Four steps to become freelancer; 1.skills like fb adds, Google adds. 2.available computer/laptop . 3.get client. 4.bank account(Local or international) .
mahadsanid walal qaali ah aadban ugu xiranahay muqaladada waxan ku weydinaya Somalia si gara Muqdisho qofka joga LOCAL BANKS ka sida SALAAM SOMALI BANK si toosa miyey ugu so dheceysa lacagta hadi an asaga isticmaalo iso jawwab 2 bank ba caalami ka ah somalia wana IBS BANK iyO PREMIER BANK mahadsamid sxb jawaab i wish🙏🙏