Тёмный

Wareysiga Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nidaam (3) - Raadraaca Fanka.mpg 

Raadraaca Fanka
Подписаться 3 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@mhassan0163
@mhassan0163 5 лет назад
Abwaan qaali ah (aun) manta ayaa iigu horreysa, heesihiisuna waa kuwaan ugu jeclahay, maxaa nin qaali ah iyo gabdho Soomaaliyeed si yar u tegay oo laga wada faa'iidaysan isla markaana la odhan thank you
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад
Ninkaan suugaan wuu dhameeyay allaha unaxariisto
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 месяцев назад
Maxamed cumar nuur ugaas kooshin allha unaxaristo 😢ninkan waa madaxda besha cayr wuxuu kasoo jeeda cid suldamaa waana rer bakol ah
@ahmedabdulrahmanismael4266
@ahmedabdulrahmanismael4266 5 лет назад
ALLE HA UNAXARIISTO ABWAAN MAXED CUMAR NUUR NIDAAMIYE
@Muhajir_ali
@Muhajir_ali 5 лет назад
Maxamed cumar nidaamiye allaha u raxmado, reer Galmudug wa hogaanka geeska africa iyo guud ahaan qaarada africa
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
Absolutely Abwaanka iyo fanaankaba waa Reer Galmudug
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Год назад
Waa qolodee abwaanka?
@adams9307
@adams9307 9 месяцев назад
​@@AwrkiiCirkaH.G Ceyr ka sii ah
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 7 лет назад
Allaha u naxariisto Abwaan Maxamed Cumar waxaan wareysigan ka qaaday 2007. 2015 ayuu Muqdisho ku geeriyoodey...
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
AUN
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 года назад
Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi
@soomaaliyasoomaalibaaleh3634
@soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 лет назад
maxamed hashi dorre bro waa sidaad sheegtay abwaan maxamed cumar nuur soomaalidu mawada garanayaan lkn wuxu kamid ahaa abwaaniinta soomaaliyeed kuwooda ugu erayda culus allaha unaxariistee waxaana laga dareemi karaa fanaaniinta uu heesihiisa udhiibijiray sida xasan aadan iyi saalax qaasim iyo kuwo kale oo badan dhanka wax barashadana wuxu kamid ahaa ragii madaxweyne maxamed siyaad barre uu hormuudka uga dhigay sidii kor loogu sooqaadi lahaa wax barashada
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 месяцев назад
Abwaan Maxamed Cumar Nuur {Nidaamiye} Alla yaa raxma😭
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 3 года назад
allah u naxariiis abwaan qaali ah ayuu ahaa
@mohamedhashidore9363
@mohamedhashidore9363 8 лет назад
Abwaan Maxamed cumar nuur nidaamiye waa abwaan erayo culus oo aysan Soomaalidu aad u aqoon waana abwaanka Samatar billaawgii hore soo saaray, labadoodu waa reer Baydhabo asal ahaanso waxa ay ka soo jeedaan beesha Cayr ee Habargidir kuwaas oo laf dhabar u ah suugaanta Soomaaliyeed.
@AhmedMohamed-on8xq
@AhmedMohamed-on8xq 6 лет назад
mohamed Hashi Dorre hhhhhhh
@maancabaas6343
@maancabaas6343 6 лет назад
AUN abwaan Maxamed Omar Nidaam, waa saa sheegtay . Samatar asaga heesaha oo kuso baxay asaga sameeyey .
@regularwarya
@regularwarya 4 года назад
@@bintiahxmedsaleban9682 Iidoorkii waalnaa een maqli jirnay ileen qaarbaa wali.nool. Waa kuma nin Ciidagale ee Nidaamiye lagu magacaabo oo ku noolaa baydhaba 1970.
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
@@bintiahxmedsaleban9682 walhi waad iga qoslisay isaaq maxaa ka dhigay nidaamiye waa nin Habargidir aheee
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
@@regularwarya war iska daaa warkiiisa inuusan nooleyn ayaaaba laga yaabaayee iiidoorka Habargidir waxba lagama qaban karo
@ahmedkooshin7048
@ahmedkooshin7048 12 лет назад
abwaan maxamed muuqdheerihiii mudanihiii kooshin, abawaan magacii dheeradayoon moogaha u sheegno, murtiilaha geyiga maayga iyo mudug iyo somali, martabadaad ka gaadhaan hal beeg ruuxna marinayne, malaayiin jacayl moooda baa maqashay weedhaa,e, mid mataxan mid tiriyaa bah diley maqalka heesaade, maldahaadu waa shaar dhar ama mooshinka abwaane, macna maleh haday maan gadyadu marin yaqanane, midhkaad tiri salaad buu qabriga maanta ku hayaaye, magacaa ha jiro ee murtida meeri noloshaada
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
Waa MAcaan Amba Waa Qaraar baanku xasuustaaa AUN
@kooshinn1
@kooshinn1 11 лет назад
Mr Geele mudane abwaanka hadii aad gaasiidey coloow waxan u maleynayaa inaad ilaa raadkiisa danbe taqaan ee maad noo faahfaahisid
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 7 лет назад
waxaa ka mid ah heesaha aan ugu jecelahay heesta saciido
@regularwarya
@regularwarya 4 года назад
Saciido ma nadaamiyaa lahaa erayada ?
@ahmedkooshin7048
@ahmedkooshin7048 12 лет назад
waxay ila tahay in laxanka uu leeyahay abwaan maxamed cumar nuur.
@colonelGeelle
@colonelGeelle 13 лет назад
haa waa sidaad usheegtay maxamed cumar nuur nidaam asagaa alifay dhamaan heesaha aad sheegtay laakiin heesta dambe waxaa ku luuqayn jiray Âl fanaan Saalax Qaasim Naaji, inta kalese xasan aadan samatar
@osmanabdiabdulle7602
@osmanabdiabdulle7602 7 лет назад
allaha u naxariisto waa abwaan qaaliye oo kunjeer ka fiican kuwo labuunbuuniyo
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
Waala ogyahay
@abwaanshucaybosman8132
@abwaanshucaybosman8132 5 лет назад
Ninkaa heestii hanan ama haboon wxn ku dhigtay inuu huuryo sameeyay wllo Ee xasan aadan hala waydiiyo wuu nool yahay
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад
Taarikhda dhagayso xitaa erayadii laga reebay ayuu sheegay fadlan reer waqooyi fanka boobka ka daaya
@regularwarya
@regularwarya 4 года назад
Xasan adan 20 jeerbuu sheegay wuxuuna kusoo koobaa Abwaan Macamed Cumar oo qura waayoo cid walbaa sidaa ugu taqaan heesaha uu abwaankani leeyahay oo xasan qaado waa badan yihiin waxaa ka mid ah Lulumaha biya gala iyo saciido .
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
@@dulmadoobedulmidiid4655 isaaqiiii waaa waasheeen walhi
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
@@regularwarya iyo bardihiiii isha baydhabo
@abdirizakhussein1721
@abdirizakhussein1721 3 года назад
AUN. ABWAAN MAX,ED NUUR NIDAAM WAA ABWAAN LA CABURIYEY. WAXAA DOWLADII KACAANKA U ARAGTEY MUCAARAD. WAXUU AHAA SHAQSIYAN QOF AAD U WANAAGSAN OO NAXARIIS BADAN. QABIIL AHAAN UDEEJEEN .
@hasanyusuf5071
@hasanyusuf5071 7 лет назад
maxaa been la sheegay!!!!
Далее
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,3 млн
Magool haatuf .Keyga
11:32
Просмотров 261 тыс.
Isha Baydhabo - Xasan Aadan 1971- Orignal
7:16
Просмотров 87 тыс.