Тёмный

$50 / Day | Freelancer Somali 2022 

Gelle Bashir
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Salaam
👉 JOIN MY 1 WEEK COURSE gellebashir.com/all-courses/
👉 Read - Noqo Freelancer gellebashir.com/sidee-loo-noq...
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Register Binance https: www.binance.com/en/activity/r...
👉 Register TubeBuddy www.tubebuddy.com/Gellebashir
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/all-courses/
--Web Hosting Discounts--
50% Discount Hosgator 👉 partners.hostgator.com/LP51DY
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
• WEBSITE AAD 1000 $ BIS...

Опубликовано:

 

3 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@abdirahman4809
@abdirahman4809 2 года назад
Waa cashar muhiima, soo badi insha Allaah culuumta noocana, codka na kor u qaad casharada da
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
Codka fiidhyooyadaada Sare usoo yara qaad walaal qali laga yaaba dadka qaar iyagoo hawl haya inay daawadaan iyagoo isku wada daawashada iyo shaqada thanks wll
@babytvproduction245
@babytvproduction245 2 года назад
Masha allah frère tu serais une personne exemplaires merci pour que tu nous aides
@SAHANRAAC
@SAHANRAAC 2 года назад
Masha Allah
@Alhidaaya18
@Alhidaaya18 2 года назад
Ramadan kariim ustaad qlpiga kaa salaamay
@baliilxaaji5428
@baliilxaaji5428 2 года назад
Sxip Ramadan Mubarak
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll ramadan mubarak
@Mohamedahmed-by3iy
@Mohamedahmed-by3iy 2 года назад
Sahib Ramadan Mubarak
@accsomalia9146
@accsomalia9146 2 года назад
Zxp sidee yotube keyga wadan ugu xeraa
@Omarahmed-ob6ln
@Omarahmed-ob6ln 2 года назад
Waa sxb up work kana bal nooga soo faa idee
@qaalyare
@qaalyare 2 года назад
geele sxb waxaan kaa codsanayaa inaad exchangeyda ugu fiican somaliya ee cryto cashar noog samayso plz. si deg dega ugu baahnaa , sida acccoun looga furto uiyo kuwa ugu fiican,
@gaasyare2598
@gaasyare2598 2 года назад
legend
@OMARXAREED
@OMARXAREED 2 года назад
Ustaad Gelle, Ramadan Mubarak. Ardeyda Plz Muuqaal UGA Soo Samee sida Fiverr profile Dhameeystiran u sameeysan Karaaan. Dhalinyaro Badan baa, si isdaba Joog isoo wareeriyeen Xaga Fiverr 🤝🤣
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
wn ka sameeyey bro, playlist youtube kayga bad ka helaysaa casharkaas
@cadceedchannel3734
@cadceedchannel3734 2 года назад
Asc wll Codkaaga ayaa gaaban meelaha qaar waxaad adeegsataa mic codkana kor uqaad
@jamawaane7709
@jamawaane7709 2 года назад
Sideeh lobartaq inaan barto ayaan rabaa class miyaa joro Misa waad ikucawinkartaa xakeeh lagalasoxariiraa
@khadraafyar8750
@khadraafyar8750 2 года назад
Ramadan kariim waxan wll doonayaa in aan korosyada aad dhigto aan qaato ee xagee lagaala soo xidhiidhayaa
@etmanabas9259
@etmanabas9259 2 года назад
Koorso ayaan 50$ ku gatay lkn wax dhan waan ka fahmi waayay
@enjoytv439
@enjoytv439 2 года назад
Waxaan doo nayaa gelle suaalahan iiga jawaabtid *NFT marka lagu post gareeyo maxaan qaban karaa* _wll waxaan iska regist gareeyey NFT balse waa la iga gadan waayay waan niyad jabay_
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
insha allah video fiican bn kaso samenayaa sida saxda ah
@enjoytv439
@enjoytv439 2 года назад
@@GelleBashir iga jawaan wll
@shortcut9599
@shortcut9599 2 года назад
thnkz
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll ramadan mubarak
@hasanhussein6254
@hasanhussein6254 2 года назад
Zxo siden isku diwaan galiyaa miyaa laga bahan yahy pasaport iyo cadhakle
@Hilowle2020
@Hilowle2020 2 года назад
Asc ustaad codkaaa aad buu u hooseeyaa xooga sare u qaad mahadsanid
@jubbalandorganization6276
@jubbalandorganization6276 2 года назад
Bro waxan raba freelance inaan turjima luuqadaha somali, English iyo swahili Help me please
@TIGERFunny24
@TIGERFunny24 2 года назад
Janna gale waxaadan adiguba ka shaqeyn oo aadan na tuseynin dadka aad order ka u qabatey, Waxba anaka hanagu waalin.
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
muhiim maah in aan business kasta aan halkan kusoo bandhigo ka shaqeeyo bro, 5 income ban iga soo galo online ka marka midkasta waqti uma hayo
@smartgraphics.
@smartgraphics. 2 года назад
Usraad Gelle waad mahadsan tahay , RAMADAN KARIIM, aniga in badan waan isku dayay laakiin way ii suurtoobi waysay waana ka niyad jabay, maxaad talo ah oo aad isiinaysaa hadda
@ilyaasmohamed2117
@ilyaasmohamed2117 2 года назад
Anaaa kaa caawinaya ee ila soo xidhiidh walalo
@zakimowliid1687
@zakimowliid1687 2 года назад
Ustaad anigoo Somali jooga maga shaqesankaraa
@hamdayusuf9858
@hamdayusuf9858 2 года назад
Geele binance verification problem iga haystaa
@Millioniaremindset923
@Millioniaremindset923 Год назад
Wll sidee ayaan online data entry lacag ugala baxaa
@attosh123
@attosh123 2 года назад
Saaxiib codkaaga waa mid aad u hooseeya fadlan codka hagaagi
@barwaaqoali5434
@barwaaqoali5434 Год назад
wll payment method paypal maku jiraa
@abdihafidadam7984
@abdihafidadam7984 2 года назад
First
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll ramadan mubarak
@alicabdirahman6848
@alicabdirahman6848 2 года назад
Ustaaad codkaagu wuu gaabanyay
@mawlid7260
@mawlid7260 2 года назад
Zxp waaban sameeeyey kaso qaaad lkn yaaa iga iiibsnaya
@user-vg4xw5bu9u
@user-vg4xw5bu9u 2 года назад
Sxb 4viedio oo hore ayaad ka samayasan ee lkn inta ugu muhimsan waxa weeyaan sideen dadkii ku helayaa anoo aanan cid hore u shaqayan waayo dadka shaqolyinka bixiyaa waxay eegayaan intee oo jeer ayuu qofkani shaqo hore soo qabtay
@Daadah
@Daadah 2 года назад
Waan rabaa inaan barto sxb intee kaalasooxariira
@ilyaasmohamed2117
@ilyaasmohamed2117 2 года назад
Qofkii raba freelancer inuu noqdo waxaan ka caaawinayaa sedex hab oo uu degdeg ku noqon karo freelancing ha ilaa soo xidhiidho
@baskarproduction213
@baskarproduction213 2 года назад
Xagee Kaala Soo Xiriiraa
@iamsomali224
@iamsomali224 2 года назад
Wcs engineer geele Wxn ubahna expire domain Si aan u sugin 3 bilood ee Adsense kugu xidhayo Marka sawma iibsan karo Expire domain
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
may domain active ah kaliyah lagu xiraa Adsense
@Qalbi132
@Qalbi132 2 года назад
Nio fivver waan leyahy in muddo ah ilaa hada hal order ma helin
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
video gan daawo bro
@abdirahmancabdi724
@abdirahmancabdi724 Год назад
Side losamaystaa
@xarbiabdishire8888
@xarbiabdishire8888 2 года назад
Teacher codkaga lama maqlo
@onelegend3626
@onelegend3626 2 года назад
Adoo somalia jooga sida looga shaqaysto nio kasoo hadl freelancer
@user-gg7qb6pv5h
@user-gg7qb6pv5h 2 года назад
Tolow barnamijkan ma xalaal baa
@maxamuudjimale
@maxamuudjimale 2 года назад
Codka aad u liita
@amj9380
@amj9380 2 года назад
War waxba lagana maqli maayo
@somalimigrate1
@somalimigrate1 2 года назад
Firsr pin
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll ramadan mubarak
@somalimigrate1
@somalimigrate1 2 года назад
@@GelleBashir walaal graphics design ayan aqaan
@haaruunsamafale1503
@haaruunsamafale1503 2 года назад
Waar sxb wxan kuxiranahay bartaada RU-vid ka ilaayo 4 sane ilaahada wx kafahmay majidhaan wlhi ban kudhaarte mar ban isdhahaa waa ba views raadis ee nio bl Webster sax ah oo fudud noossoogudbi mahadsanid
@tiitokaadir3068
@tiitokaadir3068 2 года назад
🤣🤣🤣🤣 dadka ila arkay aya kamid tahay horta codka mu hagaajiyo
@haaruunsamafale1503
@haaruunsamafale1503 2 года назад
Aad iyo aad insha Allah isbadal ban karajaynynaa
@axmed76official47
@axmed76official47 2 года назад
MacaLin abdiraHmaan aLLaaH YaXFadka macaLin pin 📌 FroM soMaLiLand aYnu U waDa DuCaYno dhaMMaanTeen waLaaLaYaL
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll ramadan mubarak
@zaciimkaofficial2203
@zaciimkaofficial2203 2 года назад
Wll adigo mahadsan numbarkda inte ka helaaa wll gelle
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll ramadan mubarak
@zaciimkaofficial2203
@zaciimkaofficial2203 2 года назад
Wll telkada inte ka helaa
@caamirpro6625
@caamirpro6625 2 года назад
Sxp daciif
@abdalemohamedabdle8166
@abdalemohamedabdle8166 2 года назад
Waa qofkii u hooryay like iyo dawasho dawanya
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll ramadan mubarak
@enjoytv439
@enjoytv439 2 года назад
*TALO IGA SII ILEEN WAAN KA NIYAD JABEE NFT*
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll ramadan mubarak
@enjoytv439
@enjoytv439 2 года назад
Wll mee NFT
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
wn soo wadaa
@mohacamakey2858
@mohacamakey2858 2 года назад
Codkaaka wuu gaabanyahay walaal
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok bro sorry
@mociise1060
@mociise1060 2 года назад
Wlo nfts
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
wn soo wadaa
@AyaanleFX
@AyaanleFX 2 года назад
Wll kan ilaka soo xidhiid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok, thanks wll ramadan mubarak
@Mohamudgaacir
@Mohamudgaacir 2 года назад
NFT mee wll
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
wn so wadaa wll
@AyaanleFX
@AyaanleFX 2 года назад
Wll what's app ii soo sheeg adiga oo mahadsan wll
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll ramadan mubarak insha allah
Далее
▼КОРОЛЬ СОЖРАЛ ВСЕХ 👑🍗
29:48
Просмотров 270 тыс.
2024 suuqa forex ku guulayso adigo habkan raacaya!
15:36
4 Shuruud Inta Aadan Noqon Freelancer
11:23
Просмотров 9 тыс.
4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?
11:25
SOMALIA: Freelancer sidee u noqon kartaa ?
13:21
Просмотров 12 тыс.
Sidee Freelancer $500 Sameeyo U Noqon kartaa | 4 Qodob
13:16