12
@neeha12 2 года назад
@@hodwar7083 abayo illaahey hakaa saaro aniga hada waan ka reestay waan Kalatagnay alx
@hodwar7083
@hodwar7083 2 года назад
@@neeha12 alx hada ka tagtey
@hodwar7083
@hodwar7083 2 года назад
@@neeha12 waxaan rabilah in aan kula soo xiriro xagee kala soo xirara
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 года назад
@@hodwar7083 abayo anaga xataa mid ayaa hada kala tahney alx sidaa ayuu illa dhaqmijirey isku wax ayaa inagu dhacay waali ayaan ku dhawadey hada waan roonahay alx 4 bilood Aya sii kala maqneyn
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 месяцев назад
LEEE ttttt, saxsax qiimobadan yariisEEy tii lagaa sooo dhawaystoo dooqoo jeclaadayoo WalEEEEEnEEy Nacam, offcourseee offcourseee iyaaa yartaanaa tanaaa ooridumaroo qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy yartayarta Rasmidumaroo riyaaqEEy RaysaanEEy lagufarxeeeey iyoiyo qaasatan facyaashay qayryaashay waanba uwataa ugu qiimobadanEEy fariidad minyaro monyaro bahbahbah bahyareey yariisEEy hEE hEE princseseseses princseseseses
@haniahmedy9877
@haniahmedy9877 3 года назад
Calamadaha u horeeya aad sheegty waa leyahay🤔🤔🙄 mala odhan karaa ina Ahay narcissist?
@degelkhayr
@degelkhayr 3 года назад
Hani Ahmed matihid Narc waayo hadii aad ahaan lahyd maadan ismoodeen
@magdahashi2997
@magdahashi2997 2 года назад
@@degelkhayr Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Faraxsanow
@Faraxsanow 2 года назад
Daawo ma leeyihiin dadkaa marka?
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 года назад
Maya malaha waa siduu illahey u abuuray ma isbadalaan
@Faraxsanow
@Faraxsanow 2 года назад
@@naajmasalah4436 xanuun weyn waaye runtii 😭
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 года назад
@@Faraxsanow abowe xataa isma fahmaan hada hada video gan u daartid aa Ila dhageyso dhahdid qofkaas maba is fahmayo dadkale ayuu mesha soo dhexgalina ku. Dhahaya alla hebel aa Saan iyo wax dadkale ku sameeyen uu sheegana asagu ka xun ee lasheegayo maba aha maba isfahman dadkan dadka kale ayay ku nabaan waxay sameeyan dhan dadka kale dhan dad xun ayay u maleeyan lkn ayagu dadka fican markasta ayey isku haystan subxanallah
@Faraxsanow
@Faraxsanow 2 года назад
@@naajmasalah4436 xaqiiq walashay qaali mudo 3 sano ah ayaan qof sidaa ah la noolaa Waa xaqiiq runtii xanuunkaan waa hal qof oo 10 qofood ah oo kale hal weji uguma imaanaysid daqiiqad daqiiqad ayuu isku badalaa Weligiisna qalad uu galay wuu dhiman karaa ma ahane qofkaa qaadan maayo cadaab aduun waaye runtii haddana markaadan ogayn inuu xanuunkaas yahay qofkuna Ku xisaabinaysid sida bulshada kale waxaad Kala garan weynee qoraxda goorteey soo baxdo iyo mar aay kuu dhacday mahadsanid walashay
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 года назад
@@Faraxsanow adigaa mudan wll anigaba 5 sano aan lanoola hada dhaqtar Aya aaday xanuuno ayan ka qaaday hada iskalama noolin waan ka tagay lkn waxa dhib ah dadkan kaama dhamaanayan sikasta waa sameeyay dad ayaa la isoo dirsanaa marba number cusub Aya Liga soo waca waa ku wareersanahay wax aa ka yeelo ma aqaano magaladana ugama guurikaro illahey ha naga qabto shartooda dadkan waa shayaadiin insi ah😂😂😂
@muxsinmclin1607
@muxsinmclin1607 3 года назад
Abayo qofka nocana noloshisa odhan ma sidan ayu ahana mise is badal aya dhici karo isheg plz
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Maya latacaal mooyee isbadal malaha
@hoorulain5527
@hoorulain5527 2 года назад
Subhanallah I am dealing with one now.my husband.i have asked for divorce and it seems I will not be given anytime soon.after 16 years of marriage with many beautiful children.Alhamdulillah.i really want to end it now.a lot of silent treatment which is very painful.and has lightning me.
@omarsharif791
@omarsharif791 2 года назад
Don't lose your whole life and family over misleading information sis, if you going through hardship, try to fix and keep your family together. Be strong.
@steffe9051
@steffe9051 Год назад
@@omarsharif791bro familyga nafteda kaqalisan
@asiakhaled2286
@asiakhaled2286 Год назад
XALKA KALIYA EE NARSISSIT LEYAHAY WA IN LAGA TAGO KAMASOO RAAYO ISMANA BEDELO.
Далее
Bike Challenge
00:20
Просмотров 17 млн
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Просмотров 23 тыс.
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
Saaxiibka Xun iyo Shan calmadood
11:08
Просмотров 7 тыс.
WAA MAXEY NARCISSISM WAA NOOCEE QOFKAAS
17:42
Просмотров 1,1 тыс.