Тёмный

“Dowladeena malahan CBB iyo Dad Facebook wax ka Caaya “Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa. 

Goobjoog
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@Qaali12
@Qaali12 2 года назад
Masha Allah. Nolow xildhibane intay nololi jirto 💪🇸🇴💙
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 2 года назад
Xidhibaan Odawa waa aftahan dadnimo wanaagsan
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649 2 года назад
Goobjoog guuleeysta 💯💯
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 2 года назад
Xildhibanada Xildhibankooda Odawaa Mansha Allah
@axmed1987
@axmed1987 2 года назад
Balwaan, abdulkadir boss iyo dahir calasow waa mbb oo gurguurte taageera
@sahraigal1493
@sahraigal1493 2 года назад
odaywa mahadsanid waa kaa shakisanan wa yahayn lakiin hada wan shaki baxnay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
Xildhibaan sharaf leh oo aan waligii la iibsan karin bilaa xil ayuu happy ku yahay waayo waxa ku filan inuu dhiigyo cab ciilqabe cuqdadaysan Farmaajo inuu ka riday xukunka
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 года назад
XAARMAAJO DAMIIN WA IN DALKA LAGA MASAFURIYA SBB.AH CIYAAL YAR YAR AYU MIDIYO U SODHIIBAY.
@MohamedAhmed-lf3nn
@MohamedAhmed-lf3nn 2 года назад
Aragti fiican. Adeeg ayaan u baahanahay. Amaan iyo buunbuunin wax qabad ma ahan.
@Aweesaxmd
@Aweesaxmd 2 года назад
War nooma hatin wale odawa wa codkar wana aamin sanahay wana aqonyahan alow noobarake dowladan sh xasan hogamiya
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 года назад
Nabar iyo naxdin wadanka sagxada geeyen tuugo maffia group macal argagixiso is barkan wale sooma noqtaan
@cabdiraxmaanxasan1250
@cabdiraxmaanxasan1250 2 года назад
iigeeyaa Socota🥰😆😆
@xusencusman7219
@xusencusman7219 2 года назад
Cabdi raxman insidaa kafiicntahy ayaan kuqaday ee marada ayaa kaadhacday
@maryami2299
@maryami2299 2 года назад
Waxaa u diriraysaan Waa khiyaanadaas
@thementor.4697
@thementor.4697 2 года назад
Damujadiid iyo NABAD IYO NOLOL iskushaqo maahin ee dhiiqada hanagu tirin Plz
@osmanaden9999
@osmanaden9999 2 года назад
Ayaga lee wax caan jireen sidaas aa hada loo la yahay wax wax caayo .
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 года назад
farmaajo hadaan maanta la isqaqaban meel dheer aya laga raadin doonaa.
@khadraarten3817
@khadraarten3817 2 года назад
Walaahay kan doqonimo waa ku xaartay😱😱😱😱😱😱
@malaboa591
@malaboa591 2 года назад
CCBB BARAHA BULSHADA HALAGA TIRTIRO WAXOODA WAA WAALI ISKA CAD. CCBB WAALIDOODA BULSHADA CAAFIMAADKA QABTO AYAY U GUDBINAAYAAN WAALIDA AAN QABASHADA LAHEEYNA WAA LEEYSKU DAARTAA EE UMADA HALAGA QABTO INSHAA ALAAH.
@maryami2299
@maryami2299 2 года назад
Yaa dawlad u tihiin oo idinraba waligiin is aruursada isu shaqeeya
@mohamudyusuf9597
@mohamudyusuf9597 2 года назад
CBB AABAHOOD WAA ODAWAA BECAUSE QABIILISTE WAAYE IS QARIYO WAYNA KA FAFAKATAA AMA KA MUUQATAA
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 2 года назад
adiga xaD mahan u joogta qabiil.lee ma ahoo ingaba ku hawiye tashey xasan sheekh ilmo.adeer la ahey waana jaclehey odawa waa dhiigeyga aan ku shaaro dawlada waa 4.5 xaad qaviil ku diide
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 2 года назад
Dowlada ayaaba qabiil lagu qeeybsaday adiga naftirkaa qabiil ayaa kaa soo u raayo kuligeen waxaa nahay damul jadiid ooy ama dhimo adee kuu taal
@khadraarten3817
@khadraarten3817 2 года назад
Doqon
@maryami2299
@maryami2299 2 года назад
Adi ku hada maxaa haysataan shacab maa idinraba sdoorta badbaado qabiil damul jadiid reerbaadiyeyaal aan waxsoobaran dadku ma inshore la iska qosla
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 2 года назад
Beenaale Aan Xishood Lahayn Yaa Ka CBB BADAN weliba Kuwo Indho La, Oo Aan Hayb Mooyaane Aan Garasho Kale lahayn Bay Leedahay Oo Xitaaa Haweeenka kuLa Dagaalama Suuqa Dhexdiisa.
@abdik9002
@abdik9002 2 года назад
Dowladnimo ma jirto! Ceebay tacaal! Meel xun ayey ku dhacday
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5EW1aAGkjog.html ASC walaal layaal isoo booqda
Далее
Customer Care Sn2 Ep 75A
21:46
Просмотров 18 тыс.
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12
Arabic Conversation with Yemeni | Advance
51:20
Просмотров 92 тыс.