Тёмный
Raadraaca Fanka
Raadraaca Fanka
Raadraaca Fanka
Подписаться
FAGAARAHA FANKA SOOMAALIYEED
QISADA HEESTA GARAADLAAY
14:25
12 лет назад
Xaabaale.AVI
4:33
12 лет назад
SACIIDA.mpg
6:56
12 лет назад
Soomaaliya waa iib.flv
7:50
13 лет назад
Yameys (Yar-yareysi ma leh hawl)
7:16
13 лет назад
QOOB-KA-CIYAAR -Bandhigga Shiinaha
8:04
13 лет назад
Garaadlay.flv
6:09
13 лет назад
MUDASHO - Raadraaca Fanka.mpg
4:01
13 лет назад
LADANEY   Raadraaca Fanka
5:05
13 лет назад
DHIG IYO LOOL
6:29
13 лет назад
Nafta kaaley igu sidig
11:19
13 лет назад
AFEEF.mpg
5:45
13 лет назад
Gaarbey u leeyihiin (Galmudug).mp4
10:27
14 лет назад
Geesaas- Raadraaca Fanka.mpg
3:36
14 лет назад
Dumar ugu fil-roon
6:25
14 лет назад
Ninba timo xamar oo haddana xiir.mpg
5:44
14 лет назад
Dhig iyo lool.mpg
3:26
14 лет назад
Комментарии
@DeeqoCabdulahi-c9m
@DeeqoCabdulahi-c9m 3 дня назад
🎉🎉❤❤
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Месяц назад
Abwaankani ma kooxdii horseed bay ee xoogga my allifkoodii baa ee lahaa isha baydhabo
@CrahmanMR
@CrahmanMR Месяц назад
2024 HAMDA QUEEN 👑 MEEL HALAGU SHEEGO
@amirismaacil2592
@amirismaacil2592 2 месяца назад
2024 iyo labadii dumaraa oo waynaaday after 2024
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 месяца назад
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25/25elite(eagle-- eyed)vstv.
@mhassan0163
@mhassan0163 3 месяца назад
Maxaa Somalida nin qiimo leh ku jira oo wax. garad ah oo abwaan ah oo samo fale ah haddana la aqoonin oo nolol xun iyo dayac ku nool kuwo badanna u dhinteen, maxaa tuug dhiig yacab ah dilaa ah, musuqmaasuq ah la buun buuniyaa sida' Lafta Gareen, Ahmed Madobe, Deni, Qoor qoor, Muse Biixi iyo boqolaal la wada mid ah
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 4 месяца назад
Kabanle iyo Hodon waxeey soo bandhigeen hees Waayadaan aan la arag nooceeda oo kale 26/05/2024 maalin Axad ah, 10:33 Am London
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 месяцев назад
Maxamed cumar nuur ugaas kooshin allha unaxaristo 😢ninkan waa madaxda besha cayr wuxuu kasoo jeeda cid suldamaa waana rer bakol ah
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 месяцев назад
Allah unaxristo abwaan maxamed cumar nuur nidaamiye
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 месяцев назад
Abwaan Maxamed Cumar Nuur {Nidaamiye} Alla yaa raxma😭
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 месяцев назад
Abwaan Maxamed Cumar Nuur {Nidaamiye} Alla yaa raxma 😭
@mhassan0163
@mhassan0163 3 месяца назад
goorma ayuu dhintay walaal
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 месяцев назад
Abwaan Maxamed Cumar Nuur {Nidaamiye} Alla yaa raxma 😭
@kulmiye5
@kulmiye5 5 месяцев назад
Allaha ku naxariisto. Abwaan sare
@JAMHAD10
@JAMHAD10 5 месяцев назад
Abwaan Maxamad Nuur Nidaammiye. Heesihiisa waxaa ka mid ah " Waaa maacaan ama waa qaraar, sida Hogosha roobka ama Hanaanka!!, Garqaadoo jacaylow, Isha baydhabo, Raggow dumarku waa tiir, iyo kuwa kale oo badan oo aan la soo koobi karin!! Alle ha u naxariisto wuxuu ahaa fan buuxa, wuxuuna mudanyahay in la xuso oo Taariikhdiisa Laga sheekeeyo!!❤🫶✊
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 5 месяцев назад
King (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 8 месяцев назад
Af soomaaligii oo la waalay waa maxay yamays YAMAS AYAA AH WAX QALALANE MA YAMAS BAA jACALKAAGU kkkk
@HassanaAbdiqaniabdi
@HassanaAbdiqaniabdi Год назад
Awowo 😢
@koosmohamud-s2y
@koosmohamud-s2y Год назад
Heestii ahayd sida hogosha roobka ama hilaac gugyoo da ay hooban bislaatiyo harawada biyeysan 🤝
@amalabshirabshir682
@amalabshirabshir682 Год назад
My favorite song
@faracad123
@faracad123 Год назад
Allaah yerhamo adeerkey mahomed
@mhassan0163
@mhassan0163 3 месяца назад
walaal goorma ayuu dhintay, ma digil iyo mirifle buu ahaa, af somaliga maxaad tidhi xataa si fiican buu u yaqaanee, taariikhdiisa nala wadaag
@ugaasilkacaseugaas2133
@ugaasilkacaseugaas2133 Год назад
Abawankii curiyy heesta hanaan
@cabdirisaaqmaxamed2893
@cabdirisaaqmaxamed2893 Год назад
Qalbiga kamabaxesid waxtahay barkeyga
@abdikadirowliyo6415
@abdikadirowliyo6415 Год назад
Xagee ka bilaabtay heesta waaba naxay macaan ayaa u so raadiyey
@abdiweli.ibrahima9567
@abdiweli.ibrahima9567 2 года назад
26/10/22 Bern Switzerland 🇨🇭 Yaa Soo Jeedo
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 года назад
Maxamed kabanle OO wiil yar ah hhh aduunyo . Sxpkay waxan wada joognay Muqdisho . Alla maxaanu Soo wada barjeynay ilaa siiga case
@aminaabdirahman5434
@aminaabdirahman5434 2 года назад
Allaah yerhamo adeer
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 года назад
1:47 Midnight Songs 😥5 😢 July 😢 2022
@abdishakurahmed5891
@abdishakurahmed5891 2 года назад
Walee waa xasuus gaar ah iyo waqti lasoo maray
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 2 года назад
weli ma arag gabadh aan hodan la simo dookhayga xaga araga waan ka helay
@kadaryareofficiall2242
@kadaryareofficiall2242 3 года назад
Masha allh wall isobogo wan kosobogtey wall Street journal har du för dig då jag har du för dig då jag har du för dig då jag
@fardosamohamed7842
@fardosamohamed7842 3 года назад
Aabo ilaahey hakuu naxariisto aabo macaan janatul fardoosa alaha kaa waraabiyo
@sayidka6911
@sayidka6911 Год назад
Amiin.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Aamiiin abaayo Aabahaa soomaali wax badan BUU taray abaayo xaguu Ku DHINTAY ABWAANKU
@mceeri7238
@mceeri7238 7 месяцев назад
Amiin Allah Yarxama Abahaa Abwaanka
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 месяцев назад
Abwaan Maxamed Cumar Nuur {Nidaamiye} Alla yaa raxma 😭
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 месяца назад
Ilaahay ha u naxariisto
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 3 года назад
allah u naxariiis abwaan qaali ah ayuu ahaa
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 года назад
Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi
@abdiweliyasin8892
@abdiweliyasin8892 4 года назад
Mar hadaadan gaarayn Geeraar raqiisiyo Gucla orodka raacda Waxba kuuma goysee 🤔
@liibaanaabdi6436
@liibaanaabdi6436 4 года назад
Maxamed Cumar Nuur(deer) colow Kooshin ) Allah haku naxa riisto Adeer 😭😭😭
@xasancali1298
@xasancali1298 Год назад
Raxanweyn miyuu ahaa sxb
@HassanaAbdiqaniabdi
@HassanaAbdiqaniabdi Год назад
​@@xasancali1298 waa h.g Cayr reer calin
@HassanaAbdiqaniabdi
@HassanaAbdiqaniabdi Год назад
​@@xasancali1298 waa awowogay
@maahir376
@maahir376 5 месяцев назад
Raxaweyn makooshin bay labaxaan 😂😂
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 4 года назад
Allow u naxariiso waxa uu ahaaa fanaan weyn
@ciirocabdikariin6494
@ciirocabdikariin6494 4 года назад
Faaiso aabaheed waaye
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Aun Abwan maxamed cumar Nidaamiye Waa mid kamida abwnd leh heesihii hirgalay ee dalka lagu tar tamay Heesaha cajiibka ee abwn waxaa ka mid ah Heeskii Haniyeey xasan aadan qaado Hanfi iyo dabeel baa isku keey Hareeyoo Sidii hawtul hamagaan Habaaq iri kabaxayoo Hadaan heesto taladaa Hibloy kaama hiisheen Haween ha igu noqominee Heeskii kalee caanka ahaa ee Saalaxa qaasim Amba waa qaraar Amba waa mcn Kolba waa siduu kugu soo maree Heeskii kalee caanak ahaa ee Bardihii kuyaal isha beydhabo Intuu gun iyo baar baxay Caleemuhu balaar sheen Baxrasaaf lamood yeeey Iyo heesa kale badan oo kujirto heeskii samatar heeskii lulumaha iyo kuwa kale waana abwn aad u heesa mcn
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Marba waa qaraar marna waa mcn Kolba waa siduu kugu sooo maree
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 4 года назад
Kabanle
@Raadraacafanka
@Raadraacafanka 5 лет назад
Sixitaan - Fannaan Cabdullaahi Shariif Baastow wuxuu ka cudurdaaranayaa in uu isku hafay magacyada abwaanka heestan sameeyey iyo ninka loo sameeyey. Baastow wuxuu wareysiga ku sheegay in uu heesta Eeddo allifey Cabdirashiid Nuur Cabbey (AUN). Laakiin sida uu fannaanku goor dambe noo xaqiijiyey waxaa miraha heesta Eeddo iska leh Abwaan Maxamud Maxamed Garcadde, wuxuuna u sameeyey wiil saaxiibkiis ah oo aan la magacdhabin ee sidaas ula socda.
@cabdiraxmaanismaaciil7908
@cabdiraxmaanismaaciil7908 5 лет назад
Heesta falis Lama ogayn buurta gal Mahan u jeedo cad bay ka hadlaysaa heestu isagu ha ogaa AMA yaanu ogaan
@ahmedabdulrahmanismael4266
@ahmedabdulrahmanismael4266 5 лет назад
ALLE HA UNAXARIISTO ABWAAN MAXED CUMAR NUUR NIDAAMIYE
@apdifatahzallad273
@apdifatahzallad273 5 лет назад
Like yaa ila daawanay 2019
@mhassan0163
@mhassan0163 5 лет назад
Abwaan qaali ah (aun) manta ayaa iigu horreysa, heesihiisuna waa kuwaan ugu jeclahay, maxaa nin qaali ah iyo gabdho Soomaaliyeed si yar u tegay oo laga wada faa'iidaysan isla markaana la odhan thank you
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад
Ninkaan suugaan wuu dhameeyay allaha unaxariisto
@husseinyare1121
@husseinyare1121 5 лет назад
Edo lamadhaho walaq aayo ayan dhahnA anagu edo wa edada abaha ladhalatay caku rer xamar afxumaa
@bintunaada365
@bintunaada365 5 лет назад
Wah ninka ciyaar xuma
@Muhajir_ali
@Muhajir_ali 5 лет назад
Maxamed cumar nidaamiye allaha u raxmado, reer Galmudug wa hogaanka geeska africa iyo guud ahaan qaarada africa
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
Absolutely Abwaanka iyo fanaankaba waa Reer Galmudug
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Год назад
Waa qolodee abwaanka?
@adams9307
@adams9307 9 месяцев назад
​@@AwrkiiCirkaH.G Ceyr ka sii ah
@Abduljeylani
@Abduljeylani 5 лет назад
Kabanle wuxuu u cod egyahay Hobalkii Salaad Derbi