Тёмный

$400 sida ugu fudud looga baxo dhaqaale yarida? Eng. Abdishakur 

Eng. Abdishakur Mohamed
Подписаться 140 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Опубликовано:

 

9 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 5 месяцев назад
Mahadsanidiin walaalaha qaaliga ah ee na soo gaarsiiyay halkan 100K subs ✅
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 5 месяцев назад
Sxp kabadan kabadan ayaad uqalantaa sida noo garabtaagan tahay abaal ayaan kaaga haynaa ❤❤ nolow nolol mida ugu quruxda badan ❤❤
@cumarmuuse8147
@cumarmuuse8147 5 месяцев назад
Sxb bishii waxba ma,savegryo 200 waan ku shaqeyaaa sxb
@MohamedheelAbdi
@MohamedheelAbdi 5 месяцев назад
ustaad tarade mall kaso hadal dhinaca wxan naga jahil bixiso pulala isagan lacag Malaga samayn kra
@user-mu7sg6pe7h
@user-mu7sg6pe7h 5 месяцев назад
Shaqaba mahayno wll 22sano oo wax baranayay maanta walahi bilaahi wax shaqo ah mahayo somalia mustaq bal xumaa taala iisoo duceeya walalahy inuu ilaahay shaqo isiiyo
@lakihassan514
@lakihassan514 5 месяцев назад
Ustad please wxn raba inaa RU-vid furto Bal wll mxd information iga siin karta maadamo khibar u leedaha wxn jooga somali meesha hadii laga furta wxa lacga ah ku samana maayo
@LuqmanAbdalla-fl1ws
@LuqmanAbdalla-fl1ws 5 месяцев назад
صدق رسول الله ،صلي الله عليه وسلم.:ما نقصت صدقة من مال.
@Muscab_Hassan
@Muscab_Hassan 5 месяцев назад
Eng Abdishakur Mohamed, aniga waxaan seve gareeya bishii, 33%, mahadsanid Ustaad.
@Jaallejamal
@Jaallejamal 5 месяцев назад
Saxiibayaal waan idin salaamay janalkayga waad soo booqan kartaan waxaad ka helaysaa videos naftaada anfacaya ❤
@AnabSaeed
@AnabSaeed 5 месяцев назад
Hye wll adna isaar
@alifarey862
@alifarey862 5 месяцев назад
Masha Allah good point
@user-ug6ef1rr8g
@user-ug6ef1rr8g 3 месяца назад
Mahadsanid macalin, noo soo badi casharada kan oo kale ah.
@AbdulkadirJamaAhmed
@AbdulkadirJamaAhmed 5 месяцев назад
Sooo badi walal Thanks
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 5 месяцев назад
Guuulayso ustaad🎉
@nabdoonechannel.5316
@nabdoonechannel.5316 5 месяцев назад
M.a mahadsanid engineer soo badi
@alcadaalamediaproduction1820
@alcadaalamediaproduction1820 5 месяцев назад
Engineer cabdi shakuur noo soo badi barnaamij kaan oo kale dhalin yarada soomaaliyeed wax badan buu ka anfacayaa mahad sanid
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 5 месяцев назад
Thanks abdi shakuur
@khadarhassan711
@khadarhassan711 5 месяцев назад
Allah ha ku barakeeyo ❤❤❤ wllky
@shaafofficial
@shaafofficial 5 месяцев назад
Halkan Notification ee aan Ku farxo Thanks ustaad
@feysalmohamedali987
@feysalmohamedali987 5 месяцев назад
Waad Ku Mahadsan Tahay Ustadi Guuleyso ❤❤❤❤❤❤
@AhmedMohamed-gq7gs
@AhmedMohamed-gq7gs 5 месяцев назад
Masha Allaah sxb sare
@Sadiiqchannel55
@Sadiiqchannel55 5 месяцев назад
Maashaa allaah
@nimadaahir834
@nimadaahir834 5 месяцев назад
Masha alha ❤
@cabdullaahimaxamad
@cabdullaahimaxamad 5 месяцев назад
Mashaa allaah wll
@sharmaakecismaan9165
@sharmaakecismaan9165 5 месяцев назад
Mahadasani garaad cabdishakur
@xiisoshorts9819
@xiisoshorts9819 5 месяцев назад
Walaalayaal qofkii shaqa haayo ee xamar joogo ga isoo taabto ❤
@OldSomLyrics
@OldSomLyrics 5 месяцев назад
Waad mahadsantahay zxp
@abdulqadirfaraxaxmed4395
@abdulqadirfaraxaxmed4395 4 месяца назад
Thank you for mach pro😮
@Geneey.
@Geneey. 5 месяцев назад
Ustaad hore usoco 🎉
@axmedshiiq283
@axmedshiiq283 5 месяцев назад
Mahad sanid Mc.barnaamijkaa noo soo badi runtii waa dhiiro galin dhaqaaleed
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 5 месяцев назад
Wanku dhagaysta waligayse waxan kaafaidin run isheeg
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 5 месяцев назад
Wll waxaad Noo Sameysaa Meel aad Dhalinyarada Aad ku caawisid
@osmansaid9174
@osmansaid9174 5 месяцев назад
Waan kaa hayaa ustaad
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 месяцев назад
Ustaad mahadsanid lkn waxaan kaa codsanaa inaad ka soo hadasho account paypal sida loofurto anoo joogo somalia
@user-in6tg5ul2d
@user-in6tg5ul2d 5 месяцев назад
ustaad Aws server ka sida loogu xidho Facebook iyo sida loo set-up gareeyo monitization ka fb kaso hadal
@MohamedTaarikh-zq5if
@MohamedTaarikh-zq5if 5 месяцев назад
Ustaad laptop 💻 ka gugu fican idhidka noso samee qimaha iyo waxwaliba ookale
@horseedchannel7479
@horseedchannel7479 4 месяца назад
aniga adii aan xoogsade ahay bil wax iso galin sideen wax u savegareyaa maalin 5 ayan helaa maalin 20 maalina 0 jadwal dhan malihi,, biil ayaan ka badin la ahay iyo kiro,,
@user-ll4lv4ho2x
@user-ll4lv4ho2x 5 месяцев назад
Asc wll waxaan rabaa in aan camera iibsado vlog ku duubo markaa tee ugu cifan
@TubtaGuusha11
@TubtaGuusha11 5 месяцев назад
Macalin maba shaqeeyabo
@UgaaskaUgaaska-be4hn
@UgaaskaUgaaska-be4hn 5 месяцев назад
Asc wll Aniga 10 sano baan shaqeeyay laakii wax meel waan dhigi waayay maxaa xal eh sxp sre
@Peleedit.12
@Peleedit.12 5 месяцев назад
Hambalyo marka hore sxp waadna ku mahadsantahay talada aad nasiisay
@Commentkudhiigle
@Commentkudhiigle 5 месяцев назад
Muuqaalkii server ka sida loo further sxp maxaa uga saartay youtube channel kaaga miyuu shaqayn waayay filinkaasi sxp
@Motivationmedia8
@Motivationmedia8 4 месяца назад
Horta aan wax keydsane bishi wax manoso galaan wll
@Nasiir_Graphics_channel
@Nasiir_Graphics_channel 5 месяцев назад
Adiga xageed joogtaa??
@ciyaaltiktoknet2296
@ciyaaltiktoknet2296 5 месяцев назад
Royal q muqaal kasoo samee wll
@user-yt1jj8hg8v
@user-yt1jj8hg8v 5 месяцев назад
10%
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 5 месяцев назад
MACALIM AAD AYAAD UMAHADSANTAHAY TALADAADA WANAAGSAN
@lakihassan514
@lakihassan514 5 месяцев назад
Ustad please igaa so jawaaba Ani wxn jooga muqdisho wxn rabaa ina RU-vid furta side accoun ugu xidhi
@Opthale
@Opthale 5 месяцев назад
Wll AbdishakuuroOw Hooyadey ayaan shaxaada wxn ahy arday F4 ah Da'daydana 18jir waxaana jooga Hargeisa wll xal maad isiin kartaa adoo maadsan 😊😊
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 5 месяцев назад
Sxb xirfad aad barato maku sheega oo aniga ku shaqeysto
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 5 месяцев назад
Shaqo raadso maalintii shaqeey hbnkiina Xirfad baro
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 4 месяца назад
Lacagtyda sidan umaarenayo aniga garanaya e Waxkle mahysa
@farxiyafaarax446
@farxiyafaarax446 4 месяца назад
Aad iyo aad ayaad umahasan tahay walal waxaad kaso hadasha binance copy trading
@abdirahmanahmed1209
@abdirahmanahmed1209 5 месяцев назад
Wey fican tahy inaad keydblee dahay lkn Mararka qaar wxaad meel dhiganeysid waxey ku xeran tahy waxaad ku shaqeyneyso iyo baahiyadaada tusaale ado 500 ku shaqeynaayo hadane reer le dahay oo xamar dagn tahay waalid iyo walaal ka danbeeyaan inaad meel wx dhigto iska dhaafe in wx lagugu yeeshaa halis ugu jirtaa NB:alx ani 60% ayaan savegareyaa bishii
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh 5 месяцев назад
Dadka saving samayn Kara waa tiro yar baahiyahu ma Yara wadanka
@suheeybofficial
@suheeybofficial 5 месяцев назад
𝗧𝗵𝗮𝗻𝗸𝘀🎉
@user-uj5vr5cm5q
@user-uj5vr5cm5q 2 месяца назад
Zhp m.a gulyso zhp mcn
@user-eu1gk3om3q
@user-eu1gk3om3q 4 месяца назад
Ninkii aan wax shaqo aan heysanba kwrn taliye
@sumayoaxmed508
@sumayoaxmed508 5 месяцев назад
Wll kasoo hadal sida lacagta alibaaba loo tuura
@Victory79143
@Victory79143 5 месяцев назад
Kawaran kuwaa soo galin 1 xitaa😅
@lakihassan514
@lakihassan514 5 месяцев назад
Ani wxn ku shaqeeya 500$ shilina meel man dhigine tlow mxn sameeya ma iska seexda ani uun ba😂ku daalay 20ka bisha way iga dhamataye
@apdimalikshbarkhad7086
@apdimalikshbarkhad7086 5 месяцев назад
Hambalyo ustaad🎉😊
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 5 месяцев назад
Accountb baann isleeyahay soo furo wax ku tuuro
@UgaaskaUgaaska-be4hn
@UgaaskaUgaaska-be4hn 5 месяцев назад
Sxp
@TolmoonMarket
@TolmoonMarket 4 месяца назад
Uma malaynayo ustaad in $80 uu qofku noloshisa ku cover garayn Karo bisha dhan 🤔 Marka $120 Kiro ku bixiso!
@user-zo7xz1nz8i
@user-zo7xz1nz8i 5 месяцев назад
Asc
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 5 месяцев назад
Waxaan isticmaalaa waxba ma dhigto waxaan ku shaqeeyaa 220$ gabadh aan ahay
@HarryQurbo
@HarryQurbo 4 месяца назад
Azxpeyy yaa laptop ii gadaayo😢
@AbdallaMabdi
@AbdallaMabdi 5 месяцев назад
Dad xaaslayala jurassic o caruur ujogta
@xasanyare8446
@xasanyare8446 5 месяцев назад
Waxbo ima soogalo shaqana mahaayo wllhi
@shamsaawi143
@shamsaawi143 5 месяцев назад
Ask 😂😂😂😂 macalin dumarka tan oo kale lama maqashiiyyo
@Sahan9474
@Sahan9474 5 месяцев назад
Dadka waqtiga ha ka lumin
@m.n.rmaxamad
@m.n.rmaxamad 5 месяцев назад
Maclinoo maalin kasto waan ku daawadaa mana shaqaysto waxaa idhibaayo laptop mahaysto ee mobile malagu shaqayn karaa account dibadahna mahaysto maxaa sameeyaa ii sheeg Maclinoo plz😢
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 5 месяцев назад
Xalkaaga wa inaad shaqaysaa micnaha waa inaad shaqo raadsataa oo aad shaqaysaa mobile io laptop waxaas iska ilow.
@m.n.rmaxamad
@m.n.rmaxamad 5 месяцев назад
@@Mohan_Abdullahi tanks wll
@mohamedyusuf7553
@mohamedyusuf7553 5 месяцев назад
Niyow khiyaaliga dadka kadaa waxan aad akhrido cid lacag ka heshay manu arag anana ku wareernee
@Shabeelnaageed
@Shabeelnaageed 5 месяцев назад
😂😂
@CnaasirCiise-px1mg
@CnaasirCiise-px1mg 5 месяцев назад
Sxbky wuu iga qosliyay 200 iskudhamaad kiro kubixi 120 80 biil koronto biyo raashiin manoqotaa maanejmantiga iska sax sxb
@abdulrahmanabdullahi3886
@abdulrahmanabdullahi3886 4 месяца назад
Waxaad kaso qaadeysaa in aadan waxba heysanin. Sidee isku xaliln lahayd hadaad intaa oo kapiya aad heysato? Tusaale kirada guriga yaree oo jiingad iska deg waa $50- $70 labadi qol Marka is xalli adiga.
@user-lu6cr9ws5k
@user-lu6cr9ws5k 5 месяцев назад
Waa kee Appkan Aan $400 Dollar ka helayno wl
@ayuub_hassan
@ayuub_hassan 5 месяцев назад
Dhalinyarada qurbaha soo samee 1400-1700
@saidmohamed70
@saidmohamed70 4 месяца назад
Anaa Ku JIRA oo subscription Ku siiyey sxb sare Guuleyso
@nmcflims7421
@nmcflims7421 5 месяцев назад
Lkn wey adagtahay qofka reerkooda u shaqeenaya oo kale xitaa hadaad 120$ ka dhigto kirada 60 dollar wuxuu noqoneyaa raashinka 30 dollar ayaa kuu soo hadheya biilka xaafadaba kama badno
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 5 месяцев назад
Reerka maxaa adi dusha kaa wada saaray, hal mid hdi aad reerka kaligaa u shaqaysid aabana uusan shaqayn ama uusan noolayn Waa inad xal raadisaa mrkaas oo ad mustaqbalkaada wax usii diyaarsataa.
@Shukriyetaabshir-pi4qd
@Shukriyetaabshir-pi4qd 5 месяцев назад
Ustd telkaga iireep course Ayan ubahanhy😢
@raageaxmad5437
@raageaxmad5437 5 месяцев назад
100 dolar
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 5 месяцев назад
Anigiba qarash baaan ka bixin la ahay
@Kalsoonchannel
@Kalsoonchannel 4 месяца назад
.5% xitaa meel madhigto runtaa fcne
@abdirahmanmahamed8966
@abdirahmanmahamed8966 5 месяцев назад
Sidee ku sameyn kartaaa bishii Laba kun oo dollar $2'500 adiga oo gurigaaga joogo 😊😊 replay soo gal anaa kuu sharaxaayo
@hananhubi5589
@hananhubi5589 4 месяца назад
Abowe runta miya
@HassanAhmed-kf2xx
@HassanAhmed-kf2xx 5 месяцев назад
Waxa la Dhahaa ninkaa kab ka tolanayso kabihisaa la fiiriyaa. Adi intaa aa dadka uso gudbinayso hada ku dhaqmi leheed millionaire aa ba noqon leheed . Markaa saxibow adu dabaq Horta markaa dadka laso wadaaag. Thanks 😂
@Nani17570
@Nani17570 5 месяцев назад
Master card isamee
@fosiyaahmed725
@fosiyaahmed725 5 месяцев назад
Ustaad shaqoba ma hysto mxn kaysdadaba
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 5 месяцев назад
Iska guurso mrkaas
@abdirisakalidirie7231
@abdirisakalidirie7231 5 месяцев назад
50% lacagta isoo gashay biil baanba u bixiyaa, inta iisoo hadhana arimaha kale ee qoyska kusoo kordha iyo qarashkeyga bay isugu ururtaa, somalia weliba degmooyinja hanti wadaag baa lagu wada noolyahay
@Qaalixuseen-yp5oh
@Qaalixuseen-yp5oh 5 месяцев назад
102k waax shaqaysto maku jiraan😢
@MaxamadAxmad-br2do
@MaxamadAxmad-br2do 5 месяцев назад
Sxb $10 dollar makaa helaa
@Markaawi9
@Markaawi9 5 месяцев назад
Sxp adiga mashaqeysaa
@libaaxleeymedia.inc.
@libaaxleeymedia.inc. 5 месяцев назад
wadhaf iyo shimbiro war iskuma hayaan hhh
@silver14007
@silver14007 5 месяцев назад
Ustaad 5 tii shaqo oo aad tiri faaido maleh mid kamida ayaan ka shaqaystaa waana ka faaidaa waliba maalintii 70-85 $$ dib ugu laabo .muqaalkaa
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 5 месяцев назад
Wll waa tee please isheeg
@hananhubi5589
@hananhubi5589 4 месяца назад
Wal shaqas iisheg waa tee plz
@ahmedomarosman9540
@ahmedomarosman9540 5 месяцев назад
Kan faataal wyy😅
@hadaflemedia6318
@hadaflemedia6318 5 месяцев назад
400 Yaa kusheqeeyaba 180 ayaan 6 sano ku shaqaynayaaye
@Markaawi9
@Markaawi9 5 месяцев назад
Maxaad shaqo aad qabataa sxp
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 5 месяцев назад
Adaa Meeshas is dhigay Nio Kaliya afar sano ayan shaqaynooyaa, 400$ waan qaataa, 4 taaas sano 3 Mar ayan meeshi aan ka shaqaynaaye an ka tagay oo an Tagay meel ka lacag bdn Mar walba oo ay shaqadaada fcntahy Dadka ayaga kuso raadsanaya, Meeshas an hada joogo Meel ka lacag bdn hdan arko waan ka tagayaa.
@ilyaasxamariofficial5912
@ilyaasxamariofficial5912 5 месяцев назад
Kkkkk SXB DADKIINAAN KHURBAHA JOOGA WAXAA DOONTAAN HANOOLA IMAANINA WAXAASAA MELAHA LAFADHISAAN YAA SHAQEEYA WAA BEEN TEEDA ADINKA KHURBA BAA ADEEN CAYRNA WAAD QAADATAA 900ILAA 1300 MARKA MAAD DAARO DHISATAAN ALOOW MAXAA KHURBA IDIN DHAGAY OOKIYAALA XUN FANAD RAQIISA BACKGROUND BUG AH YAA WIXI KAAWADAA NAHAYSTA WAA BALAN INAAN KHURBAHA KALA SOO HADLO
@abdilahimohamed3793
@abdilahimohamed3793 5 месяцев назад
Sxp. Waad. MAHD san. Tahay Numberka iso dir. Plz Wat. Is uppka waan. KUla soo hdli
@yacquubyuusufecabdiqaadir3957
@yacquubyuusufecabdiqaadir3957 4 месяца назад
Onnex10 somali cabdishakuur sxb war nagasii
Далее
Sababta dad badan ugu fashilmaan Crypto
11:35
Просмотров 11 тыс.
ХЕРЕЙД БОИТСЯ МОЕЙ СОБАКИ!
37:08
FREELANCER: 4 Website oo $50 ka shaqaysan kartid
17:04
Просмотров 125 тыс.
YOUTUBE iyo FACEBOOK kee lacag badan laga sameeyaa?
23:35
My first investment: $200 ayaan ku sameeyey $14,000 !
10:30
Xirfadahan Online lacag uga sameey ! 2023
14:31
Просмотров 95 тыс.
5 SHAQO: Sidee lacag looga sameeyaa Internet-ka?
31:06
Просмотров 169 тыс.