Тёмный

QISADA HEESTA GARAADLAAY 

Raadraaca Fanka
Подписаться 3 тыс.
Просмотров 117 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@garyare2010
@garyare2010 12 лет назад
Waaw maashaa alah aaad iyo aad ayaad u mahadaantay sida wanaagaan oo aad oga warbixisay ujeedada heesta. Abwaan keena wayn ee soomaliyeed thnks
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 12 лет назад
Abanoow, heestani dumar badan ayaa kahinaasay oo isyiri malaha qofkaagi waa lagaa dulqaaday, shakiga waxaa keenay ikraan caraale oo wiilkii aayjecleed fallis kuqabatay kadib markii aay buufis kagashay, heestana aay fallis qaatay shakiga halkaasi ayuu kaymid, ee abwaan liibaan hambalyo ayaan leeyahay heestaadi ayaa guuleesatay.
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 6 лет назад
ABDI ASKARI TUBE, Waad ku mahadsan tahay Aragtidaada habboon iyo bogaadintaadaba.
@nurudinmohamed65
@nurudinmohamed65 12 лет назад
waaw nice song, laakiin ikraan iyo shiino sxbo bay ahaan jireen before falis,,waxayna isla joogi jireyn,, adis ababa ethoipia marka shiino wuxuu aaday nairobi oo waayaha cusub ku aas aasay,,, ikraan caraale na london bay udhooftay,,marka waxaan aminsanahay ikraan iyo shiino waxay sxbo ahayeen kahor falis, marka falisey dar alle kudag.......walal
@Bashkallpp
@Bashkallpp 12 лет назад
liibaan cabdi warsame oo ah saxfi marna ah hl abuur buuqa ay dhalisay heeskii garad laay waxaaan filayaa in badan in ay kaqan ceen halka ab waanka uu ku qeexay liibaaan cabdiwarsame nasrudiin mahadsanid sxb
@amirismaacil2592
@amirismaacil2592 2 месяца назад
2024 iyo labadii dumaraa oo waynaaday after 2024
@alimaleel9936
@alimaleel9936 12 лет назад
waaa runtaa sxb saas ayaaana laga rabaaa
@CrahmanMR
@CrahmanMR Месяц назад
2024 HAMDA QUEEN 👑 MEEL HALAGU SHEEGO
@alimaleel9936
@alimaleel9936 12 лет назад
waaa
@Bashkallpp
@Bashkallpp 12 лет назад
waxaan u,arkaaa kuwa doonaya in ay jwab ka bixiyaan i =in ay yihiin kuwa mgacdoon ah falis codkeedanmuuigeeda ayaa ay ku kasbatay pls
@abdirahmangure815
@abdirahmangure815 9 лет назад
soo lagamayaabo wexey ugu dhagtay falis in ay ada ula dan leedahay oo ay raadinaysay murtidas oo kale
@asmoamoore173
@asmoamoore173 9 лет назад
kkkkkk fallis waankuguraacsanahay ninkaaga dhacso .kkkkkk waa .igakaftan dhallinyaro
@siyaasiga119
@siyaasiga119 8 лет назад
Falis wxy hesta ugu dhegty qbtaaaa
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 12 лет назад
asc waxaan jeclaan lahaa in aan SU'AAL waydiiyo Mr Warsame waxaayna tahay su'aasheeda Mr warsame maxaa kugu qasbay in aan sameesi HEESTAA GARAAD LA'AAY iyo qisada aad ka sameeshay,
@princejuba
@princejuba 12 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkk somali waa funny people,
@Qabyatire
@Qabyatire 12 лет назад
abwaan ilka jiir wuu dag-dagay qaabkii cadifadaysneed ee markii labadan heesood wax laga waydiiyay, waxaan aad uga helay liiban siduu u dhigay. ilka jiir ama waysayso ama soo istijoood hadalkagi nama qancin
@helenaxiizbreezy3322
@helenaxiizbreezy3322 12 лет назад
I love you falis
@diamon321
@diamon321 12 лет назад
isha baxar ka falis dageraahaga me
@ali09ify
@ali09ify 12 лет назад
naaaaye he ikraaan waji ILIEN miraha islaamed aad guraneyso jooji,,
@Himila55
@Himila55 11 лет назад
abwaanka waxuu yiri falis markii eey guriga ii gu soo gashay weeyka heshay heesta aan qoray.marka meeshaas waxaa kacad in abwaanka laqayaan oo falis heesta ku weertagtay si ey ugu caayso ikraan caraale
@cabdiraxmaanismaaciil7908
@cabdiraxmaanismaaciil7908 5 лет назад
Heesta falis Lama ogayn buurta gal Mahan u jeedo cad bay ka hadlaysaa heestu isagu ha ogaa AMA yaanu ogaan
@eagel143
@eagel143 12 лет назад
Abwaaan Liibaan waa runtiis abwaanka heesta sameeyay asaga la racayaa waayo asaga areyada maskaxdiisha kasoo shiilay
@liibaanmuqtaar8782
@liibaanmuqtaar8782 6 лет назад
kkkk
@mascuudozil9911
@mascuudozil9911 12 лет назад
Waxaa lcad oo aan geed loogu soo gaban heestaan inay jawaab tahay cml ............ marka heesta caynamaahane Abwan ka muu iska cadeeyo sheekada ...... waa caadi in laysku jawaabo .............. Falis and Shiine A qyaar forever ,,,,,,,,,,,
@alidhoodhe4975
@alidhoodhe4975 11 лет назад
Liibaan hablaha waa isku diray
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 7 лет назад
Ma tiri?
@degan143
@degan143 12 лет назад
naagata wariyaha ah hadal badanaa ish ma iyada hadlaysa mise waraysi ay qadaysaa wtf
@ubaxfatima
@ubaxfatima 12 лет назад
hada waxaan u alifaya falis cadeey
@EngGermany1
@EngGermany1 12 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk!! warkadaaya cayda..xooloyahow.. aan is dhaamin.. abwaanku runta ayuu sheegee naagahani iyagaa kacsi waaley oo maalin cadey salaleye..
@Afalaa
@Afalaa 5 лет назад
Somaliland Nation kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 👍👍👍👍👍👍
@munohassan2017
@munohassan2017 12 лет назад
ninculus been weeyaan waxas heesta waxay ku soocoota ikraacale oo ista kin ah
@asmaasaciid7989
@asmaasaciid7989 11 лет назад
Kkkkkkk war maxaa u daalaysaan xataa hadii an loo wadin qof iyo hadii loo wadaba heestan waxay cajabisay naag walba oo naag kale ay ninkeeda gadgadayso. waan ok in sas loo gu jawaabo nagtii rer dhaqan soo dhex gasha. waa istaahilkeeda waana taagerayaa ee nagaha aan guursan ha radsadeen nin aan lagu haysan. abwankana waan u mahad celinayaa.
@ubaxfatima
@ubaxfatima 12 лет назад
abwaanow heesah dhibkooda ayaa baatay ee heso lagu farxo ayaa fiicaan oo leesku qabqabsaaniin adiigaane hadaad rabto magaacaadii waa hagaagi lakii dagaal in heese keento waa laga roon yaahay waxaa fiicaan heeso dadka soo baxaayo ay anfacdo
@BahdaSomalistars
@BahdaSomalistars 12 лет назад
Kkkkkkk dadka qaaar wali kuma qancin miyaaaa in qofna loola jeedin lolz
@xanaanxusen3492
@xanaanxusen3492 12 лет назад
naagtan wariyahay isku sheegeysa meeney ogayn in dad caqli leh dhegeysanayan. Wuxu ka dhahay i wareyso lakiin way qashiftay inay hadalka u dayso waaye maha inay iyada dadka raali geliso. kkkkkkkkkkkkkk wariyaha ayey meel kaga dhacday adigo oo og waxad ku wada hadasheen hadana waxa la matala inad adigu su'aalahaga ku eekaatid.
@abdirashidibrahim8455
@abdirashidibrahim8455 8 лет назад
kkkkk
@gartey888
@gartey888 12 лет назад
wali muu cadeyn sababta uu usameeyey heesta garaadley,ikraan caraale ama gabadh kale tuu doono ha usameeyee koley lama jecleysan,sababta oo ah meesha gabadh ayaa lagu caayaya.... walee koonfur waxaa ku dhacay inqilaab aqooneed iyo maskaxeed,mar hadii uu kaasi abwaan u yahay,oo telefishankii dawlada laga wareysanaayo....
@Himila55
@Himila55 11 лет назад
garaatlay maan caayaheeyn shit
@abdifatahosman9120
@abdifatahosman9120 8 лет назад
walhi waa ku qoslay dadbaa iska mamushay kulahaa
@musyeberhun3840
@musyeberhun3840 8 лет назад
awbowk yant zabk
@Qoordheere.
@Qoordheere. 12 лет назад
soomaalida qaarkeen runta kuma qanacdo oo xumaanteen jecelyihiin ninkii iska lahaa ayaa cadeeyay ee umadaha kale yaa la isku dirin plz
Далее
Hees: Soomaaliyeey TOOSOO - Taariikhdeeda
12:14
Просмотров 45 тыс.
qisada heesta taar |LAFOOLE
6:21
Просмотров 1,6 тыс.
#kikakim
00:17
Просмотров 7 млн
Garaadlay.flv
6:09
Просмотров 61 тыс.
Qisada Heesta Dulmiga Caashaqa Ka Daa Axmed Gacayte
5:37
gaarsiiya vs garaadlaay vs gardaraneey vs gefbadaneey
17:01
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,7 млн